Taasi waxay ka turjumaysaa farxiya fiska inay tahay fanaanad ku qaali ah bulshada soomaaliyeed .waa inan wanaagsan .fiska soo dhawoow .you deserve more than that walal ❤❤❤❤❤❤
@@NajahYousuf-s8wumuuqalmeynin Waayo isagoo kala jeed jeeda ayuu soo gali jiray waana nin aybalwadi dilootay Markii qur aan lasaaray ayuuna alle ka kaxeeyay inuu furayse ma ogi
MshaAllah farxiya degan walaal waad u qalantaa heesta,inan aad u wanaagsan baad tahay ee fanka iska daa quruxay diinta waad garanaysaaye u baydh Je t'aime ma soeur ❤❤❤❤❤❤
Anshax Iyo edaab iyo akhlaaqda wanaagsan, afgaabnimada iyo weliba ixtiraamka waa shay qaali ku ah islaamka, fankuna waa wacyi gelin Absolutely she deserved, keep going fiska we ❤️ you. Thanks to those who throw party for her as well.
Farxiya fiska waxa lagu jecladey waa gabadh af gaaban xishood badan shacabka dhexgelin fanaanad dhaba iyada la odhankara❤ fanaaniintii waaberi baa la mooda
Masha Allah sida wacan oo loo soo dhaweyey Farxiya fiski aad baan ku faraxey I wish I was there iam but I was to far you guys did job God bless you all .congratulations all of you guys keep it up good work.
Way naga oysiiyen anaga xataa ilaahow ma cafi itachi jaceylka ayan u hibeyey ma jirto kala sareyn iyo yasmo Fiski xataa waxay ka fiicantahay culumada diinteena guul forever my sister
Inshs Allaah Codkeeda tii quraanka ku Aqriso Rabi haka dhigo.
Allahuma Ameen
Amiiin wll
Masha allah Wan ooyay walahay qalbigaa I xanuunay markay oysay ilahay hadaayo fiska iyo hooyooyinkaa kale fanaaninta ah ilahay hasoo hadeeyo jana daa inoo balanna dhamanteen
Taasi waxay ka turjumaysaa farxiya fiska inay tahay fanaanad ku qaali ah bulshada soomaaliyeed .waa inan wanaagsan .fiska soo dhawoow .you deserve more than that walal ❤❤❤❤❤❤
Iam so happy fiska so dhaawow gabadha gabdhaha fanka Aanka taagero Qalbi naadiifay so dhaawow dadkaga wey ku jecel yihin fiska so dhaawow ❤❤❤
Addunko dhan hadan awoodo wan siin lahaa farxiya fiska boqorada codka❤❤❤million loves🎉
Waa qof nasabaa wlhi ilahay ha siiyo reer lagu nasto amiin yaarabi ❤
Oo ninkii miyey kala tageen Kii yraaa
@@NajahYousuf-s8wumuuqalmeynin
Waayo isagoo kala jeed jeeda ayuu soo gali jiray waana nin aybalwadi dilootay
Markii qur aan lasaaray ayuuna alle ka kaxeeyay inuu furayse ma ogi
❤❤✨️😍Hadeey gabdhaha somaliyeed saas isku wada jeclaan lahayeen mitba midakale kafakirto xumaanta iyo abaal shegashada iska dayaan ragaba ayaga kafiican waxqabadka walaltinimo.
MshaAllah farxiya degan walaal waad u qalantaa heesta,inan aad u wanaagsan baad tahay ee fanka iska daa quruxay diinta waad garanaysaaye u baydh
Je t'aime ma soeur ❤❤❤❤❤❤
Anshax Iyo edaab iyo akhlaaqda wanaagsan, afgaabnimada iyo weliba ixtiraamka waa shay qaali ku ah islaamka, fankuna waa wacyi gelin
Absolutely she deserved, keep going fiska we ❤️ you. Thanks to those who throw party for her as well.
Masha alaahi Viva fiske
She deserves more than this wa qof add u wanagsan o dagan o edeb leh o Allah u Dhameystiran fananad qaran❤️👸🏽
Edeebay xaal qaado. Inan yaro22 ayeey guursatay kkkkkkkkkk
@@Sheeba88-j1mciday guursato iyo edabteeda maxaa iska galay uraysoy madaa isla rabay ninka😂
@OP w😊 😊😊😢q😊😊 up😊😊😅🎉😊wullahi1615 😊
@@hamdaabdullahi1615 Akhaas caleek qadhmuun weyn af qadhmuun inaa dhillo. Na maxaan ku falaa ilmaha yare riif riifan. Dhilooyiin afoowbay adiga iyo taad dafacaysoo. Tfuuuuuuuuu caleek qadhmuun weyn. Uurayso, uurtaadi ba UA-cam qariisay
Xaaran miyay gashay guur xaalaal ayay kujirtaa
Gabaadhaas waa la xumeeyay laakiin caawa waa la xaal mariyay🎉🎉🎉
Waa sax fiska qurux badan waa gabar dulqad alle ku manaystay Masha Allah
Farxiya fiska waxa lagu jecladey waa gabadh af gaaban xishood badan shacabka dhexgelin fanaanad dhaba iyada la odhankara❤ fanaaniintii waaberi baa la mooda
Edadey farhia ahmed adawe waa dadnimadi quruxdi Aamusnantii oo qof Nolosha Kuma Xumeyso Edo❤❤❤❤
Masha allh Farxiiyo waa qofka kaliya ee somalida aha ee caan ah oo naan arkin aya koo qof is hayasta❤
Farxiya waa nasab kaamila qalbi fiican way u qalantaa intaa iyo ka badanba salaam from Hargeisa caday 💕💋❤❤❣️
Farhia fiska boqorada codka iyo quruxda laluguma haysta waa gabar dadka Somaliyeed oo dhan baa jecel❤❤❤❤
Hablihii fanka soomaaliyeed is helay waaba intaan heesahoofa dhagaysto❤
Legendary ladies collaborations!! ❤🎉🎉
once in a lifetime!! 🔥🔥
Queens👑👑😍
Farxiyay fiska waa ehlusharaf ehlul karam aadbanu u jecelahy hadanu nahay rer somaliland wlalo qaali cisiyo sharf kunolow abidka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thank-you fanaaniinta reer UK she is our Quin and she is really deserve
Mansha alah farxiya sodhowow kun jeer ❤❤🥇🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇬🇶🇬🇶💕
Masaallah she deserves it, remember all this love our dear sister next time you feel down from the craziness of this world !!
Farxiyo axmed cadawe ilhy hku jeclaado aad bn ujeclhy gabdhaas wa dagan. Darajo bdn ❤
masha allah waa gabadha an edebta lagu gaarin oo danbiga laga dhameyay uguna edebsan fananinta ayada iyo hodon abdirahman wan jeclahay waa gabdhaha ugu aqlaqda wanagsan masha allah waligin aqlaqdina yaysan idinka dhumin
Farxiya Fiska waa fananad qaran qof dagan dabeecad fiican waligeey ma arkin idoo fanankale ku dhagan ❤❤❤
Ma fiska dagan qli
Hanaga ileysan ayanan arkin hadeee
@@Xdemonfam Nayaa maxaa laga ileeysanaa
Masha Allah our beautiful singer and thank you all for putting smile on her face ❤❤❤
Masha allha wlhi faninta somaliyaded fananda aan ugu jeclahy waye fisk😢
Maansha allah walaalo is jecel somali ayaa laga heelaa guul iyo gobanimo ku nolaada insha allah
My fev Somali female singer of my time, Farhiya Fiska ❤
Walalo marky ku kacan wa iska sidaa Machallah allaha indinsharfo❤❤
Mashallaah waa qof qaliya iyo umad qalbi wacan fiska inat madaxweenah Mashallaah 🎉
Fiska the queen of the world 🌎 ❤
Halkana waxa idinka salaamaya abwaanka fanaanada heesta ku maamuusay
Mashallah ❤❤ fiska dabecad iyo daganan ixtiram iyo in ka badan ilahey haku dhowro my Queena aan jeclahay
Masha allha fahiyo fizko xafalada fican bah xalaye losamiye sodhawa fana❤❤din
Wey wey.... Yaa Hala Yaa Axla Naas🎉❤ dadkaygi walee reer London cidi gaadhiwayaday.😊
Walee tashanay hadaan dumar nahay mnsha alaah hurumar fcn inoo rajaynayaa hblo😂❤
M.allah wllzhay farxiya dar ilaahay u jeclahy ❤alle hku xfido walaal
Maashaa ALLAAH Farxiya qaali qurux badan baaye soo dhowoow.
Mshalah fiska way u qalanta inay walaladed saa uga giijiyan
Waa fanaan qaali ah oo Hadana qalbi fiican oo daacad ah fiska waligaa farxad kunoolaaw💓
Faiska waa ruux dagan oo qalbi wanaagsan allow hanuuni oo fanka aysan ku dhiman
Masha allah fiska fananad aan jeclahay Welcome back ❤️ thanks dhaman fananinta joogtay I ❤️ u 😘 💖 ❤️ 💕
cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajaynayaa weligaa, fanaanad soomaaliyeed baad tahay oo geesuyad ah.
Masha Allah sida wacan oo loo soo dhaweyey Farxiya fiski aad baan ku faraxey I wish I was there iam but I was to far you guys did job God bless you all .congratulations all of you guys keep it up good work.
Waa qofta kaliya fananinta ogu dagan oo aan waliged hadlkeda la maqlin
Jah my Ikraan teyda Alla cod siiyay ❤❤❤❤
Farxiyo fiska jiroo joog ❤❤❤❤❤❤❤fanaanadeena qaali Ah💯✅☀️🌻✨
Wey mudan dahay farxiya fisko ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤i love you guys ❤❤❤❤❤
Thank you guys she deserves. Wa gabar edeb badan iyo qurux badan .
Maasha allaah farxiyo fanaanadena sharafta mudan ❤❤❤❤ way istaa hishaa walaahi ❤❤❤❤
Allaahu akbar
Walhy waan ilmeeyay FISKA waalooxiisa
Waagabar xishoodbadan sabir badan dulqaad badan Maashaa allaah
Wiilkii yaraa ale makasoo furfuray !!!¡!!!!!!!!!!
Way naga oysiiyen anaga xataa ilaahow ma cafi itachi jaceylka ayan u hibeyey ma jirto kala sareyn iyo yasmo Fiski xataa waxay ka fiicantahay culumada diinteena guul forever my sister
Masha Allah, I love the sister hood.
Mansha alaah She deserves ❤❤
Masha allaha farxiyo fiska woow beautiful song
Gobanimo dumarnimo somalinimo asxaabnimo ayey muujiyeen rer London good joob
MashaAllah Fiska Farxad ku noolow ❤❤
boqortooyo gabdhaha reer UK gob baad tahay❤❤❤❤
Mashaallah ❤️ my dear farxiya iyo fananiinteena oo dhan
❤️❤️❤️❤️❤️❤️fiska 5soomali baa kujecel
Soomali nimo wax dhaama lawAaa 🎉🎉🎉🎉
Farihiyo inay dhagantoho somali weyn qof xun iyo qof wanagsan waliskuracay walahi so farihiyo has been selected
Guul 💪 GABER IIRIIR SASAALE GUUL 💪 IYO GOBANIMO 💯💯💯💯💯👍🌹🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐💐👏👏👏👏👏
Farxiya qurux badan ❤❤❤❤❤❤
Manshallah fananadena fiska wey u qalantaa intaa iyo in ka badan
Fiska waa qof qalbi ficaan walahi ❤❤❤
I love somali culture ❤
Farxiya fiska our one and only queen of stage 😢❤❤❤❤
Bahda fanka caadi maaha😂
woow mn sh allah farxiya qurux the one only
asc faiza amiir fiska waxaa loga bahan yahay in ay minneapolis timato adunka kale waa tagtaye halmar waa in ay nasoo boqataa fiska love you
🎉❤😢qurux iyo qalbi wanaag m.a 😢😢😢wanna oyay
Welcome my auntie ❤❤❤❤❤
Masha Allah tawarak.Much love sis❤❤❤❤🌹🌹🌹
Woow mansha allah very beautiful ❤❤❤❤
Ani xataa wa ooyay ma ogi waxan ku ooyay 😂😂😂😂😢😢😢😢runti qof ooynayo ma arki kari
Wlahi wa waa la ilmeeyay intan ka badan. Bey mudan tahay wa maskiin dagan edeb leh
Mash allh fiska waa istahishaa
Waa qof fican waan la dulmiyay ❤❤❤
Soomali baa dulmi socota ah
Maansha Allah walaalo jira Allah haydinka dhigo
Mashallah abayo Fowz Fashion Dirac wa so sarti😍😍😍
Fadxiya masha Allah qurux wllo Guuulso ❤❤❤❤❤
waaaw beuatfuul fiska❤❤❤❤
Jihaan Jalaqsan miyaa codka shaashadda eeg i yiri😎. Qofka ki xiga Mama Burco Jaamac?
Kabogso wixii horay udhacay
We love farxiya fiska wlhy ❤ ❤❤❤❤
Allah dhamaanteen hayna soohanuuniyo qabri iyo su'aalo ayaa nasugaya shaydaan Allah hanagaqanto 😪😪
Maasha allaha ❤️❤️❤️👍
Fiska ❤❤❤❤ waan jeclahay 🎉🎉🎉❤❤❤❤
Farxiyo fiska ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🥲🥲🥲
.aashaa allaah walaashiin waaboqorten sifiican is garab istaaga marwalab
❤❤❤❤❤ wewe wax madan aya kadhac xaal
Fiska Qalbi xabxab❤❤
Maasha Allaah abaayo Farxiyo fiska ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢🌹🌹🌹🌹🤲💞💞💞💘💘👍🎂🎂🎂💕♥️🙏🙏🙏
Why happened to our queen of voice❤
Nimo YASIN ❤
rer uk wa gob
Faraxiya fiska reer mnpls wax ku leeyihiin mar na soo gaadh