Dowladda Soomaaliya oo taageero Militeri weydiisatay Ciraaq oo horay uga soo adkaatay Daacish.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лип 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

КОМЕНТАРІ • 29

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 10 днів тому +5

    HSM Dawladiisa Duuuqsi ma ehee wax kale ma taqaaaan Subxaanalah

  • @ismailabdullahi697
    @ismailabdullahi697 10 днів тому +5

    Waa dad aan dhaqan dowladnimada iyo mid dal sxb tinimo aqoo, turkey 🇹🇷 ayaba wax walba kula garab taagan maxee tahay gaajada kamuuqato nacala shedaan kuyaal 😊

  • @83587
    @83587 9 днів тому

    Fiyoobi maejirtaa hello Hawiye iyo Daarood

  • @abdullahiabdijama8165
    @abdullahiabdijama8165 10 днів тому

    Yaahuu ilaahow hana ceebeyn rabiyow

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 10 днів тому +2

    Ciraaq ayaaba qadeen maxaa tuugsanaa 😅😅😅

  • @cabdidayib7866
    @cabdidayib7866 10 днів тому +2

    Ciraaq ayadiba soomaaliya oo kle ah mxy wax caawisa ilaahow soomali mide oo hogamiye caaadil ah

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 10 днів тому +3

    Maxaa waaye ceebta socoto

  • @zaidadam5916
    @zaidadam5916 10 днів тому +2

    Yaaahuuuu ciraaq ba can I Somali

  • @user-fh6jf3rj2x
    @user-fh6jf3rj2x 10 днів тому

    Kkk ciraaq waa qashin soimaliya waa gudaafad

  • @saidabdirahman5758
    @saidabdirahman5758 10 днів тому +3

    Somali wey waalatay

  • @MADASHA.KHAIRKA
    @MADASHA.KHAIRKA 10 днів тому +2

    nin daad qaaday xumbo cuskay...ciraaq iyadiiba daalan..

  • @MahamedDaahirabdi
    @MahamedDaahirabdi 10 днів тому +1

    Ayadaaba ciidan ilaaliyaaye see wax loo waydiisraa 😂😂😂😂 birmadu waa wareedhay

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 10 днів тому +2

    Safar aan macno lahayn iyo dowlada aan lahayn awood iyo dhaqaale ayuun bay ku dulwareegin

    • @Aboumasud
      @Aboumasud 10 днів тому

      Ciraaq ciidankeeda iyo Dhaqalaheeda soo baar ha jahli waramin😂

  • @aliabdi3994
    @aliabdi3994 10 днів тому +2

    Iraaq Iyaaga Caawin Ubaahan Oo Burburkii Wali Kaso Kabane Maxay Tahay Sababta Caawin Looga Doonay Arsomaliyay Dhulka Is Dhigteen Ee Qiimaha Hanaga Dilina

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 8 днів тому +1

    Waxa loogu yeero arga giso miyaa mase waa arga giso iska cad????🫤🫤🫤

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 10 днів тому +1

    Ciraaq maxay somalia tari kartaaba iyadaaba maraykanku xoog ku joogaaye dalkeedee

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 10 днів тому

    War wax argagaxiso ladhaho majiro ANAGAA ARGAGAXISO ISKU EH.

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 9 днів тому

    sheekadaan ma fahmin, wxaas haku maramarsoonee maxay tahay sirta ka danbeesa in ciraaq danaynta intaas leeg lala aado ?!

  • @daacadhaashi8792
    @daacadhaashi8792 9 днів тому

    😂😂😂😂😂 ciraaq

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 10 днів тому +1

    Kkk ciraq iyadaba cirka iska haysa waxay kuwan gaajada hayso e dalka qabsaday 😂

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 10 днів тому +1

    DOWLAD TUUGSI SHAQO KA DHIGATAY😂😂😂😂😂

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu 10 днів тому

    Kan dheeri waadoqon meel dadkii suniga wabiga lagu gurayu bookhday wixii raga intalala baxo laso dilayo cawwan weeyi waxani

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 9 днів тому

    alshabaab iyo daacish labada waxaa abuuray mareekanka ee isga xal ka hayee waydiista xalkaas

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv 10 днів тому

    😂😂😂😂 alshabaab waxa tiri xasan shekh ayaa hub nasiyey sheydaan kabo tkatukade ayaa yiri wiilkeyoow dil waxa dileyso weye dee Alshabaab dowlada waa hashiish weye dee
    Dad ayey unaan dee
    Bini aadam waa lagiyaani karaa lkn alle lama giyaani karo dee Alshabaab dowlada waxa dileysaan dila waxa kufsataan kufsada waxa dheceeysaan dhaca
    Alshabaab waa tuugo aan diin aan laxeyn alle aan agoon xaraanta una

  • @user-ls8yg2ko6x
    @user-ls8yg2ko6x 10 днів тому +2

    Somaali dhaqan xumo iyo caytan ayay kaga sohadhay alow soohanuuni war madaxda faraha kaqaada

  • @massiysomalimohamed2027
    @massiysomalimohamed2027 10 днів тому

    DALKA IRAQ KHIBRAD WEYN AYEY U LEEYIHIIN LADAGAALAMKA ARGAGAXISADA. SOMALIA WEY UBAAHANTAHAY DAL MACLUUMAAD LAWADAAGA. WAX ISWAADEERSIGA DHAQAALE UN MA,AHAN. CILMI, IYO TEEGERID WAA MUHIIM, SOMLIDA WAA.INEE SAAS UFAHMAAN💪🏽🇸🇴💪🏽