Abti maadama oo aad ogaal badan tahay adoo raaliya waxan ku waydiin lahaa nin abtigay ruma ah hooyaday walaalkeed oo ku nool Oslo mudo badan oo la yidhaah Sakariye Cabdalle Cabdicasiis mataqaan.
@@MahadAbduleTurbashaash iska daa cid ha waydin abtiye ha is dhibin waxaan is talow ma garanyaa waa nin lumoo balwad la tagtoo imikana iska serious ahoo dhakhtar xanuuno badan baa ku dhacoo waxa lagu idhi waxba lagaama qaban karo mayd ahaan qof isaga yaala weeye ilaahay baa og wakhtigu dhimanayo lkn waxa lagu idhi dhimanaysid uun baan sugeynaa gabdh cadaan ah laba caruur u dhashay wey is fureen imika caruurtii la yara tacaalysa mhdsand abti.
Labadan nin af reer Xamar ayay ku hadlayaan oo dadka deegaanka maaha, dabcan waa la soo dhaweeyey , laakin duruufta keentay Somaliland iyo waxa ay kala kulmeen in ay daawadayaasha la wadaagan sow ma haboona? It will be interesting if you tell us how long you been in Somaliland and how you like it so far?
beautiful landscape the rain at the background
Masha allaah walaal mahad maa noo furtidid meel an kugu soo hagaago oo dalxiis an ku imaano waxan jognaa uk waan u xiisa qabaa waligey maan imaan ❤
Mashalah maxaa kafiican dalkaagi iyo jawigaa macaan inshalah waan soo socda
Mahad you are the most natural somali video blogger. Keep up bro
Masha allah nin aan ku daydo mahad guuleyso adeer
ماشاءالله
Dhul qurux badan ayaa soo duubteen waana ku mahadsantiin howshaa aad qabateen.
Masha allah dhulkeena nimca fadhida allow usiyaadi nabada sugano barwaqo kusoor somaliland aamiin❤💚🤍🥰👍🏻👍🏻👍🏻💐💐✊✊✊
Mashalah Amazing
Magacyada iska sax .BALIGUBADLE, JABAAQE AND BANKA UUBAALE
Mahadsanid.
Jabaaqe waa meel kale
Maryan musal wllkeed
Oo baashaalaya mashalaah
Guri dabaqa ayan arkey iyo dhawr guri dhul badan ay ku leeyihiin
That area
once again, you nailed Mahad !!
Maansha alaah dhulka ale ha barwaaqeyo
Mahad abdule walaal gibiley noo soo duub
Barnamijka nocan oo kale ah soo badi fadlan
Mahad cabdule ,Waad salaman tahay adiga iyo saxiibka ,
Waa degaankii ciidagale Alle ha barakeeyee
Waa Airport galbeedkiisa Uubaalle Arab baa leh haysku qaldin adeer
@@gadhwade Arab baligubadley leeyiin adeer ha khaldamin ubaale waa deegaanka Hargeisa
Shoodhe Maryan mursal aad baan u salaamayaa iyo indrky mahadba
Mahad wow my king keep livivg
Masha Allah first one today ❤❤❤❤❤
Absolutely amazing place
Masha Allaah dhulkeena nimcaa fadhida
Masha allah wlh somalida dhul iyo kheyraad ilaahay waa uu siiyay balse nasiib daro dadkiisa ma fahamsana wanaaga dalkooda.
Ma ogola in ay fahman
Maashalaah dhulka hooyo was wax wacan oo ilahay ha siiyey laakin dadkii baan garanayn ilaashada
Ma sha alla mahad iyo bashir wan salamay mahadsanid ❤👍
Mn sha allah waa meel naftu ku nasanayso
Maashaa alaah barnaamij aad u xiiso badan maashaa alaah
eeesh calaaa suldaan it is amazingly beautiful life
Wax aan laga sheekeyn karin mashallah
Wow mashallah waa sabriina abti mahad fadlan sameyee video af-ingriiska
Allah kuu caafiyo 🙏
Ina Mursal Ciisa bootaan iyo Mahd Turbashaasha. Wakhtigu ha idiin wacnaado ayaan idinka soo leeyahay🇸🇴Xeebihii Banaadir
Mashallah waa iaanu nimaadna jamuriyad barakeysan soomaaliland
Masha Allah qurux
Manch allah meshu qorux badana ayaan badaniden meshasd jogtan oo ad ku bashalaysan adunka iscajkisi waa kaa nasaten wan idin salamay🙏
Mashallaah meeshu ma somaliland ba 🎉🎉🎉
Wllhy waa nin adag waxaan ku qoslay uur bay leedahay ,may orgi waaye
Waxaan arkay kelyihiisa kuusan, illaa naq buu ka dhargey, ri uur leh ayaan u Monday. Wuxuu noqday orgi markii aan qoorihiisa hoos u eegay. Yaab !
Brother degaanka biyaha laga soosaaro geedeeble oo dalxiiska ku wanaagsan waa meel geedo waawayn oo quruxleh beero leh waana goobihii Halganka ee dhaawaca lagayn jiray waxay ku taal waqooyiga hargaysa
Halkuu joogana waa maxay halkee hargeisa kaga taal
@@bashirmohamed474 koonfurta ayaanlooga baxaya. Waxba Hargeisa uma jirto waana gobolka hawd
Dalxiis wacan
Masha'Allah Masha'Allah Aamiin Aamiin
Part 2 ayan sugeyna insha allah anaga xitaa qalbiyadeeyna mesha idinla joogeyn more vedio naturka noo soo badi
Where is bohuudlih.
I'm not good in map.
I raised overseas.
Mansha Alllh❤
I love your videos
Masha Allah wllo MAHAD
WAAD RAXAYSATAY WAA NOLOSHAN RABO👍👍🙏🙏🙏🙏🙏✋️✋️🤣🤣🤣
That’s good
Yasalam ax ya wadan ⭐⭐⭐⭐⭐⭐🏅🏅🏅🏅🏅
Ciyaal Xamar in Somaliland!
Mashallah mahsaniid dalxiis wacaan
Mahad Cabdulle aka Turboshaash, oo Wiil yar ahoon da'i ka muuqan. Waa Buulo Wagac oo Jigjiga salaan diirran kaaga soo lalinaysa.
Bashbash iyo Badhaadhaan Eebe Wayne kaaga rajeeyay.
Bashir are you from somaliland or somalia??
I love republiken of somaliland
Very interesting
Masha Allah
Mancha Allah uubale koonfurta baa looga baxaya hargaysa u malaynaya
Haa Hargeisa waxba uma jirto
Mashallah veldig fint
That was epic ❤
Maashalah
Degankan horey uma maqale waa halkee nio
Where is ubaale located?
Waa hargeisa xaafad kamid ah
Special channel
ilahey haa idin sidaye anaga norge ku dhibanahey heheh ilahey fiska aa na diley
Mahad turbo shaash, ma dib ayad u noqotay waxan moodayey inaad wadanka u soo guurtay oo euro aad ka soo laalabatay.
Maasha Allah. Reer magaal! We can't part nooh! Kkkk
Mashallah
Masha allaah somaliland
Hi who is Bashir?
Uu baale. Xagee. Hargesa ka jirtaa?
Koonfurta
Ubaale wuxu hoos taga Salaxley
No
Aamiin Aamiin Aamiin
Goobtan muuqalo badan kasoo duub
ARIGII MAGAALADA DHAQAN CELUSBAA LOO KEENAY BASHIIR CAADI MAAHA
Ninkan Bashiir Mursal C Botan ma fanaanada Maryan Mursal ayay walaalo yihiin oo Hargeisa ayuu dagan yahay ???
Somaliland unmatched😂
Hadhuudh waa masago
Baley-gubadle!
Abti maadama oo aad ogaal badan tahay adoo raaliya waxan ku waydiin lahaa nin abtigay ruma ah hooyaday walaalkeed oo ku nool Oslo mudo badan oo la yidhaah Sakariye Cabdalle Cabdicasiis mataqaan.
Abti Norway 50000 oo Somali ah ayaa ku nool. Bal qaar baan waydiin doonaa..Naanays ma leeyahay
@@MahadAbduleTurbashaash iska daa cid ha waydin abtiye ha is dhibin waxaan is talow ma garanyaa waa nin lumoo balwad la tagtoo imikana iska serious ahoo dhakhtar xanuuno badan baa ku dhacoo waxa lagu idhi waxba lagaama qaban karo mayd ahaan qof isaga yaala weeye ilaahay baa og wakhtigu dhimanayo lkn waxa lagu idhi dhimanaysid uun baan sugeynaa gabdh cadaan ah laba caruur u dhashay wey is fureen imika caruurtii la yara tacaalysa mhdsand abti.
❤👋👍
Norway iyo Qabowgeda iskaga tag oo uubale deg
Mahadow gobalka hawd sii dhexqaad waa gobal barakaysan oo ay dadgob ahi ay kunoolyihiine
Gobolkee ayay ka tirsantahay
Mahadsanid
HOWD
Hawd
Arabka ayaa daga
Yaa salaaam waa sidaa weey😁
gobolka xiniinyaha gobolka ragga kkkkkk starbox in jabaase walahi waa rageedii
Ari cadku waa riyaha iduhuna waa ari miyaa bashiroow
DALKU DAD DAACADA OO AQWON LEH OO KU HAGA NOLSHA SAXA AH UNA HORSEEDA BARWAAQO HORUMAR WALAHAY DALKAN IYO SOMALIYA OO DHAN WAXAY U BAAHAN YIHIIN WAX SOO SAARCDHAQAALE DADKAN ISKU MASHQUUSAN EE QABIILKA KA SHAQAYNAYAA SHAQOOYIN IYO DANAHOODA AYEY RAACAN LAHASYEEN MARKA GAAJADA LGA SAARO NIN WALBA DHERGO CID ISKU MASHQUULAYSAA MA JIRTO
Waxaan idin waydiiyay Ninkan Bashiir ma Reer Xamarbaa miyaanuu ahayn Nin Ciidagale ah Ama Arab , haduu yahay labadaa reer Sheekada Naga hagaaji dheh, Wuxuu leeyahay Baashaal,Ari, iyo erayadii Qadaad waynta kkkkkkkkk waar waan idin salaamayaa asaxaabta dalxiis Fiican
Cunsuriyada jooji
Bashiir waa maryam mursal wllkeed, waana nin gabooye ah.
Lahjada uu ku hadlayana wax ceeb ah maleh.
Waar nimankani waa ayo maxay ahaayeen,ma isaaq baa mise waa hawiye bal soo sheega
Hawl kuu taala maaha waa dadkaa dhulkoodii Ku baashaalaya.
Waar ninkan dawlada somaliland wasarada dalxiiska meel sare ha uga dhiibto
Huuno deeganku siday kuu afgartaan.
Gacal Isma cariiriyo.
Huunov Af Somali baan isku af garanaa.
@@MahadAbduleTurbashaash hadaad adigu xamar ka timi qaarbaan waligood ka daahirin.
Uubaale ma somaliland baa
Haa
sheeko ciyaal
Ma bali gubadle
Labadan nin af reer Xamar ayay ku hadlayaan oo dadka deegaanka maaha, dabcan waa la soo dhaweeyey , laakin duruufta keentay Somaliland iyo waxa ay kala kulmeen in ay daawadayaasha la wadaagan sow ma haboona? It will be interesting if you tell us how long you been in Somaliland and how you like it so far?
Bashiir waa nin grxj habaryoonis muse care ah
Waxa laga hadlayaa waa deegaan, dalxiis , shaah iyo sheeko
Sug part 2.
@@MahadAbduleTurbashaash InshAllah waan sugaynaa lasoo dhakhsada
@@mostafaqoob2217 maaha waa maryan mursal wllkeed bashir mursal ciise bootaan
Labaduba waa Somalian der asal ah lkn xamar bay ku soo koreen ee dhulkoodii hooyay joogaan hno👍💞
Nimankaan waxay sheegaan ayay waayeen meel saxara ah ayay ii fariisteen kolkaasay ammaan kala daaleen hadday tegi lahaayeen beeraha camaara maxay dhihi lahaayeen kkkk
Kkkk camaara xagay ku taalaa