Isma Keento qof ku nacay jecloow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

КОМЕНТАРІ • 110

  • @muwaahibaxmad3670
    @muwaahibaxmad3670 Рік тому +37

    Adeer ani ardayad ayaan ahay walhi waxbadan waa kaa faiday wax aan kugu mahad caliyo ma aqaan lkn janaa kugu ducaynayaa😊❤

  • @boloalifaiza8435
    @boloalifaiza8435 Рік тому +6

    Walal ayuub runta iyo xaqiida jirto ayaa kahadashay qofka kujel aya lajeclaada oo laqdariya muhiim mahaan qof aan kurabin inaa waqti kudhumiso inta wanaagsan oo dacada ah qiyaano iyo laqdamo dhaqankoodu ahayn siraadal mustaqiimka hasytana ilahay haiskuadiyo amiin yaa rabi

  • @Abu__yaxya
    @Abu__yaxya Рік тому +13

    Dantaad raaco qofna ha ujoojin aanu
    Kudadaalno wax ku anfacyo aakhiro iyo aduunba❤

  • @ruuneeyinantariyada4802
    @ruuneeyinantariyada4802 Рік тому +4

    Waxa ugu horeeeyo eee labada qof iskula jooogi karaaan waa tixgalin ama ixtiraaam . Laaakin dadka qaaar waxay aqbalaaan xiriiir aysan u baaahnayn ayagooo qofka itiraamaayo taaasna waaa qalad ay dadka sameeyaaan

  • @neyruuz_online7
    @neyruuz_online7 Рік тому +6

    Walalkey ayuup ahmed guuleso inta kaa faaiday ajarkeda allha kaa siiyo waa runta qof aan ku rabin ina jclatid waa daciiftinimo❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +2

    Captain ayub ahmed the best topic

  • @ridwaanxaamud-yl2ev
    @ridwaanxaamud-yl2ev Рік тому +13

    Captain ayoub ahmed 🙏❤️

  • @user-xq1ig9id3y
    @user-xq1ig9id3y Рік тому +7

    Ugu horeen naftiina jeclda boys😊

  • @MaxamedAadam-ol6cd
    @MaxamedAadam-ol6cd 2 місяці тому

    M.a macallin ayuub ahmed Allah janada nagu kulmiya aamiin aamiin

  • @KHAIRUL_DIIN
    @KHAIRUL_DIIN Рік тому +7

    Ustaadii intaan dhan hanaga maqnaan wlhi saa'id kuugu xiisey maxaa yeeley waa meesha keliya aan kaala socdo youtupe ❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Рік тому +1

    Daneystayaasha Allah naga qabto shartooda🤲🏼🤲🏼.
    Mahadsanid ustaad💯👏

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 Рік тому +2

    Thanks abti 100% wax badan waan kaa faaiday m.a

  • @kowtharali-
    @kowtharali- Рік тому +1

    Wax padan ka fa,iday ❤❤ shukran waxan noqday qof waqtikesa ka faideysta

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 Рік тому +2

    Ustaad ayuub ahmed

  • @user-kh3rx7bf7v
    @user-kh3rx7bf7v Рік тому +1

    Ayuub Ahmed , Nolosheyda waxbadan ayaad noloshayda ka faiiday Alle haku sharfo.,🤍🙏

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Рік тому +1

    Masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub allaha kubarakeeyo ee noosoo laabo waad naga mashquushee

  • @najmosiciid2738
    @najmosiciid2738 Рік тому +2

    Thank you so much my teacher ayuuub ahmed❤❤🎉🎉🎉

  • @Shiekhsalaad
    @Shiekhsalaad Рік тому +1

    Thanks ustaad guuleyso❤

  • @sackali1464
    @sackali1464 Рік тому +3

    Ustaad salamulah aad yaan kugu xiisnay runti ❤

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Рік тому +3

    Thank you my teacher 🙏❤🥰

  • @umaymoabdi9167
    @umaymoabdi9167 Рік тому +1

    Thanks waxaa thy dhiirigliya ha ugu fcn allah ha ku xifdiyo🙏✋️🥰

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 Рік тому +1

    Allah haka abaal mariyo wll ma garan karo wxn kugu abaal gudo sidaad nolasha wx badan igu iftiimisaye ani iyo inta ila midka ❤💯🙏

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому +1

    Ustaad waad mahad santahay

  • @hussainklaws2215
    @hussainklaws2215 Рік тому +2

    Ayuub qof qaali agteyda ka ah❤

  • @salaadipraahim5291
    @salaadipraahim5291 Рік тому +2

    Alaah ku xafido wll

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv Рік тому +1

    Allah haku xafidoo walalkey ayub axmed

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Рік тому +2

    Thank you ustaadii 😊

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk Рік тому +1

    Wll ayub inta ad sheegtahy waa sax xaqiiqdu waxay ku jirta inu qofna qof ku xad gubin ale ha ku barakeeyo aduun iyo akhroba

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214

    💔😥🥺😔walahi hadalada wa xaqiiq tas aniga ayay ihaysata 😭

  • @fartuunmaxmuudfaatush2839
    @fartuunmaxmuudfaatush2839 Рік тому +1

    Jazakal allah wll❤

  • @asadaraujo
    @asadaraujo Рік тому +2

    Ayuub ahmed thanks illahey ajar haka siyo vedio kas ta oo aan ka fa,idey❤100¹⁰⁰....

  • @nasrinaytaali3866
    @nasrinaytaali3866 10 місяців тому

    Allah yaxfidak

  • @user-xi3ld5oi8m
    @user-xi3ld5oi8m Рік тому

    Dhiiri.galiya nolosha allaha ka abaal mariyo my teacher☺️❤️

  • @sakariyerayale7867
    @sakariyerayale7867 Рік тому +1

    Ayuup thanks wll🙏❤

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 Рік тому +1

    Welcome back ayub

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 Рік тому +1

    السلام عليكم ورحمة وبركاته وفتح الله عليك

  • @CabdirahmanBaasto-mk4tl
    @CabdirahmanBaasto-mk4tl Рік тому +1

    Legend Xaqiiq wayeh walhi

  • @user-oo3oh1nh8f
    @user-oo3oh1nh8f Рік тому +1

    Shukran ustaadkeena ❤

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade Рік тому +1

    Professore allah hagu siiyo abaal gudkaaga anigu magaranaaye

  • @hafsamohamed9440
    @hafsamohamed9440 Рік тому +1

    Jummah Mubarak

  • @asmaabdilahi6035
    @asmaabdilahi6035 Рік тому

    Ustaad ayuba ahmed
    Jazakallah wllky

  • @ayaanmousa6027
    @ayaanmousa6027 Рік тому +1

    Waan mahasatahay ❤❤ wll

  • @mowliitdeeq2748
    @mowliitdeeq2748 Рік тому +2

    Wlh sidaan ku dhagaysto waligay qof uma dhagayto

  • @Faizomuqtaar9821
    @Faizomuqtaar9821 Рік тому +1

    Shugran ustat 🥰🙏

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 Рік тому

    🥰🥰mahad sanid ayuub shukran jzakalhu khyrul jza wax runa sheegtay

  • @shirwacfarey6168
    @shirwacfarey6168 Рік тому

    Mashaa alaah ayuub
    Ilaahah ha ku dhawro❤

  • @israjamal7119
    @israjamal7119 Рік тому +2

    Xaqii wlhi🥺💔

  • @user-jn7rg5eq2b
    @user-jn7rg5eq2b Рік тому

    Asc wll ayyub sthy xlda allaha haka ajir siiyo dhiri galinta wanaagsan eed nasiineeyso

  • @juweeliyacisman
    @juweeliyacisman 6 місяців тому

    Geesi waankuwata wllky❤❤❤🎉🎉🎉

  • @younisyousophabdullh4628
    @younisyousophabdullh4628 Рік тому +2

    M.a 👍🏻

  • @marianshire5671
    @marianshire5671 Рік тому

    Asc wlla shugran jisaakalaaha waxa badan ayaan kaafaa Idaa aaway kalsoonidii nafta mawduucaa ayaan aada ulajaanqaaday marwalba dib ayaan ufiiriyaa shugran jisaakalaaha wax badan ayaan kaafaa iidaa tanks Wll bal noosooduaa

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 Рік тому +1

    Dadkaan masaakiinta ah baan la yaabay war wlh inaanan Hal Qof o saaxib Gaar ah aan la ahay uusan Jirin qofnaba ma aamino, Dantayda waxaan qabsada ano kaligay ah, Shaqo wax barasho IYo magaalo aaad ba, shaqada markan ka baxo Hal qof o an wkhti so wada qaadano o aan Melahas marna Umada xamano marna Hadalo bila micne ah isku akhrino majiro, xaaraan bay ka thy, Xirrikaa so Haray Hal gabar o an isku Kalsoonahay baan la socdaa dhawaanna Aan Heshiis Ku Nahay inaan Is Guursano Insha allah, Qof saaxiibka ah ma Jiro Addunkaan waxaad Hadaad Aamin san thyba o aad kuso Dhalatay ader wad Hurudaa, Taas micnahedu mahan dadka ka dhx bax lkn wad Fahmi karta

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia Рік тому

    Big Respect Teacher 😊

  • @AbdijaliilAbdallaabdi-rm9vm

    Waa ku salaame ustaadi

  • @xamdaxaali9305
    @xamdaxaali9305 Рік тому

    Wll Ayuub Ahmed Aad baan kaga mahad celinaya dhirigalintada walahi xaqiiq Baad ka hadlaysaa
    Waxbadan Ayn ka faiday ani ahaan tayda 🙏🙏🙏🙏

  • @Umu-muad
    @Umu-muad Рік тому

    Maanshaa allah wll jasaakalaa khayr

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 Рік тому

    Aad iyo aad guuleyso wll qaliya ❤

  • @hanibashiir7706
    @hanibashiir7706 Рік тому +1

    Asc wll mahadsanid runta kahadashaa kugu jeclahay waayo mar walba runtayda isoxasuusisaa mahadsanid 🙏🙏🙏🥰

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Рік тому

    Mahadsanid macalin

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd Рік тому +2

    Latailyaha kaliya aan ku xeranahy

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi Рік тому

    Masha alla best words

  • @MaaidomaxamedAadan
    @MaaidomaxamedAadan Рік тому +2

    All Realty......😢

  • @kadrahaska8717
    @kadrahaska8717 Рік тому

    Masha Allah 💯

  • @user-sf4ep4tj4n
    @user-sf4ep4tj4n 11 місяців тому

    Waa.ruun❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamudshasha6978
    @mahamudshasha6978 Рік тому +1

    ayuub hanblyo saxib iyo Jimco wngsn

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214

    Jawabta wa maya

  • @AbdifataaxJaamac
    @AbdifataaxJaamac Місяць тому

    Waa sax

  • @Maash-sp2jt
    @Maash-sp2jt Рік тому

    Thank you teacher 🙏🥰

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 Рік тому +1

    Xaqiiq way iso martay alxamdulilaah wan kabaxay hada

  • @xafsonuur2874
    @xafsonuur2874 Рік тому +1

    Aad ayaad mahad san tahay adeer mcn

  • @user-gd4uv7oq9r
    @user-gd4uv7oq9r Рік тому

    waLaLkyy ayOop ahmeT Adbad umhTznThyy 🥺❤🥂

  • @Sagalcali23
    @Sagalcali23 Рік тому

    Thanks ustad

  • @fahmocali1838
    @fahmocali1838 Рік тому +1

    really✅

  • @amsproduction9321
    @amsproduction9321 Рік тому

    Thanks ustaad

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 Рік тому

    Thank mi teacher

  • @dahaboadam2258
    @dahaboadam2258 Рік тому

    Allha hakubarakeeyo my bro😢

  • @munoshire6950
    @munoshire6950 Рік тому

    Thnks my ❤teacher

  • @ikrammohamed1509
    @ikrammohamed1509 Рік тому +2

    ❤❤

  • @samiiyamuuserooble2199
    @samiiyamuuserooble2199 Рік тому

    Thnks wlll waxa ilaa gudboon inaa katago noloshisa an ka dhamado😖🙅‍♀️🙅‍♀️🤦‍♂️

  • @abyanjimcle7384
    @abyanjimcle7384 Рік тому

    Thank you maclinka nolosha✅️✔️

  • @LISHKO99
    @LISHKO99 Рік тому +2

    Wabasidaa

  • @calibile7045
    @calibile7045 Рік тому

    Respect full my prother ❤😍🥰😍😍😍❤❤❤❤❣

  • @HAFSOALI-ps2op
    @HAFSOALI-ps2op Рік тому +1

    Wlh ma aqaan wx an kugu mahadnaqa adun farxad aqirana farxad

  • @hamadaibrahim2769
    @hamadaibrahim2769 Рік тому

    Absolutely 💯

  • @Natures518
    @Natures518 Рік тому

    Garabkayga ayad istagtay ❤

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 Рік тому

    Aad iyo aad

  • @maidakhalifali1232
    @maidakhalifali1232 Рік тому

    thanks❤

  • @sunduscabdidaahir8199
    @sunduscabdidaahir8199 Рік тому

    Wan jeclan laha waqtigan kahor inay isogarto blse alxllh

  • @mohamedabdulahi8788
    @mohamedabdulahi8788 Рік тому

    Wlh blh tlh runta ayad kahadashay wana kugu racsanahay

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 Рік тому

    Tanks

  • @hodonfaarax4523
    @hodonfaarax4523 Рік тому

    Really 💔😢

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Рік тому

    Habdhaqankaaga wanaaji cida wanaagsan waad isleedihiine adoo wanaagsan qofxun sinaba isuguma keeni kartaa

  • @xamsemaxamed3385
    @xamsemaxamed3385 Рік тому

    Really

  • @haniyusuf3779
    @haniyusuf3779 Рік тому +1

    🙏❤❤❤❤❤❤

  • @abdoulkadersaidzakaria862
    @abdoulkadersaidzakaria862 Рік тому

    Wll ayub add baa kugu bahanahay

  • @mohamudmohamed653
    @mohamudmohamed653 Рік тому

    😢😮

  • @nadifaahmed5112
    @nadifaahmed5112 Рік тому

    Asc wll qofkii rabo qu,aanka in loo dhigo ha igala soo xiriiro what’s upka

  • @israatosh8053
    @israatosh8053 4 місяці тому

    Dka iskuma diraysid saxwaaye warkaan

  • @Xamda-ee1nr
    @Xamda-ee1nr Рік тому

    ❤❤❤❤😢😊😊😊😊

  • @user-qd7qn3rc9x
    @user-qd7qn3rc9x Рік тому

    😢🎉