Abwaano waaweyn iyo Tixihii waligaa!!! Gabayo Qosol badan Careys, Hankool, Shiine iyo Camaari

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • #Subscribe#Share #Like
    Careys Urur Kaarshe
    Hankoolka Galmudug
    Calinuur Shiine
    Abwaan Camaari
    fadlan nagu soo biir mhadsnid

КОМЕНТАРІ • 165

  • @abwaancamaari
    @abwaancamaari  4 роки тому +13

    Sheekeeye Tube subscribe haloo saaro👇👇
    ua-cam.com/channels/SC3kfXG0hRl6HASaEOBRRw.html

  • @somaligalbettv9856
    @somaligalbettv9856 4 роки тому +10

    Waa Abwaniinta badali doonta Boni Xirsi iyo Cabdi Haybe Lambaad.
    Waa iftiin somali usobaxay.
    Tageera Qaran ayey Ubahanyihin abwaanintan da' yar.
    Mashaalah

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 11 місяців тому +1

      cabdi haybe uyo boon xirsi waxba ma aqoon
      nimankan waa abwaano hore

  • @saidhashi7559
    @saidhashi7559 2 роки тому +3

    Ninka asaga oo baadiye usocda inta la saaray sheeko marqaan xamar ka dhacay iyo bakaaraha. 😂 Mashaa Allah dhoodaan jacburkiisi ayaa soo xasuustay Allah yarxam

  • @cabdirisaaqibraahim1367
    @cabdirisaaqibraahim1367 4 роки тому +5

    Masha allah, maanso yahanada soomaaliyeed soo dhawaada, murtidana ha ka tagina. Insha allah. Guul guul

  • @shamsadaadle2480
    @shamsadaadle2480 4 роки тому +7

    Masha alaah ilaahay haidin barakeeyo abwaanadena qaaliga ah

  • @kahiecade884
    @kahiecade884 4 роки тому +4

    Hankolka galmudug waan ku wata horey usoco bWe qaaLi

  • @abdulahiomar9794
    @abdulahiomar9794 4 роки тому +3

    Masha allah somali dadkaan ayaa ku jiro maxay kaliitaan waa beri dadkaan

  • @mohamedabdiweli4880
    @mohamedabdiweli4880 4 роки тому +5

    Masha Allah abwaan camari iyo team kaga guul inshallah

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 3 роки тому +4

    Kalawacan salamuhu👈
    Kala roon sidoodaba
    Tani waa mid saafiyo
    saxan saxo lasoo xulay
    Saableyda beerkiyo
    Sanbabada kaso gadaye
    oo aan sahan idiinku
    salamayaa Abwaano igu qaali ah Abwaan carees Abwaan abdi Mahad abwaan alinuur iyo abwan wadani
    Waa Hal Abuur ibrahim nabadoone wadani dhab ah

  • @bashiirdige1749
    @bashiirdige1749 4 роки тому +5

    Abwaan Camaari, Abwaan Calinuur, Abwaan Cabdimahad iyo Abwaan, Carays salaama saaxiiba yaal

  • @Abwaanqooreyofficial
    @Abwaanqooreyofficial 11 місяців тому +2

    Abwaano iga dheh❤🎉

  • @cubaydofficially4915
    @cubaydofficially4915 4 роки тому +5

    Kkkk abwanadan dhata ayey kahadleyn xaqiiqdii waan idin salamy dhamaantiin

  • @CabdirisaqMouse
    @CabdirisaqMouse Рік тому +1

    Abwaan cali nuur shiine wax kale❤❤

  • @mahirabdirahmandirie9490
    @mahirabdirahmandirie9490 4 роки тому +5

    Kkkkk aar wlhi ragu jacburka Meel bay saareen Nio Reer Burco isku baxa aan idin kala saaree😂😂

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 роки тому +1

    Masha allh ilahy xikmadiina ha idin daayo barakalah wlal cidna subscribe kabaryi maysid mar hadad hibada alle kusiiyay nala wadagysid qofkastaa asagaa kugu xirnaanaya

  • @adanaxmed2694
    @adanaxmed2694 4 роки тому +1

    Nimanyahow howshaan soo badiya Jacburka I like it

  • @moragabey2391
    @moragabey2391 2 роки тому +3

    Waligaa inta qooqdey oo qureysh raadisey fiican,
    Midii aad quruxey iyo qaaliyey ku haysey
    Mid xunoo isqolocshoo qasnadii lacageed ee ifeysey ku qaraabta inta jeebka u qooyey, jalalaato qabow iyo qara meel uga iibshey maku qaatey Bajaaj.😂😂
    ~Abwaan careys caadi ma ahan

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 4 роки тому +5

    Maaashaaa Allah waaa abwaaanadeeena de’dda yar. Allah ha iddiiiin xifthiyo

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 4 роки тому +2

    Kkkkk waa dhinyaro hal abuur leh mashaa allah horay usocda

  • @bashiirdige1749
    @bashiirdige1749 4 роки тому +1

    Naa orod ciidda qaniinoo quuso ma ugu jawaabtay. Abwaan carays waa funy runtii

  • @firdowsahawa9937
    @firdowsahawa9937 4 роки тому +5

    bisinka abwan wagabayo wankahely

  • @naasirkaarshe8773
    @naasirkaarshe8773 4 роки тому +1

    Hhh mansh allah nimankan ragii hore runti sugaanti iyo afsomaligi la hilmaamay bay boodhka kaso jafayaan halka nooga wada jaallayaal

  • @istarlinsharif68
    @istarlinsharif68 4 роки тому +1

    Bal maasiga bixinaayo maxow iiga baqiila nacasku beec ma yaqane mashallah Allha hanoo daayo Abwaanada

  • @اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Masha allah abwaana firfircon aya tihin Masha allaah oo qaraxo leh

  • @alidhicis6474
    @alidhicis6474 4 роки тому +3

    hhhhhhh maasha Allaah war waad iga qodliseen

  • @amiishaqurux3672
    @amiishaqurux3672 4 роки тому +1

    xxakeee lagala soo xiriiraaa abwaaan camaariyoow

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 4 роки тому +2

    Hangoolka,Careys Kaarshe,Shiine,Camaari

  • @khadargulled7028
    @khadargulled7028 4 роки тому +1

    Kkk wallhi waa jacbur waali ah

  • @iqromohamed1225
    @iqromohamed1225 4 роки тому +2

    Waar wuxu balo sheeg badanaa
    Kan ugu dambeeyaaba iigu daran caaay kululaaa
    Astaaqfurulaaah 🙆‍♀️

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 роки тому +1

    Waaw

  • @mohamedabdalla2024
    @mohamedabdalla2024 2 роки тому

    Masha allah asxaabta

  • @amiishaqurux3672
    @amiishaqurux3672 4 роки тому

    dhamaantiin abwaano qiima badan baa tihiin funny ayaaa tihiine meel la idinkala soo xiriiro sheega

  • @mohammedomar8756
    @mohammedomar8756 Рік тому +1

    Waa qasiido marqaan 😂😂😂😂😂

  • @apdirahmanmaxamed4462
    @apdirahmanmaxamed4462 2 роки тому +2

    Kkkkkkkk manzha allh waa xigmad macaan

  • @xabiibocabdullahi6653
    @xabiibocabdullahi6653 4 роки тому

    Wan idinsalaamay abwaanada hormar wanaagsan

  • @cabdulqadircabdinuur7146
    @cabdulqadircabdinuur7146 4 роки тому +1

    Maash alaah waa idin abwaaniita da,da yar

  • @ahmedgaltiyano9493
    @ahmedgaltiyano9493 4 роки тому +1

    ManshaAllah abwanayaal

  • @sucdishmuse5067
    @sucdishmuse5067 4 роки тому

    Qaska maala yareeyo careys urur kaarshe abwaan waa nin caaqila

  • @amuunsamriyaofficial1807
    @amuunsamriyaofficial1807 4 роки тому +2

    Salamullahi calaykum abwaanada

  • @mohammednuur1020
    @mohammednuur1020 4 роки тому +2

    🤩🤩🤩🤩dherka xowshegay

  • @maxameddheere4173
    @maxameddheere4173 4 роки тому +1

    Masha allh

  • @Bushroahmed5678
    @Bushroahmed5678 2 роки тому

    Hhhh abwaan hangool keep going

  • @fahmoabuukar3772
    @fahmoabuukar3772 4 роки тому

    Maasha allh wilka dheer

  • @nuurcadeofficiall325
    @nuurcadeofficiall325 4 роки тому +2

    Kkkkk wllhi qosol iguma harin

  • @maxamedcabdulahi8292
    @maxamedcabdulahi8292 4 роки тому +2

    Man sha allah 💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @abdirasackshire4791
    @abdirasackshire4791 4 роки тому +2

    Hhh inaba caadi maaha abwaanadu

  • @salmaaawale8967
    @salmaaawale8967 4 роки тому

    Abwaanadeen horey usocda

  • @mohaart5710
    @mohaart5710 4 роки тому

    hormar wacan abwaan

  • @mohamedjamac2707
    @mohamedjamac2707 Рік тому

    Meesha rag ayaa ishelay

  • @adamv7549
    @adamv7549 Рік тому

    War maxaa bajaaj ah, Dameer baba ku kheylshey bartu abwanka ka Qooqey maxa qara beer ku yaal iyo qooley lays' lama gaarine intaad qarda jeez.....

  • @bilewadani8496
    @bilewadani8496 4 роки тому +3

    Masha allaah guul insha allah

  • @wacdiiyowaanochannel5646
    @wacdiiyowaanochannel5646 4 роки тому +2

    Hankoolga galmudug😂😂😂😂

  • @hafsoabdullahi3037
    @hafsoabdullahi3037 3 роки тому

    kkkkkkkk xaqiiq weye ereyada abwan carays

  • @abdidahirabdidahir738
    @abdidahirabdidahir738 4 роки тому +2

    maadha alaah

  • @marakizamal
    @marakizamal 4 роки тому

    Labda horaan dhagystay waa waa balaayo

  • @weerowvideoaftahan7023
    @weerowvideoaftahan7023 4 роки тому

    Welee wuu iga gadmey gabeyga Q leyda

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 роки тому

    Yaaaaaaaa

  • @a.jamaja4911
    @a.jamaja4911 4 роки тому

    Boonxirsi iyo abdihaybe laambad kalamaan copy kal mad aanad lahayn kolay sheego waa kalamaan kun gabay hadaad soo dheegatiyo suugaan reg leeyay kuma noqotid sida kalamaan ba weeyee

  • @hashimali660
    @hashimali660 3 роки тому

    Dhaqatiirta somalia mid kasuubiya kuwi nagu walay gaas iyo cagarshow waxan eheen maqabtid

  • @salmaaawale8967
    @salmaaawale8967 4 роки тому

    Horey usocda

  • @Sayidali1213
    @Sayidali1213 4 роки тому +3

    Ilmo kala-maan😂😂😂

  • @salmaaawale8967
    @salmaaawale8967 4 роки тому +1

    Caadi maaah

  • @MohamedAhmed-jp8en
    @MohamedAhmed-jp8en 4 роки тому

    Qaska maa la yareeyo.

  • @Xabashi6
    @Xabashi6 Рік тому +1

    Wawo😂😂😂❤

  • @ibraahimxasancaadle4318
    @ibraahimxasancaadle4318 4 роки тому +1

    Ok

  • @FarxaanLiibaan
    @FarxaanLiibaan 3 місяці тому

    🎉

  • @shafiiomar3478
    @shafiiomar3478 4 роки тому +1

    Hehehehheheh waxkle

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 4 роки тому

    Guuleysta.

  • @zakariamohamed6771
    @zakariamohamed6771 4 роки тому

    Abwanada kali magacood ama ma Lee yahiin chanel

  • @iqrobilemohamed5469
    @iqrobilemohamed5469 Рік тому

    M A

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 4 роки тому

    Carays urur kaarshe

  • @maxmedyareofficial124
    @maxmedyareofficial124 4 роки тому

    Abwaanada

  • @maxamedcalicumar7313
    @maxamedcalicumar7313 4 роки тому

    askartii baqanaysay
    mid bastoolad watiyo
    gumbo tuur ma ku mooday
    hhhhhhhhh hankool

  • @atiinatiin4393
    @atiinatiin4393 4 роки тому

    Masah allan

  • @gobeysanegoobkasta2701
    @gobeysanegoobkasta2701 4 роки тому

    M.a

  • @salmandagane9531
    @salmandagane9531 4 роки тому

    Asxab antagero

  • @mustafcali1085
    @mustafcali1085 3 роки тому

    Hhhhhhhh 1Ayan kuhaystaa

  • @uwaysabdiqadirahmed2156
    @uwaysabdiqadirahmed2156 Рік тому

    😁😁😁

  • @naimasalad2179
    @naimasalad2179 4 роки тому

    Asc

  • @salmaaawale8967
    @salmaaawale8967 4 роки тому +1

    ✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋

  • @Xabashi6
    @Xabashi6 Рік тому

    😂😂😂😂😂😅

  • @masmaldeeq4216
    @masmaldeeq4216 3 роки тому

    Kkkkk

  • @salmaaawale8967
    @salmaaawale8967 4 роки тому

    👍👍👍👍👍👍

  • @yaxyeabdi1146
    @yaxyeabdi1146 4 роки тому

    Livaaxyo

  • @bashiralihersi4591
    @bashiralihersi4591 4 роки тому +1

    Waarbaa kadhacay

  • @nuursalmani
    @nuursalmani 4 роки тому

    HhhhhhhhKkkkkkk

  • @firdowsahawa9937
    @firdowsahawa9937 4 роки тому +2

    kkkkkkkkkk

  • @nuuneabdallamohamud7295
    @nuuneabdallamohamud7295 4 роки тому +6

    Ragaa meshaa isku helay
    Keep going kpe

  • @cubaydofficially4915
    @cubaydofficially4915 4 роки тому +4

    Kkkk abwanadan dhata ayey kahadleyn xaqiiqdii waan idin salamy dhamaantiin

  • @fanaxjacaylsane9213
    @fanaxjacaylsane9213 4 роки тому +1

    Masha allh

  • @mohamedsomane3081
    @mohamedsomane3081 4 роки тому +7

    Abwaan camaari xagew lagaala soo xidhiidhaa sxp

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 роки тому +2

    Waaw👏👏🌹🌹🌹💜💙💚♥️💖🎁🎁✈🎁🎁🎁✈💜🌹🌹

  • @dahirahmed445
    @dahirahmed445 4 роки тому +9

    Ma sha Allah abwaanadeeyna qaaligaa horo usocda.

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 2 роки тому +3

    Abwanadaan @waba mustaqbalka somalida 💯

  • @naimonalka2801
    @naimonalka2801 3 роки тому +2

    Cali Nuur ustaadkeeyga 😘😍😍😍😍

  • @mohammadabdullahi3835
    @mohammadabdullahi3835 4 роки тому +5

    Kkkkkk warkan

  • @sahraxuseen5731
    @sahraxuseen5731 4 роки тому +2

    Adwanada dumarka qayaanada ka daaya dee

  • @fawziyamahamad9633
    @fawziyamahamad9633 3 роки тому +2

    Abwaaninta caadi maahan masha allah

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 роки тому

    Kkkkkkkkkkkk. Wxb ka dhacay dhe. Wale abwaanadaa. Qacaan. Baanutagay dhe. M. A. Abwaano. Alh idiin. Xfdo dhe ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @abdiqani6339
    @abdiqani6339 4 роки тому +2

    Wan idin qaata hangolkii galmudugna makinteen caadi maaha hawshu