3 Qalad oo HALIS ku ah YouTube Channel-kaaga
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Muuqaalkan waxaan kaga hadlay 3 Qalad oo janalkaaga hoos u dhigaya, waliba saddexdan qalad 100% waxaa sameeya youtubers-ka yaryar (small youtubers) ama kuwa ku cusub platform-ka UA-cam.
Keywords you might search
Sida loo duubo muuqaal
Sida loo helo subscribe badan
Sida loo helo 1k subscribers
Sida loo helo views badan
Sida loo sameeyo youtube channel
Sida youtube lacag looga sameeyo
Sida online lacag looga sameeyo
🎯 Ha Hilmaamin SUBSCRIBE 🫡
Tags: #smallyoutubers #youtuber #somaliyoutuber #muuqaalsamaynta
Track: Indigo - Nelvian [Audio Library Release]
Music provided by Audio Library Plus
Watch: • Indigo - Nelvian | Fre...
Free Download / Stream: alplus.io/indigo
Connect me with:
Instagram: / mr.dayib
TikTok: / mr_dayib
Before this video: 399 Subscribers
Waad Ku Mahadsan Tahay Daawashadaada.
Ha Hilmaamin SUBSCRIBE ❤
Keep going pro 💪❤
Walaahi zxp lasma xaqiree umaqalntid subcsibekan iyo aqoontaada sha,alla Waad hadho hadafkaga zxp sha,alla milyano
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay wll ❤️🫡
Mahadsanid sxb wax badan baad i fahansiisay. keep going bro
Sidoo kale Mahadsanid bro, waan ku faraxsanahay in aad wax uun ka faa’iday.
Mahadsanid wallkey qaaliya
Adaa mudan wlshy, soo dhawoow mar walba
Horey usoco wlky ❤❤
Mahadsanid wlshy
Keep going wllo ❤❤
Mahadsanid wll, welcome mar walba ❤️
hore usoco❤
Mahadsanid Bro 🫡
Zhp software ke istcmasha editingka davince resolve mise premiere pro mise
Waad iga qoslisay🤣🤣 CapCut ayaan isticmaalaa sxb
@@MrDayib capcut 🫨gacantaa kuu fadhida libax