Heesta iyo qisadeeda ba aniga ayh ku nool imka xfda gurya samo ayn ku dhashay ku koray imikana qatar ban jooga oo aan ku noolahay hees mahe wlhi waaa xadiis 😊❤
Kuala Lumpur, Malaysia 19/10/2019 3:45 AM subax sabti soo galayso ayaa anoo kubad soo ciyaaray oo hurdo isu diyaarinaya heestan youtube-ka kala kulmay. Maxay waayo waayo isoo xasuusisay qof dalkiisa ka maqan uun bay heestani saani uguusi dhadhamaysaa, hada oo aan heestan dhagaysanayo niyadaydu kumanaan kilometer bay badwaynta ka talowday waxayna ku sugantahay guryosamo iyo goljano iyo beledkii raaxada hargeysa hadhwanaag.
Yaxye maxamed Diriye inadeer salan sare wali qaraamigii kamad jiiba keenin cawan Axmed mooge ku samalaylayee 12:54 mid night hargeisa Allaw hawla sikhir inadeer aadna khayr iyo inaynu caafimad isku aragnaan ku rajaynaaya Waa ka jacaylkii Qadar ka heele
Hargaysa way Amaan badatay Allah Amniga Hakusugo Faragalinta Shisheeye iyo Gaaladaba Haka dhawro Walalhay Muqdisho Allah hakaqabto Fargalinta Shisheeye Ee imaartku 1 ga kayahay Aamiin Allah na Hawnaxariisto Fanaanka Heestan kuluuqeeyay Axmed mooge Liibaan & walalkiiba🤲
One of my favourite songs,anoo yar ayaa adeerkay dhagaysan jiray markaas baan agtiisa intaan fadhisto baan la dhagaysan jiray, illahayow Rabbigayow u naxariso, Ahmed mooge libaan
alle haw naxariisto mujaahid maxamed mooge wuxuu ahaa halyay nagu wayn oo aanaan iloobi Karin godka lagu janee mujaahid qoriga uqaatay siduu dalkiisa af iyo adinba uga xorayn lahaa cadowga
dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi naxariistii jano allaha siiyo axmed mooge fanka soomaaliyeed saas ayuu qiima u lahaan jiray maanta waa la kufsaday fankii
Allaha u naxariisto Axmed Mooge waxaa iigu dambeysey 1995kii Nairobi ISLI 5STR ayaan meel roob uga wada gambannay . Sanad ka dib anigoo xamar jooga ayaa la ii sheegay geeridiisa.
warya dadka beenta kada heestan nin layidha axmed gadari ayaa u qaday xaskisa wana habaryarty sucad xasan qiso ayaay ledahy inbadan ayaay u meher sanayd markaa waxay ku tiri ifuur heestan ayu intu sameyay ina mooge u dhiibay wana lawada ogyahay
Dee adigii baaba bilaabay e. 😂 Waan kugu raacsan ahay. Ilma Mooge waa rag innaga wada dhexeeya, in ay ehel leh yihiin oo ay qoys yihiinna waa iska sunne. Laakiin ninkii nin ka sheegtaa ceeb iyo cay buu ku yahay sharafta fannaaniinteennaa. Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba.
Reer hargaysa salaan sharafeed inta hees lagu sheegay tiro malahan guryasamo hargaysa guul FROM MOGADISHU
Masa
Reer Hargeisa way nasiib badan yihiin waxa ku dhashay magaaladooda labada mooge
alaahu akbar.
HAADKA FANKA BENTA DHAF ILMA MOOGE XAMAR BEY KU DHASHENE LKN EHELKODA AH RER HARGEISA
heermi ader laduba hargesey ku dhasheen oo ku koren xamar way ku hesi jiren
cabdi raxman xishood oo umada beenta ka daa
@@abdihrasak labaduba hargiesa ayay ku dhasheen,
@@cabdiraxman6731 jaw
Heestan waxa alfay Ahmed Muhumed xayad(Ahmedgadari) Alle hawnaxrizto ahmed Mooge liban 19/7/2020
Heestan waxaa alifey O'Day ree axmed nuuxa oo qadar jooga
AXMED MOOGE 1960 kii ayuu QATAR ka calaacalaayey Anaguna maanta 2019 ayaan ka calaacalaynaa
wax is bedel ahi inaanu jirin ayaad ka dareemaysaa halkaa .
Heesta iyo qisadeeda ba aniga ayh ku nool imka xfda gurya samo ayn ku dhashay ku koray imikana qatar ban jooga oo aan ku noolahay hees mahe wlhi waaa xadiis 😊❤
Kuala Lumpur, Malaysia
19/10/2019 3:45 AM
subax sabti soo galayso ayaa anoo kubad soo ciyaaray oo hurdo isu diyaarinaya heestan youtube-ka kala kulmay. Maxay waayo waayo isoo xasuusisay qof dalkiisa ka maqan uun bay heestani saani uguusi dhadhamaysaa, hada oo aan heestan dhagaysanayo niyadaydu kumanaan kilometer bay badwaynta ka talowday waxayna ku sugantahay guryosamo iyo goljano iyo beledkii raaxada hargeysa hadhwanaag.
The Sakta
wllo aniga iyo inta ka maqan Dalkeena wacan uun baa qiyaasikarta thanks
Waxaan dhagaysanayaa 13/09 /2018
Aad ayaan ujeclaa heestan ilaa yaraantaydii maanta waxaad mooda inay aniga iga hadlayso waxaan ku suganahy Qatar
Waxaas abwaanku ka heesaynaa way ka jiraan
Waxa dareemi karaa qof wadankiisi ku sugnayn
Wn salamayaa umada soomaliyeed iyo reer hargaysaa xaafadaydii guryo samo
Yaxye maxamed Diriye inadeer salan sare wali qaraamigii kamad jiiba keenin cawan Axmed mooge ku samalaylayee 12:54 mid night hargeisa Allaw hawla sikhir inadeer aadna khayr iyo inaynu caafimad isku aragnaan ku rajaynaaya Waa ka jacaylkii Qadar ka heele
31 /10/2018 thues day 12:54 mid night hargrisa city
Sxb yaxye wan ku so salamaya
Yaxyoow waa wakhtigii miidaanku dhibta badnaa kkkkkk
Khayr baan kuu rajaynayaa sxp .
Waa isla abwaan wardi qawdhan from qatar al chuwariyah
Wr Yahye😅😅😅
I was born and found love in guryosamo. Much love.
اللهم إرحمه واغفرله الفنان الراحل أحمد موغي فنان من الزمن الجميل والفن الأصيل
Hargaysa way Amaan badatay
Allah Amniga Hakusugo
Faragalinta Shisheeye iyo Gaaladaba Haka dhawro
Walalhay Muqdisho Allah hakaqabto Fargalinta Shisheeye Ee imaartku 1 ga kayahay
Aamiin
Allah na Hawnaxariisto Fanaanka Heestan kuluuqeeyay Axmed mooge Liibaan & walalkiiba🤲
One of my favourite songs,anoo yar ayaa adeerkay dhagaysan jiray markaas baan agtiisa intaan fadhisto baan la dhagaysan jiray, illahayow Rabbigayow u naxariso, Ahmed mooge libaan
Waa erayadi A
Axmed muxumed xayad
alle haw naxariisto mujaahid maxamed mooge wuxuu ahaa halyay nagu wayn oo aanaan iloobi Karin godka lagu janee mujaahid qoriga uqaatay siduu dalkiisa af iyo adinba uga xorayn lahaa cadowga
cabdifataaxaadam al axmar. Kani waa walaalkii Axmed Mooge
waa axmed mooge kani wll
Kuwa guuxa dhaafe waxa u jeda(diyaradaha )
Gaaladu samyse
Ka gudbaya badahan
So garabso leyahay
(Alhun)
23/9/2020 wed 12:00pm
Badra Jamal hirsi ❤Istanbul Turkey.
@Badra xirsi
Anigoon ku gabin iyo
Adigoon gar diid noqon
Hadii uu guyaaal badan
Nabsi gaabinaayiyo
Wakhti gaar inoo helley
@@maamemo7277 ✌✌
@@badraxirsi2345 baayo halked kalaso duula wax i reeeb i fahanoo
@@maamemo7277 hahaha ma you tüpe ba wax lagu kla qorta huno
Alleh ha u naxariisto axmed mooge. Waliba qatar ayaan ka dhagayzanayaa heestan hada 10/16 /2018
Ya Dhagaysanaya Axmed Mooge Wiilkisi Abdikarim Oo Ah Mayerka Hargaisa
Cawa oo roob da ayo quruux badan meel qurux badan na jooga, waa goljano iyo ageeda top song
Viva beautiful Goljanno.
The best section of Hargeisa.
I am sure you agree with me
Waa igubay Jacaylkuye Gurmadkiisa Caashaqa Adiguna Hagaagixin Ana Gaabis Yaan Noqon!
waa erayadii Axmed Muxumed xayd, hada wuxuu kunool yahay hargeisa . Axmed mooge allow kuu naxariiso
Maxamed Lodoon wad mahadsnty
Waa qoloma??
@@jablibaax *SOOMAALI WEEYE QABIILKIISU*
@@mohammed-jama hhhhhhh waayahay
@@mohammed-jama waa sacad muuse walaal.
Waa reer hargaysa hadda .
Noloshayda waan dhgeysan jirye waana dhegysan dona
21:50pm
Tue 30 8 22 f4
alle ha u naxariisto axmed mooge wlle aderkay cod ayuu ilahay ku manaystay
Nagaad Ali nagaaadeey indr qaali abokor muuse waxa ka dhashay laba fanaaniin oo qiimo leh alle ayaa iga dhigay Abokor muuse Masha Allah I am proud
Wa igubay jacaylkuye waxn dhagaysnaya 4/ 15 /2018 😢😭😭
dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi naxariistii jano allaha siiyo axmed mooge fanka soomaaliyeed saas ayuu qiima u lahaan jiray maanta waa la kufsaday fankii
Faarax Cabdiqaadir cali dhicis dulqaad kkk wa lakufsadayaa
Allaha u naxariisto Axmed Mooge waxaa iigu dambeysey 1995kii Nairobi ISLI 5STR ayaan meel roob uga wada gambannay .
Sanad ka dib anigoo xamar jooga ayaa la ii sheegay geeridiisa.
@@mohamedadenabdulle7150 nasiibbad lahayd wll inagu dadkaa qiimaha badnaa nasiib umaanan yeelan inanu la kulanno, malaha xilliyadaa ayan ifka so ciriirsanaynay Ahmed mooge Iyo intii lamidka ahaydba eebe haw naxariisto
Abwaan: axmad muxumad xayd "Ahmad" gadari ayaa sameeyay waxana xareediyay Axmed mooge liiban yarxama ka lah
Adeerkay Ahmed Mooge Liibaan AUN Ameen
Zayid Bolivia adeerkeeen aaamiin zxp
I love this song
wxaas aa cod laga dhahaa ilahow ku naxaiirso yaa rabi
Alle haa ku naxariisto mahamed mooge liibaan
Axmed mooge weeye maxamed maha wllo
January 11 / 2019 10:23pm ayan dhagaysanaya hargaysana wanku suganahay jacaylkayguna wlhi goljanay ku dhalatay ❤ Kuwait na waa hore ayan gaadhay
Meeluu gacal ka dheeryoo la yiraahdo Seattle ba waayuhu egeeyoo.20/4/22
Meel gacal ka dheer yahoo layiraahdo yurub intaan gaadhay waa hore waa yuhu igeeyoo ka gayoonba waayee.
Haday naftu igu sinto waan kasheekayn doona wax igusamayseen.
ilahay haw naxaristo maxamed mooge liban
2018/09/01. Allow kuu naxriiso ahmadow 💙 heestan wax la ag dhigo ka hor iyo ka Diba waayay !!
Gaaridii haweenkay geenyadaan jeclaayee adigaa galbeed iyo gal.xareediyo jiiftiyo goortan iyo hargeysiyo guryosamo kunooloo geel dhalay kumaalee
Hargaysa hadhwanaag ..
Goljano .. born there nd rise up
Salaaan gaaara....
Somaliland 🙏🐪
Lipah. ..M.M.M mujahid maxamed moog ilhy godka hakuu nuuro
Yaa salaam fannaankii codka degen macaan alle ku mannaystay axmed mooge liibaan
Waxa muhiima Abwaanka Curiyay heeskani waxuu calfaday gabadhii uu usameeyay oo hada caruurtoodu caruur dhaleen
Ahmed gadari baa la yidhaa
Hargeysa ayan jar Ku ahen reer sheikh madar waan garanayaa walhi reer ad isku jacal ayay ahyen alla ha ha dhowro
nin khalid ahmed gadari ladhahaan sxp nahay waad mahad santahay lkn wuxuu iga qariyaya qisadan
+somali funny video 1 amen ya rab thnks
@@hadadhaqaaqnow8921hee bro 😂
Cod, laxan, music qabow, deganaanta iyo siduu kuu fahansinayo nuxurka heesta waa astaamaha axmed mooge ilahay hawnaxariisto dhaxal ayaad nooga tagtay axsan fanaan
Runtii waxaa uu ahaa fanaan cajiib ah wllo
waa ereyadi Axmed muxumed iyo codki Axmed mooge ee sidaa ubarta dhalinyaro
warya dadka beenta kada heestan nin layidha axmed gadari ayaa u qaday xaskisa wana habaryarty sucad xasan qiso ayaay ledahy inbadan ayaay u meher sanayd markaa waxay ku tiri ifuur heestan ayu intu sameyay ina mooge u dhiibay wana lawada ogyahay
isnaa marka gadar ayu joogay heesta sameyay
Waw,salwa0031 you are awesome walalo since u would like to be ahmed mooge wifey thats means how much u love him.RIP AML .
Heestii inabtiday loo Qaday maxaan Radiyay lkn mnta helay
Noolow
Allay raxmaa isga iyo inta muslinak ahyed inaga hoytey amiin amiin aynu ku xigno inaguna
MArkii Ugu horeysay een dhagaystay iyadoo Dhagysi ah Waxay ahyd 2013-11-?
halkana 2018-10-9
Alle ha u naxariisto Ahmed Mooge Liibaan
garaaridi haweenkay geenyadan jeclayeey adiga galbeed iyo gal xareedi jiiftiyo gol haniyo hargaysiyo gurya samyo Ku noloo geel dhalay Ku maaloo
Allow ku naxariiso axmed mooge libaan maxa aduunka rag ka tahay
waaw yasaaam macaanaa
2020 Adduuun Aakhiru samaan ayaan joognaa hadloorkii ay ka hoydeen
I love this song , reminds me my love
are you guys sure this is not maxamed mooge
Waaw.Ahmed.mooge.
It is Ahmed not Mohamed
Alloow kuunaxariiso viva goljano
love this song guys
indr in aniga Lay zameyay modaYa xfdaYdi guryo zamo iyo gadar ta aan mnTa joogapa Lapadupa waY ku jiran
woow ala ha ku naxariisto axmed mooge
Muqdisho 1:31 malinta sabti duhurnimo 👌👌👌inta iga damnbeysa👍
12 juillet 2021
ALLAH yarhamuhu AAMIIN
Gaaridaan haweenkay geelan jeclaayey Adiga galbeed iyo guumeeys ku noole.
heestan waa heesti loqaday habar yarty sucad xasan ninkeda ayaa u qaday udhiibey axmed mooge heesta ayaa magac lagu bixiyay ninkeda waxa laa dhaha gadari
Heeestan anaa ka yaaban
Heesta nin sxb nhy ba Aad u jecla mar walbna dhagysn jiry imkna qadar bu jooga kol heestina wuu dhgysta lol 😆
Waxaan dhagaysanayaa 1/1/2023
Hargaysa, 150ka.
"Gurmadkiisa caashaqa
Adiguna ha gaaggixin
Anna gaabis yaan noqon"
Allaha unaxariistee Axmed mooge liibaan wuxuu ahaa fanaan kamida fanaaniinta somali soo maray kuwa ugu qaalisan xaga fanka runtii wuu cuslaa lkn fadlan qabiil hakusoo qabninina waa fanaan qaran Allaha inaxariistee inkastoo anigaba aan xigsado waayo waa jilibka ayayday kadhalatay
Dee adigii baaba bilaabay e. 😂
Waan kugu raacsan ahay. Ilma Mooge waa rag innaga wada dhexeeya, in ay ehel leh yihiin oo ay qoys yihiinna waa iska sunne. Laakiin ninkii nin ka sheegtaa ceeb iyo cay buu ku yahay sharafta fannaaniinteennaa. Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba.
Habeen jimce ah 9/17/2020❤
Qaar ayaa mooda heesan inannjacyl udhagaysan jiray doqomo. Taako taako ayaan idiin ladocday lkn waan iska aamusnaa
Wxn filayaa inay tahay
Kuwa guuxa dheeree( waa diyaaradahee)
Kuwa guuxa dhaafee: diyaaradaha guuxooda ka dheereeya.
Caawa Qatar ayaan joogaa meeshuu axmad ka heesayo
Qatar ayuu askari ka ahaan jirey axmed mooge
Viva burco home of the braves
ahmed jama zxb axmed reer hargaysa ayuu ahaa min ciidagale ah ha hilmaamin lkn goboladu waa isku mid
Hadi aad golmoon tahay waa i gubey jaceyl kuye...💔
Goljano😢😍allah ha unaxriiisto
Hees qaliya
Heesta waxaa ku jira gaaridii haweenkay
Int habla l.dhalaty ha ilaaliyaan hablaha
Masha Allah Ahmad Mooge Liban
Mar an jcylki ka fogaday 2021 9 .17
cawa waa ciid 12 :20 waa Germany 21/8/2018 habeen nimo waxaa i daran axmed mooge AUN
Hadan dhagaysanaya ax yaa hees allaah ya raxmaa 🙏🙏😢😢
2019/10/28. 7:47
Wow masha Allah
Hadii aad golmoontahay!! Eraygaa yaa garanaaya?
Goljano ku nool burco,xiis, sheikh, maydh berbera, las qoray,badhan, xingalool, widh widh, hol hol, buuhoodle, las canood, qorilugud, waarididaad, balidhig, gabiley, wajaale, wardheer,goday, qarbidaxar,jigjiga, gaarisa,wajeer iyo mooyaale.
Moooge qoodhiii soimaaliwayn alle w unxriiso
Masha Allah axmad Mooge Liban
Allaha unaxariisto
Goljano iyo guryosamo X hargeisa.
gaaridii haweenkaay geenyadaan jeclaayey adigaa galbeediyo galxareedi jiiftiyo goljanani hargeisiyo guryo samo kunoolo geeldhalay kumaleee meelu gacalkadheeryo layidhaahdo gadar baa intaan gadhay waa hore waayuhu igeeye hadii aad golmontahay waa igubay jacaylkuye adna gacaladaydaay
Allow u naxariiso
Hargisa muuqaalka iyo leh aniga waan dhex joogay
Waxba horumar ah wlhi imka kam mugada marka laga Reebo dikaamo caasri ah
Wadooyinki waa sidii
Muuqaalkani waa 10 sanno ka hor
Hadda hargaysa way duulaysaa
2020 6 14 Kuna Dhow 15 Ooo La 35 daqiiqo Hapeen axad
Xasus qaali
Goljano iyo hargaysa guryasamo xafadaydii ilahay igu celi anoo nabada
hargaysa guul
Ahmed mooge 💯💯😱😱
allh yarxama raaxmiin
ahmed mooge liban baban
2019 🎧✌
27 09 2021
❤️
27/9/19 bordeaux 🤳
waaw
wowed xasuusjcylwaalee
lol