Heesta Dhaqanka Ee Cissi HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 4 роки тому +7

    Mahadsanid ciyarta cissaha waa ciyarta ugu macan dhaqabka somalida viva cisse rer abiyashay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Ciyar macan he leyda cise madobe hidahena iyo dhaqan kena good history

  • @BillyMomed
    @BillyMomed 8 місяців тому

    Mashallah ciyaarti ciise ❤️

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 2 роки тому

    heestan waxaan live u daawanayey dabaaldagii sanadkii cusbaa ee 2014 alle ha u naxariisto weriye cawke ayaa hogaaminayey😭

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 роки тому +4

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaننننمننن

  • @abasmohamed143
    @abasmohamed143 8 років тому +1

    alla wakhtigu dheereya habeenka waan taagna waxaad nooda in bil ay ka soo wareegtay imminkana waa 14/9/2016

  • @munacumar1442
    @munacumar1442 4 роки тому +1

    Wax ka dhacay

  • @mohamudawed4698
    @mohamudawed4698 4 роки тому +3

    Ciyaartan gobolada sool Sanaag iyo togdheer baa laga ciyaaraa maaha saylici iyo waxaad sheegaysaan

  • @ayaanmahamuud5402
    @ayaanmahamuud5402 4 роки тому +2

    Qrux💟

  • @abdillahiroble7575
    @abdillahiroble7575 3 роки тому

    Abdillahi Roble

  • @aishaomar2695
    @aishaomar2695 4 роки тому +1

    Allow dhaqanka Somalida noo xafid.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 4 роки тому

      Somaliland dheh. Somali oo dhan ma laha. Ciyaaraha kala saara.

    • @anasluke3202
      @anasluke3202 3 роки тому +1

      @@halimamumin3643 u sound ignorant are they not somali?

    • @buchraassad6243
      @buchraassad6243 3 роки тому +1

      @@halimamumin3643 huh? Maany soomali uun aheyn

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Рік тому

      ​@@halimamumin3643idoor magcaa somali lashego ayey kadanqanayan wadad cuqdad lagu berey haddana somalinimada rabin ordo itopia ugura

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 4 роки тому +3

    Ciyaartani waa ciyaar ka mid ah ciyaaraha Sayliciga oo lagu sheego ilaa 120 ciyaarood oo kala jaad ah oo laga ciyaari jiray magaaladii fa a weyn ee Saylac oo ahayd magaalo 1000 la daganaa. Ciyaaraha Saylicida qaarkood waxa ku jira erayo luqadda Carabiga, Hindida, Canfarta iyo Oroomada.

    • @siraadxasan2770
      @siraadxasan2770 Рік тому

      Ciyaartan hawdka soomaaliland Baa laga ciraa saylicina waa ciyaarjirta.

  • @ayaanmahamuud5402
    @ayaanmahamuud5402 4 роки тому +1

    Alle cawke ban arkaa alle ki nxriiso😥

  • @fatxieapdihakim4099
    @fatxieapdihakim4099 6 років тому +4

    Waxbaa kadhacay

  • @zamzamcarab6952
    @zamzamcarab6952 6 років тому +1

    masha allh

  • @zakarieafrax1033
    @zakarieafrax1033 4 роки тому +2

    Inta cawkr ils aragtay allah ha u naxariistee like

  • @harguees
    @harguees 10 років тому +1

    !Where Else the place to Be Art-Geisa !
    Gurba Joog just Watch Abdirazak and Learn !

  • @ciiseyaasiin6163
    @ciiseyaasiin6163 4 роки тому +3

    Ciyarti ciyaaraha

  • @basrobilan2428
    @basrobilan2428 6 років тому +1

    dhabti ciyartan wan jeclahy

  • @mustafeahmed2547
    @mustafeahmed2547 3 роки тому +1

    Manshallah

  • @pamelaamam1944
    @pamelaamam1944 4 роки тому

    drdWW

  • @idiriscabdi6882
    @idiriscabdi6882 5 років тому

    Its too white young language song history for box m?!!!

  • @nuuramaxamed9461
    @nuuramaxamed9461 4 роки тому

    CyaLemq

  • @nafisaadan7323
    @nafisaadan7323 4 роки тому

    Waan ka helay

  • @ahmedhassan-wm9oo
    @ahmedhassan-wm9oo 4 роки тому +1

    Ciyaaar cise kulaha jaw war wa saylici ciyaarta dadkale wa la oogeye samaroon

    • @djamaabsieh4536
      @djamaabsieh4536 4 роки тому +6

      reer Saylac so Cise maha

    • @caliyassin8292
      @caliyassin8292 4 роки тому +1

      Saylac aya iska leh layskama hadle saylac cisse aya iska leh rer abtiyashay viva

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 4 роки тому +1

    Rodo Fariid, faramaajo si xun ayuu ugu jawaabay waayo su'aashiisu waxay ahayd inuu ku dhaho arinta sool iyo sanaag iyo cayn waan ku guda jirnaa oo intaan teeramkaygu ii dhamaan ka hor ayaan go'aan ka gaari doonaa oo markaas ka dib labo mid arimood mid yeelo:
    1. Inuu ku dhawaaqo dawlad goboleedka sool iyo sanaag iyo cayn
    2. Ama sool iyo sanaag iyo cayn raaciyo labada garaad ee guud ee dhulbahante iyo warsangali fadhiyadooda oo ah puntland.
    There wasn't and isn't any other answer that Farmaajo would choose than that and if there are some other answers Farmaajo would like to select, then that choice would be farmaajo's failure about sool and sanaag and cayn. Oo Farmaajo taas ma uusan samayn oo waa ku dhacay oo ku talo xumaaday balse kaadi badane waa loo gogol badiyaa ee wuxuu la aamusan yahay ee uu u soo wado sool iyo sanaag iyo cayn oo aan ka ahayn wixii odayadoodu ii keenaan ayaan sugayaa oo ah big time failure, bal aan aragno. Iidoor wax ayuu ismooday oo intay gaalada iyo dawladaha khaliijiinta iyo yuhuuda somaliya faraha la soo gashay ay u jeedaan kuwaani xal somalinimo oo laga sugayo ma jiro oo in la muquuniyo ayey u baahan yihiin sidii maxamed siyaad bare iyo sayyid maxamed cabdille xasan oo kale oo waa wareey iyo warmo dhiig leh ayey war ku qaataan sidaan uga jeedno oo horay ayaa odayaashaan daarood u go'aamiyeen oo na tuseen inay qori caaradiis lagu muquunsho mooyaane inaysan caaqibo kale lahayn.. Markii soor la isla dhexgalo raali ayey ku amar qaadanayaan hadaad farmaajow sidaasvla socoto ee do the right thing ama kursiga banee rag shaqada inay umada u qabtaan raali ku ah ayaa diyaaree. Meel hoo u baahan hadal wax kama taro oo siyaad ma gumaadin ee gumaadka dhabta ah ayey doonayaan oo waa imaanayaa oo somaliyana way falin arintaas hadaan ibnu firaasheedka falaashasomaliyeed eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ina bucurbacayr ka waantoobin kibirka iyo wax ismoodka iyo istustuska gaalada iyo dawladaha khaliijiinta iyo yuhuuda oo doonaya inay somaliya israaciyaan oo moodsan inay mar hore galbatay jiritaankii somaliya. Dhulkuu iidoor sheegayo maantay waa dhulkii shiikh isaxaaq oo hal nina uu daarood ugu yimid oo loogu dhisay oo malcamad looga furay si uu caruurta iyo haweenka daarood diinta ugu dhigo intay dalka somaliyeed xasilinayeen oo waxa qaska maanta wadaa ma aha durriyyadii shiikha ee waa adoontii ingiriiska iyo xertii shiikha iyo falaashadii somaliya ee ahayd ilmo bucurbacayr iyo farakhyadii iidoor. Faruukhda waa in saanad dalka looga saaro mooyaanee xal kale ma leh shacabka somaaliyeedow ee taas ogow waxba dhagaha haw taaginina quraafaadkooda iyo boor isku qarintooda ay gaalka iyo yuhuudka iyo dawladaha khaliijiinta carbeed ay ku dabajoogaan. Shacabka somali waa in Iidoor cudud ku qabtaa oo kaliya oo hadal dambe majiro.