Filimka sheekada laga sameeyey waa mid si fiican loo sameeyey waxaad dareemaysaa filinka 90% waxaa lagu matalay guri dhexdiisa hadana si fiican baa sheekada loo qirxiyey.........Shaqo fiican bay qabteen mashaa alaah
Umu kheyr mnsha allah hab jalinkaga wan ku heytaa hore u soco bayo qali ❤ Xamze nah warbaa ku yal wll abahaa arsi buwadaa iska ad keyso wadadaa adigaa furee😂
nabi muxamed iluga saliya scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw
⁹⁸j😊.😊ķmmķķ9ik⁹ì@@SaabiriinmukhtaarXasan
Inta jecel in daqiiqadaha noola kordhiyo. Like ha saaran. Si soo saarayaasha codkeyna u arkaan
Allah ha u naxariisto abwaan geesi
Ilaahow Kuu Naxariiso Omar Abdiwahid Abwaan Geesi Labada Wiil Bashiir Baa Aad Ugu Eg Xataa Codka 🥲
Team umulkhayr like ta dhacku siiya ❤🎉
Sheekadaan waxaan ku jeclahay waa sheeko qiyaano qosol iyo waali ku jirto waaye balse dadka waa dad maasha allaah ah oo asturan
Haa walhi 😂❤
Ow cawada bashiir baa yimid m.a ❤
masja allah wah barasho nini jaclaati
Odayga wxisu wa niman arsan urki hoyadis bu ku jira😅😅
wallahi ruwayada hada ayeey sii qaraxday mahadsanidiin tiim qasal
WAA NAXAY GEESI EKAAA BASHIIR Allaha nanaxariis aamiiiin AAMIIN
Abwaan geesi cawa nasoo xasusiseen alle ya raxma
kaa yar ma walalkiiba
Labaduba waa wllihiii
A waan geesi.ayaad naxasuusiseen. الله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الأعلى
Wiilkaan abwaan geesi allaha unaxariisto wllkiis miyaa abwaan waa sooxasuustay wllhy caawa allaha uraxnado😭🤲🤲🤲
Haa waa walalkiis ka yar abwaan geesina illahay ha u naxariisto🤲🤲🤲
Haa wa walalo baashir iyi xamse abwaan geesi la dhasheen
Alaha ha u naxariisto abwaan geesi
Haa allah xamse ma moodi jirin inay walaalo.yihiin illahy haunaxariisto
Sacdiyo iyo xamse waa qosolkiyo dada😂😂😂❤
Abdishugri ilmuhuu raadinayaa waa gabadha yar ee umul khayr haysto
Wax ifahmaya adaa jira😂
Xaaynoosh is back aarsi. War Wiilkii yaraaa aaabihiis ayaa golal badan ku leh 😂😂😂
Xinoosh team viva❤❤❤❤❤
Ramadan Mubarak dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan groupka matalaya filimkan iyo dadka ku xidhan filimkan Dhalma doon waana 10kii danbe ee Ramadan ha laga faa idaysta Allah Mahad leh 💚🤍❤💯
Alla wiilka abwaan geesi u ekaa alle ha unaxariistee
Kuu ladhashy
Allow dadkoo dhan umulqeyr oo kle ahaan lahaayeen iska daa wanaaga waa loo dhashaa layskama yeelo❤
Ssss
Qof wanag badan umulkheir gbr wngsn Allah haku dhowro wlshy
Fadlan daqiiqadaha noo kordhiya waa codsiye, axsan riwaayad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Filimka sheekada laga sameeyey waa mid si fiican loo sameeyey waxaad dareemaysaa filinka 90% waxaa lagu matalay guri dhexdiisa hadana si fiican baa sheekada loo qirxiyey.........Shaqo fiican bay qabteen mashaa alaah
Wiilkaan abwaan geesi u ekaa ma wallaalaa bidhaanta iyo hadalkaba aad buu ugu egyahay allaha unaxariisto geesi
Wiilka iyo Hamse, labuduba abwaan geesi bay la dhasheen.
Naa naagta.garaac😂😂😂uff dulqaad bdna umullkhyr😂
Ku sali nabigeeni scw❤
Scw❤
Ala berka 😂😂😂 hello hamze maqal majiraa next adi waye shaqayso 😂😂😂 wlh oday xaynosh cadi maha 😅😅😅
Walahi daacad baan uqoslay khar baa qabtaa 😂😂😂😂😊
Wlhi kuxifdiYo wad igA qoZlisY😂😂😂
Sacdiyo caadi waa nacay 😂😂😂😂😂
Xaynoosh is not easy❤❤
Xaas the ninkagu hku muqdo wlley
Wr odaygan fani waye
❤❤❤ oday balayo
Xaynoosh waa fani😂😂😂😂 xamse godkiisaa biyo ugusoogaleen😂😂
Kkk sacdiya iyo xamse ayanku dawada riwayada
Naago badan baa jiro koobiyeen ku nool😊
MashaAllah ❤❤❤❤
Adeer xeynosh wn ku wata ❤
Abwaan Geesi Cusub baa soo baxaye ninkaan ma la dhashay
Haa waa walalo😢❤
Wan dalay siida nii sugayey wlhs
War xeynuush cunuga yar wadnuhuu jaray😂
Qofki ugu horeeye❤🎉
Sxb waa bil Ramadaane gacma gacm iskadaya
abwaan geesi two weeye wiilkaane
Asc Asxaabeey wariifo wax maqleeynin Wlh Xanuun waaye Umul Qeeyr waala dhibay iyana.
Bashiir soo muuqdey
Caku xaynosh dadka dhago hadalka Kala tag ader😂😂😂😂😂
Mansha Allah
Yaa xaynoosh wata lek saara😂😂
Xaynoosh iyo umul khayr
❤❤❤❤❤❤
Allow xishoodka hanaga qaadin
Xinoosh team viva
Umu kheyr mnsha allah hab jalinkaga wan ku heytaa hore u soco bayo qali ❤
Xamze nah warbaa ku yal wll abahaa arsi buwadaa iska ad keyso wadadaa adigaa furee😂
Ader xaynoosh waa funy mashallah xamsow gotkaga ayey biyo kugu so galaneen cab shaqada 😂
Team qasal salan sare ❤From djabuti
Foolxumda day naag naag.kumashquulsan waji ku foolxun waa noocaanokle😂😊
Xamse godkiisii bay biyo ugu soo galeen
Xamse wlhi waa funny odhaygaan baa balaayo kunoqdhay
Qofkii Uhoreyeyyyyy😂
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Kkkkk ninba waa mar😂
Caynaashe 😊
Xamse godkiisa biyo ugu soo galay😂😂
Xamse gudkisi biyo ugu sogalen😂😂😂
Sxb next na mimi sxb pin 📌 legendnow
Qofki ugu horeyay❤
😅😅😅😅😅 adeer xeynoosh isnot easy
😂😂😂😂😂 cawa lugban ban Ku raftey walhi
Umulkhayer garaac fataalada Doqon tan ayay kibir kuula imanin
*"Qofan 5 tada ka reebin sharci kama rebo"… Nagta ceeji yny kugu si ilbixin*
Xaynoosh isnt easy😂😂😂😂
Qosol badana😂😂😂😂😂
Alla odaykiii 😂😂😂😂
Alla wiilka abwan Kesi uekaaa
Xinoosh isn't easy 😂😂😂❤
❤❤❤❤❤❤
Ader xeynosh😂😂😂😂
Asc magacaygy waa hodan aadam waxaan kasoo halayaa mudug gaar ahaana galdogob.filimkaan waanwataa madaxuu iisaaranyaha hanalawado inta lawadi karoo xamsaan fariin uwadaa oo aanleeyaha xamsoow gabadha sacdiyaa ilaalsho yaa minkalagalabaxine kkkk hodan baa wax shee sheegasaye😂😂
hinoosh team viva❤❤❤❤❤
Halka ugu macayd😢😢
Umulkhayr wlhi way dulqad badantahy nagtan ani mar hora dili ilaha waxas ma aqani 😅😂cıil awadi faraha i cun cunaya 😂
Odey raaliyu heley isaguse wa maxishode.xaqin intuqateybu dhulka xadhaya.wais carureyey odayashina wa cebeyey.wa washeyba
Xamse ìyo sacdiyo waa yabànyiihin😂😂😂😂😂hhhhhhkkk
kkkkk wani hiisi
16:00 problem kii ooo xijaaban😂
Sacdiyo rer baadiye is not easy 😂😂
Xaynoosh wata 😂😂😂😂
War waa wareee war waa waree caawa umulqeer waala helay mid indho adeeg ah ayaa heshay
Masha Allah umulqeyr is not easy
Xaynoosh isn't easy😮😅😂😂😂
Markay umul khayr ilmo dhasho halaisoowaco
HyE l🎉r
Gabadha waxa dhalay cabdi shukri
Ha ha ha😂🎉
Tii Sacdiyo ahaydna masayr badanaa naa cagaha dhulka dhig😂
Odayga ayaa xiisa uyeela riwaayada
Xeynoosh aarsi aan loo meel dayin ayuu wadaa kusoco ader😂😂
Ninkii Xamza ahaa Gasacadaha ayaa laga jajabiyay,wixii uu Aabihii u gaystay ayaa laga gudayaa.
Xaynoosh Aabaha jilliinka.
Xamzow adiga umul qayr jaaladi waydaye adna aabahaa ayaaa neefta kugu celiyay nabsigii umul qayr ayaaa kugaaayo😂😂😂😂😊
Indho adaka naa meel iskasaar
Xaynoosh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team qasal keep going 😂😂😂😂😂
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Xaynoosh isn't easy 😂😂😂😂😂😂
Caynoshe ciyar nine weyn ba wada 😂