maalinta axada waxaa dhacaya meherka ani iyo xaaskeyga runtii heestan ayay habeen hore ii qaaday wana qiroday asxbta ila qaybsada farxada love you guys❤❤
Halka lagu cawe iyo liido cifiryadediyo kaa waayey curuboo xaGee cawa ku dhiShay wwwww hees iyo bar wllhi muqalka ka daran Alllh ku barakeyo gacntada my bro Arimaheena ani Arooskyga Inaa Ee dobto Rabaa hdey macqul tahay i.n Alllh nabad nagu gaarsiiiyo Arimaheeena keep going ❤❤❤💋💋💋❤❤
sultan aabahy ayaad magaca ka soo xaday ma istiri wllo waan kula kaftamaya wllo waan ka helay heesta waa beutifull my pro sultan and arimaheen waa salaman tihiin
XAGGEE CAAWA KUU SHIDAN - REPLY :)
ArimaHeena zhp like iisar cwa pl
Arimaheena the one an only UA-camr i support keep going prother nice clip Amazing
Saudia jiddah ishidan😂
Guriga
Cawo waxaa ii shidan muqdisho GAAR AHAN XAAFADA MACAANI
Hadii aad cafimad qabto waxa tahy qofka dunida ugu taajirsan cafimad ban idiin rajeyay dhamantiina🙏🙏🙏💖
@Abdiaziz Abubakar yaku shegay in aa caawa dhimanaayo
@@africansomaliqueen9432 kkk
@@naagadagofficial3744 hhh
amiin😍😍
African Girl màa shaa Allah Ilahay cimriga iyo caafimaad ka haa usii siyaadiyo
maalinta axada waxaa dhacaya meherka ani iyo xaaskeyga runtii heestan ayay habeen hore ii qaaday wana qiroday asxbta ila qaybsada farxada love you guys❤❤
Kkkkk masha allah maxaa u qiirootay maxaa u dhihi weyday agtaasa ii shidan
@@Muhiima_sharaf wan kala fogayn somaha wll.
@@dhaqannooleeye5459 xanuun kala foganta😭😭
@@dhaqannooleeye5459 sorry xppti😭❤️
Mabruk walalo faraxad ku wad nooladaa
Hadi aaDa Aragto Qorola Keeyga Wxan ku Rajyen Nolo Faraxad Leh 😘❤
thnk uuu pro
Meel Walpo HalaHaan Kusoo Qor Wax kle Mahysid miyaa sxpow🤨🤨🤨🤨🤨
War magaalada ka seexo
Maxaa meelkasta ku dhigay
Sidoo kale adne wll
@Abdiaziz Abubakar war naga amus walidka wase fatal yahaw
Hage awa ku shitan🥺🫀🤴
Wlahi like marabo lkn wxaan rabaa inta nabiga jecel fadlan gacanta taaga Heesahana neceb👍❤
Zakariye Maxamuud walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo I
Wr meel lgu heesayo ha kenin saliga nabiga scw xoolo nimda iska da inta liketa radinyso
Sxb qoraalkeyga dib u akhri like ii sar mana dhihin 🙏
Hadad nabiga jeceshahay maxad udawaneysa heesta .
Adi meesha xaa ku keenay
Th song 2024😂❤
Dadka rasuulka iyo quranka
like ta kuradsan fadlan iska dhaafa
waa danbi
Ereyada 💯
Laxanka 💯
Videoga 💯
Style shidan 💯
Wad ka baxsateen arimaheena Nd suldaan
Wilku Lugo dhaadheera ma cagdheerbaa hddii aad reer dirgax tahay likta igu sharaf🥰🥰
100 ban ku saari lahaaye...1 xabo unbaan awoooda😍
Ma noshahay wll
Ffggghhgh and 😢😢😮😮😮😮is a bad man 🎉😮I 1:20 1:21 1:21 @@omar-farouqabu-muctasim7865
Imika halkee ku shidan wixi africa u shidantahy only like🖒
Jjsjjsjjjsjjjjjdjjd
Xagee caawa idiin shidan
wiilasha somaaliyeed ❤
London aniga& adigane
Wow what a song From Suldan Serar
Thank You Arimaheena.
Xagee caawa kuushidan inta nabiga jecel kaw ayaan kahay ☝️
Xagee caawa kuu shidan aniga liido ayaa ishidan adinkana 😍😘
Best👍💯 song🎤
Basra.93 Mohamed lido noga shidan thy bro
Madax toyada iga shidnthy aniga 😂
Basra.93 maxamed aniga basra sgteeda,ayay iiga shidan tahay
Guur adkutagto o farxad leeh ayankurajeynaya walal in sha Allh👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍
Amiin wll
Xxcvbmiuyrewfsaj
Ewtuiuyohgfsa, koov m874135ipytewqsagfx. ❤🎉😂😮
Xxvmvytwqtfsz. Mo741źxbmkhfawe@₩xxkhgutwqlkhfaxzb ,❤❤and boy boy by the time ❤❤😢🎉
ZxxvcxnywqryiiWtzxbmkuyrwqugvmlxwruijfazvm and I will not pay for, YultrwwqpueqdsagfhkzcmXz,,
❤😢is
Vedioga wali ma dawan lkn inuu qurxonyhy arimahena inuu so dubey aa oghy🤣
Arimaheena❤🔥
Bro subscribe ii saar
Ana aan ku saare
Ama ilahay dartis igu saar
Waan gubyooday xagee cawashidan
@@nuraibrahin7296 agtaada
Am from South Africa I love suldaan songs and this is my favourite
✍✍Halka lagu caweyo iyo😘
Liido cidhifyadeediyo😍
Kaa waayy curuboo🤩
Waan caga gubyodaye🤘🤘🤘
Xagee caawa kuu shidan👏👏
HEES ADUUN
Liido weeye maaha niido bro
Firi he yaa niido dhahy miyad indho yareyse wll
@@iqranalka2706 wll inanba xaga indhaha laga hayaye Hhh
@@iqranalka2706 edited waye edit ayu ku sameyay
Suldaanka Geeska iyo Arimahena Inta Taageerta ✌ Come one
Xagee Caawa Idiin Shidan ?
Waan kushine
Ilahay dartis igu saar subscribe walal macan
Xaafafiina 😱😰😭😂😂
@@shirwactube3335 xaafadiinaa noo shidan caaawo 😂😂😂😂😂
Xagad ku fikireysid ee Niyadadu cugatey markasna walagaga horenaya... Wakas warki oo sara fadhiya
Frist one wlhi like 100k igarsiya somaliye👍👍👍👍
Arimahenna=best youtuber🙏
Suldan seerar=best singer👌🔥
111
Taageraha ugu horeyo all the way from Patrajaya guys thumps up
Fdssss
Kakuma 1
Halka lagu cawe iyo liido cifiryadediyo kaa waayey curuboo xaGee cawa ku dhiShay wwwww hees iyo bar wllhi muqalka ka daran Alllh ku barakeyo gacntada my bro Arimaheena ani Arooskyga Inaa Ee dobto Rabaa hdey macqul tahay i.n Alllh nabad nagu gaarsiiiyo Arimaheeena keep going ❤❤❤💋💋💋❤❤
Thanks my pple❤😍Arimaheena thanks Bro😍
Suldaan Seraar
wow wow is the best song
Best music
wow suldaan ilahy haku xafido
Waawo wllkey qali ah mash allh 🙊🙊🙊♥️♥️♥️💝💝🌹🌹🌹🌹💖💖💖🌲🌲🌲🌲
Xageey caawa kushidan wwwww suldaanka libaax ayaa tahay one love
Suldaan seeraar maleysian noqoday hhh kftn
Arimaheena u are brave keep it up
2021 yaa so boqday like ta haila agmarin😅😘
AniH cawa CarMo puntlnd somalia
iizhidan idinkana mazhegin
😘
puntlnd❤💯
Gacanta midig hadaa mopilka kuheeso🤗 Tan bidix like iigu saar wll😅😂
Arimaheena Salamulah my boy💯✌️:)
😂😂😂😂 ku sare iisar
@@jama8664 kuu saaray😂
🤣🤣
Daadir abdi Darajo. Kkk walhi ano qoslayo ku saray 😂
Waan kuu saari lahaa sorry bidixdii baaban ku sidaa tellka😂😂😂😂
Best camera man of somalia arimaheena keep going
Machallah suldanka geska waaaaw muqal xoog ushidan arimahena salan sare big respect bro horay usocoo
I’m in love with the song Wllhi ❤️❤️😭
Suldan samigey hees shidan bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁
Suldaanka👑geeska💪👆🖐🦁Hargeisa iishidan🙌💋
shaafici cali29 jacaylkaygad isku magac tihin sidaa darted ayan kuguso jwby hahaha 😜Ireland 🇮🇪 ayaa no shidan anagana hahahaha lolz 😂
@@idilaadan9096 wooooow ana ireland ayaan jooga caasimadeeda
Masha allah Nice video
Editing 100%
Style 100%
Codka100%
Arimaheena team
Hadaad arimahena iyo suldan tageerto like isaar🙏
Walalkey alaha ku barakeyo waxan ku haya tageero buuxa💋😍❤😘
ma arimehena so dhigay uma fiirsan keep going rer hajio❤
Arimaheenaa
Legend Suldan seerar
Boqorka geeska❤👍🏾
Suldaan seeraar
Axsan hees 🏌️🏌️
Keep coing 🙏🙏
Mashallah mashallah another new song 🔥🔥🔥🔥🔥banger season
Xagee cawa ku shidan 🤗
Me Hargayza😍😍😍
King subeer , I LOVE
Arimaheen waxa uu ka mid yahay dadkaa aan aad u qiimeeyo alle haku sharfo wll qaali
well done our boy arimaheena❤️😘
Arimahena wil somalia ku faani krto oo lala shartagi kro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🕶💫💥💥
InTa Ka Timadayy 500k Marku Arimaheenu Gadhay idin me 🔥
Suldan Seraar best Fanan .... Legend et aussi Meilleure de Meilleures ... Je te Salue Cousin ... Bonne Chance et ke Dieu te protège mauvaise l'ail
Bigg legend suldaan seeraar iyo boqorka Asia meelay isku heleen waxaba yaal Arimaheena haah 😁
Shuceeb haye ☻
Xagee Caawa kuu shidan Suldaanka Geeska From Hobyo Godan Galmudug Habargidir Pio ✌️
waaaaaaw inaba caaadi mahan runtii suldaanka geeska keep going huuno Arimaheena❤❤❤❤❤❤
Caawa You tube ayaa Shidan ✌️ arimaheena nice Video 👍
Yaaa ila Daawanoyo 2023. like
Cidhifka wadnuhu xigo caga dhigay jcylkuye❤ Zuldan zeerar xidiga zanndka
Hadaa amin san tahy in dalkeena wadaadii hormarka kusocda #like🇸🇴🇸🇴❤✌
Suldaan seraar waa hees shidan 🌹🌹🌹😜👑
Bada hakudax diciin intaad heeseyso wllo wallah towfiq ilahay baa hanuunka bixiyo wlhi 😂😂😂😂😍🤐😭😭😭😭😭😭😈sheeydaanka ilahaay haainaga koriyo amin
Nin gacantiisu fadhido #Arimaheena. God bless you bro
Suldaan sareer maankiisa kama bixin muqdisho wyo heesihiisa dambee waxay ka hadasha muqdisho best singers innuu yahay yaa ila arkey
Arimheena best video maker
Go ahead bro
Mai DUmaazHi SUldaan ♥️😍The only one ☝️
Iam first commenter wlhi like ha ila dhaafina soomali maxamed❤❤
Abdifitaxxasan23 xasan walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo I
Iino waan ku diidnay😉
ARIMAHEENA the one & only Edit fast 1 BROTHER keep goin
Jan
Arimahena Keep going Broe Suldaan Seeraar Guhaad Iyo Malesia 🇲🇾 Asad Hagio horay U Socda SxibYal 👌
Moha Hukun walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo I saar
Arimaheena yuotoberka qudha aan iska jeclahy ❤🎉
Suldan Seerar
And ArimaHeena
Hormar wcn👏👏👏
sultan aabahy ayaad magaca ka soo xaday ma istiri wllo waan kula kaftamaya wllo waan ka helay heesta waa beutifull my pro sultan and arimaheen waa salaman tihiin
*Tokyo, Japan🇯🇵* Baa I Shidan 😍
Kkkkkkkkk
Walaydin 5e
Ruci
Mnbcxz
XALKU CAADIGI DHAAAF.!♥️😋🙏🏻
Zxvmzwruyljgda134799,
😂😢
First one🖐🖐
Msirtck jsfifops
Kkkkk
Arimaheema huuuuuuuuuuuniye ku jcliyaaa long life so beauty full vedio and suldaan serar suldaanka geeska we love u arimaheena love from Switzerland
Greatest Singer 🎤 🎙 in Horn Africa 🇸🇴 🇰🇪 🇪🇹🇩🇯 🇪🇷 🇸🇩❤👑 Suldaanka geeska ❤💚💙
Kkkk😅😅❤😅
Wwww suldanka geeska iyo hees shidan Iyo muqal shidan arimahena cadi matihid😍😍😍
xage cwah ku shidaN💖
Inta 2024 ta dawanayso wan idin salamey😂
ArimaHeena professional youtuber 🔥🔥 go for word brother
Suldanka geska jecliya inanka dher 😁👌
Somali weyn salama all
🙋♀️🙋♀️❤
👇👍
From 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 suldan seraar 💪🏿💪🏿boqorka coodka💪🏿💪🏿. plz like igu taagera
Moi aussi je suis de Djibouti cadaye😂😂😂
Ohh moi meme je suis origine djiboutienne
Hadad waligaa liido ku caweynin like iisaaar 👍👍👍🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍😊
Legend always be legend
Suldan serar+Arimaheena
Gofordward
Mgofmeodo
Mnzha allh arimaHeena gacanban Ku tagay👍👏👏👏🙏 wll cesh alaaa camera man🎧🎶
Arimaheena keep going bro dadaal badan ayaad muujisay meel sare ayan kuu rajaynaya
suldan serar inti somalika kuhadasha like bila calaykum😍😍
iam From Hindia I love Somali Music❤❤
This guy is shahrukh Khan of somali singers
Suldaankii geeska ilaHy hanoo kaadaYo😇😇
QoLkeygaa Ii shidan Maadama Ay Xaaskeygiiba Igula Sugan tahay Gacanta Taaga Intiina ILa midka Ka Ah Ncla Idinku Yaale🖐❤
Zultan zerar fnanka kliya ee Ann hezihiza ka xizo dhicin😘😘
Suldaanka geeska tagera buuxdan ku hayaa iga waleee
Xagee caawa kuu shdian ayyy 🔥❤✌🏿
Yaa dhageesanaaya 2021 😀
Muuqaal Aad u qurux badan Well done Arimaheena 👏👏👏
wwwww arimaheena wad ka tuntay suuldanka gacanta allah ha ku barakeyo walkey
13k views Intusan gaarin 1million
bal #like dhac igu sii🤣😂👍
NAJIIß LIKER BOY yaaaba ka heyn oo diidaya like ta
@@gapriaclyrics551 Bqr Bqr Dhly Mqdsha Ka Salamaya👍🤚
NAJIIß LIKER BOY casimada dalkeena hooyo masha allaaah masuul nin xarabadiisa tapay paa tahay ku istaaagay
@@gapriaclyrics551 iwrn bro wtsap kgna ma hayi
War poqor hadaan kusoo qapan
Suldan seraar guhad waa fananka fananinta walaal sharaf ku nolow waxaa I shidan LONDON 🇬🇧
1000 like
Dar ilhy ma u heli kraa😥😥😥😥😥😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴io somli nimo😥😥😥
@Abdiaziz Abubakar il
🇸🇴🇸🇴
@Abdiaziz Abubakar warah adiga qof waliba ma magayisa wasiirta wase
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@Abdiaziz Abubakarislamka ka xishod walidinta wase
xage cawakuzhidan inta dawanyxa 2020 ,29 12, heztan xazuuz iguqliya ❤❤💯
inta 2020 daawanaysa is muujiua 😂😂🥰
Al fanan suldan serar guhad alaa maxan sugayay hestan www cadi ma aha 🖐🏿
Mansha alla Hesta AniGu Ma Arkaye Editingka Arimaheena Ayaa I Shidan√
arimahena keep going guleyso waligaa best camira inta somali wax duubto
Ilove this song really suldaan legend always legend keep coming my brother