Cabitankan waawaayeelka ardayda banooniga iyo waqti qaboowga ufican/Cafimat Fican

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 92

  • @ifrahxasan9482
    @ifrahxasan9482 4 роки тому +1

    Yasmiin wallo Waan ku rabaa see kuu heli karaa inshallaah inaad ii Soo jawaabto

  • @ifrahahmed7681
    @ifrahahmed7681 3 роки тому

    Masha allah khayr ilahay haku siiyo aabo
    Jazakalahu khayran

  • @sahramaye4833
    @sahramaye4833 6 років тому

    Maashaa Allaah abaay waa casiir qurux badan waana hubaal in uu waxtar badan oo caafimaad leeyahay, sallalaahu caleeyhi wasalam, ilmaha aad marwalba xasuusaneysid oo dhib la’aanta aad dhashay iyagana waa ku jecel yihiin waana ku salaamaayaan. Jazakallah walaasheey

  • @shaaddashaadda5424
    @shaaddashaadda5424 6 років тому +3

    thank you so much xbbti mama Yasmin malin wlba training sameya waaba u baahanhy

  • @sahramaye4833
    @sahramaye4833 6 років тому

    Jazakallah abaay fikradahaan aad waxtarka u leh oo aad noo gudbineeyso mar walba Allaha kaa jaza siiyo abaay aamiin

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 6 років тому +1

    Wcs mammo waxad tahay qof zharaf leh alle ha ku daayo hooyo macaan waxad nala wadagta markasta wax faaiido noo.leh alle ha abaal mariyo.ameen ameen mammo.macaan

  • @sahramaye4833
    @sahramaye4833 6 років тому +1

    Wcs. W/wabarakaatu abaay Yaasmiin, Waa kaa qaaday salaantaada qaaliga ah mid la mid ahna waan ku salaamayaa adiga iyo familkaaga iyo walaalaha golahaan sharafta badan ku jira

  • @nasroismail3589
    @nasroismail3589 6 років тому +1

    Maasha allah tabaarakallaah walaasheen jzkl khs

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 6 років тому

    Ameen ameen yaa allah allahu ma ameen illahow wixii xun oo dhan naga qabo ameen

  • @alxamdulilaah8450
    @alxamdulilaah8450 6 років тому

    Maasha Allaah abaayo Jazaaka Laah kheyr. Abaayo kasoo hadal timaha siibta, adoo raali ah, kheer Allaah haku siiyo iyo dhamantena. Timaha qaasatan inta hore yacni fooda qafiif ay iga noqden, bidar an ka cabsanoya iney igu noqoto. saliida qumbaha wa isticmalay xasasiyo an ka qaday, nabaro yaryar sidi roobsugow camal oo hore u lahan jirin.

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 6 років тому +1

    Asc masha Allaah tabara kallaah yaas Abaayo jasa kallaah 😍😍😍

  • @naseeha450
    @naseeha450 6 років тому +2

    Wow,that's good, greens, fruits and all sort of body protecting anti bacterial fighting food....mash Allah Yasmin..

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  6 років тому +1

      Ashakaq 2017 💕💋💕💋💕

    • @raxmoruuxi4591
      @raxmoruuxi4591 6 років тому

      @@CafimatFican Asc mamo yaas waxaan kagabahanahay waxyaabo kumaqorikari komantiga waxaan donayaa meel aan kalasoo xiriiro aan (email and gmail) ahaayn
      Mahadsanid I want to tolk you

  • @hamdihassan1247
    @hamdihassan1247 6 років тому +1

    Manshaa alaah jazakalaahu khayran xabibti

  • @fatmaqalbi9957
    @fatmaqalbi9957 6 років тому

    Masha Allah habo yasmin Allah haku xifdiyo mahadsanid 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @sofiaaden4999
    @sofiaaden4999 6 років тому +1

    Mashallah jazakalahu kheyr xabibti❤️

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 6 років тому

    Masha Allah tabarakallah barakallah sister Allah hayno kadayo thanks habibati qalbi

  • @SadiaAden-we9sq
    @SadiaAden-we9sq Рік тому

    Asc walaal. Malaba raba

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 2 роки тому

    Man sha Allaah

  • @farxiyoaxmed3750
    @farxiyoaxmed3750 4 роки тому

    Masha allah cafimad fiican

  • @shariinabduqaadir4745
    @shariinabduqaadir4745 6 років тому +8

    Anaa uhoreeyo maanta abaayo yaasmiin samideey anaa uhoreeyo like iisaar lovena iisaar

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  6 років тому +1

      shariin Abduqaadir , Yay 👏🏾👏🏾👏🏾💋💕💋💕💋💋💋

    • @shariinabduqaadir4745
      @shariinabduqaadir4745 6 років тому

      @@CafimatFican thanks samideey ala KU jecliya alaha iikaa deesto

    • @shariinabduqaadir4745
      @shariinabduqaadir4745 6 років тому

      @@CafimatFican ee plz waxaa noo Soo galizaa cabitaanka leesku caateeyo

  • @nasroismail3589
    @nasroismail3589 6 років тому

    Jzkl khayr ukhtiii waan alaab aan caadi ahayn waan samaysandoonaa insha allaah

  • @shukriaden9463
    @shukriaden9463 6 років тому +1

    Masha allaah jazaakillahul qayr

  • @nasroismail3589
    @nasroismail3589 6 років тому

    Asc wr wb yasmiin abooyoy malab baan rabaa uk baana daganahay ee ma helikaraa insha allaah waxaan kawadaa uk ma iigusoo diri kartaa

  • @منيشيخ-د2ه
    @منيشيخ-د2ه 3 роки тому

    Asc wllo yasmin wamaxy isbanijka mahee kakale maxaa ladhahaa

  • @qalbixarago6035
    @qalbixarago6035 6 років тому +1

    masha allah abyo yasmiin aniga Gass ban qabaa aad bay iidhibtaa liinta nooc ay tahayba ee cagarka iyo moos iyo timir hadan isku darsado kawaran🤔 Jazakalah khayr

  • @aliyaali8128
    @aliyaali8128 4 роки тому

    Abayo yasmin waxan bahanahy malabka
    Organic natural ah miyaa.

  • @rayaanummuyusra4620
    @rayaanummuyusra4620 6 років тому

    Masha aah alle haku xaido maaama yaasmin

  • @fadumaabdalla1107
    @fadumaabdalla1107 6 років тому

    Asc jazaka allaahu qeer

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 6 років тому

    Masha'Allah haba yaasmiin so nice Jazaka'Allah kheir 👍

  • @khaliilaummi9714
    @khaliilaummi9714 5 років тому

    walaashay asc ma shaa Allah suaal ayan qaba o ah : mashiinka raqadka markadiisa iyo magaciiso ma ii so qori karta ado mahadsan ?!!..
    ربي يباركلك في رزقك وذريتك يا غالية

  • @xawobare3883
    @xawobare3883 6 років тому +2

    wcs abaayo aan jecelahy adiga familka alaidibarakeeyo

  • @shamsocabdulahi6383
    @shamsocabdulahi6383 Рік тому

    Asc walaasheey waxaan umaleeynayaa had ayaan kugu soobiiray waxaan Joogaa soomaaliya warabaa geedka mucjisada

  • @nuurcalimaxamed7368
    @nuurcalimaxamed7368 3 роки тому

    masha allah

  • @caishaahmed2235
    @caishaahmed2235 6 років тому +1

    Jazaaka allah abayo yaas😙

  • @faizacookinglove7281
    @faizacookinglove7281 6 років тому

    Masha allah illahey gacanta ha kuu deesto

  • @abdii9086
    @abdii9086 6 років тому +2

    Mashallah 🤲🤲👍👍👌❤

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 6 років тому

    Mansha Allah Shugran Xabibti

  • @barwaako4233
    @barwaako4233 6 років тому

    Asc wan ku jeclahay maanshaa allahh isheeg waxan ku xafido kalarkeyga digtooradeena

  • @safiyaqassim5900
    @safiyaqassim5900 4 роки тому

    Asalamu aleykum sister can you please put on the address of the honey 🍯 from where to buy

  • @nasraelmi6970
    @nasraelmi6970 6 років тому

    Masha Allah habo😘 I love it, thanks 🙏

  • @abdirahmanmaalim4493
    @abdirahmanmaalim4493 6 років тому

    asc walal yaasmin waxaan rabna inaa cawiskada helno intabadan waxana ubahanahay wax caafimad ufican oo qudaarta kamid tahay iyo meelaha lagahelo walal adgoo mahadsanid marka anga waxaan joga marekan gaar ahaan nebraska gaar ahaan lexington marka jawaab aya kaga baahanahay sidagdag walal

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 6 років тому

    Masha-Allah sister yasmin abayo jazakallah khayr Please isosheeg Waxa uroon indhaha wareegooda Aya nabro yar.yar oo Ciir Caman Ah aya igayaalo wax.iga bi.inaayo igucawi

  • @fawsiyoomar7661
    @fawsiyoomar7661 6 років тому +1

    Masha Allah

  • @umumohamed9264
    @umumohamed9264 6 років тому +1

    Asc setihin abayo yasmin wax waxan Urbana telkaga

  • @safiyosacadmahamed6798
    @safiyosacadmahamed6798 6 років тому

    Maashaa Allah tabaaraka Allah wll Allah ku xafido

  • @raxmoruuxi4591
    @raxmoruuxi4591 6 років тому +1

    Mama barako aan kuugu duceeyay

  • @cmcofficial2166
    @cmcofficial2166 4 роки тому

    Mncha allhy

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 6 років тому +1

    Quruxwaye abayo

  • @sadiomohamedali8638
    @sadiomohamedali8638 6 років тому

    Maasha allaah abaayo yaasmiin jizaakallaahu qeer sharafey

  • @anisaaadan1543
    @anisaaadan1543 6 років тому

    masha allah xbbti jasakalah

  • @maryamakiin1460
    @maryamakiin1460 6 років тому

    Mashallah abayo yasmiin jazakalah

  • @Munamuna1
    @Munamuna1 6 років тому

    Asc abayo yaasmiin kosta ma ahan bukureey waaye

  • @fahmahaaji6302
    @fahmahaaji6302 6 років тому

    Yasmin sharafey ilahey ha Ku xifdiyo

  • @fuadiman6589
    @fuadiman6589 5 років тому

    Mnsh allah tabarak

  • @ruqiyamaxamed4148
    @ruqiyamaxamed4148 6 років тому

    maasha alaah

  • @sowdoibrahim2368
    @sowdoibrahim2368 6 років тому

    manshaa allaah

  • @drmaanlule1042
    @drmaanlule1042 6 років тому +1

    Masha allah mama lm boy but wax karinta wan jeclahay inaa waxyaabo badan ka faaido rajeenaya in shaa allah thanks in badan

  • @ZakAli9904
    @ZakAli9904 3 роки тому

    F.G: Si joogta ah hadii loo isticmaalo 'huruudda' waxay keeni kartaa dhagxaanta kelyaha gala.

  • @rebornningamohammed9931
    @rebornningamohammed9931 6 років тому +1

    Abaayo Yasmin please wash the vegetables before you use especially when you buy them from the shops

  • @jimcaaleyuusuf8705
    @jimcaaleyuusuf8705 2 роки тому

    Xld

  • @sagalmahamed3728
    @sagalmahamed3728 6 років тому

    asc abayo yasmin alabtan an ibsane xage kugu sohagagna malab banu raba iyo sufka cadada waxan joga hargayse

  • @nadaluula7605
    @nadaluula7605 6 років тому +1

    Asc umu suleymaan igu saln shariifa yariseey

  • @sowdoibrahim2368
    @sowdoibrahim2368 6 років тому

    Macadam ilahay Dartii ayan jeclahay Walahay sababtuna wax wax Wanagsan ayan kaafaidnay

  • @jimcaaleyuusuf8705
    @jimcaaleyuusuf8705 2 роки тому

    Asc

  • @khayroxasa6608
    @khayroxasa6608 5 років тому

    Habo yaasmin salan sare

  • @hodanali8762
    @hodanali8762 6 років тому

    abayo qudarta mad is kaa daqdid

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty4083 6 років тому

    Mahad sanid Abaayo yaasmiin waan kahela wax yaalaha aad soogaliso

  • @maryanm6339
    @maryanm6339 6 років тому

    asc yasamiin

  • @bahjomursal8517
    @bahjomursal8517 6 років тому

    Yasmiin😍😍😍😍😍😍

  • @bishaarxaashi2094
    @bishaarxaashi2094 2 роки тому

    Malabka seen ku helicopter karnaa

  • @sihaarnuur858
    @sihaarnuur858 6 років тому +1

    Waad ku mahadsan yahay saad nooga fakarto
    Ajir aan lasookoobi Karin Allah kaa siiyo

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  6 років тому

      Sihaar Nuur , Jazakallah qeyr 💋💕💋💕💋💕💋

  • @hodanali8762
    @hodanali8762 6 років тому

    wash

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 6 років тому

    xuxein salah

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 6 років тому

    haa wan u bahay

  • @daadirxusen900
    @daadirxusen900 6 років тому

    Kkkkkkk👌👌👌👌👌👌👌

  • @abdifartum6050
    @abdifartum6050 6 років тому

    Masha Allah

  • @rawdanormohamed9703
    @rawdanormohamed9703 6 років тому

    Masha allah