Ismacil Cumar Geele Iyo Firdhiye Heeshiska Ey Gadhen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 10

  • @CadeGude
    @CadeGude 25 днів тому +4

    Mawliid waxbaa ka khaldan
    Diinta islaamku sidee somalia kusoo gaadhwy
    Imisa daqiiqo lagu sharixi karaa
    Dadka daa hadalka haysku xidheen

  • @sheikhali1903
    @sheikhali1903 25 днів тому +5

    FALAASHOY runta usoo noqda😅

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 24 дні тому

    War axan xanuun sanaya waar gabdha dhagayso waxyahaw nacaska ahi

  • @BashiirHarchuma
    @BashiirHarchuma 24 дні тому +1

    Khaatumo iyo jabuuti waxey isku aamiin karaan waxey ku heshiiyaan
    Dadka aduunka ku nooli waxey isku raacaan Amma isku aaminaan wadahadal iyo heshiis

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 24 дні тому

      Waxaa oo dgan baa waxaa ka sii wayn in shacabka jabuuti uu midnimada somalia tageersan yahay, oo dawladu ay maanta rabitaanka shacbigeeda fuliso oo ay intaana ay tageero ku hesho

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 25 днів тому +1

    Dalka cadawga laga iibiyey ayey rabaan waa inay naga mid noqdaan. Caqliga kooxda falaagafmda ah ee SNM ay ku fekereen dhagayso

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 25 днів тому

    Weriye dhisan hadaad tahay qofka su'aal waydii laakiin hala doodin adigu qofka.

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 24 дні тому

    Miyaagaaiibikarataariikhdoodunawaxaaykabilaabantaainacigaaliyoinabiixilaakiindhulkanaadkahadlaysaanhortaajireqabsanwaadhulkanadeerragbaaiskale

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 25 днів тому

    mawliid dadka hadalka haka dhex gelin aaraartu hadalkay qurxisaa qofkii laba kelmadood dhahaba waad ku qabsanaysa

  • @ibrahimmohamed-vh7nx
    @ibrahimmohamed-vh7nx 24 дні тому

    Mawliidow horta maxaad ku aaminaysaan baad gabadha waydiisay
    Su,aasha adaan kugu soo celiyay maxaa nagaga lumaya haduu nooga baxo?