TUSMO#2 - Maxamed Xasan Kormadaye- Siyaasadda iyo awoodda shacabka I LONDON 24.05.2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 тра 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

КОМЕНТАРІ • 30

  • @fnw8688
    @fnw8688 Місяць тому +2

    Hanoolaato ❤

  • @liivazza
    @liivazza Місяць тому +7

    Wlh Somalia Siyasadeeda ninkaan ayaa fahmay😂 sidaan hadii looga sheekeyo dhaqan xumadooda dad fiican ayaa siyaasada soo gali lahaa.

  • @user-tc2dk9qw8c
    @user-tc2dk9qw8c Місяць тому +2

    Maanshaa allah

  • @ahmedosman4289
    @ahmedosman4289 13 днів тому

    Waa Cagli badan yahay. Maashaa. Alaah.

  • @A__187
    @A__187 Місяць тому +1

    👍🏻👍🏻👍🏻

  • @zolaseven5364
    @zolaseven5364 Місяць тому +3

    This guy is very smart

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 Місяць тому

      How🤔 has he said anything you have not heard before.

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Місяць тому +1

    Soomaaliya ha noolaato.

  • @maxamedmaxamuud1308
    @maxamedmaxamuud1308 Місяць тому +1

    Ayaanle sharaf iyo karaamo wacyigeena aya korineesaa ilahey ha ka abaal mariyo

  • @awilwarsameaar4744
    @awilwarsameaar4744 Місяць тому

    Waxay u dhawdaha in Shariifku ka waday aniga ayaa gabadhiinu I dhashay ee isiiya codka

  • @khalifmahmud4770
    @khalifmahmud4770 Місяць тому +2

    Sharif hasankkkk

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud3798 Місяць тому

    Lacagtaasna aad markii horeba aad ka xaday dalka markii xil laguu dhiibey,,, ma jiro nin xildhibaanada ku soo saaray ama ku laaluushay amaba u balanqaaday lacag uu u dhididey amaba uu shaqaystay.

  • @UywgwIsuege
    @UywgwIsuege Місяць тому +2

    Kormadaye iyo Ayaanle, dood cilmi iyo edeb ku dhisan, waad mahadsantihin. Haddaan kis yar ku daro, waxaa jira sidax nooc oo maamul dawladeed: 1. Kali talis adag sax ama qalad...Dictatorship ama Tyranny absolute power sida boqorada, amiirada iwm. 2. Elite ama dabaqad sare oo gaar ah, oligarchy.. waxay noqon karan taajirinta, aqooonyahanada ama dad gaar ah. 3. Maamul ay dadwaynaha hogaamiyan wadanka, ama talada wadanka ay qayb ka yihin... si ku dhisan xisbiyo dadka ooo dhan Masala iyo doorasho. Carta waxaa ka soo baxay suntii lagu dili lahaa Somali. Reer reer in dawlad lagu dhiso (watigan oo ah iv kacaanka warshadaha). Afrika labo wadan ayaa reer guuraaga wadanka xukuman, Somaliya iyo Chad. Kan Chad markii kaligii taliska la dilay, waxaa dhacay wadahadal qaran (national dialogue) reer Chad oo dhan waxay ku shireen in kabadan 5 bilood Doha, doorasho ayaa laqabtay waxaana guulaystay wiilka madaxwaynihii hore.
    Somaliya Carta ilaa maanta waa iska dabawareeg, horumar ma jiro. Somali wayn waa inay dib isugu dhoqotaa

    • @UywgwIsuege
      @UywgwIsuege Місяць тому

      Somali national dialogue, waxaa horyaal su allows muhim ah: 1. 1000 kii ilmo waxaa dhinta 100 ugu yaraan inta aysan gaarin 5 Sano. 900 ee soo haray, ugu yaraan 800 waa stunting (macalul) taas oo ku reebeysa dhib aan laga kabsanayn. Intooda badan ma haystaan wax barasho tayo leh. Ogow 83% Somalida waa dhalin yaro

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws Місяць тому

      ​​@@UywgwIsuege Mashallah. Caqli kaama maqna wll. Somaali hadeey sidaan kusiisocoto 20 sano oo kale waa bis. Luuqada soomaliga xitaa wuu baabi'i doonaa. Qoloda kenya heesatana sawaaxiligaas baa ushidan, kuwa amxaarta heesatana amxaarigaas baa ushidan, kuwa jabuutina faransiiskaas baa ushidan. Somaliyana ama jaarka ayaa kaladafdafaayo ama iyadaa kalago'goayso ama gumeeysi ayaa qabsanaayo. Allaha nagabadbaadiyo intabee. Soomalina allaha iskuxiro. Dawlad awood badan oo nooturtana allaha inasiiyo sida ugu dhaqsiyaha badan. Aamin

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 29 днів тому

    AYANLOW , SUALAHA WARIYAHA KU EKOW FIKRADADA KADAA MARKA UU QOFKA HADLAAYO.

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu Місяць тому

    Siyaasi ba ahay hada idoratan dalka sida jarmalka u dhisiya

  • @user-zk5qk6kg2k
    @user-zk5qk6kg2k Місяць тому

    Ayaanle wax warayso ee ha hor ordin

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 Місяць тому +2

    Waxa uu ka Hadley wa run 100%

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Місяць тому

    Madaxweynuhu ma qaldana ee dadkeenaa qaldan dawladnimana aan diyaar u ahayn waxaan ku talinayaa in kenya iyo itoobiya la kala raaco keenya oo illaa iyo had dusha laga heysto hanoo amaanin ama nin ajaanib ah ilaa iyo 10 sano halloo dhiibo wadanka si loo dhiso wadanka ogaadana qofka soomaaligaa tarabiyada aasaasigaa ayaa ka qaldan jiilcusub oo caafimaad qaba bey u baahantahay soomaaliya 😂😂😂

  • @AhmedGashan-zg7on
    @AhmedGashan-zg7on Місяць тому

    Somalidu maanta waxay u bahtay hogaan daacad ka ah wax uu qabanyo . wayo qofka masuulka ah waa khaadim.

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Місяць тому

    Anigu waxaan is leeyahay Somali qoloba meel ayey ku fiican tahay. Mareexaan aan udhiibno xukunka!

  • @MohamedSamatar-gz3df
    @MohamedSamatar-gz3df Місяць тому

    Waar mesha wa mell walaan maxaa nalaquman

  • @abdulaahiabdikaafidaauud
    @abdulaahiabdikaafidaauud Місяць тому

    10 sano ka dib siyaasi waxbarty baa imaan😂

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Місяць тому

    Kkkkkk

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Місяць тому

    Kkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @ak-kasim
    @ak-kasim Місяць тому

    Ninkaan wuu iska hadlay

    • @saidhussein8669
      @saidhussein8669 27 днів тому

      Iskama hadline runtuu sheegay xaqiiqda miyaa ku dhibtay