Iimaan Iyo Aqoon Inay Kuu Ziyaado Ma Rabtaa?? Dhagayso Sh.Cabdirashiid Sh.Cali Suufi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 чер 2016

КОМЕНТАРІ • 198

  • @aadanmaxamed9265
    @aadanmaxamed9265 6 років тому +18

    Tarikhdu waa 22/4/2018
    Mar kasta oo qalbigeyga murugo ka dareemo Waxaan qalbiga ku dejistaa sh c/rashiid codkiisa macaan ilahey ha dhowree
    Waa qof aan dar ilaah ujeclahay😍😍😍

  • @aishaciise4117
    @aishaciise4117 7 років тому +35

    sh C/rashid ilaahey dardi baan ku jeclahay run ahanti weligey ma arak muxadaro aad ledahay an kawramen ilaahey ilaahey janada haku la keliyo anbiyada odhan

  • @princessamalinda5617
    @princessamalinda5617 6 років тому +9

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك يا شيخنا عبد الرشيد صوفي ..
    يا رحمن يارب العالمين اللهم بارك لنا في شيوخنا
    اللهم صل على سيدنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

    • @mariyamaxamedmarka3180
      @mariyamaxamedmarka3180 5 років тому +1

      ماشاءالله جزاكالله ياشيخنا الشيخ الاول في جهة التجويد الشيخ علي صوفي الله يبارك

  • @kamg3450
    @kamg3450 5 років тому +1

    Mashaa Allah sheekh c/Rashid wa adoon mutawaadic ah basiid ah Subxan Allah malintad dhagystid muxadaro u leyhy qalbigaa ku Qabobaya wa haybad xaga Allah ah qofku hadu ilaahy ku wayn yahay wuu liibanaa eboow no barake sheekhena iyo culimada soomaliyeed ee ahlusunaha ah
    Walahi culimadeena way inoo dadalan ooy sikastaba wax ino fahamsiyan. Eboow qalbigena ku sug xaqa oo nagu dil xaqa iyo kalimatu laailaha ilalaah muxamedan Rasululaah

  • @hebeldafearless9786
    @hebeldafearless9786 7 років тому +61

    Markasta oo iimaankeygu daciifo waxaan dhagaystaa Shaykh Cabdirashiid, Allaha dhowree.

  • @susanossusanos2575
    @susanossusanos2575 6 років тому +6

    ilaheey hakubarakeeyoo sheikh cabdirashiid cali suufii ilaheey amal mariin hakaga dhiigoo janah naciim ilaheey haka aqbalo camaladadaa denbigadaa alhaa masaxoo

  • @aljanahmedia9508
    @aljanahmedia9508 6 років тому +1

    Ilahay haxifdiyo hana innaga dhigo soda shaykh c/rashiid Cali suufi aad baan ujeclahay run ahaantii shiikha ilaahay haxidiyo

  • @salahmohammad8436
    @salahmohammad8436 7 років тому +1

    Maasha Allah sheikh cabdirashiid sh. Cali suufi ilaahey ha ku xifdiyo waalidkaana Allaha janaddiisa ka waraabiyo.

  • @aishajamayusuf3742
    @aishajamayusuf3742 7 років тому +49

    Waxan culimada ka codsan lahaa iney Mogadishu imadana oo muxadaroyin no qabtan Halka ay Fananinta naso adayan

  • @fartunhassan4179
    @fartunhassan4179 6 років тому +1

    jazaakallaah qayr sheikheena aan dar ilaahey ujeclahay sheikh abdirashiid allaha ku xafido Aduunka iyo aaqiraba

  • @anasmuhammad3636
    @anasmuhammad3636 7 років тому +3

    allahu Akbar
    illah haku xafido sheikhunaa Al qaari sheikh abdirashid sh Ali suufi💚❤

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 6 років тому +2

    Allow ku xafid shiekh c.rashiid

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 6 років тому +3

    Masha allh waa habeen jimca ah 15/12/2017 rabi ha inoo naxariisto Aduun iyo akhiro walaaalahyga muslimka ahow👍🏻

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 роки тому +1

    Masha allah allah ku xafido sh abdi rashid

  • @xorriyochannel9664
    @xorriyochannel9664 7 років тому +6

    mnsha Allah Shekh cabdirashid illhay haka jaza isiiyo mnsha allah

  • @abdirizaq1468
    @abdirizaq1468 7 років тому +1

    Jasakalaah Khayr sheekh crashiid sheekh Cali suufi imaanka Ilaahey ha inoo siyaadiyo Amiin Yaa Rabi

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah8272 5 років тому +2

    masha Allah tabarakallah
    Allah hayno xifdiyo barakeeyo sheikha ❤❤❤❤ اللهم جدد الإيمان في قلوبنا Aamiin yaa Rabi
    mahadsanidiin Asxaapa Daarul khayr hore usocod wngsn 👍💯👏

  • @abdirahmaanaadan4166
    @abdirahmaanaadan4166 6 років тому

    Masha Allah tabaraka Allah jasaaka Allah qaari abdirashiid Cali suufi Allah dartii ayan ku jeclahay qaari Allah sidadoo kale naga dhigo aamiinnn

  • @abdirahmanhussein3491
    @abdirahmanhussein3491 6 років тому +3

    Jazakallah illahow caawi adoon iyo aaqiro alxamdulilah

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo3146 7 років тому +7

    Maashaa alaaah alaahu ak bar ilaaah hanoo cafido culumadeena meeleejoogaaan ba

    • @jiijaali9125
      @jiijaali9125 7 років тому

      sh cabdi rashiid sh cali suufi alaah jannada fardowsa haka waraabiyo aaaamiiiin

  • @itaqilaahiimaan4533
    @itaqilaahiimaan4533 6 років тому +1

    Baaraka laahu fiik sheekh cabdirashiid sh cali suufi.

  • @cjaamanacimo157
    @cjaamanacimo157 8 років тому +3

    masha allah allah haa u barakeeyi sheekh abdirashiid cali suufi

  • @farhanumar22
    @farhanumar22 8 років тому +3

    الله يرضى عنك يا شيخنا الجليل

  • @mahad0470
    @mahad0470 2 роки тому +2

    18/9/2021 habeen axad ah
    Aan iskula dar darano saliga nabiga si an u helno Jana aduun iyo mid aaqiro
    Scw scw

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 4 роки тому +1

    SALALAAHU caleyhi wasalam SALALAAHU caleyhi wasalam SALALAAHU caleyhi wasalam SALALAAHU caleyhi wasalam. Masha Allah Sheikh Jazakallah kheyr Sheikh Mahadsanit inbadan Sheikh Allah kubarakeyo Sheikh. I.A

  • @aliderie1057
    @aliderie1057 6 років тому +1

    Jazakalaahu kheyran masha allaah isku magaalaan aheen ilaahey hakuxafido wallaal halka kawad

  • @farhiyamuse6547
    @farhiyamuse6547 6 років тому +1

    masha allaah alle aduniyo aqiraba hakugu badalo ajariyo xasanad an dhamanin Amiin yarabi yaraxman

  • @susanmaxamedsusan1845
    @susanmaxamedsusan1845 6 років тому +1

    Masha Allah Allaha kuxifdiyo sheikh Abdirashiid

  • @jiiijolucky7231
    @jiiijolucky7231 6 років тому +2

    مشاء الله جزاك الله خير وأحسن جزا الحمدلله على كل حال

  • @nacimomohamud1981
    @nacimomohamud1981 6 років тому +2

    Jazak allahu sheikh ilaahay hakaa abaal mariyo the day of judgement

  • @adeymohamed410
    @adeymohamed410 7 років тому +4

    masha allah

  • @kingofsomaliabdinasir6710
    @kingofsomaliabdinasir6710 6 років тому +2

    Masha allah ku barakeeyo

  • @AlleaaminSoomaali2024
    @AlleaaminSoomaali2024 6 років тому

    MAA SHAA ALLAH ILAAHAY HA NOO XIFDIYO SHEEKHEENA SH.ABDIRASHI ALI SUFI

  • @ibnuqaxiye2443
    @ibnuqaxiye2443 6 років тому +1

    masha ALLAAH SHIIKH ALLAHA ku xifdiyo

  • @yussufcali9228
    @yussufcali9228 6 років тому +1

    masha Allah Jazakummullah khyr sheikh

  • @maryamasirad7596
    @maryamasirad7596 6 років тому +2

    Jasakala kheyiir Sheeik Cabdirashid Sheeik Cali Suufi waa muxaadaro aad iyo aad uu wanagson ee Iillahay ajiir ha ka siiyo Sheeik manshaallah manshaallah .

    • @sharmakeabdi5652
      @sharmakeabdi5652 6 років тому

      shiikh abdirishid aadbaan kuu taageera waxbadan baan iskaga badalay wacdigaaga

    • @sharmakeabdi5652
      @sharmakeabdi5652 6 років тому

      shiikh abdirishid aadbaan kuu taageera waxbadan baan iskaga badalay wacdigaaga

    • @sharmakeabdi5652
      @sharmakeabdi5652 6 років тому

      shiikh abdirishid aadbaan kuu taageera waxbadan baan iskaga badalay wacdigaaga

  • @dugulemuse4458
    @dugulemuse4458 6 років тому +2

    Zakallah Shekh Allow ku xifdi

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 5 років тому

    Masha allah alxmdu lillah jazakallahu qer shekh c/rashiid shekh cali suufi illahey haku xifdiyo amiin

  • @jamilohussein6905
    @jamilohussein6905 6 років тому +3

    Asc ilaheey hakuxafido shiikh

  • @jiiijolucky7231
    @jiiijolucky7231 6 років тому +2

    شكرا لك sheikh xafiduhullah

  • @ruhiiirasmi178
    @ruhiiirasmi178 4 роки тому

    Wed.15.april.2020 sheikh abdirashiid ali suufi rabbi miisanka xasanadka kugu daro dar alle ayn ku jeclahay 🙏

  • @awxaaji
    @awxaaji 5 років тому +1

    masha allaah shiekul islaam illAhey haku barakeeyo

  • @yoonisomarali8783
    @yoonisomarali8783 3 роки тому +1

    Hadaad 2020 cafimaad ku daawameyso like isaar 🥰🤍

  • @abeliever6823
    @abeliever6823 6 років тому +2

    MaashaaAllah! Tabaarakallaah. Allah yahfadhuka

    • @jamaalsamraawi5042
      @jamaalsamraawi5042 6 років тому

      Ilaahay danbigaaga ha dhaafo
      Aamiin
      Aamiin

    • @hajisacad9880
      @hajisacad9880 6 років тому

      Jamaal samraawi ت

    • @abeliever6823
      @abeliever6823 6 років тому

      Jazaakallahu khairan for your dua. May Allah forgive your sins as well.

  • @KhalidBoqorShow
    @KhalidBoqorShow 6 років тому

    Ma sha Allah Thank you

  • @fartounmohamed7733
    @fartounmohamed7733 7 років тому +1

    masha AllAh. Allah ha ku anfaco anagana hanuun dheraad ah. hanagu israaqo

  • @umumaahirmaahir5444
    @umumaahirmaahir5444 7 років тому +1

    maasha allaah waa kalimad qayim ah fajazaaka laahal Hannah

  • @YurobSiciid
    @YurobSiciid 8 днів тому

    Maashaa allaah Allah kuxifdiyo

  • @aishacuud7489
    @aishacuud7489 4 роки тому

    MashaAllah my fvrt sheikh Abdirashid Ali sufiii

  • @maxameddeeqalfamaxameddeeq3610
    @maxameddeeqalfamaxameddeeq3610 7 років тому +2

    msha allah sh c/rashiid cali suufi

  • @hamdiabdulahi3336
    @hamdiabdulahi3336 6 років тому +3

    Asc shreq jazakallah Allah dartiis ayan ujeclahay waayo Alle ayaan kuxasuustaa markan arko

  • @abuucabdalla5057
    @abuucabdalla5057 2 роки тому

    Masha alaaha ilaahay hanugu kulmiyo xabiibkeena Muxamad scw scw scw scw.

  • @aankuuwaramonews4535
    @aankuuwaramonews4535 7 років тому +4

    Mansha Allah

  • @umuyusuf4621
    @umuyusuf4621 6 років тому

    ilahay ha ku xafido Sh.c ali dariiskag xalasha ayatahaye

  • @asadadan3263
    @asadadan3263 7 років тому +1

    Maasha allaah shiiq. Allaah ku xafido

  • @abdikariimmohammed8739
    @abdikariimmohammed8739 5 років тому +1

    Jazaakallaahu kheyr sheekh

  • @weezy1o941
    @weezy1o941 6 років тому

    sheekhaygii
    Ilaahow cimriga kuu dheeree amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @anisasandheere
    @anisasandheere Рік тому

    Sh c c suufi alaah haku xifdiyo
    Alaahuma aamiin

  • @styleshmanshowkingoflove6841
    @styleshmanshowkingoflove6841 7 років тому +5

    Masha allah

  • @abdikariimcadib1340
    @abdikariimcadib1340 6 років тому +3

    #mnsha allh alle khayr haku ziiyo anana alle hanagu anfaco#

    • @somcana
      @somcana 6 років тому

      abdi aden ameen

  • @husseingarad6920
    @husseingarad6920 5 років тому +2

    Maanshaa allaah alow kuu xafid

  • @dababomac1946
    @dababomac1946 6 років тому +1

    mash alh barkalaah ya shikh allahyow imanka ino hagaji

  • @ayaanoogle969
    @ayaanoogle969 6 років тому +2

    Ma sha allaah sheikh xafidakallaah

  • @suadjamamusa9058
    @suadjamamusa9058 7 років тому +3

    MashaAllaah, Allaha dhawro waa sheekh Alle hibo u siiyay in hadalkiisu qoynayo qalbiga

    • @abdiomarsuuqbacaad1058
      @abdiomarsuuqbacaad1058 6 років тому

      Allow sh/cabdi rashiid shiikh cali suufi janada gey oo ka abaal mari anagana kuwa kudhaqma oo qaata waanadiisa naga yeel.

    • @hawosalalahucalehewasallam1731
      @hawosalalahucalehewasallam1731 6 років тому

      allow dadka wanaagsan igu dar amiin yaa allah asc

    • @khadraali5756
      @khadraali5756 6 років тому

      Mashallah 😘

    • @nadifamohamed1429
      @nadifamohamed1429 6 років тому

      Mashaa allaah illaaheey hakuu barakeeyo

    • @fartunhassan4179
      @fartunhassan4179 6 років тому

      masha allaah ya sheikhunaa sheikheena aan dar ilaahey ujecelnahay ilaahey haku xafido aduun iyo aaqiraba jazaakallaah qeyr sheikh cabdi rashiid sheikh cali suufi

  • @yussufcali9228
    @yussufcali9228 6 років тому +1

    jazakummullah khyr sheikh

  • @dadirabdi9793
    @dadirabdi9793 7 років тому +1

    Sheikheen alla subxaanuhu watacalaa.maca nabiyunaa wasatiiqiina washuhadaa hakula soo saaro sida alla qalbikaaga ugu weyn yahayna allaah naga dhigo sidaada cml

  • @cabdallaciise1885
    @cabdallaciise1885 7 років тому +2

    MASHA ALLAH SH ALLAH HAKU XAFIDO

  • @kassimshueb1833
    @kassimshueb1833 6 років тому +2

    Allah haidiin ka ajir siiyo dadaalada aad u haysaan umada soomaali

  • @hamdiabdulahi3336
    @hamdiabdulahi3336 6 років тому +3

    Tankalo waxan kuriyooday adoo janada kujira wiliba kufadhiya sariir dusheeda iyo walaalka wanrajaynayaa malin inaan kuarko insha,allah

  • @mohamedxaaji5744
    @mohamedxaaji5744 7 років тому

    masha alaah sheeq abdirashiid illahay haku xafido cimrigaga illahay hano dheereeyo

  • @umucaish7261
    @umucaish7261 8 років тому +3

    maa shaa allaah allaah hakuusaaro misaanka aaqiro

  • @abdifataxcade9424
    @abdifataxcade9424 6 років тому +2

    Mncha allah jazakallah khayr 😍

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 4 роки тому

    M.a Allh kuxafido sh c.rshid

  • @khadrafmohamed4076
    @khadrafmohamed4076 5 років тому

    Mashaa allaah tabaarakallaah khayr ALLAH haku siiyo

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 років тому +1

    Ramadaan kariiim dhamaaan 😘

  • @deeqkooshin10
    @deeqkooshin10 7 років тому

    Mesha Allah
    Jazakalhu kheyran

  • @muusesuldaaanmaxamedsuldaa786
    @muusesuldaaanmaxamedsuldaa786 6 років тому +2

    mashalh

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio 2 роки тому

    Mansha allah jzk qern shq

  • @farihasallax2690
    @farihasallax2690 6 років тому +4

    شيخ حياك الله

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 6 років тому +2

    MASHA ALLAH XAFIDA KALAH

  • @destinybcloudfan4623
    @destinybcloudfan4623 6 років тому

    allaha ku xafido shiikhunaa masha allah

  • @qaranimosomalia8919
    @qaranimosomalia8919 7 років тому

    sheekhaan waa sheekh qeymo weyn noogu fadhiya Allah janadiisa ha siiyo isaga iyo anagaba waridkiis iyo waridkayagaba.

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому

    Masha Allah tabarakalah akhi Muslim filah

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 7 років тому

    mansha allaaah

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 6 років тому

    Sh.cabdirashiid cali suufi qeyr badan allahaku siiyo

    • @warda3329
      @warda3329 6 років тому

      allah ha xifdiyo she's a cabdirashid

  • @muftiabdulrahman3417
    @muftiabdulrahman3417 6 років тому +1

    Mnshllah shikhuna xafidakallah

  • @hassanibrahassanzaki_hanad5456
    @hassanibrahassanzaki_hanad5456 6 років тому +1

    Alle ha kuxaxafido

  • @habonjama5181
    @habonjama5181 6 років тому +1

    mash allah

  • @umuaamiin1314
    @umuaamiin1314 7 років тому

    Masha alaah jasakalaah qeyr

  • @cabdulahiaxmedweyne2346
    @cabdulahiaxmedweyne2346 7 років тому +5

    فجزاك الله الجنة شيخ حفظ کاالله

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 4 роки тому

    Masha Allah tabarkalah

  • @MustafeHAbdi
    @MustafeHAbdi 5 років тому

    Maasha Allah Al-xamdulilah

  • @lali3344
    @lali3344 6 років тому

    Subxaanallah ilahY haku xifdiyo

  • @zamzammohamedgacal2298
    @zamzammohamedgacal2298 8 років тому +7

    Masha Allah

  • @guledsaciid254
    @guledsaciid254 5 років тому

    Sheekh jazzkalaah kheyr

  • @naxwyadan5176
    @naxwyadan5176 6 років тому

    Mashaalah

  • @muscabcabdulahinuur4637
    @muscabcabdulahinuur4637 6 років тому

    Mnsha Allah

  • @abdikariimmohammed8739
    @abdikariimmohammed8739 5 років тому +2

    Waxan ku weydiinaa salaada dhaxdeeda dhaqaaq mala ogal yahay suaashanaa ku wareeray waxan doonaya inaad iga caawiso adoo Mahadsan

  • @hubaalali834
    @hubaalali834 5 років тому

    Masha allaah

  • @hipomohamed096
    @hipomohamed096 6 років тому

    Maashaa. allaah