Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Qisooyin cajiib ah o ku saabsan Fadliga Quraanka Sh Almis Yaxye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 бер 2017
  • Qisooyin ku saabsan Fadliga Quraanka Sh Almis Yaxye

КОМЕНТАРІ • 47

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +6

    Liibanta aakhiro iyo Dariiqa Toosan waa Kalaamka allah Oo la qaato Ku caamal fala Gaaro ahan duulka dhulka gaalada ku nool

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 Рік тому +2

    امين يارب العالمين

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 6 місяців тому +1

    Mashalah Mahadsaniod walal

  • @AmiinAAidid
    @AmiinAAidid 2 роки тому +2

    Masha Allah. Alle ha innagu anfacoo wax sheega iyo wacdiga culimada. Qur'aankana kuwii ku mnoolaada Alle ha innaga dhigo

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Рік тому +3

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Iso boqda walalayal

    • @omarosman9146
      @omarosman9146 Рік тому

      Mnshlh wll qaali jasaakallah❤️💯
      nabiga scw wuxuu yidhi allah ehel ayuu leeyahay
      waa ay waydiiyeen saxaabadii kuna dhaheen waa kuwee ehelka alle
      nabigu scw waxa uu yidhi waa ehelka quraanka ama dadka saaxiibka la ah quraanka
      1- quraanka akhri si joogto ah oo haka Fogaan
      2- Quraanka Fahan oo baro Tafsiirkiisa ileen allah ayaa kuguLa hadlaya quraanka guduhiise
      3- kadib markaad barato macnihiisa Ku camal FaL oo see wuxuu ku Faro oo katag wuxuu kaa reebo
      4- intaas kadib dadka bar oo uga Faaidee dhinac walba oo quraanka ah ileen khabiir ayaad ku tahay quraanke
      # Fadligiisa aad buu ubadanyahay quraanku
      laba Fadli ayaan kaaga sheegi oo aad dhiiri galin ka qaado doonto lana cajabi doonto
      (1) Dadka quraanka la saaxiibka ahi waa eheLka allah taasi waa mid sidaan bilowgiiba kusheegay
      (2) allah ha inaga yeele hadii aad kamid noqoto dadka jannada galaya allah wuxuu kudhahayaa soco oo kor uraac darajooyinka jannada adoo akhrinaya quraanka
      halka uu kaaga go, ama uu kaaga eekaato akhrinta quraankaasi ayay ku eekaan darajada ama halka aad ka dagayso jannada
      mnshlh tabarakallah bal kawaran ninka 30 jusba xiFdisan wuxuu heli darajo sare inshlh
      Tanina waa mida aadka iigu dhiirigalisay inaan u qoryo qaato dhexdana uxidho xifdinka quraanka anoo bilaabaya isla maanta 3/ jan /2023
      Allow aniga iyo inta aamin dhahdaba noo Fududee quraanka🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zeynabhussein4967
    @zeynabhussein4967 7 років тому +5

    Jazakallahu qeyr shiiq almis sidokale Qaanso roobaad sida aad qeyr ka inogu so kudbineysan Jazakallahu qeyr

  • @salmahassan1079
    @salmahassan1079 6 років тому +12

    Mahadsanid shiikhow wllhi.ilaahay hakaa abaal mariyo wll wax wanagzan bad igu kordhisee

  • @abukids2176
    @abukids2176 3 роки тому +2

    محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم خاتم الأنبياء والمرسلين سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.

  • @FathisheikAbdi-zo3fn
    @FathisheikAbdi-zo3fn 6 місяців тому +1

    T
    😮❤allah❤

  • @amalrashid321
    @amalrashid321 3 роки тому +2

    Jazaklahu khyr sheekh Almis❤❤❤

  • @amatallahwaan9678
    @amatallahwaan9678 4 роки тому +2

    بارك الله فيك يا شيخ حفظك الله
    ماشاءالله تبارك الله
    Allah ha inoo fududeeyo quranka

  • @hindaxuseen7684
    @hindaxuseen7684 4 роки тому +2

    Masha allah tabarakallah jazakallah sheekh

  • @hamaamhamaam7187
    @hamaamhamaam7187 6 років тому +2

    Mnshl sh almis allah dhowra codkisa wan ka helaa runtiii

  • @cabdisalaanaamiin6373
    @cabdisalaanaamiin6373 4 роки тому +2

    Jazaakalaahu khayr sh Almis waan kuqancay sida dagen ee noogu sheegtay

  • @abdirizakabdilahi2674
    @abdirizakabdilahi2674 6 років тому +3

    Maansha Allah waa mucjisada quraanka

  • @amalrashid321
    @amalrashid321 4 роки тому +1

    Jaza'aklahu khayr sh.Almis

  • @mustafesaluute6237
    @mustafesaluute6237 3 роки тому +1

    Maasha allh aamiin yaa allh

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 6 років тому +3

    Alhamdulillah

  • @abdirizakabdilahi2674
    @abdirizakabdilahi2674 6 років тому +2

    Allah quraanka ha inagu anfaco.

  • @Realfrrr1
    @Realfrrr1 6 років тому +1

    Mashaallah. Jzklah kheyr sheikh

  • @faatimacadey271
    @faatimacadey271 5 років тому +2

    جزاك الله خيرا

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar3727 6 років тому +3

    mnsha allah

  • @umcalimohamud3739
    @umcalimohamud3739 7 років тому +3

    aamiiin aamiiin aamiiiiiin

  • @saeedabdillahi4302
    @saeedabdillahi4302 6 років тому +1

    maashaa Allaah shiikh

  • @user-sd1we5qg4x
    @user-sd1we5qg4x 4 роки тому +1

    ماشاء الله بارك الله فيك

  • @fathiyaahmedabdillahi6170
    @fathiyaahmedabdillahi6170 4 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @mazkaxmaal2257
    @mazkaxmaal2257 3 роки тому +1

    Mansha Allah

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 6 років тому +2

    Allahu Akbar

  • @mariamruun4274
    @mariamruun4274 3 роки тому +1

    InshaAllh

  • @khadradiamond2244
    @khadradiamond2244 4 роки тому +1

    شكرأ شيخ

  • @khadradiamond2244
    @khadradiamond2244 4 роки тому +1

    القران الكريم

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +1

    Masha allah

  • @abukids2176
    @abukids2176 3 роки тому

    Amiin Yaa Raxmaan Yaa Raxiim.

  • @hamzehaabzade453
    @hamzehaabzade453 5 років тому

    Manshlaah

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 4 роки тому

    AAMIIN YAA RABI

  • @hsnfadxicabdicawed7829
    @hsnfadxicabdicawed7829 2 роки тому

    HHhH

  • @Gaar_Yoolkaaga_Channel
    @Gaar_Yoolkaaga_Channel 7 років тому +1

    ما شاءالله جزاك الله خيرا

  • @user-sd1we5qg4x
    @user-sd1we5qg4x 4 роки тому

    mnsha allah