Ninkeeyga inuu ijecelyahay seeku ogaankaraa?|Cafimat Fican

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 493

  • @miyaaabdulah8258
    @miyaaabdulah8258 7 років тому +15

    Kkkk ilove you maamo allah ku xiftiyo aniga aroos ahay iso duceeya adiga iyo asxabtada inuu allah i barakeeyo gurigayga cusub jasaka allah xxbti

    • @RidwaanYaasin
      @RidwaanYaasin 6 років тому

      miyaa abdulah Abyo guri barakeesan iyo awlaad ficn illahy kuweydiiyay Adina ninkaaga raaliyo unoqo ok

  • @haifocashaquhanaaxoahmed8216
    @haifocashaquhanaaxoahmed8216 7 років тому +3

    Mnsha Allah habo yasmiin aad iyo aad baad u mahad san tahay wxad tahay qof mudan in lagu daydo mnsha Allah alle khayr iyo xazanaad ha ku siiyo habo adi iyo familgayga 😍😍😍😍😍😍😍

  • @f.n.9630
    @f.n.9630 7 років тому +1

    MashaAllah Jazakallah kheyr sister God bless you and your family

  • @safiyaabdi8201
    @safiyaabdi8201 7 років тому +45

    Asc abaayo Yasmin Ani iyo ninkeyga waxan isqabna11 sano malinta isgursaneney iyo manta jecelkena malinba malinta kadambesa ayaa ka daran runti Wu dharara guriga marku bananka.ado.mana ahan jecelka afka.e.wa.qalbiga

    • @ibadasaid6477
      @ibadasaid6477 7 років тому +1

      Safiya Abdi mashaa Allah abaayo Allaha idin barakeeyo wanku farxaa qoyska farxda Iyo jacaylka iskula jooga

    • @maandeeq2246
      @maandeeq2246 7 років тому +1

      Safiya Abdi plz subscribe me

    • @faizashiikhabdulkadirnurfa8087
      @faizashiikhabdulkadirnurfa8087 7 років тому

      Safiya Abdi :xbbti masha ALLAAH , ALLAAH ha barakeeyo gurigiina mcnto safia abdi
      abyo plz fb haddaad leedahay ii soo sheeg waa walsha Faiza
      Somalia joogta

    • @nasrakiin1433
      @nasrakiin1433 7 років тому +1

      Safiya Abdi masha allah abayo farxad kuwaara waligiin

    • @quruuxqalbii9895
      @quruuxqalbii9895 7 років тому

      Safiya Abdi abayo ilaah ha ku barakeyo

  • @hodanhussein1022
    @hodanhussein1022 6 років тому +1

    Maasha allaah Yaaska😍 kheyr allaha ku siiyo. Waan kugu raacsanahay. Waan ka faa’iidaystay waanadaada. Madaxaaga kor allaha u qaado intaa nooshahay Walaashay.
    Inaa kugu daydo baan jeclahay qaabkaad reer kaaga u dhaqatid iyo daganaanshaha.
    Baarakallaahu fiikum
    /Sweden

  • @bari_beauty3018
    @bari_beauty3018 7 років тому

    This is what I needed to hear today.. Thank you Habo macadam Yasmiin Cameey😍😍😍

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  7 років тому

      Mercy Harris , Mashaallah waa ii aftirisay 😍😍😍 I love you 💋💕💋💕💋💕

  • @ramasabdirahim966
    @ramasabdirahim966 7 років тому

    Thanks hoyo yasmin .love you 2 . manshaalah may ALLAH reward you for wot ever you are doing ..hoyo yaska nolaw wiliga

  • @user-zz9jd1ek9b
    @user-zz9jd1ek9b 7 років тому +2

    ماشاءالله جزاك الله خيرا على الكلام الجميل

  • @sarahabdi1174
    @sarahabdi1174 7 років тому

    Masha alaah abaayo yaasmiin
    Meel fiican ayaad ka abaartey
    Qeer alaha ku siiyo AAMIIN

  • @ashaali2148
    @ashaali2148 6 років тому +1

    mansha allaah Yaasmiin qeyr allaha kusiiyo abaayo inshaallaah wadna mahadsantahay waana kugu raacsanahay in anla isku mashquulin ona la isxasdin

  • @marwasoohan7551
    @marwasoohan7551 6 років тому +2

    Salam calaykum abayo yasmiin macaantay wa saxsantahay wan kugu racsanahay ikastoon gabadh an wali reer arag ahay adana wan garanaya sida lodhaqdo mashaallah

  • @farhiaadan2445
    @farhiaadan2445 6 років тому +1

    Masha Allah habo Yasmin ad ba ugu helay shekadad Allah ku xifdiyo

  • @ruunmohamud2025
    @ruunmohamud2025 7 років тому

    Goood habo macaaan aad iyo aad wan kugu raacsanhy allaha quluubtooda isku furo dadka isqabo kuwa isku qanacsana allaha ka dhigo every time aaamiin

  • @safiyaomar8339
    @safiyaomar8339 7 років тому

    JazakaAllah kheir habo macn wax badan ayan kaa faaidnay ilahay ha idin xafido adiga iyo family gaaga💋💋💋💋💋😘😘😍😍😍❤️❤️

  • @fartuuncawaale9406
    @fartuuncawaale9406 6 років тому +1

    Manaha allah mama yasmiin thanks haben iyo malin wan dawada wax badan aya ka faiday

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 7 років тому

    Maashaa Allaah Yaasmiin waa runtaa waan kugu raacsanahay boqolkiiba boqol Allaah subxaanahu watacaalaa u madeena Soomaaliyeed xaqa ha tuso iyo wanaaga xaasidnimo la,aanka aamiin

  • @bari_beauty3018
    @bari_beauty3018 7 років тому

    I agreed with you 100%. Thank you so much

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  7 років тому

      Mercy Harris ,💋💕💋💕💋

  • @amuunaumahmed2729
    @amuunaumahmed2729 7 років тому

    Mashaa Allah shukran jazakalaahuqeer abayo saxwaaye hadalkaga 👍👍💞

  • @hanihersi903
    @hanihersi903 7 років тому

    Masha Allaah tabarakkallaah allah yaxfidak yaa xabibty yaasmin waan kugu raacsanahay jazakallaahu kheyr mcntoo😙😙😙💟💟💟💟

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 7 років тому

    Masha Allah abaayo Yasmin I learned lot of things for your smoothie love sabar forgivenes and many more jizaka Allah

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  7 років тому

      Awale Nuro , Aaaw😍I am sending you my love 💜💜💜

    • @hindabashir9569
      @hindabashir9569 6 років тому

      Scm abaayo waad kumadsantahay waanadaada aniga waxaan aaminsanahay jaceelku markuu cusubyahay waa afka marka kalana waa qarsan yahay kalgacal iyo raxmad ayuu noqaa marka cabaar lees qabo afka waxaa kawanaaksan qalbiga fiican oyo dareenka laba is qantana jaceel beey iskula jooktaa

  • @abirslm47
    @abirslm47 7 років тому +27

    Abayo yasmin aniga aad ayaan ku jeclahay aniga somali ayaan hay ninkaygana wa yamani aad aynu iskujecelahay

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  7 років тому +3

      Abeer Saalim 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

    • @thefunfamily720
      @thefunfamily720 7 років тому

      Cafimat Fican abyo wxn rawa phoon namber kaga xbbti wan kujeclahay wlhi wxn kunolahay gowalka Minnesota blz namberkaga

    • @nacnaciinanacnaciina9468
      @nacnaciinanacnaciina9468 7 років тому

      Cafimat Fican habo waxaan rabaa inaad ila taliso we inteen kaagala soon xiriiraa

    • @FatimaFatima-xr8qi
      @FatimaFatima-xr8qi 7 років тому +1

      Abeer Saalim masha allah tabarakallah walashay qaali Alle haku siyaadiyo jacaylkina inta kale is jecelna alle ha isku siyaadiyo jecelkoda inta aan is jeclayna alle dhexdoda dhigo jacayl iyo naxaris

    • @mohanafarhaanali3043
      @mohanafarhaanali3043 7 років тому

      abeer. saalim.
      alaha Ku barakeyo abayo

  • @hudaagaariabdulahi9432
    @hudaagaariabdulahi9432 6 років тому +1

    Waa runtaa qaali maashaa Allah yasmin waxaadtahay gabar caqli badan

  • @deeqanuur3341
    @deeqanuur3341 6 років тому +1

    Masha allaah abaayo yasmin jazakalah qeyr

  • @mamasomalia4013
    @mamasomalia4013 7 років тому

    Masha allah tabarakallah abayo yasmin qali wanku jeclahay waxa tahay qof qalbi wanagsan alle haku xifdiyo wlhi wadna shegtay basto dhedher aya nahay alle haku xifdiyo😍😍😍😍😍😍😍

  • @filsanqalanjo1380
    @filsanqalanjo1380 7 років тому

    Masha Allah tabarakallah jazakillah kheyr abayo yasmiiiin 😍

  • @sabiixasumaya966
    @sabiixasumaya966 7 років тому

    Masha Allaah yasmin Cadey ilahay haku xafido dacad ayad tahay shukran

  • @fayaliisse6773
    @fayaliisse6773 7 років тому

    Masha allh abayo yaasmiin adaaa umahatsantahy jazaakalah qeeer waaan kaaa faaideysit abayo shukran

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 6 років тому

    masha alllah abayo mcn alle haku barakeeyo wan ka fa idnay jasakala qeyr 😍😍❤❤❤

  • @maryanosman8669
    @maryanosman8669 7 років тому

    Masha allah Abayo Yasmin jizaka allah kheyr masta sheeted igasheh

  • @meymuuncabdullaahi1186
    @meymuuncabdullaahi1186 4 роки тому

    Asc abaayo yaasmiin Pege kaaga aad baan ugu xiranahay qeer badan alle hakusiiyo insha allaah inaan si life ah kuu ar kana waan rajeynaa Abayo macan da daal wacan ayaan kuleeyahay guuleeso

  • @qadroumueyman7205
    @qadroumueyman7205 7 років тому

    Masha allah macaanto arin fiican ayaa kahadashay waana kuuku raacsanahay macaanto ilaaheey qeer hakusiyo aamin aamin aamin

  • @niinaabdi1406
    @niinaabdi1406 6 років тому +1

    Mansha Allah marka hore Yasmin wan ka helaa tolooyinkada wax Ku oolka ah allaha Ku dhowro mcn

  • @cafaafmohamed7434
    @cafaafmohamed7434 7 років тому

    MashaAllh mamo yasmiin jawaaab qurux badan waye👍👍👏👏

  • @prettygirl9716
    @prettygirl9716 7 років тому

    Habo jazakalaha xabibti wax wanagsan aya ka hadashay hooyo adigo kale ah yaba hali karo ❤️❤️ was kugu raacsanahey

  • @fatumafarahmohamed8396
    @fatumafarahmohamed8396 7 років тому +1

    Yasmin qaali chanalkaga wanku xiranahay jazakallah mcnto waxyalo wanagsan aad nala wadagto qaali mel aan kalasoxiriro ma ishegikartaa

  • @ashosalah6138
    @ashosalah6138 7 років тому

    Mansha laa tabarikalah abayo ilahay haku xafido adiga iyo familkadaba 💕

  • @shshmursalmursal3872
    @shshmursalmursal3872 7 років тому

    Mashaa allah yaas miin allaha kuxifdiyo adiga iyo familkaaga waa kumahadsantahay fikirkaaga saliimka ah

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 7 років тому

    Masha Allah
    Jazakallah Abayo qali

  • @munaosman8545
    @munaosman8545 7 років тому

    Masha'allaah saxiix rabbi yaxfidak abaayo yaasmiin waan kugu raacsanahay👍🙌

  • @wanaagsanwanaagsan7968
    @wanaagsanwanaagsan7968 6 років тому +2

    maama yaasmiin abaayo yaasmiin wax weyn ayaan kaa faa'iidaa guuleyso waligaa gadaal hamarin wax kudhibo Alle hakaa haaayo

  • @zanjabiilgirl8529
    @zanjabiilgirl8529 7 років тому +3

    Alllh yaxfidka qn😘
    Qalbi dhagax mid ah allh hana geez mariyo mid mrksta ku jeclhy iska dhahayo alow no sahal😂😂😂

  • @nasriinkhadaraxmed1461
    @nasriinkhadaraxmed1461 7 років тому

    Qurux yasmiin wan ku jclhay dar illaahey rabi haku xiftiyo hooyo ku dayasho mudan

  • @henaaliibrahim5451
    @henaaliibrahim5451 7 років тому +3

    Great briefing ur eldest daughter

  • @najmamohamed7600
    @najmamohamed7600 7 років тому

    Thank u sister Yasmin 😍😍😍love u

  • @umkin542
    @umkin542 2 роки тому

    JAZKUALLAHU khairan abayo maccan.

  • @hopeandhappy4433
    @hopeandhappy4433 7 років тому +4

    Anaa waxka arkay marki aad kudhahdid maxankuu keenaa shaah marabta isaga dhan u isbadalaya farxadbadka daremaysa tihaabiya 😍

  • @deqamohmoud5183
    @deqamohmoud5183 7 років тому

    mansha allah ilaahy ha ku barakeeyo qof wanaaga ka hadla ayaad tahy yaasmiin love u really

  • @nuurtamohamed3218
    @nuurtamohamed3218 7 років тому +2

    Masha alx abaya fiican aya teh

  • @FatimaFatima-xr8qi
    @FatimaFatima-xr8qi 7 років тому

    masha allah tabarakallah walashay qaali Yaasiin Ana kugu raacsan alle ha isku kiindaayo farxad ku nolada abid insha allah xabibti noloshu wa farxad wlhi

  • @sagalhassan2067
    @sagalhassan2067 7 років тому +1

    masha Allah sis that is the Ture because where there is a will there is away 😍😍😍😍😍😍

  • @haboneabdi2850
    @haboneabdi2850 7 років тому

    I am a woman from Djibouti i like beaucoup your video sister yasmine and i m new and My english is not good because i speak french kiss

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 роки тому

    Mashallah video wow 👌 👏🏽 hada ayan arkay 4 years ago in video 📹 very very good 👍🏽 👏🏽 job 👍🏽 Yasmin thank you so much ♥ mom Love ❤ wa iafacay fidiyowgan mashallah ❤ runahanti

  • @razaanabdullahi6906
    @razaanabdullahi6906 7 років тому

    MashaAllah agree with you Abaayo Yasmin

  • @raxmosheikhsalah6355
    @raxmosheikhsalah6355 7 років тому

    Masha Allah abaayo yaasmiin wlhi waa talo iyo tusaale wax tar leh waana kugu raacsanahay halkaa ka sii wad

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 7 років тому

    Jazakallaah kheyr

  • @tonisas7990
    @tonisas7990 7 років тому

    masha allah abaayo yaasmiin allah yaxfidak allah ha ku barakeeyo aniga ninkayga somali maaha alxm aad ayaan isku jecelnahay
    waana wax fiican

  • @hadiyaibrahim5960
    @hadiyaibrahim5960 7 років тому

    Yasmin wan kugu raac sanahay runtii inta aad sheektey illahay hana toosiyo Aamiin

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 7 років тому

    😍😍😍 MashaAllah abaayo yasmin I like your style qurux colors

  • @hamdihassan1138
    @hamdihassan1138 7 років тому

    masha alah jazakumu alah waan kugu racsanahey mamo yaasmiin waa talo fcn hala qato gabdhow waa in wanaga laga faaideysto

  • @umunasra2382
    @umunasra2382 4 роки тому

    I like this kind of videos masha Allah

  • @henaaliibrahim5451
    @henaaliibrahim5451 7 років тому +3

    Yaaska hore usoco waan kugu racsanahay allaah thanks alot

  • @maryanosman8669
    @maryanosman8669 7 років тому

    Yes wan kugu racsanahy Abayo Yasmin 💕💕

  • @safiyoabdi6272
    @safiyoabdi6272 7 років тому

    yasminey masha allh abyo wan kugu faraxa sida u wacyi galiso dadka abyo allh idin barkeyo ilmha allh ku barkeyo iyo fmlika

  • @faysabargail8147
    @faysabargail8147 5 років тому

    masha allahu ilahay haku xafdo waa kugu raacsaney wlshey qaaliyey alxmdulilah

  • @fatmaqalbi9957
    @fatmaqalbi9957 5 років тому

    Masha Allah habo yasmin Allah haku xifdiyo 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @princesshafsa8741
    @princesshafsa8741 7 років тому

    Habo yasmeen Tnx waankahelay videogaaan

  • @yasminmohamud8432
    @yasminmohamud8432 7 років тому

    am the first one jazakalah

  • @ayaaney
    @ayaaney 7 років тому

    Masha Allah Habo mcn❤️ jazakallah

  • @falisdhuux514
    @falisdhuux514 7 років тому

    😂😁😂😁runtaa noo sheegtay wlh Jazakalaah khayr 😂😁😂

  • @mohamedmohamud1523
    @mohamedmohamud1523 5 років тому +1

    asc Yaasmiin waan ku salaameu waxaan fileyaa su'aasha gabadhaas ee aheed ninkeyga seen ku ogaan karaa in uu ijaceylyahay !
    hadaba sida iimuqata jwb maaha sida aad uga jwbtay hadaba mahmaah somaliyed ayaa ah hadal guri ma'qariyo laakiin hilib uu qariyaa hadaba waxaan usoo qaatay waxaa wayaan jaceyl aan hadal laheen waa salaad aan duca laheen???????

  • @hafsamohamed9370
    @hafsamohamed9370 7 років тому

    MashaAllah waano waad nasiise alle ajir haka siiyo mcnto

  • @fillmsomaliah1734
    @fillmsomaliah1734 7 років тому

    jazakalah abayo

  • @aminas4324
    @aminas4324 7 років тому

    MaashaAllah 😍.

  • @luulmaxamuud8832
    @luulmaxamuud8832 7 років тому

    Masha allaah wakugu racsanhy mahdsanid abaayo

  • @umuanas1586
    @umuanas1586 7 років тому

    Jasakallah kheer abaayo yasmiin waan ku gu racsanahay

  • @shiinoqaarey7280
    @shiinoqaarey7280 5 років тому

    Habirir yaasmiin kheyr Allaha ku siiyo.

  • @ayanahmed2663
    @ayanahmed2663 7 років тому

    MASA ALLHA sis iam with you great job that is true, i have to be sweet like honey , thank you sis and i love you

  • @doqontiigabshaha9040
    @doqontiigabshaha9040 6 років тому

    Mashallaah jazakallaaha khery

  • @luulfamilychannel5922
    @luulfamilychannel5922 6 років тому

    we also love u two yasina and I really agree with u

  • @siradhassan5786
    @siradhassan5786 4 роки тому

    Masha Allah tabarakalllha jazakallahu khayr ❤❤❤

  • @sofiyocabdi3020
    @sofiyocabdi3020 7 років тому +2

    Acs abayo masha Allah

  • @suhuurdayax5075
    @suhuurdayax5075 7 років тому

    masha allah ayaasiim ilahay ha isku daayo intii isjecel kuwa kala duuli rabana allaha isku daayo

  • @deganabdi7662
    @deganabdi7662 7 років тому

    shukran hbo mcn jasakallaah

  • @quruxiwaadiin539
    @quruxiwaadiin539 7 років тому

    Waa sax nolol bilaa jacayl ah waa bariis bilaa cusbo ah illahay kuwii is jeclada ha inaga dhigo insha allah

  • @fadumosheikh3144
    @fadumosheikh3144 7 років тому

    waan ku raacsanhay abyo yasmiiin allh ku xifdiyo

  • @ayanserar9513
    @ayanserar9513 5 років тому +1

    masha allh...

  • @marwoninkeedajcl1307
    @marwoninkeedajcl1307 7 років тому

    waankugu raacsanahy haboh yaasmin waxaad thyqof lagudayan karo 😘full respekt

  • @hanankarshe3479
    @hanankarshe3479 6 років тому

    Masha Allah, abayo Yasmin love u

  • @hanimohamedjama9778
    @hanimohamedjama9778 7 років тому

    Aaaamiin ya rbbi jazaakallah ya uqtii..

  • @samdamahad2678
    @samdamahad2678 7 років тому +1

    I love hbo yasmin dadka wax xun sheegaayo ilahy samanta in aysheegaan ha ku hanuuniyo allah baa hanuunka hyeeh 😍😍😍hbo yasmin ilahy ha ku xfido adi io familkada

  • @wardajacfar1129
    @wardajacfar1129 7 років тому

    Masha allah yasmiin waan kugu racasanahey waano fican waaye anagana allah naga dhigo kuwii ka faa ideysto insha allah

  • @nimcoxasanlife8043
    @nimcoxasanlife8043 5 років тому

    Waakugu raacsanahay mahadsanid abaayo yaasmiin ❤❤❤

  • @najmaismaaciil2352
    @najmaismaaciil2352 5 років тому

    Adiyo ad qali wlaln ka fiidya bathy ilhya haku barkeyo akhiro iyo adunba❤️❤️❤️❤️

  • @amalgobad7429
    @amalgobad7429 7 років тому

    Masha alah Abayo yasmiin ilahay haku xafido

  • @aishaladan137
    @aishaladan137 7 років тому

    Shukran xabiibti illahey dartiis Ayaan ku jeclhy mcnto

  • @manaalonline7564
    @manaalonline7564 6 років тому +3

    Thumps up hooooyo

  • @halimaali7616
    @halimaali7616 7 років тому

    Asc masha allahi alle ha ku xiifdiyo💕💔💟💞💓💜💝💛💖

    • @aminaraaxo
      @aminaraaxo 7 років тому

      Wan kugu raacsan nahay

  • @wardarose4092
    @wardarose4092 7 років тому

    masha allah yasmiin. cade. illah haku.dayo

  • @farhiyahasan1700
    @farhiyahasan1700 7 років тому

    Masha Allah 👍👍👍

  • @fatimaosman3140
    @fatimaosman3140 7 років тому

    Mashallah ❤❤❤❤