Muxaadaro cusub Nairobi - May - 2023 || Sh Abdirashid Sh Ali Suufi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

КОМЕНТАРІ • 78

  • @kkkkku88
    @kkkkku88 Рік тому +29

    Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..

    • @ismacilabdirashid3243
      @ismacilabdirashid3243 Рік тому +1

      Allah ha ku sahlo

    • @mohamedissack2146
      @mohamedissack2146 Рік тому +2

      يخفف الله عنك ويسهله الله عليك

    • @idrismohamed2305
      @idrismohamed2305 Рік тому +1

      Amiin Allah haku sahlo amuurahaga, anigana iiso duce walal meel aya liga haystaaye

    • @saynabcabdullahi7790
      @saynabcabdullahi7790 Рік тому +1

      Jasaaka laahu khar adiga iyo shiikha kalaba ❤

    • @kkkkku88
      @kkkkku88 Рік тому

      @@idrismohamed2305 alle Haku sahlo wax kasta oo aad rabto aamin wall

  • @deqojama8680
    @deqojama8680 Рік тому +7

    ilaahw shiikh abdirashiid oo kale iga dhig ilahaw khayr ku sii shiikhaw waxaa thy daaci khayr qaba

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 Рік тому +17

    Maasha Allah, maxa ka qiimo badan , maxa ka wanaagsan , maxa ka faaiido badan , iyo maxa ka runbadan hadalladan Sheekheenan kariimka ah , Sh Cabdirashiid Sh Cali Sufi , Ilaaha weyn ee saeeya ha ku abaalmariyo, aamiin ( trillion worth words ). Waxaan xusuustan hadllo ku qorna buug la oran jirey ( تعليم المتعلم) oo abahayn , Sh Maxamed Axmed ( Afrax), Rabbi ha u naxariiste, aniga iyo walaalahay uu akhrini jirey : XAQIIQ WEEYOO QOFKII U FIIRSADA OO DHUKTA XIKMADA KU JIRTA ABUURKA DUNIDA IYO WAXA LA YAABKA LEH EE KU DHEXJIRA AMA KA SOO DHEXBAXAYA EE CUSUB EE KA WEYN AQOONTA IYO GARASHADA IYO SAMEYNTA BNI AADAMKA-WUXUU XAQIIQSANAYA INUU JIRO ABUURE, AHAANSIYE OO AAD U WEYN , KAASOO KAFAALA QAADEY QUUDINTEEDA IYO XIFDINTEEDA ( ILAALINTEEDA )-KAASOO AH RABBIGA WEYN EE SAREEYA . ( فان من تامل في احكام صنعها و فيما يصدر عنها من الاعمال الجيدة و الا ثار الحميدة ايقن ان لها مو جدا عظيما و خالقا كبيرا هو الله تعلي فتبارك الله احسن الخالقين!)

  • @abdullahiahmed281
    @abdullahiahmed281 Рік тому +4

    Masha Allah my sheikh abdirashid sheikh ali sufi ilaah haku xafido aduun iyo aakhiro ❤️

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Рік тому +7

    Masha Allah❤❤❤

  • @maanafcadde17
    @maanafcadde17 Рік тому +4

    Jazakallah Yaa sheikh❤❤❤

  • @mohamoudabdi2824
    @mohamoudabdi2824 Рік тому +3

    Wllkay ama wlashayey 6 sanan bilaa camal ahay mid lagu jiro alaa oge iso duceeya wll fadlan🙏

    • @aaminakhalif1434
      @aaminakhalif1434 Рік тому +1

      Allaha kuu fududeeyo camall kaaga aduun wanaaji walaal Allana Aad ugu dhowoow duceeso xiliyada ducada la aqbalo salaato leylka badi insha allaaah alle ku arsaaqi allaha kuu fududeeyo sidaa jeceshohoo qeyr ahna allaha dag dag kugu waafajiyo walaalo Aamiin Yaa Rabbi 🤲

  • @user-ol2fp5jn5l
    @user-ol2fp5jn5l 9 місяців тому +1

    M.a sheekh ❤❤

  • @shahad2629
    @shahad2629 Рік тому +4

    Maasha alaah sheekh cadirashiid Alaha kuxafido khisooyinkaaga aad ayaan ujeclahay

  • @ilyasyonis3217
    @ilyasyonis3217 Рік тому +2

    JazaakaAllah khayran sheik sufi 🤲🤲🤲

  • @farhia9561
    @farhia9561 Рік тому +3

    AAMIIN Sheikh Abdirashiid sh Ali suufi Aallah haku karaameeyo Cimrigaa hadheeryo

  • @maryanabdimohamed1334
    @maryanabdimohamed1334 Рік тому +8

    I love Allah

  • @user-jv7qt3bk7b
    @user-jv7qt3bk7b Рік тому +4

    Mashallah sh an jeclahay wacdigiisa ❤

  • @abdallaabdirahman6986
    @abdallaabdirahman6986 Рік тому +1

    Network my teacher Am here Masha Allah waikana

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Рік тому +4

    جزاك الله خيرا كثيرا شيخنا الفاضل

  • @anab9951
    @anab9951 11 місяців тому

    Hambalyo, hambalyo sanadguuradii 39aad ee ka so wareegtey Aasaaskii jabhadda waddaniga xoraynta Ogadenia ONLF (JWXO) guul iyo gobanimo❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @youssefmohamed1452
    @youssefmohamed1452 Рік тому

    Masha Allah. Allah cimri dheer oo cibaado leh ha nawada siiyo 🤲🤲

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Рік тому

    M.A ASHEIKH WA QAARI FIL CAALAM ISLAM,ALLAAH HA BARAKEEYO ,ALLAAH HA DHOWRO,ISAGA iyo Ehelkiisa iyo Ubadkiisaba,

  • @user-re6cl4jb3b
    @user-re6cl4jb3b 7 місяців тому

    Mashalaah

  • @user-wz9zi1wu3m
    @user-wz9zi1wu3m Рік тому +1

    Masham allah❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊

  • @faxdicabdi718
    @faxdicabdi718 Рік тому

    M Allah Allaha ku xafido shiikh cabdi rashiid cali

  • @user-rl2vl5mx4c
    @user-rl2vl5mx4c Рік тому

    Sheekh cabdi rashiid Ali suufi libaan sheekh ❤❤❤

  • @astuurhassan7927
    @astuurhassan7927 Рік тому

    Ilaa hada la iidiidan yahy wax laga yabee in shar eey ii yahiin ana aan ka daba ordaayo .ilahow iga madobee hadee qeer ii aheen badal qeer qabana ii sahal aamiin . isoo duceya .

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 11 місяців тому

    Mansha Allaah sheikh

  • @abdirizakosman9798
    @abdirizakosman9798 Рік тому +3

    جزاك الله خير الجزاء

  • @weheliemedia
    @weheliemedia Рік тому

    masha allah sheikh abdirashid ali suufi

  • @jafarally55
    @jafarally55 Рік тому +1

    MashaAllah

  • @abdifataaxyusuf7028
    @abdifataaxyusuf7028 Рік тому +1

    ماشالله

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 Рік тому

    Masha'allah jazaaka Allah qeyr

  • @zuuzaanamako4358
    @zuuzaanamako4358 11 місяців тому

    Masha Allah ❤😊

  • @user-dh4zw4ox4i
    @user-dh4zw4ox4i Рік тому

    Mansha Allah 😭❤️

  • @abdifatahjalaal
    @abdifatahjalaal Рік тому +1

    Masha alah

  • @abdallaabdirahman6986
    @abdallaabdirahman6986 Рік тому

    Masha Allah

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 Рік тому

    Mashaa allaah

  • @sabadomar8034
    @sabadomar8034 Рік тому

    ماساء الله

  • @Raho339
    @Raho339 Рік тому

    Maansha Allaah Sheikh

  • @maxamedjamaamac7676
    @maxamedjamaamac7676 Рік тому

    Masha allah

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 Рік тому

    Dhig shiiqow qeeyr Allaha ku siiyee

  • @m.c.official1152
    @m.c.official1152 Рік тому

    Masha alaah

  • @sahro3586
    @sahro3586 Рік тому

    Manshallah❤

  • @khadarmahrez3042
    @khadarmahrez3042 11 місяців тому +1

    Diinteenu macaana

  • @RayaanmaxamedNuur-ft9dy
    @RayaanmaxamedNuur-ft9dy Рік тому

    Alxamdu lilah❤❤

  • @abdallaabdirahman6986
    @abdallaabdirahman6986 Рік тому

    Alh victory

  • @sahromaxamedaxmed2529
    @sahromaxamedaxmed2529 Рік тому

    Maneha alaah

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Рік тому

    Subxana allh

  • @user-sc1fr9gk9o
    @user-sc1fr9gk9o Рік тому

    Allha ha😢😢❤❤ noodambidhaaf

  • @abdallaabdirahman6986
    @abdallaabdirahman6986 Рік тому

    Alh

  • @user-lh1rf7en5z
    @user-lh1rf7en5z Рік тому

    Asc

  • @user-wc9nm2qw7k
    @user-wc9nm2qw7k Рік тому

    M.a🎉🎉❤🎉🎉

  • @nimcoxasan6073
    @nimcoxasan6073 Рік тому +1

    War meshee waye

  • @maryanabdimohamed1334
    @maryanabdimohamed1334 Рік тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 I love Allah

  • @idrissahid3892
    @idrissahid3892 Рік тому +28

    I need to talk to sheik in private can anyone help me please 👏

    • @zahrasaid3417
      @zahrasaid3417 Рік тому +3

      Ĺ p

    • @abdurahmanfarah150
      @abdurahmanfarah150 Рік тому +11

      Allah’s door is always open.

    • @cashiir
      @cashiir Рік тому +2

      ​@@zahrasaid3417 0

    • @tayeeqlow2566
      @tayeeqlow2566 Рік тому +4

      Yu don't need to talk sheikh private talk to allah directly

    • @asiyoibrahim7868
      @asiyoibrahim7868 Рік тому +11

      somaliyey wax ma iska hubsatan qofkan in ilahay iridisa u furan thy ino iloway side isugu raceysam laga yabe sual diini ah inu waydin rabo danbiga idka daaya bal si positive ahna u fakara plz😢

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому

    sodanmaqlay wa xaqiiq hadlakasi

  • @user-jl8zg3pb3v
    @user-jl8zg3pb3v 8 місяців тому

    🥹🥹🥹😭😭🤲🤲🤲

  • @ahmedadan7981
    @ahmedadan7981 Рік тому +1

    Wariye Ayanle walalow Ninkan maad lahadashid wa nin wax badan og ee mad lahadashid inu arinkan dhexdhaxadiyo walalow qurbaha ayan ku rafadnay carurta ayan rabna inan ku celino wadanki walalow ninkan wa aqon yahan ee lahadal hatago wadanki madaxwenaha iyo dani halaka dhex galo wu samen kara

    • @maryamaruun9686
      @maryamaruun9686 Рік тому +1

      Ninkan mxaa ladhahaa sheiqa maad dhahtid subxanllh

    • @ahmedadan7981
      @ahmedadan7981 Рік тому

      @@maryamaruun9686 Asc wll cafwan commentiga chenal kale ayan uwaday ee wu iga qaldamay chenelka ayanle ayan uqiray

  • @Foodquest-b2w
    @Foodquest-b2w Рік тому +1

    Walalheyga qaliga ahayow subscribe isara 😢