Adeer ku soo dhawaaw waa dhulkaagii hooyo waan arkayay sida hooyo macaan u kala taqaan, anigan ayaa ah reer Hargeysa laakiin dagan Mogadishu hanti iyo nolol ku heysta, waa magaala dulqaad badan wanaagsan waan ku dhashay kuna dhalay.
gabdhan waa wadnakeedi runtaa aha waa mesha abheed ka soo jeedo hooyadeedna wa gabadh reer burco ah lakiin iyadaaba koonfur ku kortay maxad ka soo dhowyan iyada tahay inay ku tidhahdo jooge walaidan cas eega
Hooyo waxad moodaa inay tahay dadkii ka qxay xamar oo ay weliba soomaalininadu ku weyntahay. Well come back to our Somali nation's capital. I'm one of those people who fled from Xamar in 1991 but still I love it and I hope one day it will get its old glorious days back again. Thank u all.
@@faadumocali-yt9zp maxa ka qaldan video-ga waxas looguma hadlin, mida kalena suurad fican bey xamar ka gudbineysa maxad ka rabta gabadha waxay doonto ha aaminte
Thanks for another great video. I'm a fellow Somalilander born there and left at 18 months old. The beauty of Xamar is legendary and see it in old family photos from early 70s. I hope it returns to its former glory & for Somalis there to find lasting peace and safety insha Allah.
@@amalali8712 that’s not the point. The hell is somalilander, it’s not even in Somali language. We are called Somalis, even us in Djibouti 🇩🇯, not even colonial borders can change who we are.
@@nunuissa6376 That IS the point. I actually gave you the benefit of the doubt that you weren't starting some partisan BS so responded on the basis that plural of us is Somali than "Somalis" as I wrote in English. Sadly here you are starting nonsense as suspected on a peaceful comment. I suggest you park your basic & immature attitude as its unnecessary and actually ill informed. I call myself whatever I please. Stay in your lane.
Somalia the same people with the same language culture & religion! You need unity! Unity is Power! Listen to each other and work together to build your nation & your people! 🇪🇷💝🇸🇴👌👍
Wise advise. Thank you. specially coming from an Eritrean brother. I know You have good wishes for Somali people, and I can guarantee you it's absolutely mutual feeling from all Somalis. We all love Eritrean people🇪🇷 0:04
Good and amazing girl on her own country and Ethiopia . It is encouraging for me and my 19 year old daughter to visit your Mogadishu of course she knows Ethiopia all over we will see.
Actually we have same architecture where i use to live morocco. Always loved to visite Somalia its so beautiful, got ppl ppl here in sweden from there nicest ppl ❤
Thanks walaalahaan reer Somaliland ee Muqdisho soo booqday. Muqdisho waa meesha soomaali qabiilkasta uu ku noolaan karo, ka shaqeeysan karo. , taasna waxa u sabab ah in reer Muqdisho yihiin dad gob ah. Alxamdullillaah. I wish meel kasta ee soomaali deggan yihiin Saas noqoto like Muqdisho. . Guuleeysta Soomaali Weeyn i love
Muqdisho inay Dad Goba Oo Somali Nimada Jeceli kunolyin wanu Ognay Alle Ha Barakeeye Lkn Dad aan Rer muqdisho ahayn ba Dadka Fogaynaya Wanu Fahansanay lkn
Mashallah maxadsanid walal in aad meel qurxon so sawirtey. Muqdhisho ama somaliya dadka uu dhashay waxan ka codsanay iska daya kenya iyo mela kaleto aad diseysan.Markasta rer muqdisho ha xasustan rabbi anaga rer somaliland markan dulka somaliland ku so nogoney 1991 guryahu way burbursanayen waxan ka so bilowney meel xooseyay.markas rabbi talo sarta oo aamina dulkin.hadal hays ha nogdo lama huran waa caws jilal.inshallah khayr
@@sunshineseaandvitamind8620 walal somaliya iyo somaliland waa laba anigu waxa ku so nogdey dulkagi oo hal guri ka dhisneyn markas waad aragta sida lo dhisey inshallah wax noo qorsheysan in magaloyinka waweyn ka qurux badnada dubay iyo Singapore iyo in somaliland melkasta iska filnado sida beer,macdan,warshado,cafimad,waxbarash melkastab.lakin somali dadka dagan waa in Ay aamina rabbi talo sartan.
Masha Allah, sister thank you for your great effort and dedication to show us the other parts of the capital where the media and others don't show us. This is really amazing, I never thought there is beautiful villas and buildings with exceptional designs in Muqadisho like these. Allah noo barakeeyo oo noo nabadeeyo wadanka. Salaam from Soomaali Galbeed👋
Mogadishu iney sidaan u qurux badantay weligay ma moodeyn media uunbaan ka arki jirey qarax iyo dhibato lkn hadeer waxan ogadey inay ledahay dhinac kale kaasi oo ah dhinaca quruxda badan Mansha Allah alle haka qabto wxi dhib wade ah
This lady she's smart maasha allah she took her mother everywhere mothers always loyal to their kids but friends will take advantage of you be careful of friends
This shows the international media and the politicians who are taking the habit are saying that it is false. I have submitted many videos but I have watched 1-2-3. The reason I watched it is so that you can see the reality with your own eyes. Welcome to the city.
Reer Kunfur iyo bari waxaad ku garanaysa, markay arkaan qof aan iyaga ahayn waxa ka soo horeysa midow iyo somalinimo. Waar anaguba muqaladiina waxaan daawana anagoon midow iyo siyaasad ka hadal ee jooji waxa aad wado.
@@aminabdishakour waa doqonnimo 30 sano oo kala qaybsanaan iyo laciifnimo ah inaad wax ka baran wayso..adigaa is qoqob aan dhamaad lahayn ku jiray..jiilka soo socdaa ma sidaadoo kalaa la rabtaa?
@@mohassan498 Lack of capacity and financial modeling issues. Plus security was bad last year around election time. It's on hold now. But Dahab Tower is under construction!
@@theancientsancients1769no, they didn't cancel it infact it was commenced and flagged off by the mayor of Mogadishu. 👇 ua-cam.com/video/1IB_4Y1si3U/v-deo.html
I AM FROM HARGAYSA. ILAAHOOW U SIYAADI NABADA. REER MUQDISHO. AAMIIN AAMIIN WAAN KU FARAXSANAHAY HORUMARKA. MAASHA ALLAH
Adeer ku soo dhawaaw waa dhulkaagii hooyo waan arkayay sida hooyo macaan u kala taqaan, anigan ayaa ah reer Hargeysa laakiin dagan Mogadishu hanti iyo nolol ku heysta, waa magaala dulqaad badan wanaagsan waan ku dhashay kuna dhalay.
Anagane wxaan ku leenahy Allaha nagu wada amaansado Mogadishu .dadka qaar qeeymaheeda garaneyn baa qeeyma tiraayo
gabdhan waa wadnakeedi runtaa aha waa mesha abheed ka soo jeedo hooyadeedna wa gabadh reer burco ah lakiin iyadaaba koonfur ku kortay maxad ka soo dhowyan iyada tahay inay ku tidhahdo jooge walaidan cas eega
@@sidrasirad9475 Is her about from koonfur? I didn't get it! I thought She was somalilander. Which part in koonfur?
Aad iyo aad madaaladan waa mid soomaali oodhan ay wada maalgashatay
@@geedikeenadiid2221
Yeah i bet you’re righ😜t
Hooyo waxad moodaa inay tahay dadkii ka qxay xamar oo ay weliba soomaalininadu ku weyntahay. Well come back to our Somali nation's capital. I'm one of those people who fled from Xamar in 1991 but still I love it and I hope one day it will get its old glorious days back again.
Thank u all.
islaantu waxan u malaynayaa inay tahay reer koonfureed laakiin gabadhu waa sumaysantahay. Lankay aaminsantathay
@@faadumocali-yt9zp walahi,Wa runta,lkn alah xaqa hayuso,dadku wawalal guul somalia
@@faadumocali-yt9zp way sumaysantahay maxad ka wadaa, lanka haday aaminsantahayna, cuqdada iskadaa
@@faadumocali-yt9zp maxa ka qaldan video-ga waxas looguma hadlin, mida kalena suurad fican bey xamar ka gudbineysa maxad ka rabta gabadha waxay doonto ha aaminte
@@faadumocali-yt9zp Labada Ada Sumaysan Fikir uu qof Aminsanyeyna ku cunduriyadaynaya
I am really happy to see the rapid growth of Somalia...
I wish Somalia will set an example for every country in the world...
Love from Bangladesh.🇧🇩
tysm ❤
Thanks for another great video. I'm a fellow Somalilander born there and left at 18 months old. The beauty of Xamar is legendary and see it in old family photos from early 70s. I hope it returns to its former glory & for Somalis there to find lasting peace and safety insha Allah.
It’s Somali🤦 omg y’all embarrassing🇩🇯
@@nunuissa6376 LOL, you need to relax & not take yourself so seriously. "Y'all" doesn't exist either in proper English, just saying!
@@nunuissa6376hush adeey gumeysi ku jerta af fransis ku hadla😂
@@amalali8712 that’s not the point. The hell is somalilander, it’s not even in Somali language. We are called Somalis, even us in Djibouti 🇩🇯, not even colonial borders can change who we are.
@@nunuissa6376 That IS the point. I actually gave you the benefit of the doubt that you weren't starting some partisan BS so responded on the basis that plural of us is Somali than "Somalis" as I wrote in English. Sadly here you are starting nonsense as suspected on a peaceful comment. I suggest you park your basic & immature attitude as its unnecessary and actually ill informed. I call myself whatever I please. Stay in your lane.
Masha allah muqdisho quruxdeeda ilahow nabad ka dhig oo barakee amiin
Amiin yarabi 🤲
Amiin yaa Rabi
Waaba nabad ee allaha usiyaadiyo
ماشاءالله اللهم أجعل هذا البلد آمنًا مستقرًا وسائر بلاد المسلمين أخوكم من ارتيريا ❤❤❤❤❤❤
شكرا جزيلا اخي
شكرا اخي ❤
Welcome to mogdisho caddey and I am highly appreciated your new Vlogs please keeping going for inspiring somali community to be patriotic
ما شاء الله حمر البيضاء 🤍
آللهم إجعل هذا البلد آمنا مطمئنا سخاءا رخاءا وسائر بلاد المسلمين ❤
آمين
Somalia the same people with the same language culture & religion! You need unity! Unity is Power! Listen to each other and work together to build your nation & your people! 🇪🇷💝🇸🇴👌👍
Tnx❤😊
Wise advise. Thank you. specially coming from an Eritrean brother. I know You have good wishes for Somali people, and I can guarantee you it's absolutely mutual feeling from all Somalis. We all love Eritrean people🇪🇷 0:04
To all of my Somali brothers and sisters, we love you, pray for your prosperity, and really wish you all the best. Greeting from Iraq.
I am from somaliland but have love for my brothers and sisters from 🇸🇴, pray to Allah that he guides us all and peace and stability in our lands.
Muqdishu is Ur capital bro.
What.... brother you're talking about the same place😂😂😂
Excuse but Somalia 🇸🇴 is not bad that’s your capital city. Wake up 😊
Some people are daydreaming😂
lol
Masha'Allah thanks showing us the beauty of muqdisho
May Allah bring Somalis together
Amiin ya Allah 🇸🇴
No .thank you khaladkuu Awaawayad samay Anigu masamanay ilhy midnmo doqnmadah nadhaafiya😢
One unity One Somalia 🇸🇴 May Allah bless our beautiful country and its people
Love from Srilanka 🇱🇰
The birds chirping and singing on the background.... A nice place
Good and amazing girl on her own country and Ethiopia . It is encouraging for me and my 19 year old daughter to visit your Mogadishu of course she knows Ethiopia all over we will see.
Wowww your country is beautiful. I'm watching from india . I would love to visit Somalia in future.
Welcome 🇸🇴❤️❤️
Actually we have same architecture where i use to live morocco. Always loved to visite Somalia its so beautiful, got ppl ppl here in sweden from there nicest ppl ❤
Well come❤
Allah!!meeshu qurux badana weligey ma arag muqdisho ayaana ku barbaaray mahadsanid samiya iyo hooyo sida noo tusteen❤
Maansha Allaah, Mogadishu is shining.
Inta aad joogtaan beeraha balcad ee wabiga shabeele soo booqda 30 km ayeey u jirtaa magaalada daarusalaamna 15 ilaa 20 ayeey u jirtaa hadaad awoodaan
Thanks walaalahaan reer Somaliland ee Muqdisho soo booqday. Muqdisho waa meesha soomaali qabiilkasta uu ku noolaan karo, ka shaqeeysan karo. , taasna waxa u sabab ah in reer Muqdisho yihiin dad gob ah. Alxamdullillaah. I wish meel kasta ee soomaali deggan yihiin Saas noqoto like Muqdisho. . Guuleeysta Soomaali Weeyn i love
Muqdisho inay Dad Goba Oo Somali Nimada Jeceli kunolyin wanu Ognay Alle Ha Barakeeye Lkn Dad aan Rer muqdisho ahayn ba Dadka Fogaynaya Wanu Fahansanay lkn
Mashallah maxadsanid walal in aad meel qurxon so sawirtey. Muqdhisho ama somaliya dadka uu dhashay waxan ka codsanay iska daya kenya iyo mela kaleto aad diseysan.Markasta rer muqdisho ha xasustan rabbi anaga rer somaliland markan dulka somaliland ku so nogoney 1991 guryahu way burbursanayen waxan ka so bilowney meel xooseyay.markas rabbi talo sarta oo aamina dulkin.hadal hays ha nogdo lama huran waa caws jilal.inshallah khayr
SOMAALIYA IS SOMAALIYA,MARKA YOU DREAMING XAMAR WAX ISAAQ UGA BADAN MALEH YURUB CAMALEEY U JECEL YIHIIN UNA SO AADAAN
@@sunshineseaandvitamind8620 walal somaliya iyo somaliland waa laba anigu waxa ku so nogdey dulkagi oo hal guri ka dhisneyn markas waad aragta sida lo dhisey inshallah wax noo qorsheysan in magaloyinka waweyn ka qurux badnada dubay iyo Singapore iyo in somaliland melkasta iska filnado sida beer,macdan,warshado,cafimad,waxbarash melkastab.lakin somali dadka dagan waa in Ay aamina rabbi talo sartan.
Well done, Mogadishu gradually you guys are putting things in it right place.
You've finally made it to beautiful Mogadishu! I hope you had an amazing time. And do come back!
😮😮😮 ManshAllah, What beautiful land
Masha allah abaayo.. thank you for sharing the beauty of our city.. love your vlogs btw, keep going hun xx
Saamiya iyo hooyo soo daga muqdisho waa dhulkiinii hooyo ilaahey soomaali oodhen habarakeeyo aamiin 🎉
I am first I love that ur showing my beautiful country Allahumabarrik!!🎉
Iyada wadankeeda ma aha 😂
MAASHA ALLAH BEAUTIFUUL MAY ALLAH KEEP XAMAR'S PEACE AAMIIN
Hiii we have the same name
Masha Allah, sister thank you for your great effort and dedication to show us the other parts of the capital where the media and others don't show us. This is really amazing, I never thought there is beautiful villas and buildings with exceptional designs in Muqadisho like these. Allah noo barakeeyo oo noo nabadeeyo wadanka. Salaam from Soomaali Galbeed👋
Thabks for this vid. It was really an eye opener
Welcome Walaashay Saamiya and your strong mother to your capital Mogadishu , hopefully you will comeback to Hargeisa with the flag of Somalia
Maansha Alla
Ser flod ud
Allow dhibka illali
Jeg
Fra
Somaliland
Love muqdisho
Waan
Ku farxay
Mashaallah beautiful Mogadishu ❤❤😊
Woooow waa magaala igu cusub dhismayaal jadiid ah oo qurux badan
Mogadishu iney sidaan u qurux badantay weligay ma moodeyn media uunbaan ka arki jirey qarax iyo dhibato lkn hadeer waxan ogadey inay ledahay dhinac kale kaasi oo ah dhinaca quruxda badan Mansha Allah alle haka qabto wxi dhib wade ah
Weliba intaan waa qeyb yar oo kamid ah kawaran maagaalada inteeda kle Caasimada Allaha noo barakeeyo ❤
MASHALAAH TABARAKALAAH DARASALAAM MUQDISHO
This lady she's smart maasha allah she took her mother everywhere mothers always loyal to their kids but friends will take advantage of you be careful of friends
This shows the international media and the politicians who are taking the habit are saying that it is false. I have submitted many videos but I have watched 1-2-3. The reason I watched it is so that you can see the reality with your own eyes. Welcome to the city.
Welcome to the your home we are all somali and enjoy your vacation
mashaaa Allah it's so dam beautiful weather, house designs and everything else ❤❤❤❤❤
Come to Afgoi and see the nature ❤🌴
Thank you'always
MASHA Allah
masha allaah Mogadishu, deegaanka daarusalaam meel aad uqurxoon oo nabad ah oo aad u hormarsan allaha dhowro insha allaah , adiga soo dhawaaw walaal samiya.
Its so hot n humid this time around . I went about this time n its unbearable . July to sept is the best time to visit.
Maasha Alah habo mcn adiga Iyo my sister welcome to Mogadishu Xamer cadey
I love my brothers in Somalia...🙏
geedka caleemaha waaweyn waxaa la dhahaa beedaan. Terminalia catappa. talie. Indian almond. google it you'll see it. its delicious.
Caasimada dalka aanu walaalaha nahay e somalia masha allah
🤣🤣🤣 dalka aad walaalaha tihiin 🏃♂️🏃♂️🏃♂️
Funny😂😂
@@mohassan498 sxb cunsuriyada iskada waa somalia wa dal walalehen ilahy kuwi tashada haka dhigo amizomna haka saro
@@AhmedMohamed-cn7xn I’m not resist sxb lkn adoo Somali ah inaad tiraahdo ‘Dalka aanu Walaalaha nahay e Somalia’ that’s weird bro Dalkale oo Somalia ladhaho miyaa Jiro?
Wa muqal quruxbadan thanks abayo noso badi insha allh somalia hanolato❤❤
I am unionist and like to see a united strong Somalia
Reer Kunfur iyo bari waxaad ku garanaysa, markay arkaan qof aan iyaga ahayn waxa ka soo horeysa midow iyo somalinimo. Waar anaguba muqaladiina waxaan daawana anagoon midow iyo siyaasad ka hadal ee jooji waxa aad wado.
@@aminabdishakour SAAXIIB MIDOWGU WAA AAYAD QURAAN AH
We dont care and we aren’t unionists. Keep your country to yourself and let us be free to be somaliland.
@@aminabdishakour waa doqonnimo 30 sano oo kala qaybsanaan iyo laciifnimo ah inaad wax ka baran wayso..adigaa is qoqob aan dhamaad lahayn ku jiray..jiilka soo socdaa ma sidaadoo kalaa la rabtaa?
There's no other way it's either unity or we cease to exist as a nation.
Dahab marina city is coming on beach front of the Lido beach too
Dahab Marina was cancelled unfortunately due to lack of capacity
@@theancientsancients1769mxa loo cancel gareeyay walal
@@mohassan498 Lack of capacity and financial modeling issues. Plus security was bad last year around election time. It's on hold now. But Dahab Tower is under construction!
@@theancientsancients1769no, they didn't cancel it infact it was commenced and flagged off by the mayor of Mogadishu. 👇
ua-cam.com/video/1IB_4Y1si3U/v-deo.html
You’re amazing guys so beautiful
Maasha Allah nice video thank you
Beautiful
Assallaamu Calleykum Sis, thanks for the tour, also i would suggest you to find the local youtubers, they can show you the inside and outside city.
Beutfull city my mother told me story about xamar when i was young but i neve seen it hopefully ill visit it soon
I do admire what you and your mother are doing. Kudos to you!
Masha’Allah, great videos!
Mashalaah
Ilaahey kacabsada gabadhan aan ixtiraano somaliyeey siyasada kadaaya aad uso qoreesiin dad xanuunsan
SunxaanAllah
Allaha qurux badanaa ma muqdishaa halkaan
Aad iyo Aad waliba xaafada darusalam waaye oo magaalada banaankeda ku taal welcome to Mogadishu abyo
Haa
I proud of you to make volg in our all country Somalia how beautiful it ❤
At 10:13 dhawaqa shimbiraha beautiful. 👍🎉
Maasha Allaha. Gabdhahayagii Muqdisho ayey u lugabaxsadeen, Allaha xafido.
Xamar Caddeyn Minow Cismaan.
Well come your capital your home I see your videos hargaya Somaliland you& your mame well come again
Geedka aad fahmi weysay waxaa la dhahaa baydaan wuxuu dhalaa fruit casaan eh ciyaalka ayaa jecel waana daawo qumaha u fiican
ماشاء الله. Beautiful city
Mansha Allaah xabibti ❤❤❤ kusoco
City capital of somalia ❤❤ from Ireland
Hargeyso muqdishaa ka qurxoon runti🤗from hargeyso😊
Maxaa ku tiri? Meeshaan waa xaafad kaliya magaalada dhan ma ahan
Masha Allah 😊
Welcome your City❤
I like to watch ur videos wallahi since you came Mogadishu and you have got a lot of views Mashallah Let’s GOOOO😆❤️
maansha allah best VLOG
Wow! Amazingly beautiful
Masha allah beautiful 💪👍ilke
Nice to give us the Mogadishu that main stream media keep on avoiding much love from 🇰🇪
MASHA ALLAAH
Hore u soco
Let everyone know Somalia is NOT a failed state. No one can convince a Somali "you are failure." Cause we are not.
Hanka lama lumiyo. We don't accept whatever the call us. Iam somali who was born abroad for 4th generation, I survived to be proud of my heritage.
@@noahD1636 respect 💯
Maasha Allaah
Muqdisho is back
Al xamdulilaah
Illaahoow u siyaadi
Intii godka u gashay
Alle ha u naxariiso
Saamiya Mahadsanid
Mogadishu is clearly bouncing back. Watch this space folks. Congratulations from Kenya.
Great video. Keep up the good work.
Nice.. even the perimeter walls are are artistically decorated..The people have a test for beauty...
The tree that u said I never saw before is called Hiinfaal
Masha alaah waxaad i tusdey gurigeygii oo labasono ii gu danbeysey inaanrko thank you ❤
Loved tour my home town muqdisho❤
Saamiya adiga iyo hooyo ilaahey qeyr heydinsiiyo aamiin quruxad dalka hooyo maasha alaah maasha alaah barakee alow xamar 🎉🎉
Maasha alaah maasha alaha ku barakeeyo Saamiya qurux aad muqdisho ood natustey walaal hooyo nagusalaan . Barakee alow xamar from yurub 🎉🎉
Welcome to Mogadishu that tree at 7:49 is called Baydaan.
I remember when we young we chant “Baydaanka soo hoobiyoo halahoo isii”
Great adventureMasha Allah love it 🤩🤩🤩🤩🤩🌹❤️🌹❤️🇨🇦
Ma Sha Allah. Joining you from Kenya
masha allah waan ku farxsanahay in aa dmuqdisho tagteen please afoye taga
Excellent video
Ku so dhawow mogdisho cadey 🤩