"Ciise iyo Samaroon way tashadeen oo waxay ku tashadeen..." Siyaasi Siciid Faahiye.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • "Ciise iyo Samaroon way tashadeen oo waxay ku tashadeen..." Siyaasi Siciid Faahiye.
    Nagu soo Biir oo Channelkan #KHADAR_DHAMBAAL ugu soo Hagaag waxyaabo ku Raali-galiya iyo kuwa ku Farxadgaliya Goob kasta iyo Goorkasta.

КОМЕНТАРІ • 58

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +3

    Reer Awdal waa Aqoon yahan Car ayaan lagu soo qaban❤❤

    • @ibrahimAwale-w7k
      @ibrahimAwale-w7k 13 днів тому

      Sooomaaalldaa6🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉44🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
      5555555555555555555555
      3:28 😊😊😅😅😮😮🎉🎉🎉🎉😂😢😮😮😮😅😅😅😅😅😅9😮😮709888776654433222111112wertuoooooollliuuyteewwwafhnkkllllknbvccxzzX VNNN. BHHY5VV

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Місяць тому +5

    Madaxweyne Jabouti orod oo futada u maydh Wadani waa horgal miidhan
    Somaliland guul
    Madaxweyne Muuse guul inshaAllaah

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Місяць тому +3

    Madaxweyne Jabouti orod oo futada u maydh
    Somaliland guul
    Madaxweyne Muuse guul inshaAllaah

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Місяць тому +2

    Wadanku waa kulmiye guuuuul cadawgu ha cabado jabutina waa cadawga somalilaan

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no Місяць тому +2

    Wadani iyo xamar iyo jabahdu iyo geele maxay kala yihiin meel bay u wada socdaan oo WAA dameer iyo labadiisii Daan

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx Місяць тому +1

    Ibraahin Dheere nin Sacad Muuse oo Jibrill Abokor buu ahaa

  • @farezabdirizak
    @farezabdirizak Місяць тому +1

    Siyaasadu sxbtinimo joogta ah malaha lakin dan jogta ayay ledahay maraka shalay waxi la isku aha ahaa manta la iskuma aha

  • @AxamedCali-i7j
    @AxamedCali-i7j Місяць тому +1

    Cisaha bakhtiga hiiga iyo hoqay midganba le noocasa tihin yay wax kaga jiran

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 Місяць тому

      Kkk harag qudhmey gudabiirsigii huursan jirey baa leh sayid maxamed

  • @ismaelmuztaphe
    @ismaelmuztaphe Місяць тому +4

    Baay baay Somaliland

    • @faizam523
      @faizam523 Місяць тому

      ,😂😂😂😂😂😂

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Місяць тому

      Ilmada Yaxaaska beri ha qubin
      Somaliland kuuma baahna

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Місяць тому +2

    GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE
    GOODBYE SNMLAND

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 Місяць тому

    Markii looyerdhay waxa loogu yeedhay dhagar Alle ka badbaadiyey markuu fahmey waakii Ethopia qabtay ee tashaday geesi Illahay maxilo guul Soomaaliland bal waxay ku wareegayan eeg dal dhan Nin xukuma 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no Місяць тому

    Jabuuri oo la xoreeyey ayaa diiday in ay somli raacdo anigana igu haystaa somli hala furfurin ee midooba caqliyadaa qof qaadan karaa WAA KUMA

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Місяць тому +1

    Waa caadaqate 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 Місяць тому +1

    Waanu ka tashanay myuse iyi rakaabkuusa xun xinif buuni iyi ina kaahin oo asaoobay

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Місяць тому +1

    Alla maxaa horgal calooshii shaqeyste ah inaga buuxa

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j Місяць тому +2

    Libax libaax dhalay

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Місяць тому

    Gadabuursi..iyo.ciise.way.
    Tahadeen.awdal.ested
    Mamul.soomaliya.Ku.
    Aftirsada.weyan

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Місяць тому

    Cadaw kalkaal cadawga gudaha 😢😢😢😢😢😢😢

  • @XaawoCali-i8k
    @XaawoCali-i8k Місяць тому

  • @AadanBashir
    @AadanBashir Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuul guuuuul guuuuul guuuuul ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-wm6ue3ze8j
    @user-wm6ue3ze8j Місяць тому

    Jabuuti iha iiamaanin beenbaad shegaysaa raac geele

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 Місяць тому

    Hadanta kudabalin ha u Danan qofkalee 😮😮

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Місяць тому

    ina Geele was

  • @deeqasiciid7464
    @deeqasiciid7464 Місяць тому

    Salal iyo borama idinka badan

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 Місяць тому +1

    1. Soomaaliya nac! Ok, Aabbo
    2. Boosaaso nac! Ok, Aabbo
    3. Sool NAC ! Ok, Aabbo
    4. Amxaar Jecloow! Ok, Aabbo
    5. Soomaaliweyn nac! Ok, Aabbo
    6. Badda iyo dhulka, cadow sii! Ok, Aabbo
    7. Awdal caburi! Ok, Aabbo
    8. Jabuuti nac! Ok, Aabbo
    9. Maxaa ku xiga??????????????
    10. Amxaar (Somaliland iyo Jabuuti) Amxaar!
    11. Maxaa ku xiga????????????????
    12. Amxaar ( Soomaali koonfur) Amxaar!
    13. Maxaa ku xiga???????????????????
    14. Ciribtirka Soomaalida Itoobiya iyo Soomaalida Kenya
    15. Maxaa ku xiga?????????????
    16. Qoomiyad tirtirantay
    17. Sababtu maxay ahayd????????????
    😢QABIIL😢
    Ilaahey umadda Soomaaliyeed, ha badbaadiyo, aduun iyo aakhiraba.
    ❤️Soomaaliweyn🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽guul❤️
    Walaalaheena, reer waqooyiyow waannu idin jecel nahay, cadowgiina iyo cadowga umadda Soomaaliyeed oo kaleba, Allaha qabto.
    Itoobiya, Soomaalida dhexdeeda, ha usoo rarina, fadlan!
    Xusuuso, sheekadii: seddexdii dibi ee walaalaha ahaa:
    1. Dibigii madoobaa
    2. Dibigii guduudnaa/ Casaa
    3. Dibigii cadaa
    4. Iyo Libaxii la saxiibay iyaga😢
    Ilaahey, ha badbaadiyo reer Somaliland iyo Soomaalida kaleba.
    Aamiin yaa Allah!
    ❤️Soomaaliweyn❤️
    Soomaaliyeey, hadda maxaa Soomaali u xal ah?

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Місяць тому +1

    ❤ afkaaga caano geel lagu qabay

  • @user-lr6yh6fb9t
    @user-lr6yh6fb9t Місяць тому

    Hooyadaa iyo ciiseba was Ibrahim dheere waa nin isaaqa lacagtana isaaqbaa leh ilka yaw

  • @mohamedalimohamed5828
    @mohamedalimohamed5828 Місяць тому +1

    Futo awal

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs Місяць тому

    NACASAW. SAMARON DANTA XUKUMADA JABUTI. BORAMA IYO SOMALILAND. DAAB UMA GALINAYAAN
    XISBIGA WADANI UMA BAHBA DABADHILIF. JABUTI

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no Місяць тому

    Ibrahim dheere ma ciisuu ahaa mise gudabiirsi mise jabuuri NIN somliland oo isaaqa sacad muuse ah yaad libtiisa siinaysaa eed ugu faanaysa

  • @maryansheikhcali8178
    @maryansheikhcali8178 Місяць тому

    Dee muuse dad badan ayuu walaaleeyeey waabu ducaysan yahay muuse

  • @Cabdi.raxmaanSh.faarax
    @Cabdi.raxmaanSh.faarax Місяць тому

    ابوان.انط.عد

  • @engab001
    @engab001 Місяць тому

    Kani waxay kaga dhagtaye muuse oo inantii geele bixinaya. Waar siyaasadu Meel ma fadhiyee ta danbe raac o halkay maanta taagane tahay la soco

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Місяць тому

    Oormeed awdal dagtay 😅😅😅

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Місяць тому

    Dhabanadaada gubtey baa gabwgaaga laga arkayaa ee afkaaga uraya ka jeedi Maskaxweeynaha Somaliland.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Місяць тому

    Ciise waa binu Ahmed
    Waana SNM. Samaroona waa Somaaliwayn. Therefore, xageed ku midoobi kartaan?

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Місяць тому

    War dadkani wadani ayuu sheegayaa. Qaarna goosasho gobolkoodana qaar ayaa sheegaya reer awdal maxay kala yihiin dadkani

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Місяць тому

    Bal car urur-cunfigaasi wax aan qabyaalad iyo nacayb Somaliland iyo Isaaq ahayn ha laga maqlo

  • @khadarmaxamed8959
    @khadarmaxamed8959 Місяць тому

    Tuug tuugdhalay weeyi

  • @massmass8300
    @massmass8300 Місяць тому

    oo sw kaa odaygaa xegeee ka yaryahy 😂😂😂😂😂😂

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Місяць тому

    Dhakhdhakh.

  • @AhmedJibrir
    @AhmedJibrir Місяць тому

    Coin.batahayai

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Місяць тому

    Waxa imikagan

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Місяць тому

    Waa inoo bacdal doorashad.
    Hadaad djibouti jeceshahay bax tag, anagu djibouti ma rabno.raalli naga ahow

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Місяць тому

    Guul midnomo

  • @idirisabdi2515
    @idirisabdi2515 Місяць тому

    Beenale.halkeen.ku.midownay.dhul.doon.ayaa.tahay.dadka.ha.isku.dirin.markii.xil.aad.waydayayaad.dadka.isku.diraysaa

  • @CumarAqli
    @CumarAqli Місяць тому

    BIINBAADISKUSHEEGTEE

  • @user-hp6ce2bg5u
    @user-hp6ce2bg5u Місяць тому +1

    Maxaaa kaa gay Ibraahim dheere yuu ahaa nacasoow

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Місяць тому

      Qudhun baad tahay Ibrahim dheere waa reer jabuuti ha wareerin

  • @idirisabdi2515
    @idirisabdi2515 Місяць тому

    Ciise.samaroon.isma.raacayaan.danysi.ayaad.wadaa.awdal.malihid.beenale

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Місяць тому

    Beenaale tuug ah.

  • @MohamedAhmeddiriye-zy8im
    @MohamedAhmeddiriye-zy8im Місяць тому

    Beenaale tuug huwan