WAA DHULKI AAD KU TAAJIRI LAHEED WALHI 10 BOOS OO IIB AH DARUSALAM NA KUYAALAAN LANA XARAASHAAYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 бер 2024

КОМЕНТАРІ • 33

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 місяці тому

    Mahadsanid

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 4 місяці тому

    Asc ku soco

  • @abdirezaqgabow477
    @abdirezaqgabow477 4 місяці тому

    Wa mahad san tahey walal

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 3 місяці тому +1

    Guri qurxoon hortiisa caro taalo taas ka wacyi gali xitaa laami yar ha saarraan markaasoo qurxon noqon dona guriga wll lknse Dhulkaan Dhul dowlad waaye hadhow waa lagaa duminaa malatiriga somali aya lahaa hada ma qabil aya xog ku qabsaday oona gadi rabo

  • @bahja7805
    @bahja7805 Місяць тому

    Ee geedaha maad naga gadeeysaa waayo Cir iyo geed un baan u jeedaa.

  • @user-tf5hi7yn8b
    @user-tf5hi7yn8b 3 місяці тому

    Aaqiro maxad war iga heysaa, iga daa warka dhulka

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf 3 місяці тому

    Walashey norwey aya joga talefankada isoo qor dhulkan aya raba

  • @cabdallabooroow5017
    @cabdallabooroow5017 Місяць тому

    Jid ma saaranyihiin

  • @yooomoha
    @yooomoha 3 місяці тому

    Abayo dhulkaaan xoga waa qaaali gorgortan majiro aya dhahtay xita hadii bqool dhimanyahay magala yawa in la gortamo dhulka mala so arki kara

  • @kamalali79
    @kamalali79 3 місяці тому

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @ayubsweden6333
    @ayubsweden6333 4 місяці тому +1

    Ar maxeey sheegtay gabadha qiimaha ii sheega dulqaad aan ku dhameeysto ma haayo hadalka badan

    • @hamdia87
      @hamdia87 4 місяці тому

      2900 calaa boos

  • @bulshokaab6827
    @bulshokaab6827 3 місяці тому

    Cabirka boosaska ma aadan sheegin

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 3 місяці тому

    Aniga waxba ma fahmim waayu geed un baa u jeedaa.

  • @faaddilali3833
    @faaddilali3833 4 місяці тому

    Aniga waayaabee aaway dhulka ee sheegeyso waxey soo duubtey CIRKA maantadhan waxan daawanayey CIR IYO CAAT

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 місяці тому +1

    Waa warshadii bastada mooryaan dhiigyocab ah ay dhaceen waana Hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

    • @taaha1680
      @taaha1680 4 місяці тому

      Faqashtii dishay madaxwayne Abdirashid Sharmarke 😂

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 4 місяці тому

    Duur caadi eh waaye maxey kuugu taalaa.

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 3 місяці тому

    Booski ba ma 20x20 miiya taliiso?

    • @mohamedf8977
      @mohamedf8977 3 місяці тому

      Waa sual jawaabteda aan rabay anba.

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 4 місяці тому

    😂 ar gabadhaanaa

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 4 місяці тому

    War badanaa

  • @Inayusuf8
    @Inayusuf8 4 місяці тому +1

    Cirka duubooysaa

    • @farhiaabdi7510
      @farhiaabdi7510 4 місяці тому +1

      Maasha Allah aad & aad u qurux badanyahay👌.

  • @myasmamysumaya3382
    @myasmamysumaya3382 4 місяці тому

    unukalah please Maya abaayo shukran xabibiti🤲🤲🤲🤲🤲🤲💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Muqdisho🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💙🇸🇴💙🌹

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 місяці тому +2

    Booli Qaran oo la dhacey waa ku gubaneysaa haddii aad gadato USC 1991 DHACA IYO BOOBKA KUHAYA HANTIDA SHACABKA IYO MIDA QARAN XOOGA LAGU HEYSTO 32SANO

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 місяці тому

    Mahadsanid

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 місяці тому

    Mahadsanid

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 місяці тому

    Mahadsanid

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 місяці тому

    Mahadsanid