Ali Baashi walal sida aad u sameesan karto Compost Adoo jooga Gurigaaga Video Ka Soo Sameey Waan Ku wareeray Compost waxa la dhaho Haddee Suurtagal Tahay Mahadsanid
Saaxiib macaan waxaan ku waydiiyay green house yaanyo ah ma lix bilood kaliya baa lagurtaa mise waligaaa intuu geedkaa jiro waad guran waxaan kawadaa yacni lix bilood oo gurasho ah markay dhamaato geedihii lagga gurtay mala tuurayaaa mise waligaa waad iska guran
Ciid Mubaarak dhamaan walaalaha.
Wll channel kale oo kheyradka kale ee dalka uga hadlesid no same mahadsanid.
Intee lagaala so xariiri karaa walaalo.
Walaal wey fiicnaan lageed Lkn hadda waqtiga ayaa yar. Mahadsanid
Ali@farmsomalia.org
Masha Allah
Mahadsanid waxaan rajaynayaa in ilaahay kaa dhigo Wasiirka beeraha soomaalia si aad u horumarisid beeraha soomaalia.
Waayo Waxaad tahay khabiir culuumta beeraha. Dalku wuu kuu baahanayay.
Wsc
Hhhh. Yaa amaan diidi kara! Mahadsanid sxb Lkn Somali badan oo iga aqoon badan dhanka beeraha ayaa jooga wadanka Insha Allah kuwaas ayaan taageeri doonaa. Haddii aan dhamaanteen fikradaha isku darsano waxaan rajaynayaa in aan kabaxno cunta yaraanta wadanka kajirta
@@FarmSomalia
Waa sax Laakiin dadku way kala aqoon badan yihiin hadana dadnimadooda /aragtidooda kala duwan
Waxaan filayaa maanta dalkeenuu xirfadlayaal buu u baahan yahay.
Mahadsanid
Wsc
Thank you macalin, very important topic
Mash alah ustaad cali baashe waad mahadsantahay
Adaa mudan
Mhdsanid ustaad illaah ajar hakaa siiyo
Thanks macalin goorma ayaad basaha kasoo hadalaysaa ilaa if iyo aakhiroba ha ku barakeeyo casharada aad baan iga faa,iidaysanaa.
Adaa mudan. Walaal waa la’iwaydiiyay dhowr jeer waana muhiim Lkn qaybo kale ayaan rabay in aan dhameeyo inta aanan taas samayn marka iidulqaado waqtiga ayaa yar xoogaa.
Ciid wanagsan maclin cali baashi adi ehelkaada nawad iyo faraxad ku ciida
Aamin, walaalkey adigana sidoo kale
Ustaad
Waa ciid cas oo shamiito aad modid
Asc mr ali bashi waxaan jogaa gaakacyo e ciida gallkacyo sideen ula maca milaa
Ali Baashi walal sida aad u sameesan karto Compost Adoo jooga Gurigaaga Video Ka Soo Sameey Waan Ku wareeray Compost waxa la dhaho Haddee Suurtagal Tahay Mahadsanid
Walaal video ayaan kasameeyay kujirta Farm Somalia UA-cam ee fiirso Insha Allah kuwo kalena Waan kasoosamayn doonaa Insha Allah
@@FarmSomalia Mahadsanid Waan Daawaday Videowyada Lkn waan ku wareeray
Qaab waxaa jira aan videow kasoosamayn doono Insha Allah oo adoo shaqadaas marin aad ciida kuduugayso saasna kubaaba’ayso
@@FarmSomalia Ciida Waan ku Duugaa wax yaabaha ka soo hara Qashinka Jikada sida yaanyada qolofteeda mooska qolofkiisa iwm ilaa goorma ayuu is badalaa ustaad 30 maalmood ama kabadan
@@FarmSomalia Biya maa lagu shubaa cida mise faraha laga qaadaa
Cidaas somalia. Malaga helaaa
Cidee? Suaashaada sifiican umafahmin
Saaxiib macaan waxaan ku waydiiyay green house yaanyo ah ma lix bilood kaliya baa lagurtaa mise waligaaa intuu geedkaa jiro waad guran waxaan kawadaa yacni lix bilood oo gurasho ah markay dhamaato geedihii lagga gurtay mala tuurayaaa mise waligaa waad iska guran
Ustaad waad mahadsantahay.
Runtii waxbadan ayaad noo faa'idaysay.
Fadlan waxaanu kaa codsan lahayn in marka aad VEDEO-ga soo galinayso aad U samaysid Main subject (Cinwaan Guud),
Sub-titles (Cinwaan Hoosaadyo).
iyo Factors (Qodobo ).
si aanu aad ugu sii fahanno.
waanad ku mahadsantahay Dedaalkaaga Adag eed noo hayso.
Cilmi dhan oon islahaa Jaamacad u gal ayaad si Bilaash ah Af soomaali noogu soo Gudbisay.
Adaa mudan walaalkey. Walaal sifiican umafahmin codsigaas. Maxaad kawadaa videowga dhexdiisa mise markaan soogalinayo in aan qayb qayb ukala saaro. Sida qaybo kahadlayaa Nafaqada, Abuurka, Biyaha iyo wixii lamid ah?
Insha Allah waxaan rajaynayaa in aad WEBSITE samayndoono oon qayb qayb ukala saarno.
Walaal ka soo hadal hadan rabo inaan bariis ku beero puntland
Asc sxb lambarkaaga ii soo qor
Xog baan kula wadaagi lahaaye
Walaal iisoodir kaaga anaa kusoowacaya Insha Allah. Email iigu soodir- ali@farmsomalia.org
Mahadsanid Aqoonyahan Cali baashe. Please ma ii sheegi kartaa ph ka ciida inta laga rabo inuu noqdo?
Walaal taas waxay kuxiran tahay geedka nuuciiisa. Geedaha qaar ciida acidic ta ah wey udulqaadan karaan qaarna alkaline Lkn cabirka badanaa ugu fiican Dalagyada beeraha waa 5.5- 7.
Ma u isticmaali karaa DAP ama NBK From kenya
maantay ayaan soogalinayaa videos aan uga hadlayo nuucyada nafaqada ee phophorus ka sida DAP ee lhalkaas kafiirso insha Allah
Aad baan kugu xidhanahay