Kooxda Kalamaan Xafladda Shaacinta sharciga canshuuraha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @muznacalasow2536
    @muznacalasow2536 4 роки тому +4

    Asc, kooxda kalamaan oo aan aad u dhageysto una taageero, waxaa kacodsaha, in ay ka hadlaan arimo badan, madaama bulshadu aad u dhageystaan, sida taabuuga, xashiishka, khamriga, Calaqa iwm, oo baryahaan maalinka cad magalada lagu cabo xishood la'aan...is cadeyska wasaq magaalada. Mahadsanidiin

  • @stevyrenard4441
    @stevyrenard4441 4 роки тому +1

    Waan. Idin. Kaa. Tiirsanaheey cabdile long. Live aamiina. Aamiina

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 роки тому +2

    Canshurta waa wax xaq logu leyahay shacabka iney dowlada siyan marka xigana dalki dadkisa Canshurta bixiyan waa hurumaray

  • @gacamadheerem.x.d.2984
    @gacamadheerem.x.d.2984 4 роки тому +1

    Kalamaan waxaan ugu mahadcilinayaa maday isaaq iyo odey abdulow

  • @shukrihaashi5278
    @shukrihaashi5278 4 роки тому +2

    Maashaa Allah

  • @fahimacabdulahimaxamed6480
    @fahimacabdulahimaxamed6480 4 роки тому +2

    Wadoyinka hala furo kadibna wan dhibena canshurta

  • @jamalriise7548
    @jamalriise7548 4 роки тому

    Canshuurtu waa xaaraan sidaasaa Saliba wadaad dhexfadhiyaa

  • @baxsan698
    @baxsan698 4 роки тому +1

    Laba maalin ka hoe ayagoo ummad farabada intay meelku aruurshen lagu xasuqay baymanta ka hadlaayaa canshur iyo saydadka hadan meelkale ugu horilahaayeen
    Subhalalaa damiir adakaa balalaqa

  • @rahaabdullahi1226
    @rahaabdullahi1226 4 роки тому +2

    Raxanwenku wa fiqi

  • @calimyarejamac6327
    @calimyarejamac6327 4 роки тому +1

    Cashuurtu waa waajib saaran qof kastoo muwaadina ee bulshooy bixi cashuurta

  • @abdiqaniabdinuorfaarax2590
    @abdiqaniabdinuorfaarax2590 4 роки тому +1

    m.a👑

  • @xasanahmed9832
    @xasanahmed9832 4 роки тому +2

    Kooxda kalamaan qosol badanaa

  • @fadumamohamed3817
    @fadumamohamed3817 4 роки тому

    Xawaash

  • @Abdulrahman-oi6xe
    @Abdulrahman-oi6xe 4 роки тому +1

    AFKA MAYMAY MAA GAARANEYNOO INYAR OO TURTURAN GAARAN CASHUR OO MEYEY KII G WAQOYI KASO JEEDAY

  • @zhokahvic5582
    @zhokahvic5582 4 роки тому

    Daynta bixzhah hee😂

  • @halimahussien5857
    @halimahussien5857 4 роки тому

    add