This people do not look like a Barawa or Wantu wa Miini. they look Bantu or Kenya people in Soomaaliya Barawa. Barawa people are light skin or brown with straight hair or curly hair. It's very rare to find barawa people in Somalia barawa at this time after the Somalia civil war took place in 1991 98% of barawa people were forced to leave. I speak Chimini and i do not understand Swahili. Barawa People speak Chimini, Somali, Arabic.
Reer Barawe waa Jareer middab cas oo ah sida dadka Baajunta. Wax soomaali u gal ma leh oo aan aheyn in ay ku noolyihiin magaalo soomaaliyeed. Iyaga iyo kuwa Mombasa ku nool waxba isma dhaamaan oo waxaa iska dhalay Carab iyo Bantu. Magaca Barawe or Brave keliya ayaa Portoqiis ah kadib markii ay ciidanka Portuqiiska ka qabsadeen Boqoryodaydii Ujuuraan muddo sedex bilood ah. Dadka ku nool Barawe iyo Poruqaal wax iska galay ma leh waayo ciidankii portuqaal dhamaantood waa laga saaray magaalada sedex bil kadib
the barawanese and bajunni have so much in common the tradition the language and culture. we have so many tribes from barawanese na Bajuuni like khatimy, washirazi al-ausi, khadrajy, al-nofaly, and so many other tribe. we understand eachother because we speak swahili generally but we have different accent (lahjad) unlike the Banadiri People who desend fro barawanese who lost their language and now speaking afro somali language.
Has hooyadiin la was ye waa somali asal ah iyaga iyo maay maay I love it and that’s coming from reer waqooyi reer koonfureedka kale ma waxay maanta keeneen inay Dhahran af reer baraawe lagu a hadli karo waa yaa walee waxaan u malaynayaa gaala yar yar ayaa ka danbaysa sheekada side siyaad bare reer waqooyi yuhuud ugu sheegay utu Rabay inuu gamta u joogsado ayaa soo socota ogoow farmaajona waa ayga walaalkii
Xusto Mu kuwe dee wa gar mida kale fahanka somalida kale we don't need waxd ka maqneyden dalkeyga ilaa intii aanan dhalan mana arko dhibmooye wax dheefa ood aad kala maqantiin dalkeyga iyo dadki ii jihaatamey sidaan udhasho iyo dhalinta dalkeygu oo aan nolol fcn oo toodi ka fcn helno. ma fahantey marka is fahm si aan dawlad u sameyno geeri ba naga xigta
@@xustomu8127Kuwaasaa la leeyahay! kalmadaan aad loo isticmaalaye bal wax kle ku beddelo😂 Somalia ma kaliya soomaali uun inay ku noolaato baa qasab kala duwanaanshuhu waa qurux iyo ilbaxnimo. Dadka aad yareysaneyso eed isku muujinayso inaad ka fcn tahay ama afkaagu uu kooda ka fcnyahay wxd ogaataa inay leeyihiin taariikh weyn oo sida caadiga dad xeebaha dagaahi waa dad adduunka oo dhan xiriiri la lahaa, runtiina uma leyn maayo inay jirto magaalo soomaaliyeed oo ka taariikh weyn Baraawe marka laga reebo muqdisho.Afsoomaalina waa ay ku hadlaan sow wxd garatay maaha waana shay ay tahay inaan ku faanaaa inaan kala duwanahay hadana aad isku midnahay. Dabcan se adigu inaad go'daad rabtaayoo wxs kuuma muuqdaan🤣
War Portuguese muu ku hadlaayaa erayo badan oo Portuguese ah baa ku jira sabab too ah aniga Portuguese iyo Somali isagu Kay mid waaye markaa Portuguese bwaaye
Oo maxaa loo dafirayaa xuquuqda dadkaasi oo afkooda xaaraan looga dhigay in idaacadaha laga sii daayo. Walahi waa dad dhan oo oo afkooda lagu takoorayo.
The guy was speaking Chimini barawa Language, is not Swahili. Barawa people speak Chimini or chimbalazi, and they do not look like what you're seeing on the video. those people are not barawa.
Sorry but Bravanese is actually Swahili language just like Af Marka or Af elaay is Somalian or even Jamican to English and so on. And this is why most Bravanese speaks and understand Swahili fluently especially to the Zanizibarian accent or Lamu, just like how Jamaican learn English fluently within weeks, or reer Marka learn Somalian or even Icelandic and Norwegian. Let me write what this guy said and use google translate Swahili to English then you would know the similarity. First 0:52 he said " Alhamulilah, Mi Lelo ni-ye Mwiini ba'ada Miyaaka Ishiriina taano" Swahili " Alhamulilah, Mimi leo ni-likuja Mwiini ba'adi Miyaaka Ishiriina taano" English " Alhamulilah, Me today I came to Mwiini after Twenty Five years" Any body can see how close the language is but yet we dismiss facts and believe Hollywood.
We know Bajuni and Barawa Are Bantu+Arab+Hindi They live in Kenya=459,000 Somalia =1,000,000 Madagascar=40,000 And Also they live Malawi, Tanzania and Other Bantu Countries Jareer Or Somali Bantu Also they are not Somali They are from Tanzania and Malawi Reer Xamar or Benadhiri They are not Somali they Speak Arabic they are from Yemen All others Are Somali Yebir or Yabar is Ethnic In Sourthern Somali In Ethiopia Yebir Means Heprew they Jews they are not Somali Somali Waxa eh kuwan Somali waxu ukala Baxaa labo Sam and Samale Sam Waxa weeye Rahanweyn Oo lahjadodu tahay Af Maay Samale waa Dir,Darood,Habiye,Isaaq, Iyo Kuwa kale
@@azlmcl198 Bajuuni,Benadhiri,Rer xamar,Chimini, Bravani,Barawani,Farsin,Arab,Italian,Oromo,Garra,Gabbra,Rendhile,Leysan,Biimal,Afmaal,Borana iyo Kuwa kale Waxan kuli Saxib Af Somali kuma hadlaan
@@azlmcl198 Kullina Sourthern Somalia bey kunool yihiin Siiba Jubba River iyo Shebele River inta udhaxeeso Bajunta Kismaayo iyo Jazirado badan bey leyihiin Kenyana Waxey kuleyihin Mombasa ila Lamu island
@@emirMOHamed101 ma waxaad maqashay Africanta oo idil luuqadooda wa Swahili? Waa lawada ogyahay Barawa in ey KU hadlaad lahjad ka mid ah Lahjadaha Kiswahili ga ee ladhaha Chimiini. For example 0:57 hadii inta kale aad fahmeenin
Walaahi meesha waxaa ku jira gadaal ka gaar badan from baadiyo to Mogadishu boob dhac kursi, dil, wadankoodii waqti ma uhelin inay wax bartaan mooyaanimo ayay ku mashquulsanaayeen, Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk Aabihii awoowiigii haduu jaahil ahaa maxaa ka rajeynee caruurta iyo cunsurnimadooda Mogadishu to aduun weyney
Why they dont have similar language to Portuguese? why is their language and culture is Swahili or Omanis ? are Swahilis Portuguese too? have you heard about Koofiyo Baraawe? that is their ancestors culture which only found in Oman and East Africa. Stop ignorance and educate your self please..
Because people conform.. You speak english, are you an english man now? This man clearly isn't the modern somali but a mix from the past like the reer xamar yemenis are.
Dadaka dhahayo luqadani wa kiswahili MX ka qaldan waligiin rer barawe lama darsin miya mise kiswahili znivu magaraneysan gobalada dalka so mara o so kala barta dadka & waxay Ku hadlan
haa wll wuu u eegyahay ..Dad badani waxay u maleeyaan afka reer Baraawe inuu yahay lahjad ka mid ah af-Soomaaliga balse sidaa maaha ,afka reer Baraawe ku hadlaan waa qayb ka mid ah af-Sawaaxiliga waxaana la yidhaahdaa Jimwiini(Chimwiini) waxaana si fiican u fahmi kara qofka yaqaana af-Sawaaxiliga ,Haddii afkani yahay lahjad ka mid ah lahjaddaha af-Soomaaliga markii laysku raacay inuu af-Soomaaligu ka kooban yahay laba lahjaddood(Maay +Maxaa tidhi/tiri =Afsoomaali) ayaa laga dhigi lahaa saddex lahjaddood waayo markaaba reer Baraawe way ku hadli jireen.
Alla qof aduunka joogo maxaa yaab ku harsan maxey tahay soomalida swahiliga kuhadleeso hadnh soomali sheeganeso wa aqbali hade thy Somali siju lkn baraawe Soomali reer xamar lee mho somaliga saxda kuwa ku hadlo uu haysti Wah🤨what’s wrong with those people 🤨plz someone explain to me are those somali or 🇰🇪
Good language people of Somalia belong to barawe really somali faani
Www masha allah ader burci hamze my tolkyga guuleysta❤🥰🙏
Waa qeyb kamida afka hooyo ixtiraam buuna naga mudanyahay
Allah unaxaristo walalkey janatul fardowsa alaha kawarabiyo
Miyuu dhintay
Haa
@@fatimaamin4840 alaha unaxariisto walal janadiisa alle hakasiyo midigtiisa
Ar intee lagu bartaa luqada baraawiga aad baan uxiiseeyaa Af baraawiga
love baraawi mention igu soo dhaha gabar reer baraawi ah cml
Aniiga barawe ah
Abdimalik majoole Sxb Barawe imaw
@@tuumaabdinoormursal8132 anigaa ubaahan xagee kaala sooxiriraa +256790016066 what's app igubar
Asalaam Caleykum waRaxmatullahi waBarakaatuh
Masha'ALLAH Tabaarak'ALLAH waa meel aad uquruxbadan.
Soomaalida waa dad kunool Soomaaliya/Ethopia/Kenya iyo Yeman waana dadka aduunka ugu qabiilooyin badan iyo afaf kaladuwan ee
hal Af ookeliya kumahadlaa, balse dadbadan ma'ogaan.
Thanks for sharing
But if i may ask i can hear the swahiili language here what is the relationship ya swahili and barawe???
Af Baraawe wa af sawaxili 95%
I never heard of baraawe or Somali bantu but u live and learn.
Allhamdu good language I like
This people do not look like a Barawa or Wantu wa Miini. they look Bantu or Kenya people in Soomaaliya Barawa. Barawa people are light skin or brown with straight hair or curly hair. It's very rare to find barawa people in Somalia barawa at this time after the Somalia civil war took place in 1991 98% of barawa people were forced to leave. I speak Chimini and i do not understand Swahili. Barawa People speak Chimini, Somali, Arabic.
Bravanese Songs bro wax nooga taabo hee luqada hadaa wax kataqaano
I agree with u that it's rare to find barawini but no one force them to leave
war lords and alshabab militants forced them to leave the country
Stella Glitter aha, I guess in that time but not now
Reer Barawe waa Jareer middab cas oo ah sida dadka Baajunta. Wax soomaali u gal ma leh oo aan aheyn in ay ku noolyihiin magaalo soomaaliyeed. Iyaga iyo kuwa Mombasa ku nool waxba isma dhaamaan oo waxaa iska dhalay Carab iyo Bantu. Magaca Barawe or Brave keliya ayaa Portoqiis ah kadib markii ay ciidanka Portuqiiska ka qabsadeen Boqoryodaydii Ujuuraan muddo sedex bilood ah. Dadka ku nool Barawe iyo Poruqaal wax iska galay ma leh waayo ciidankii portuqaal dhamaantood waa laga saaray magaalada sedex bil kadib
Ar xge lgu barta luqadas bravanese ❤❤🇸🇴🇸🇴
Isla meeshii le
They look like mix of arab and white. really they are very beautiful people.
You’re so stupid - he looks like a proud AFRICAN! Get out of here with your whitewashing ideology! Uff
Barawani wa laxjad sawaxili ah dhulku wasomali
Lakin dadka oo idhil af maxatiri in lagu qasbo ma ahan ?
That language is like kiswahili miyeesan ehen?
Abdinur Mohamed hapo umesema nikama kswahili
Haa waa Swahili Hadalkisa Sifiican udhageso
the barawanese and bajunni have so much in common the tradition the language and culture. we have so many tribes from barawanese na Bajuuni like khatimy, washirazi al-ausi, khadrajy, al-nofaly, and so many other tribe. we understand eachother because we speak swahili generally but we have different accent (lahjad) unlike the Banadiri People who desend fro barawanese who lost their language and now speaking afro somali language.
Lilo Booker you belong to Kenya and the Bantu countries not Somalia
At the end we are all Somali and our country is Somalia Somalia that's important bro
@@BigMan-qm8xg tell it to your ass ignorant bitch.
Luqadaas yaaibara ?
Love it 😎
Ani ayaa kubarayo
muslimahsista Waa lagu Barayaaa
Afkaasan uu bahanahaya inaan barto
Taas waa iizi
Great history
Afka rer parawa waa af Swahili? Somali shaqoo kuma lahan?
Hye malak
Waa sawaaxil uun
Has hooyadiin la was ye waa somali asal ah iyaga iyo maay maay I love it and that’s coming from reer waqooyi reer koonfureedka kale ma waxay maanta keeneen inay Dhahran af reer baraawe lagu a hadli karo waa yaa walee waxaan u malaynayaa gaala yar yar ayaa ka danbaysa sheekada side siyaad bare reer waqooyi yuhuud ugu sheegay utu Rabay inuu gamta u joogsado ayaa soo socota ogoow farmaajona waa ayga walaalkii
Maay maayga waa lahjad asalka ah ee af somaliga maxa tiri waxay kaso jeda maay maay lakin bajunta iyo barawaha af somali ma ahan
wxn uu ku hadlayaa maaha lahjada af Somaliga kamida asal dhalad Somalilander ayan ahay mana fahansani wuxu ku hadlayo
kkkkkkkk kuwaasa la leeyahay waa soomali ee is fahma hhhh
Xusto Mu
kuwe dee wa gar mida kale fahanka somalida kale we don't need waxd ka maqneyden dalkeyga ilaa intii aanan dhalan mana arko dhibmooye wax dheefa ood aad kala maqantiin dalkeyga iyo dadki ii jihaatamey sidaan udhasho iyo dhalinta dalkeygu oo aan nolol fcn oo toodi ka fcn helno. ma fahantey marka is fahm si aan dawlad u sameyno geeri ba naga xigta
nadira adam aqlkina. Qabilkiga. Masodhafin. Maxadfahmeysa.
Maba ahe oo cid tiri miyaad aragtaa?! waxy ku hadlayaaan lahjad somali iyo sawaaxili isku milmay.
@@xustomu8127Kuwaasaa la leeyahay! kalmadaan aad loo isticmaalaye bal wax kle ku beddelo😂 Somalia ma kaliya soomaali uun inay ku noolaato baa qasab kala duwanaanshuhu waa qurux iyo ilbaxnimo. Dadka aad yareysaneyso eed isku muujinayso inaad ka fcn tahay ama afkaagu uu kooda ka fcnyahay wxd ogaataa inay leeyihiin taariikh weyn oo sida caadiga dad xeebaha dagaahi waa dad adduunka oo dhan xiriiri la lahaa, runtiina uma leyn maayo inay jirto magaalo soomaaliyeed oo ka taariikh weyn Baraawe marka laga reebo muqdisho.Afsoomaalina waa ay ku hadlaan sow wxd garatay maaha waana shay ay tahay inaan ku faanaaa inaan kala duwanahay hadana aad isku midnahay. Dabcan se adigu inaad go'daad rabtaayoo wxs kuuma muuqdaan🤣
Woow
Allaha u naxariisto
this is my language
I am very interested to know about people from Barawe by the way I am from Somaliland.
Sir Didi oh north Somalia we all somali Somalia
Whatever you say bro.
Nawapeenda Wantu wa Miini
@Quraysh القريش tufu idiot bantu hooyaday guuskayga ayey ka duushaa
War Portuguese muu ku hadlaayaa erayo badan oo Portuguese ah baa ku jira sabab too ah aniga Portuguese iyo Somali isagu Kay mid waaye markaa Portuguese bwaaye
Oo maxaa loo dafirayaa xuquuqda dadkaasi oo afkooda xaaraan looga dhigay in idaacadaha laga sii daayo. Walahi waa dad dhan oo oo afkooda lagu takoorayo.
Dadka qaar ma fahmaan
Waxaa wanaagsan wax dadka ka dhaxeeyo y
waa afsawaaxili caadi ah ani kuli waaba fahmay
ma soomaalibaa hada dadkan?
boortaqiis maxaa keenay waa soomaali baraawe akhlaaqda ilaaliya'
Wey iloobeen iney iyagoo barkac ku yimid aan dajinay dhulkeena, waa imisa nooc oo bini aadan ah ayaad moodi midba meel kasoo jeedo, carab sawaaxili talyaani burtuqiis bilaa asal ayey noqdeen shan iyo Toban jeer, markaa si aan ula mid noqono asalkeenay rabaan iney shaasheeyaan ,barawaani, banaadiri, reer xamar waa wada magacyo maalawaal ah oo ey rabaan iney nagu boobaan ,adeer edebsada oo dadka dhulka leh sey idiin soo dhoweeyeen u qadariya, waxaad wadan waan ka dharagsannahay, ka jooga intuu bilaawuhu idin jarjarin.
@@warsamehanteen415 oo Adigu Yaa tahay Dhulkaasa Leedahay?
Hhhhh
waligey mamaqal kizwahili Arabi Somali Portuguese
this language is kiswahili
kweli kabisa
Miyaad fahmeysaa w
hayaay maxay kuhadlayaan kuwani meeshu ma soomaaliya
buja mohamed soomaali maxaa ka taqaniin hadaa reer Somaliland Hargaysa maba soo dhaafdin
Teeda kale afka soomaaligu lahjado badan Ayuu lee yahay
Kee waaye Kaas chimiini is a language.
buja mohamed
ma aftalyaanibaa?
Waxan uu haystay luuqadan inay laqolo tahay luuqada Europeanka sida Portuguese laakin maaha luqadani waa kisawahili dhab ah
Luuqad aad umacan weeye xagee lagu bartaa sxpow ani rer Hargeisa ahay soomalimiyaa isagu
Haa barawe lagu bartaa anaba jooge
ina ader hadey sawaxili tahy ninkaas ugandeska ah ba qosli lahaa
Waa runtaa sxp
Waxaan youtubka aan kaheley Videogaan oo ah
*The Portugese Vs Somalis - The Fall of Adal* (Vasco Da Gama)
Waxaa layiri SomaliBarawe, Waxaa dhaley Aabe Soomaali ah iyo Hooyo Portugese ah 😎
Waa kisawahili Portuguese Maha sababtay tahay anigu labadaba waa aqan Portuguese iyo kisawahili luuqada baraawe waa kisawahili Arabic iyo luuqado afrikan
The man is Barawani but the people are Bantu i dont know what went wrong
Afkaan Cayr iyo Saruur kuma hadlee sidee Baraaawe ku yeesheen
dadka waa isku nabi ee isku nudur ma aha
Kiswahilli waye
Kiswahili uukuhadloyaa waxuu leyahay dhan waan fahmay waa Kiswahili wax yar lagabadalay
My language baravanis I fans
Waaaakusalamey sxp miss u
Cawa aya igu horeysa luqadan rer baraawe Ano reer hargeysa
this language is swahili languge spoken in Mombasas and its Barawa language
The guy was speaking Chimini barawa Language, is not Swahili. Barawa people speak Chimini or chimbalazi, and they do not look like what you're seeing on the video. those people are not barawa.
Kamilaha Osman shup up they are somalian
Sorry but Bravanese is actually Swahili language just like Af Marka or Af elaay is Somalian or even Jamican to English and so on. And this is why most Bravanese speaks and understand Swahili fluently especially to the Zanizibarian accent or Lamu, just like how Jamaican learn English fluently within weeks, or reer Marka learn Somalian or even Icelandic and Norwegian.
Let me write what this guy said and use google translate Swahili to English then you would know the similarity.
First 0:52 he said " Alhamulilah, Mi Lelo ni-ye Mwiini ba'ada Miyaaka Ishiriina taano"
Swahili " Alhamulilah, Mimi leo ni-likuja Mwiini ba'adi Miyaaka Ishiriina taano"
English " Alhamulilah, Me today I came to Mwiini after Twenty Five years"
Any body can see how close the language is but yet we dismiss facts and believe Hollywood.
altin bana there is no such thing called af elaay it's af maay elaay are ppl not a dialect idiot😑
Its looks like Swahili but is not Swahili
Kenyatti ayuu ku hadlayaa
Sidaa Darteed Reer barawe mahan Soomali oo dhalasho nala Wadaagta
Ar wa sawahili malaha somali mahee kkk
Taasaa, laleeyahay, wasoomali, haheshiso, War, ilmader, ictirafka, nasiya
Ictraaf Adiga iyo Ilaahay aya haya ee kuwani eaxba ma hayaan
hhhhh af somali mahan wayo eray somali ah kuma jiro
War somliga barta baraawihiina ma ahee
reer barawa means people of barawa but the tribe is called Wambalazi just like Bajuuni of kismayo to ras kiamboni
We know
Bajuni and Barawa Are Bantu+Arab+Hindi They live in
Kenya=459,000
Somalia =1,000,000
Madagascar=40,000
And Also they live Malawi, Tanzania and Other Bantu Countries
Jareer Or Somali Bantu Also they are not Somali They are from Tanzania and Malawi
Reer Xamar or Benadhiri They are not Somali they Speak Arabic they are from Yemen
All others Are Somali
Yebir or Yabar is Ethnic In Sourthern Somali In Ethiopia
Yebir Means Heprew they Jews they are not Somali
Somali Waxa eh kuwan
Somali waxu ukala Baxaa labo
Sam and Samale
Sam Waxa weeye
Rahanweyn Oo lahjadodu tahay Af Maay
Samale waa
Dir,Darood,Habiye,Isaaq, Iyo Kuwa kale
Swahili + talyaani + arabic + somali
Aynu aqoon kala kororsanee af baraaawe xaguu salka ku hayaa dee afsoomalina uma ekee
afka heer baraabe waa bortaqiis 😊
Ma aha
Oo waa sida kisiwahiligeee
Waa sawahili afkuye
xoga kiswahili ga bu u yara egyhy
I hear Swahili
Tan meydaa lehjada waa kiswahili
It looks like kiswahili language
waa afsawaxili
Mimi kulahaa sawaxili khaldan weeye
afka wa sawahil iyo wax yaar oo af somali ah
😂😂😂 omg sidani waa maxay
Chimini
Bari baan baraawe aaday sanadii 2009 markaan usoogalay maamo reer baraawe ah baan xaafada aan usocday waydiiyey maamadii ereygii aniga bay ilayaabantahay oo lahjadayda qawdhanka ah bay layaabantahay anigu luqada barwaaniga baan layaabanahay ilaa odaugeeda oo masaajidka kayimid nakala dhexgalay 😂😂😂😂 , luqada barwaaniga waa luqad aad umacaan barigaas baan dhowr eray kabartay
Sawaxili waa bee.....
Baada ya miaka ishirini na tano ,lazima tumshukuru yye...
Kama kiswahili jamani barawa bure
'leo,ni,rais,lazima,ndiye" thats pure swahili.How is it Somali?
waa sababtan kiiniya malaha badda somaliya ugu doodeyso baa ah in koonfurta qeybo badan sawaaxili ku hadasho
@@azlmcl198 Bajuuni,Benadhiri,Rer xamar,Chimini, Bravani,Barawani,Farsin,Arab,Italian,Oromo,Garra,Gabbra,Rendhile,Leysan,Biimal,Afmaal,Borana iyo Kuwa kale
Waxan kuli Saxib Af Somali kuma hadlaan
@@azlmcl198 Kullina Sourthern Somalia bey kunool yihiin Siiba Jubba River iyo Shebele River inta udhaxeeso
Bajunta Kismaayo iyo Jazirado badan bey leyihiin
Kenyana Waxey kuleyihin Mombasa ila Lamu island
@@abdulahimohamed2314 sxb waan gartay umad kala wada jaad ah weeye
Kweli kabisa
Portuguese waye
Swahili waye...
@@comedyfortherapy730 sawaahili haduu yahay Africaanta may fahmaan oo ay qoslaan
@@emirMOHamed101 ma waxaad maqashay Africanta oo idil luuqadooda wa Swahili?
Waa lawada ogyahay Barawa in ey KU hadlaad lahjad ka mid ah Lahjadaha Kiswahili ga ee ladhaha Chimiini. For example 0:57 hadii inta kale aad fahmeenin
istaqfurlah tana maiidhineed reer markood leen layaabi jirey
Noor Shanliire anaka waaa roon nahay shib dheh😂😂
Somaligeena ha nagu dhuminin
Waa sawaahili luuqadan oo wax yar badelan
ciyaalki cad cadaa bad badow ay isku badaleen
kuwasa la leyahay waa somali konfurey nabaday sxbyal
WAR'SAN IYO WEEDH'SAN Huno waa luqadode waa dad tiro yar o dee imika kacararay Somalia
Walaahi meesha waxaa ku jira gadaal ka gaar badan from baadiyo to Mogadishu boob dhac kursi, dil, wadankoodii waqti ma uhelin inay wax bartaan mooyaanimo ayay ku mashquulsanaayeen,
Kkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkk
Aabihii awoowiigii haduu jaahil ahaa maxaa ka rajeynee caruurta iyo cunsurnimadooda
Mogadishu to aduun weyney
Afkan waa isku darka sawaxili iyo Portugese.. 90% wa sawaxili
Waa af bortuqiis
Aar yaa i bara
Kiswhili Ayaa ku qasan
Swahili camal waaye
Waaluudeyda
reer barawaha waa burtiqiis soomaali mahaan
Why they dont have similar language to Portuguese? why is their language and culture is Swahili or Omanis ? are Swahilis Portuguese too? have you heard about Koofiyo Baraawe? that is their ancestors culture which only found in Oman and East Africa. Stop ignorance and educate your self please..
Abdiwahid Abduqadir
Adi maa Somali ah adigaba orromo ayaad Ka imaatay sxb
Because people conform.. You speak english, are you an english man now? This man clearly isn't the modern somali but a mix from the past like the reer xamar yemenis are.
Abdiwahid Abduqadir maya wa chinese lol
Waxba kama taqaanid
Kisawshili waye
Burci xamsa ilaahay ha u naxariisto waxa uu ahaa wadani jecel dalkiisa oo aqoonyahan ah
Adam Yusuf ma dhintey? goorme
Luuqadaan hadaad Kiswahli taqaano waad yara fahmi.kkkkkkkkkkkkkkkk
Talyani iyo somaali isku iyo luqada kle waaye
garaha lahjadoda san miya hhhh
Umadan soomalida wax ka xaadsidsan ma arkin. War adeeriyaal subtitles somali ah soo raaciya. Dheerigeliya luqada in la barto
Dadaka dhahayo luqadani wa kiswahili MX ka qaldan waligiin rer barawe lama darsin miya mise kiswahili znivu magaraneysan gobalada dalka so mara o so kala barta dadka & waxay Ku hadlan
afkan waxa ubadan af Swahili
Those people are not bravanese because bravanese are white skin and strate hair
the typical barawini man look like him but know brawe changed
af barawe af Swahili buu u shabahaa
haa wll wuu u eegyahay ..Dad badani waxay u maleeyaan afka reer Baraawe inuu yahay lahjad ka mid ah af-Soomaaliga balse sidaa maaha ,afka reer Baraawe ku hadlaan waa qayb ka mid ah af-Sawaaxiliga waxaana la yidhaahdaa Jimwiini(Chimwiini) waxaana si fiican u fahmi kara qofka yaqaana af-Sawaaxiliga ,Haddii afkani yahay lahjad ka mid ah lahjaddaha af-Soomaaliga markii laysku raacay inuu af-Soomaaligu ka kooban yahay laba lahjaddood(Maay +Maxaa tidhi/tiri =Afsoomaali) ayaa laga dhigi lahaa saddex lahjaddood waayo markaaba reer Baraawe way ku hadli jireen.
Masha Allaah wllo mahadsnid
Hhhhhhh o kalay dadk barawe dagan dowlad Gara miya dhulkana Somalia maleh hhhh ninkan waxu kuhadlayo inu nacaynayo iyo inu na amanayo MA anaba Kala og
igami
Alla qof aduunka joogo maxaa yaab ku harsan maxey tahay soomalida swahiliga kuhadleeso hadnh soomali sheeganeso wa aqbali hade thy Somali siju lkn baraawe Soomali reer xamar lee mho somaliga saxda kuwa ku hadlo uu haysti Wah🤨what’s wrong with those people 🤨plz someone explain to me are those somali or 🇰🇪
Runtii sxb anaa layaaban kiswahili caadiya waaye wax yar marka laga reebo lkn sxb magaalooyinka xeebta saaran sida mombasa,lamu,baraawe,marka waxa looga hadlaaa luuqado isku dhow oo sawaxili ubadan barawe somalia ee kutalaa waa sax lkn dad cadaana aa ubadan oo reer mombasa u eg luuqadas aa looga hadla isku dhax qasan sawaxiligana ubadan
Ooo luqada inte loga hadla somaliya meel kamaso gelin
Kumbe kuna wagriama somalia pia.