Maa shaa Allaah ! Gobtii Dir iyo Samaale ayaa u kacay reer Muqdisho ! Nacabkii Xassan Shiikh, basaaskii qarsoonaa ee Afweyne iyo Faqash habeen baas ayaa u dumey, maalmihiisu way tirsan yihiin. Kacdoonkii la sugayaa Muqdisho ka bilaabmay !
Maxamed Siyaad Bare Alle Unaxariistee Marku Arko DhuL Dadweeyne Degan Yaheey Uu Ubaahdo Wuxuu Sameeyn Jireey Duqa MagaaLada Ayuu Ku Oran Dankaan DhuL Eey Dagaan Hala Siiyo Hana Lacaawiyo
Ka gaajaysani ha boobo ganacsatada dadkii iyo dhulkiiba boobay ! Siday ku dhici kartaa ganacsatada sunta iyo xanuunka soo waaridaa in ay bilyoneero noqdaan halka shacabkii gaajo u bakhtiyaan !
Dhul islaameed aa Saan loogu Cabaadaa Bal Dabka uu shidaayo fiiri Tuugaan Dadkaas hadii div u dajin loo sameey lahaay xitaa neefkaan aa Dadka ku diraayo. Abgaal iyo Murusade haku oowr kacsan ee Dhulka Danta guud ka baxa Dadkaas hadaa ka nexeeyso Kaamam u kireey
Asc ma ahan dadkaan Qaylinaayo Reer muqdisho xasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalamiin war umada ha isku dirina.war Abgaalow please la shaqeeya Dowlada dadkaan weligood ayey mucarad ku ahayeen xasbunAllah wanicmalwakiil sharkiina Allah ha idinku celsho
Kkkkkkkkkk hhhhhhhhh farmajo viva ka sobax maxà Laga daxlay hlow reer muqdisho hada ma xassan sheikh ma Laga Sara xassanow ka sobax vilada 😢😢😢😢war sobax 😢😢😢😢
Dahirow Somali adiga iyo adeerka Xasan baa qabiil u xayeysiiyey Meel ha idin geeyso Qabyaaladad hurineyseen urursamale iyo darood ha la laayo sowtaad dhalinyarada ku guubabineysay. Maad tirahdid wax barta beeraha fasha malayga soo dabta shaqo abuurta intaad social media gabdhaha ku gadeysid
Daahirow kan ha isku daalin seybiyaano meeshey martey uun baa la marsiinayaa waxba ha isku daalin , meeshan qabyaalad mataalo ee dowlad iyo mooryaan baa is heysta mooryaantan yar ee shacabka dhexdiisa xabadda kasoo ridayaa waa la qaban , askarta mooryaanta ah waa la qaban
Dahirow xasan gargurte waa daba keen waxu kudhashay deg jalalaqsi e gobalka hiiran marka qofka daba kenka ah malahan biti uu umad ku hogamiyo Dabaken Alle hanaga qabto fiti nimadiisa
Ka waran markii aad qabyaalad darteed 15:5:2022 aad ku reyreyneysay madaxweyne Hawiye aa ladoortey kii Daarood na wa nadiib faradaas ayaad ku farxsanay waxaad tahay wax ma tare Qabyaaladiiste 😂😂😂😂😂
Caqliyaraan baa ku haysee xasan dhiiqo haduusan isku jeedin oo isku dirin oo dagaalin dalka ma isagaa ka adeegan karo see guryaha uburburin karaa oo u iibsan karaa oo hantida u cunayaa shacabka
Maa shaa Allaah ! Gobtii Dir iyo Samaale ayaa u kacay reer Muqdisho ! Nacabkii Xassan Shiikh, basaaskii qarsoonaa ee Afweyne iyo Faqash habeen baas ayaa u dumey, maalmihiisu way tirsan yihiin. Kacdoonkii la sugayaa Muqdisho ka bilaabmay !
Maxamed Siyaad Bare Alle Unaxariistee Marku Arko DhuL Dadweeyne Degan Yaheey Uu Ubaahdo Wuxuu Sameeyn Jireey Duqa MagaaLada Ayuu Ku Oran Dankaan DhuL Eey Dagaan Hala Siiyo Hana Lacaawiyo
@@HassanJamaFarah-q2e sax weye dhulkan jamacada lah ma aha dhul dadawayna leyahay
Waxaas maa darjiin lasoo fadhiisan karaa marwalba dowlada ayaa gacan sareyso
Soomaali dagaalsan dunidana la dagaalsan@@libanbariyoow8327
Waa runn, dadka waa inn lasiiya dhul iyo lacag eey ku dhistan, adunka lama arkin dad dhulki eey daganayen intii laga qaado oo la dhaho baxa iska taga.
Muqdisho inta laga hagaajinayo caasumada halaga badalo
Daahir sowdigii xasan sheikh la dhacsanaa goormaad sax santahay
Qofka haduu qaldama in laiska dabasocda wa qalad
Nabsi iga dheh@@Junanilll
Sxbyaal Anoo Reer Somalilander ah ayaa aaminsan in Ethiopia 🇪🇹 buurahoodii qalalnaa ay kasoo dageen dib loogu celiyo walahi oon loo aaba yeelin lawada gowraco InshaAllah 🤲🏼
Madaxda 5ta Somali ayaa is haysta oona lakeensaday sirdoon ahaan inay shicibka kala’fogeeyaan oo cadowga ayay u adeegayaan walahi waana intaa yar oo u adeegaya. Walahi 98 % waa diyaar iskuna miwqif shicibka Somalidu meelwalba ay joogaan walaalayaal Ciidanka Ethiopiankana walahi nabad ku hooyan maayaan markan meed’koodana malaayiinta ahna badaan salkeeda ayaan ku qubaynaa qudhmuunkooda oo dhul Somali lagu aasi maayo InshaAllah 🤲🏼 hubkoodana gacanta Geesiyada Somali ee Xalaasha ah ayuu soo gacan’gali waa laga wada furan waan hubaa horayna waan uga furan’jirnay maanta oo la midaysan yahay Shicibka Somali 98% aan ka ahayn 2% ay Madaxda iyo sirdoonka dhulka Somali u’jooga ee cadowga basaaska u ahaa bi’idnillah wayku halaagayaan Ciidanka Ethiopiankana walahi Taariikhdaa lagu qori jabka Ethiopia 🇪🇹 gaadha InshaAllah ilaahayna xabadda hasoo dadajiyo Somali ayaaba ku midoobi walahi dan ayaa 5ta Somali ugu jirta shicibka midnimadooda InshaAllah wayna ku jabayaan kufaarta iyo Yuhuuda iyo Reergalbeedka gadaal ka’taageeraya ee garabka ku siinaya Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo Alshabaabka Ethiopia 🇪🇹 garabka siinaya iyagoo 90% ay Oromo iyo Amxaaro yihiin luqadda baratay inta kalana waa Afrikaan CIA ay keeneen dalka Somaliya laga Maamulo Xerada Xalane waxan oo idilna way soo wada idlaan oo halaag ayaa u dambayn ilaahayna waan kaashanaynaa Somali hadaan nahay guushuna Somali 100% Islamaak sunnida ah ayaa gacan sarayn ilaahayna wuu najacelyahay oo shar walba naga difaaca alhamdulillah maantana rabbi ayaa na’midayn InshaAllah oo guusha sare nagaarsiin bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Waa run farmaajo xil buu rabey ee tuug ma ahayani illah ha ino soo celiyo farmaajo
Allaahuma amiin
Somalia oo heshiish ah duunidana heshish laa aah😂
100%
Wadanka waxa qansaday magefayaal illaahy ha inaga qabto Aamiin Aamiin yarabi
guul guul Insha Allah
Ka gaajaysani ha boobo ganacsatada dadkii iyo dhulkiiba boobay ! Siday ku dhici kartaa ganacsatada sunta iyo xanuunka soo waaridaa in ay bilyoneero noqdaan halka shacabkii gaajo u bakhtiyaan !
WALLAHI DAAHIR WAA RUNTII ISKA QABTA XASAN MUNAAFAQ DAL XARAASHE
LA DAGAALAMA VILDA KA SOO SAARA
ARYAA HALAGA QABTO XASAN MUNAAFAQ DALKA IYO UMADA SOOMAALIYEED
WALLAHI DAAHIR WAA RUNTII ISKA QABTA XASAN MUNAAFAQ DAL XARAASHE
LA DAGAALAMA VILDA KA SOO SAARA
ARYAA HALAGA QABTO XASAN MUNAAFAQ DALKA IYO UMADA SOOMAALIYEED
Habargidir mooryaan
Daahir calasow waa ma xishoode yaahuu yaakaafi
Daahirow waa fahamtay saxan tuug
Daahir calasoow mar walba waa mucarad qof iyo cod ayuu ka soo hor jeedaa sheydaanka😂😂😂😂😂
Somali badbado deg deg ah bay u bahantay. Dadkan laguma eegan karo dalka ila Ras Kamboni iyo Ila Ras Casayr wa ololaysa
Baahi demo jadiid ilaaheey hana dhaafsiiyo xaaan cunaaa xaan boobaa
Iskaceliya mooryanka xasan shiekh waa mooryaan
Yess
Allaah ka baq dahirow Aderow Hawiye dowlad yaqaan ma ahee runta usheek walal hawiye. Si somali loo badbadiyo Madaxweynaha darood ku wareji
Habaaranay udinkaa nagu soo dhisay xasan tuug
somaliyeey midaan waayo aragnimo ha idiin noqoto qabyalad wax haku dooranina ee wax qabad wax ku doorta madaxweynaha farmaajo run Alaa jecelee nin ual abuur Leh wax qabadka Leh buu ahaa
Xasan waa khaain wadan
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Dhul islaameed aa Saan loogu Cabaadaa Bal Dabka uu shidaayo fiiri Tuugaan Dadkaas hadii div u dajin loo sameey lahaay xitaa neefkaan aa Dadka ku diraayo. Abgaal iyo Murusade haku oowr kacsan ee Dhulka Danta guud ka baxa Dadkaas hadaa ka nexeeyso Kaamam u kireey
Boqol iyo konton qoys haduu dhaha haguuren xagey adayan dadkana lacag maheystan.xiligii qofka qabyalad lagutageri jiray wa lasoo dhafay.
Wan Runta
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 Somaliyed xaqa aya Illaha kasobixiinay iriirsamale hasbiyaallah Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯
Guuuuuuul somaliya 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 💖 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 💖 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 💖 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 💖 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 💖 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍 💖 🇸🇴 guuuuuuul dalxurye ❤❤❤❤❤
Suxbaan Allah
Huuraale dacaska hooyadaa ka dhalatay u atoom diiq garoowe iyo sanaag iyobar waxba kaama quseeya Ane duliyohow laga too aha ahi
mooryan isheshey
Goormaad nacdeen Subxaanallaah adigu ma two vices ❌‼️😇Subxaanallaah
Asc ma ahan dadkaan Qaylinaayo Reer muqdisho xasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalamiin war umada ha isku dirina.war Abgaalow please la shaqeeya Dowlada dadkaan weligood ayey mucarad ku ahayeen xasbunAllah wanicmalwakiil sharkiina Allah ha idinku celsho
Xasan bahane wa tuug abgaalna wax uma.qaban magacina waka diley cid danbo amineysa majirto
@deqawarsame-ml7fm xasbunAllah wanicmalwakiil laa xowla walaa Quwata ilaa billah caleyulcadiim walaal iska dhaaf xasidnimada Dalxureye waa u jedaa Nabada ow ka dhigay wadanka shaqo fiican ayuu Qabtay laakin ma u jediin waxaa idinka guxaayo waa Qabyaalad iyo Neceeb.xasbunAllah wanicmalwakiil
Acs Doolada somalia 🇸🇴 weyn iska Daaye Dadka iyo Diinta Habad Baadiyo
❤
Waa goorma kkkkkkkkk xasan sheekh yaa keenay? Fartiina Eersada.
waxaan maqli jiray laangab ehlunar waliwaxa kuqufulan watab saday mooryan dolad ayaa loogud bay dhuka qaranka xitaa minishi biyo kamahadikaran
Xasan shiiq umada ilhay haka badiyo
Yaaķuu sheegay
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH DADKAAS MASAKINTA 34 SANO MEESHEEY DAGANAYEEN XAQ BEEY U LEEYIHIIN MUJAAHIDIINTAAS DHULKOODA U SHAHIIDAY DAAYA ALLAAH OGA BAQA TUUG YAHAY
Niinkaan waa shaydaan aan caadi ahayn
100%
Kkkkkkkkkk hhhhhhhhh farmajo viva ka sobax maxà Laga daxlay hlow reer muqdisho hada ma xassan sheikh ma Laga Sara xassanow ka sobax vilada 😢😢😢😢war sobax 😢😢😢😢
Xasan waa habaar qabe
Dowlada & SHACABKA AYOO IS KUDIRAYAA
Moryan ssc. Naceb calasow
Sharciga ha sareeyo. Guryaha iyo deegaanka danta guud halaga baxo waa taabsaday ma shaqeyneyso.
🎉
Hawiye dad maamul mayaqaan naan
Dahir calasoow ..dadka.. haiku dirin
100%
Xasan bahane tog labo mooryana iskadhashey 😂😂😂😂
ALLA WAJIYA BADANAA SHALAY SOWDIGII WAXAA TAAGEERSANA,MAANTA MA XAALADDII AYAA KUGU XUMAATAY
War. Xamar. Culusow. Walogatagin. Kuxara. Xamar. MoryanyahW
Dahir was Xoolo hadlaya 🙏
Qabyo ninkeda dhameystiraaa😂😂😂
Xiligi moryan way dhamatay Guul Xasan shekh Dal Xoreye
Shicibka dowlada umanaxeyso shicibka haisdifacan farmajow vilada kabax maxaa kuxigay madxweyna xsheq tainka waa kugu kaligaa😂😂
Waa sax sax
Wali laysma gaarin sifiican isku laaya waa idinkii sharaf diiday
Mesha dowlad ayaa ka jirto benta dhaf
ABGAAL WAXEEY ARKEEN IN HG AAMUSANTAHAY MARKAASEEY MOODEEN NINEEY AWOOD KUMAQUUNI KARAAN HA BIQLEEYSOOOOY
Waxaas maadarjiin lasoo fadhiisan karaa guul dalxureeye
Kkkkkkk
Cìdankii guurgurte laamiyada lagu toganayaa Nabsi iga dheh
MAANTANA MAHALKAASAAD KA FAD KUDISEY WAXAAD ISKU SHIDEYSAA HIRAAB DHEXDIISA SHALAYNA XASAN AYAAD DHISTAY OGOW HADDII DAWLAD XAQI TIMAADDO WAA LAGU DILI DOONAA OGOW MAALIN AYUU SHARCIGU KUBQABAN DOONAA😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭😭😭😭😭
U day dreaming only allah aya dili kara
Saleemaan waa qurun
Xassan dhiiqo oo Ayax ah Waa khaa'inu Wadan Waana Moryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbaadiyaa
Waa beentiisa daahir waa sacad dhulka ganacsatada gadatey
Wardahirow wahakasharbadantahey ibliis wahatahay namiim
😂😂😂😂😂dalxureyo
Warkagiqofkidhageysto waqafwalan shaleycadatagerey hasanshav
Dahirow Somali adiga iyo adeerka Xasan baa qabiil u xayeysiiyey
Meel ha idin geeyso Qabyaaladad hurineyseen urursamale iyo darood ha la laayo sowtaad dhalinyarada ku guubabineysay.
Maad tirahdid wax barta beeraha fasha malayga soo dabta shaqo abuurta intaad social media gabdhaha ku gadeysid
Dadka is bed bedala waa munaafiqiin 😁
Hoyada. Usheg. Sawta. Culusow. UnacamleynYsay
Daahirow kan ha isku daalin seybiyaano meeshey martey uun baa la marsiinayaa waxba ha isku daalin , meeshan qabyaalad mataalo ee dowlad iyo mooryaan baa is heysta mooryaantan yar ee shacabka dhexdiisa xabadda kasoo ridayaa waa la qaban , askarta mooryaanta ah waa la qaban
100%
Saban lagu laqsiina😂😂😂😂😂
JOOJI BEENTA,
BEENAALE DAAHIR CALSOW
WAXA MUDANTAHAY IN WARKAN
LAGUGU MAXKAMDEEYO.
Hasan waa fiican yahay iyo ma fiicna labada adaa lagaa hayaa
Dahirow xasan gargurte waa daba keen waxu kudhashay deg jalalaqsi e gobalka hiiran marka qofka daba kenka ah malahan biti uu umad ku hogamiyo Dabaken Alle hanaga qabto fiti nimadiisa
Hg Xamar halaga saaro maxaa yeelay Xamar qaxooti loogama baahna,guryohoodii gobolada dhexe ha ku laabteen.
Ader xaniyo ku jognaa saban lagu laqsinaa
Hhhh Farmaajo madikaa dhaly Xaqii ayaa idiin haysto
Tuug yoow hadad runta dhageyso
Dhulka dowlada Kabaxa waa dhulka
Meelaha dadka
Daahirow umadda ha isu dirin ilaahi darti isku dirka
Kkkkkkkkk
Waa ruun hadkas
90 baa loo noqonaya.
Waa adiga umadii skudiray cuqubo kugu dhacday yaa soo dirsaday kan
Aamiin
Hortis kugu dhacdey qumayo Naya maruntad dintantahay cudur anla aqoon alla kuguride
Warnin yahoo hassen sheikh Dal
ka halaga Qabto usheeg Baaba
Horumar majiro?kkkkkk
Car lama soo gaarin
Hawargidi sideey udhantahay waa inlaga saraa muqdhisho waa gucaanka hasan shiiq waa lagumeyay hawrti
Daahirow dad kaaa maaatada ah nin kan tuuga ah xasan shiikh halaga qab to daahirow qayli oo hala ka co maatada haloo ka co
Ka waran markii aad qabyaalad darteed 15:5:2022 aad ku reyreyneysay madaxweyne Hawiye aa ladoortey kii Daarood na wa nadiib faradaas ayaad ku farxsanay waxaad tahay wax ma tare Qabyaaladiiste 😂😂😂😂😂
Iska qeeyli adeey kuu taalaa dhulkiina aada ama cabaadka naga daaya
Waasax
😢
Kkkkkkkk hhhhhhh kkkkkkkk
Odaygan garowe ynleh balfiirso udoodaayo dhul ookaheyn
Stop hypocricy
Adeer sool iyo garoowe gaajo mataale hanagu galgalane taada ka hadal
100%
Maxad laqaylini HSN so adigii unagaynaya
Ugaas maxaad ogatagtay edo afween soo hilib kuguma yaal soo somaali ma aha uhiili somali weyn please xabaala gado
Daa tuug dhiga dadka ayaa sheer ku rabta
Jaahil Daahir Calasow, oo waligii qabyaalada iyo Isko dir dadka Soomaaliyeed shaqada u tahay, war Beenta jooji Isko dirko ama incitement wa danbi.
Caqliyaraan baa ku haysee xasan dhiiqo haduusan isku jeedin oo isku dirin oo dagaalin dalka ma isagaa ka adeegan karo see guryaha uburburin karaa oo u iibsan karaa oo hantida u cunayaa shacabka