Maasha Allaah Itoobiya ha baxdo doonimeyno ilaaladeeda iney na dhibaateysay mooyee wanaag nooma gelin .........AS Waxa xoojinaya oo nagu Naaxinaya waa iyaga Hubka siiya marka ha baxeen loomba baahnee........
Dhalinyaradaas wixii loo dhiibay ayey sheegeen dowlada wa in lagu amaanaa ee ma aha shaqsiyaad Somalida madaxdooda guulba uma quuraan hadii ey ogolaan lahayena waxa lagu edeyn laha madaxda qaranka ayaa ka masuula markii la diidayna dhalinyaradasba. kentay ba la leeyahay war hooy dowladiina taageera Somalaay hadii kale walh waad gumoobeysan
Wiilashan yar aad la dhacsantahay sow madaxwanyaha ma u dirin meesha? Goanka ay mesha ku tagged so Madaxwaynaha so uma u dirn? Give the credit where is due!
Mansha allah hambalyo hambalyo guul guul 🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos 🇸🇴🫡🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Aamiin aamiin
Mashaa allaah Tabarakallaah Waa Farxad Hadiiba Ethiopia Dhibkeedii iyo Faragelinteedii xasuuqeedii meel nalaga,saaray Alxamdulillaah
😂😂😂 ITOBIYA SHABAB AYEY TAAGEERTA
Waa guul u soo hooyaay Somali, aqoon yahaada noo jooga UNka waxay ku joogaan qalinka Madaxda dalka iyo magaca shacabkeena.❤❤❤❤❤❤ guul❤❤guuulSomalia
M.a ❤❤❤
Guul guul guuleysta dowlada Somalia guuleyso M Xasan Sheekh
Masha allah samalia guul guul guul
DALXOREEYE,Guulo isdaba joog ah!
Bro maashaa'alaah ❤❤❤❤
Somali ha noolaato guul iyo gobonimo 💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯❤️❤️❤️❤️
Itoobiyanku 20 sano ayay joogan ee maxeey shababka ula dagaal gelin waayeen ??
Maasha Allaah Itoobiya ha baxdo doonimeyno ilaaladeeda iney na dhibaateysay mooyee wanaag nooma gelin .........AS Waxa xoojinaya oo nagu Naaxinaya waa iyaga Hubka siiya marka ha baxeen loomba baahnee........
Ragayaa,keenaysow,madxawenaha,soomliyed,,,guul,guul,xasan,sbeeqa
Allaahu akbar al laahu akbar👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏💯💯💯😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴☪️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
M.a ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
😂😂😂 guul. Guul. Waxa loo aaday MASAR IYO ERITREA. GUUL GUUL
Masha Allah somalia guul
GUUL DOWLADA SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somalia guuul 🇸🇴 🇸🇴
Hambalyo soomaaliya guull
Maasha allah guul hadda ayaa xuroownay qeer insha allah
❤❤❤❤❤guulgul gul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guu
Masha Allah bro alhamdulilah
GUUL SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashallh ❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul iyo gobanimo nasiib media geesi geesi dhalay noloow waligaa goor iyo ayaan 👍❤️❤️❤️❤️💯💯
Mashallah🎉
Bro mashallah mahadsanid guuleyso jimco wanaagsan ❤❤❤
Masha allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Guul Somalia 🇸🇴 horaa loo Socon
Mash Allha ❤❤❤
DOWLADDA SOOMALIYA WAA GUULEESATAY SOMALIA 🇸🇴 HANOOLAATO
Masha allah guul guul
Mashaa Alaaha
M.a waa guul ❤
Guul weyan mashallah 🎉🎉🎉
Guul
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Hambalyo🇸🇴 🇸🇴🇸🇴 🇸🇴Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Guuul 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Amxaaro ha dhacdo. Soomaaliya ❤❤❤❤❤guuuuuuul
guul somalia
Mashaa alaah guul
Gulayso muddane madaxwayne 🇸🇴💙💙💙💙💙👏👏👏🎉🎉🙏
🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴
Maasha Allaah
Guul Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍
Guul guul guul cawboy wadani
Adunka waxan u necebahay waxa aminsan ethiopia ufffffffffff ufffffffffff wasaq wasaq kale jirin ufffffffffff
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Guul alow nabadbaadi
Mnsha allah ilaahay ha naga qabto insha allah
Haraw u soco
Eebow hambalcyanku leehay🤲🤲💪🇲🇵🇲🇵
Mnsha allah dhalinyaradaas somaliyeed ee somaliya difaacay ilaahay ha xifdiyo shaqo wayn ayey wadankooda somaliyeed u qabteen
❤
Masha Allah hambalyo hambalyo hambalyo 👏🤗 umada Somaliyed war dhalin yaradaan madax halaga dhigo Somaliyey odey yashaan laclac yaasha wax nama tarayeen cadowna wanoo jamiyaan 😡
Alla farxad badanaa wlhi anoo murugsan aan arkay videokan murugtiiba waa iga baxday alxamdullliaaah
Dhalinyaradaas wixii loo dhiibay ayey sheegeen dowlada wa in lagu amaanaa ee ma aha shaqsiyaad Somalida madaxdooda guulba uma quuraan hadii ey ogolaan lahayena waxa lagu edeyn laha madaxda qaranka ayaa ka masuula markii la diidayna dhalinyaradasba. kentay ba la leeyahay war hooy dowladiina taageera Somalaay hadii kale walh waad gumoobeysan
Waa Runtaa Guushaas waxaa soo Hooyey oo kartidas iyo Aqligaas Leh Waa Madaxwenaha iyo RW Wiilashan yarna waxii Loo Dhiibey Ayeey Mesha La imaadeen Dowlada Danqaran Madaxweynaha iyo RW Ha Guuleeystano weligood 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
MARKAAD LEEDAHAY MARABO MWAYNE RWASARE IYO WAXA HADA JOOGTA WIILASHA YAA KUU SOO XULAY YAA BULUTIKAAL KAAS USOO DHIIBAY WIILASHA OO AY AFKOODA KU HADLAYAAN🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
asc
Shuute hala horgeeyo
Dhibka wadanka ka tasgan waa itoobiya oo marwalbo fidno ka wadey wadenkeena.
Xasan Shiikh
Guushiisa xaasidnimada halla joojiyo Somaliyeey
Ciidamada Ethopia Dowladda Xasan Shiikh saartay 🇸🇴
Guuul.umada somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nolow allaha ka faarxiyo sida ad inoga faarxisey
Dhalinyarada aad amaaneysid waxaa soo waxaa shaqada QORAY soona diray RAGGA aad leedahay meesha ha baneeyaan! Waa Subject-gooda!
War fiican waaye cxds qabiil maaha
Waa qabqablayaal shisheyo ushaqeeyo inta dhalinyaro burburkii kayar aan wali dawlad israacsan an arkin alow qabqablayasha wakhtigodi soqatay kaqabo amiin
Asww❤❤❤Alxamdulilaahi
Etiobiya iskeeda bay ku joogi doonta, haddadanna way joogta, ilaay ka gaareysa hadafkeeda
Car waa kaa hasii joigto hadana baqtigooda la jiidin ayaga iyo dabadhilifyadooda war Ethiopia somalia oo sidan ka tabar yar bey jogi weysay weliba ayada oo ey dowladi horkaceyso ilmo yar yar muqaawama ah baa hurdada udiidey adigase orom orom dhaley baad thy waa la idin wasayaa injirleey😂😂
Ragaas waxey ku hadlaayan hadalka madax weynaha iyo reesul wasaaraha ayaga go.aan iskama gaarin la soco
Warkani waankufaraxnay laakiin xasan sh ayaajooga oo bariba abiye usujuudi oodhunkandoona ! go'aankana badalidoonee maxaanyeelnaa ? !!!
Waad ku mahadsan thy warbixintan qiimaha leh
Dalxureeye Guul iyo Gobanimo ❤
Waxbadan baan warkaan sugaayey lakiin waxaan ka'walwal sanahay inaan beri arko Madaxweynaha oo Adisababa taagan oo laqoslaaya Abiy.
Nasiib media maantay farxad ayaa kaa baxeesaya.
Sxb hadhihin waa markii 1aan ka'guulaysano, waligood nagama adkaan hadana waan ka'adagnahay waxa kaliya oon ubaahanahay inaan israacno.
Mash allh❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wiilasha un nooga hadlay waxaa laga soo diray villa soomaliya, ee cirka kama soo dhicin, ee ninyahoow iska hadaaqaayo siyaasadda soo baro.
Reer buuloxuubeey
Guul iyo Gobonimo
Annaga axmaaro aan magansanno ayaa noo dhaanta USC bililiqo kunool
Iyo xasan qaablaawe
❤❤❤❤❤❤❤😅😮
Ismuujiya oo kadhabeeya ama qaran baa lanoqon ama qabiil 2aas wax kadhexeeya malahan..guuul waa inan aragno
Baxa dheh wecelda
Rag baa la dubtay waxaad ledahay hala dubto ama OOTKAC HALAGA DHIGTO waa la aar gudsanaa dowlad ma naqaano macawesley ayaa nala dhahaa 😮
Cowboy waa ku wadanaa
😮Hadaan nahay somali waxaan kutalin lahaa in aynaan wadankeena hoyo ay naan cidkudhawrin oo aan inagu difaacano oo aynaan eegin dadka iskuhaysta siyaasada
Beeenbeeenta faafiya af ingiriisiga soo baro
Itobiya dhuul.umabana
Inaalilaahi wainaa ilayhirajicuun
Wasiir haku daalin in lasoo qabto nimanka dhibka geystey. Cidaas dilal badan ayey horey u geysteen, sida Macalinkii iskuulka lagu diley, ninkii xaaskiisa lagu dul diley iyo qaar kaloo badan, wax lasoo qabtey ma hayno iyagana isma qabtaan.
Madaxweynaha iyo RW ma rabno yaaba ragii goolasha iyo Guulaha soomaaliya gaartay sababta uhaaye sideed u hadleysaa 🤣🤣🤣🤣
Hoyada jareerka ka was xoolo
Wiilashan yar aad la dhacsantahay sow madaxwanyaha ma u dirin meesha? Goanka ay mesha ku tagged so Madaxwaynaha so uma u dirn? Give the credit where is due!
S😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa been adeer
Maxa ku anfaca ma golaha yuhuda difacda
DOWLADUU METELAA EE MAHAN DHALIN YARO ISKZ SOO FARIISTEY WUXUU KU HADLAAYEY MSGACA MADAXWEYNHA IYO DOELADA IYO DZLKEENA
Saxada oday xabsi an dhigno si dhalinyada fursad wadanka an ku difacano
Halkee baad u socotaa hadiiba madaxdii wadanka ma rabno aad dhahdo waxaa tahay cadawga ummada Soomaaliyeed wa in block lagu saaraa