150$ kaliya dawashada muqalada youtubka (sida online lacag looga sameeyo)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 гру 2020
  • 150$ doller kalita dawasha youtubka(sida online lacag looga sameeyo)
    Asc asaabta waa isku soo noqosho haboon iyo markale iyo muuqaal cusub waa anigoo idin leh SUBSCRIBE AND LIKE
    Best app clip clasps get one doller now:(0852483375) my invite code please enter to get free money before you must download the app thanks
    Top Three Videos
    1: • Ka same onlinka lacag...
    2: • Sida aad ku samayn lah...
    3: • Sida aad ku samayn lah...
    NOTE:
    lacag ta aad onlinta ka shaqaynaysa maha garantiin maha waxa ay ku xidhantahay kolba dadaalka aad bixiso iyo sida aad waxa u doonayso muqaladani kaliya waa wadooyinka ugu macquulsan eed lacag online uga shaqayn karto inshallah

КОМЕНТАРІ • 33

  • @shaambelcabdinasir7534
    @shaambelcabdinasir7534 3 роки тому +6

    100 video oon daawado kaliya inta aan kahelayo waa 10$
    Waa rafaad zxb dulqaad u malihi cent ku uruuriyo

  • @faysalyuusuf3457
    @faysalyuusuf3457 3 роки тому

    Hore usoco sxp soobadi kuwa dawashada lacagta lagaga helo

  • @suusansiciid8990
    @suusansiciid8990 3 роки тому

    Waa xaqiiq miya wllky alle ku sharfee

  • @salmaanyare7959
    @salmaanyare7959 2 роки тому +1

    Ani wllhi waan is tivmaalay waan a run tnx pro🙏🙏🙏🙏🙏

    • @za-ig9sx
      @za-ig9sx 2 роки тому

      Meeqa ka sameeysay

  • @abdimaalimali2013
    @abdimaalimali2013 3 роки тому

    Ma shaa Allah

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie 2 роки тому +1

    Sxb apk fara badan oo lacag laga sameeyo ayan horey u arkey marka run mia kan maa lagu fa'ideysaa sxb qaali

  • @mohamedkadar4742
    @mohamedkadar4742 3 роки тому +1

    Sxp paypal maiisameysno ee perfer money ayn leeyahy maku isticmali kara

  • @abdullahibrahim2876
    @abdullahibrahim2876 3 роки тому

    Sidee lacagta loola baxayaa waan ku wareernee

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 3 роки тому +2

    Maxaan sameeyaa wll

  • @faysalyusuf1108
    @faysalyusuf1108 3 роки тому

    Sxp waxa uu shuruud iiga dhigay kuxir mastecardkaaga

  • @abdirahmaanmaankakingofalb1839
    @abdirahmaanmaankakingofalb1839 3 роки тому +2

    Sxp lmprkga noso qor si aan whatsApp ka kala sosocono wixii su al ah aan kugu waydiino

  • @shahinshah2618
    @shahinshah2618 3 роки тому

    Marun baa asxaabeey

  • @homemadadaalo7939
    @homemadadaalo7939 3 роки тому

    Mahadsanid Xageeen kala soo xiriira

  • @rudwaanmaxamed2760
    @rudwaanmaxamed2760 3 роки тому

    Somalia adoo jooga maad samayn kartaa

  • @moocadde1563
    @moocadde1563 3 роки тому

    Mhdsnid sxb

  • @tayocrypto7242
    @tayocrypto7242 3 роки тому

    Sida lacag laga baxo

  • @m8251
    @m8251 3 роки тому

    Waxan macqul makula jihiin bro

  • @Jamaalmw22
    @Jamaalmw22 3 роки тому +1

    lkn waa rafaad wlh dulqaad aan sintiyo ku aruuriyo malihi brother thanks

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 3 роки тому +2

    PayPal imasameysta trust wallet ayaan haysaa

    • @Relaxingtube4529
      @Relaxingtube4529  3 роки тому +2

      Zxp kaliya paypal samayso ama bank accoun labadaba way ku bixiyaan
      Kaliya si paypal somali kaaga shaqeeyo
      Master card samayso
      Just pro share dheh zxpaabtada mahadsanid

  • @mankacade8116
    @mankacade8116 3 роки тому

    Dadka beenta ka dhaaf wllw

    • @salmaanyare7959
      @salmaanyare7959 2 роки тому

      Wllhi been mahan ani ada 125 igu jirto adba tijaabi🙏🙏

  • @suusansiciid8990
    @suusansiciid8990 3 роки тому

    Paypal ban leyaahy ma ku shuban karaa

    • @wllmalabsade8557
      @wllmalabsade8557 3 роки тому

      Abyo baybal maxa waye maxase lagu isticmala

    • @abukarcade4409
      @abukarcade4409 3 роки тому

      @@wllmalabsade8557 waa ap lagu shubto lacagta lagu soo diro ama aadirtin waxa lagu istecmala master card

    • @abdirahmaanbulshaawi1025
      @abdirahmaanbulshaawi1025 2 роки тому

      Lph sida paypal sida loo sameyo mataqaanaa

  • @abdirizakhassan8715
    @abdirizakhassan8715 3 роки тому

    Asxaabta yaa lacag ka sameyey weli