TACSI MADAXWEYNE: 15/11/2024. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore Jamhuuriyadda Somaliland Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo caawa ku geeriyooday Hoyga uu ka deganaa Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Qaranka oo markiiba soo gaadhay Guriga geeridu ka dhacday ayaa warbaahinta la hadlay shacbiga Somaliland iyo inta ku hadasha Afka Soonaaligana ka tacsiyadeeyey Geerida naxdinta leh ee ku timi Madaxweynihii Afraad ee Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynuhu Waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii, Eheladii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
Maansha Allaah Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi cadawga SLND 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
HAMBALYO muuse bixi CABDI ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉guul somaliland m.allaah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Guul soomaalilaan guul xisbiga kulmiye❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
TACSI MADAXWEYNE: 15/11/2024.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore Jamhuuriyadda Somaliland Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo caawa ku geeriyooday Hoyga uu ka deganaa Magaalada Hargeysa.
Madaxweynaha Qaranka oo markiiba soo gaadhay Guriga geeridu ka dhacday ayaa warbaahinta la hadlay shacbiga Somaliland iyo inta ku hadasha Afka Soonaaligana ka tacsiyadeeyey Geerida naxdinta leh ee ku timi Madaxweynihii Afraad ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Madaxweynuhu Waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii, Eheladii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
Alle haw naxaristo marxuum ex madaxweyne Ahmed maxamed maxamuud siilanyo aamiin yaa rabbi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Alloow unxariiso aamiin yaarabii ☝️🤲🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢
Inaa lillaahi wa inaa illayhi raajicuun illaahoow u naxariiso madaxweynihii hore ee maxamad maxamuud siiranyo illaahoow ugu deep janooyinkaaga Samir iyo iimaana ka sii bulshadda soomaalilaan iyo qoyskii uu ifka kaga tagay aamiin aamiin aamiin
Noolaw ismaaciil
Waanu wada jirnaa
Inshaa allaah
Waa Xalay warkani
Guul S/L🇭🇺 iyo shacabkeeda naabada iyo kala-danbayanta Jeeceel,Iictii-saam iyo huwaanta Guudaha unooshiii Wadani iyo Kaah, waa laga guulayastaay?Guul Muse Cabdi✅,waa GuulS/L🇭🇺,💪💪💪
Nidaam ka waa in la hormariyaa oo qof ku markuu ku rido ay server ka ama cloud ka commission ka ay ku dhacdo.
Cadiwgu marba meel ha kaso waregi waliba kuwa ku hoos dhumanaya xusbi ku sheka wadani
Inaderow wxni hben hore ayey ahyde xged intasodhan ku maqneyd mxd nagadabageyn adigiiban update ahyne
WADANI CADAWGA GUDAHA SOMALILAND REPUBLIC MA SUGI KARAAN NATIIJADA KU DHAWAAQIDA MAXKABADDA SARE 😂🤣🤣🤣🤣🤣
Waa warkoodii laguyaqaanay ee mawax cusub ayay keenen
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wan filainay
In taad waxaa ka baxdaan cadowgow bal xataa soo xaara in uu wax noo dhimo maanto kale maya waxaas dhagahaan ka furaystay 😂😂😂😂😂😂😂
Guul iyo goba nimo SL❤❤❤❤❤❤❤❤
Ismaaciil faqash iyo Ismaaciil dhul cun ayaa la yidhaa basaasiinta faqashta ayuu ka mid ahaa .
Gushu waa in aynu doorasho xor iyo xalaal ah qabsanay cadowgu ha is ka badhadhakh leeyo
Subxanallah
Tani waxba noo dhimi maysee cadowga waxaan leeyahay wlee waydun daalaysaan 😂😂😂😂
Bennale
Way xiqayan
Kani waa beenalaha aduunka ugu wayn.
Waar qudhmiye wuu ku daayay wuu dhacay
Waxani wax loo dul qaadan karo maaha waa in cidanku soo qabqab taan
Is baabii hadaba dhacdaye dhuumon.
Kkkk. Ismaaciil. Waligiisba wuu ku dagaalami jirey wakhtigii uu ahaa wasiirka arimaha gudaha dowladii. Daahir rayaale. Kulmiye wuuu soo baxay. Reer wadaniyoow dagaalku xal maaha
Qudhmiye kudaa
Wlee been aad faafisaan somaliland dorashadeda waxba u dhimi mayso cadowgow
Beenta daa xaley ayuu warkaasi ahaaye iska kulmiyeystow laakiin beenta naga daa