Sheikh waga arkay isko waxas samenya waan ka naxay waxan maqlay xayeeysis bu ahaa sheikh marku yara waxa la dhahy wu dhib badana hooyadis waxey ugu ducen jirtay imaamka Makkah Allah ka dhigo masha Allah, Allah wu u aqbalay. Saudi Arabia ninka heysta shartisa Allah na dhaafiyo dadal badan wuxu ugu jira inu western kale ka dhigo sidu lacag oga sameyo.
Masha'Alaah Sheikh. Ilaahow ku barakee. Sida ad noogu bayanisay. Aiga iyo dadka. I Lamida. Wan oyey. Markan arkay sheikha. Waxaan is iri .Midabka imya. Lo. Cunsurinaya. Subxanalaah.
Mashaa Allah Jazakallah kheyr Sheeqeena Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro Sida aad ugu adeegeysa dalkeen iyo diinteenaba kuwii ku waan qaato Allah anaga dhigo amiin amiin yaa Allah ❤️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
هذه المقابلة تمت قبل تسعة اشهر أي بعد عدة شهور من تمثيله لهذا الإعلان لذلك تأكد دائما من ان تكون مواضيعك متماشية مع الوقت والزمن . التعليق دا كان لازم عرضه قبل مدة بس الحين سقطت صلاحية هذا الموقف. على كل حال شكرا دائما على تثقيفك الهادف
Ismael Walaahi well said. Right now I don’t know even know what to believe. These nowadays UA-camrs never check their source . How can you validate this clip against an old video . I always taught this check lost his faith but do t know to say.
Amiin Amiin wa dawan l jiray waka xumahay shayuqda sacudiga waxaku dhacay At waxa uga sexumahay shekh Salman cowda wixi lagu xiray Asago waliba xaskisi shil gari Ku geri yotay oo ciyal rajo Abe iyo hoyo u Ahaa Allah ceynahum
Sh waa aaqiru samaane bal aniga icafi pls illahay waxan kabaryayaa in smli wayn heshiis abid ah dhexdhigo anagoon qabiil aqoon ayaan qabyaalad baranay waxaanse ku farax sanahay inaanan marna rabin in qabiilkaan kadhashay qabiilkale gumaysto ama ka gardarnaado lkn waxaa iga dhaadhac san in qabiil smlida kamid ahi aad u cay badan yihiin,gaan badan yihiin rabaan inay smlida kali ayagu xukumaan illaahow nawada cafi qaatumo wanaagsan nagu dil aamiin aamiin aamiin
Shk waa ku salamay Hada ka horna waa ku sheegay ina runta fahamto hada rabto fiirso marvelous quran kanal la dhaho yt ah Shekada aa shegayso sidi looga hor tegi lahay
Wa waxe sudeys ku qima dilen culamada qara dowladoda sidi dhurwa ugu baqo maxa sugesa he mar hada qimo dhacdid arme ku rontahay sidi qalid Rashid In lagu xiro
Illaahay ha ka qabto Culumada kuwa dhibka ku haya 🤲
ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah allah ha badbaadiyo culumadeena meel aamiin Allah hanaga qabto kuwa munaafaqiinta aamiin
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
Ku saliya Rasuulkeena muhamed khayru khalqilaahi 1 Mar aad ku salidid 10 ajar ALLAHU AKBAR 🕋🕋✨️✨️✅️🙏
Sh moxamed cariifi Alle ha ugargaaro wan dhagaysan Alle ha xifdiyi
Maskiin. Ilaah subhaan wata'alaa Hana asturo.
Culumada Allah haka xifdiyo dhgartaas.
telefishinada sacuudiga waxaa laga waayay culimadii fatwoon jirtay saxiix waa run, films iyo heeso ayay noogo badaleen, sheekh shukran inaad arimahaan lasocoto soona bandhigeysid... allaaaah xaafiz
Thanks for my dear brother may Allah bless and protect you 🙏
Wacalaykumusalam waraxmatullaahi tacala wabaraakatuh
Waa runtaa Allah diinteena iyo dadkeena xafido
حسبنا الله ونعم الوكيل
They also use racism on him. I have never gave up on him. I still listen to his Tilaawaat
Aamiin Aamiin Aamiin yaa ALLAH
Ilahey xaqa ha tuso oo culimadana ka qabo amiin
Asc sheekh wax badan ayaa noo ifisay masha allah shukran
Dulmi did ...kheir bane kuu ogayahay! MashaAllah
Sheikh jezaka Allah kheyran Allah na badbaadiyo anaga iyo intii Muslim.ah meelwalbo joogaan
DULMI DIID = AL ITIXAAD warkeyga intaas ku dhameeyay aniga
Waa akhiru zamaam ilahay ha naga bad baadiyo shartooda
sucuudiga wax weyn ayaa ka socda walhi ilaahey qeyrka ha waafajiyo... aamiin
Wlhi waa ku qaldame sheeqa waa markee somalida dhahaan hubsiimo hal ayaa lasiistaa
Sheikh waga arkay isko waxas samenya waan ka naxay waxan maqlay xayeeysis bu ahaa sheikh marku yara waxa la dhahy wu dhib badana hooyadis waxey ugu ducen jirtay imaamka Makkah Allah ka dhigo masha Allah, Allah wu u aqbalay. Saudi Arabia ninka heysta shartisa Allah na dhaafiyo dadal badan wuxu ugu jira inu western kale ka dhigo sidu lacag oga sameyo.
Jaziiratull carab maraan fogeyn dhulka lagoidoono ileen saacadii qiyamahaa sodhawatay ALLAHAnabadbaadiyo aamiin
Mansha Allah sheekhow koofiyadahaaga Waan jeclahy xageen ka heli karaa
Subxanalaah waa aakhiro saman😢😢
Sheikhan Allah Haxafidho Dambigiisana hadhaafo .....Waa Qaari qiimobadan
استغفر الله و اتوب اليه
Thanks sheikh Aamiin
Masha'Alaah Sheikh.
Ilaahow ku barakee.
Sida ad noogu bayanisay.
Aiga iyo dadka. I Lamida.
Wan oyey. Markan arkay sheikha.
Waxaan is iri .Midabka imya.
Lo. Cunsurinaya. Subxanalaah.
M.a horey usoco sheikh dulmi diid
Sheekh Culimadii Sacuudiga ee aad raadinayso waxay ka buuxaan Xabsiyada in badan oo ka mid ahna waa la khaarajiyey
Waa Fidno lagu wado inladhexdhigo Aminaadka Diinteena Xisbinullaah
Mashaa Allah Jazakallah kheyr Sheeqeena Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro
Sida aad ugu adeegeysa dalkeen iyo diinteenaba
kuwii ku waan qaato Allah anaga dhigo amiin amiin yaa Allah ❤️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sucuudi wuu kudaayey adduunyo xaal qaado allow noo gargaar Walaahi waa run muqadasaadkeni ayaa jooga
Dr salmaan al cawda
Ibraahim as sakraan
Sh Cawad al qarani
Sheekh Khaalid iwm
Jeel bay ku jiraan si dulmi ah
Magaca aad wadato Dib u eeg waayo waa la qayanay ok
Adiga nin imam Makka ah umadda muslimiinta lkn adiga ii sheeg waa laga caqli badiyay taasi ma soconeyso
اللهم امين يا رب العالمين
Wax badan ayaa noo ifisaa allaha ku dhowro
سبحان الله!!!!!😳🥺
Ilaahay madax wanagsan ha inoogu badalo oo diinta jecel. Kuwaan maanta madaxda inoo ah Muslim lama oran karo.
Shabaab sacudiga iyo carabta aya asaasay ayaga aya fikerkas kushubay
Sbxnllah ilaahey ha siidicdo culumada meel walba oo ey joogaan aamiin
اللهم فك اسراهم
Culimada dulmi wayn ayaa lagu hayaa
Maanshaallah
Allahu Akbar
Allaha xifdiyyo umaada muslimiinta e sucudiga dagaan iyo dhaman calaamka dafihissa
m.a❤️🌙
Asc Allha kubarakeyo
هذه المقابلة تمت قبل تسعة اشهر أي بعد عدة شهور من تمثيله لهذا الإعلان لذلك تأكد دائما من ان تكون مواضيعك متماشية مع الوقت والزمن .
التعليق دا كان لازم عرضه قبل مدة بس الحين سقطت صلاحية هذا الموقف.
على كل حال شكرا دائما على تثقيفك الهادف
Ismael
Walaahi well said. Right now I don’t know even know what to believe. These nowadays UA-camrs never check their source . How can you validate this clip against an old video . I always taught this check lost his faith but do t know to say.
Yeah it is old.
Sallaahu calayhi wasalam ❤❤❤
حسبي الله ونعم الوكيل
It is because on his colour😢😢mat Allah save our sheikh
Asc dulmi diid side thy aqii waxan ku weydina saaxibkaagi idaacada buulo xubey xasan cusman intee ku dan beeyaya ayaan taan ma arko usheeg waxat leedahay wiil janaalka kuxeran aya kuweydiiyay maxamed maslax Alcansi maxat wax uso dhigi la,dahay ku dheh saaxib dulmi diid iga gaarsii fariin teydi
Amiin Amiin wa dawan l jiray waka xumahay shayuqda sacudiga waxaku dhacay At waxa uga sexumahay shekh Salman cowda wixi lagu xiray Asago waliba xaskisi shil gari Ku geri yotay oo ciyal rajo Abe iyo hoyo u Ahaa Allah ceynahum
Cajiib !!
Alle hanaga qabto munaafiqiinta muslim buu kula sheegan yahuudna ka khatar badan bal eega m. Binu said, siisi,iyo m.b.salmaan
Allaah ha ka qabto culumada
Sh waa aaqiru samaane bal aniga icafi pls illahay waxan kabaryayaa in smli wayn heshiis abid ah dhexdhigo anagoon qabiil aqoon ayaan qabyaalad baranay waxaanse ku farax sanahay inaanan marna rabin in qabiilkaan kadhashay qabiilkale gumaysto ama ka gardarnaado lkn waxaa iga dhaadhac san in qabiil smlida kamid ahi aad u cay badan yihiin,gaan badan yihiin rabaan inay smlida kali ayagu xukumaan illaahow nawada cafi qaatumo wanaagsan nagu dil aamiin aamiin aamiin
aamiin yaa rabi
Shk waa ku salamay
Hada ka horna waa ku sheegay ina runta fahamto hada rabto fiirso marvelous quran kanal la dhaho yt ah
Shekada aa shegayso sidi looga hor tegi lahay
Xaqa alaha nawafajiyo
Aamin yaarabi kuligeena
Subxanallah Subxanallah
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
Maad sheegtid wadanka somalya walagu soduulay dawlad nimada cida udiidan wacadahay mana shegi kartid shabab miya jogay 50,0000 cidana aya sogalay walina waa jogan 15sano cida didan somalia in cuna qabataynta hubka laga qaado oo dawladu wadankeeda xog kumuquniso kuwa kaso horjede yadidan sheeg iska aamus qof yahow wax ma ogide mana shegi kartid ilayn lacagta cayrta ayad kaqadaa ama waad ushaqaysaa kaqadataaye
Sxb sheekha wax sax ah ayuu ka hadlay ee saas ha ula hadlin
Aniga عادل الكلباني Waa Ka Go'ay
waliba aan kuugu daro, shaleemooyin cusub ayaa shaarac walba laga furay! 😣
Ha
WAXAY DHAHAAN SHIIDAALKII WUU KA DHAMAANAYAA.MARKA NAAGAHOODAYNN.IIBSAN
asc waan fahamsana in sheekh laqasbay asago tusaale looga dhigay culumada la laya hay meel kudanbeeyeen
Sheeqow maa arkiin kalbaani asigoo waadaayo motaada harlley Devidson leebisan dharkaa bronex
Subxnaal allah
Kirdheh waa ogaaa
This week waxaa Ka jiro feeer sacudi Sunday night Logan buul shiikh
Logan poul waxan rabaa in aad fiirsado aniga xataaa waa ley jecleysiyey
Feerka waan sugu ladahay
Amiin Amiin Amiin
SUBXANALLAAH ILLAAHEEY HANAGA QAABTO KUWAA BADALAAYO
Somali waa khashin walaal iskadhaf
SHEEQ Dulmidiid waxaad isoo xasuusisay hadal uu Aabahey uu idhay oo ahaa...
kuwaas CULUMADA DHIBAYA KUWO CADAW AH BAA DHAHA WAA ISLAAM
Aa kuu daro sucuudiga fisqi aan la arag ayaa ka socda alla hanaga badbaadiyo
Allah Akbar
Sheikh ruun miya ino dahai hesaha wa hala sheikhl plzzz jawab igasosi
Kii turubkana ma ogayn miyaa sheekha
Wa waxe sudeys ku qima dilen culamada qara dowladoda sidi dhurwa ugu baqo maxa sugesa he mar hada qimo dhacdid arme ku rontahay sidi qalid Rashid In lagu xiro
Sorry wlhi wanku dambaabnay shekhaan
Saudiga weey udhamaatay
Sheekh Khaalid al raashidi haguu ka dambeya
xabsi bn ku ogaaa wixii aan fakarkooga gudbineyn way xiraan
Waxaa imaan doona sadex saban Asabanu sabanu sakuud,Asabanu buyuut iyo Asabanu ma huwa qowlu xaq fahwa yamut hada sabanu buyuut iyo sakuud Waa soo dhaafnay Hada waxaa Ku jirnaa sabanu man huwa qowlu xaq fahwa yamuut !!!
Maalayacni barnaamij la imow waxani barnaamij maaha
Nin aan naftiisa ogayn baad nooga sheekaynaysaa
Cajiiib marks sabab ayuu uga hadli waayey mar hore ? Maxaa hada keeney ustaad inuu ka hadlo ?
Fahad mataqaana maxasuusata markad tiri waxay ila noqotay sitoosa inaad iila hadlayso aniga
Sacuudigu aad buu isku badalay allah dad fcn u soo saaro
Siciid Cuweyraan wuxuu ahaa laacib Kubada Cagta u ciyaara Saudiga. Mesi camal ayuu u ahaa Saudianka!
Culumada sucudiga waa la dhameeyay hadafkuna wuxuu yahay fisqi kor diinta hoos waaye lasocda
WAXAS WARKODA WAN HAYNA DIINTA ALA DEJIYEY ALLANA DIFAACYE
LAKIIN OGOW KHAWAAJITA XAGEY SOMALI KA SO GALEN XAQAANA YOMID AWALBA DIIN SAX AH HADEY WADEN SIDAAN MA QABSATEN EE WARIYE ADIGA OGOW KUTUBTA ITIXAADKA MA SAXBA
Waxaas aad sheegee oo dhan waa wax wahaabiyada u gooni eh wll oo marwaliba reer galbeedku dunida islaamka ku humeestaan anaga hadaan somali nahay culumada sucuudiga dhibaatada ugu weyn ee umad muslin eh soo gaarto ayeey noo geesteen oo qarax iyo isneceeb iyo dulmi ayeey noo keeneen sucuudiga caalamka islmaaka dhib ayuu ku haayaa wexeey taageeraan in muslimiinta shiinaha la dhibaateeyo muslimiinta India la dhibaateeyo muslimiinta mayanmaar la dhibaateeyo muslimiinta yaman la baa bi iyo culumadoodane raali ayeey ka ahaayeen marka allaha naga qabto culumadooda iyo dowladooda waa isku mide
N N K H❣❣❣❣❣❣❣