Wareysi Xasuuqii Xeebta Jasiira 1989 Lagala Yeeshay Maxamed Xaashi |© SLNTV | By: Abdikarim Dalmar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Місяць тому

    Allah ha u naxaristo dadki xaqdarada
    Lagu xasuqay xamar, mujrimintii xas
    uqayna akhiro cadabta hakuwariyo
    Sland guulbay ku naallonaysaa guul

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 4 роки тому +5

    Ilahay snm ha u naxristo geesiyashi

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 4 роки тому +3

    Asc dalmar anigu goobjoog ayaan habeenkaa ahaa 7 jaamaci ayaa gurigayaga lagala baxay hada dhawacii igaadhay wuu igu yaal allaahu akbar

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Місяць тому

    Sh ibraahim suuleey iyo ina sh ali suufi

  • @kiinaliahmed6523
    @kiinaliahmed6523 3 роки тому +2

    Waxan dawanaya 7/1/2021 wllhi aadban ubaara o ULA socdaa xogaha xasuqyadii Somaliland
    Wllhi anon Somaliland udhalan baan jirka I
    Idubaxaya kana gilgilanaya qalbigeyga Somaliland wllhi waxa dadka muslimka logestay e an so dawanayay xaqiqoyinka
    Waxan dhihi lahay bulshada Somaliland ahey ogaada somalia dadki pariga xukumayay waxey iddin gesten o idin gumesten o sikabaxsan muslimnimada idiinla dhaqmeen wllhi wanka gilgilanayaa imisaaa hargeysa lagumaday dib u eeg😭😭 xasuqii burca😭😭xasuuqii jasiira😭😭xasuuqii gabiley xakah wllhi waxan dhihi lahay bulshadaa ree Somaliland aheey wax walbo dhacay cashar kaqatoo manta yanlainkala dhifan o hanoqonina tariqded aaasto waxan ahay gabar yar o kunool galmudug o aaad idiiin jecel qalbiga

    • @kiinaliahmed6523
      @kiinaliahmed6523 3 роки тому

      Cafwan dadkii koonfurta iyo into kale kaso jeday kawada

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 2 роки тому

      ASC Kiin Jamac Illaahay ha ku jeclaado weliba waxaas oo xasuuqa iyagoo geystay ayey ku dhahayaan maxaa laydiin geystay? Waa silly question have not answer. Aniga dadkan waxaa ku jirey adeerkay aabahay la dhashay oo intii awowgey dhalay u yaraa oo da,adiisu ahayd markaas 19 sano jir iyo 4 aanu ilmaadeer ahayn oo adeerkeey dhalay iyo weliba wiilka ka soo baxay dilkaas xasuuqa ahaa oo isagana ilmaadeeradayda la laayey hooyadood eedo u ahayd oo ay ilmaadeeraday ilma abti ahaayeen . Waa Wiilka Illaahay ka soo badbaadiyey ee raga sheegay in la xasuuqay oo isagana mayd ahaan looga tegay. Anaguna waanu idin jecelahay hadaa tihiin Hawiye khaasatan Habargidir Family Caydiid hadaanu Caydiid ka dhiidhiyi lahayn dhibaatadii dadkiisa iyo anagaba nalagu hayey weligayona dalka maanu helneen qofna nagama hareen. Waxay dhihi jireen dabar goynta Isaaqa Illaahay cidii uu dabar goynayo ayuun baa dhamaata. Walaasheey aad iyo aad ayaan kuu salaamayaa Illaahay ha ku jeclaado Anaguna waanu idin jecelahay. Kuwo reer Puntland ah oo aa Gaalkacayo isku dishaan markay idin soo qaadaan waan idinka difaacaa runta ayaan u sheegaa. Soomaaliweyn been been ah ayey idinku dhuraan shartooda Illaahay Soomaali ha ka qabto. Aamiin. Mahadsanid walaasheey qaali

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 роки тому +2

    And some idiots are telling us about Unity who on his sound mind would like to join such savages in unity,the perpetrators who are alive should be followed and taken to the Hague for trial and justice given to the victims

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Місяць тому

    Waxaan daganaa muqdisho
    Xaafada dabokaayo madoow
    Waxaan leeyahay Dadkaa dhamaantood alah u naxariiso
    Dadkaas bilaash baa lagu laayey

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 4 роки тому +2

    Ismaaciil Cali abokor Ale cimriga iyo cafimaadkaba haw barakeeyo o hanoodaayo

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      Faadumo ismaaciil xukuumadii kacaankuu ka mid ahaa ogow

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 роки тому +2

    Waar hooy dadkaygow
    Laba daan dhexdoodiyo dalqo bahal qof galayoo dirqiyo tu fool adag dabada ugu soo baxay halkii shalayto lagu dilay madareemi waayee durba miyaa ilawdeen duunyadiinii dhacantiyo inuu daynkii maqanyahay
    Ibraahim sheekh saleeban (ibraahim gadhle allaw u naxariiso)
    Dadkaa la laayeyna alle ha u naxariisto

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 4 роки тому

    Alle ha u naxariisto

  • @israismaaciil3279
    @israismaaciil3279 4 роки тому +1

    Sobxaa naLLah 😭😭😭

  • @ashaawaleh585
    @ashaawaleh585 4 роки тому +1

    Waa tiraanyo

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 4 роки тому +4

    Halasoqabto morgal qabta morgal jahanabo gal

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Місяць тому

    Maslaxa maxa lo dacwaynwayay
    Dulliga dulligu dhalay sland guul

  • @user-di7uv9eo1q
    @user-di7uv9eo1q 4 місяці тому

    Kii 1994 kii e burco hrgysa boorame kadhacay waa lama soqadaan o xaqbu aha miya

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Місяць тому

    Waxaan maqli jiray xabadi keentay iyo xabadi sugto

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 роки тому

    Yaa lagahadhiin halatabagalo oo maxamaad calamiya halageyo halatono meel aay jogaan baa

  • @hodanyussuf6572
    @hodanyussuf6572 4 роки тому

    Wlhy caloosha i xanuuntay ilahay masiiba haku rido cidii kadan baysey dhalinyardaa la laayey lkn waaa wx u yaal reer muqdisho waliy waataa gobanayso

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 4 роки тому

    Jaamac Aadan Baroosin waxaa lagala baxay Kasa Balbalaare..

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 4 роки тому +2

    Inalilawainalurajucun ilhayow u naxariso dadkaa xaqdarada lagu dilay waxaan ilahay ka baryayaa reer somaliland inay qadiyadoda meel uga soo wada jeestaan because cadawgii wali vila somaliya wuu joogaa walina somaliland hunguri baa kaga jira wali dagaal baynu ku jirnaa ilhayow somaliland noo xifti waliba anagoon aargosan oo wadankayagii dhisanay ayay nadaba socdaan walee waa yaab.

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 роки тому

    Guntan guntan dhashay maxay been isu geeyeen tolow waxay dad laayeen yaa loo raacayaa

  • @doublethreesomalichannel2223
    @doublethreesomalichannel2223 4 роки тому

    Somaliland waxa dagan qabiilo kala duwan. cidda ay wax ku tuhmayan waa qabiilka mareexan oo haystay xoogii Dalka ka dhexeeyay. lkn dawlad dhan oo wax wada dishay ma jirin Viva dir

  • @kismawi
    @kismawi 4 роки тому +1

    Somali oodhan ayuu taliskii siyaad bare laayey system dictator ah ayuna ahaa oo dowlad heystay ee arintu ma ahan ree somaliland ookaliya in labeegsaney somalidii kaloo dhamaa wax waanala gumaaday leh majidhee ma odoyaasha oorkacsigooda ayaad run moodeen
    Caqliga hashaqeeyo
    Siyaad bare waa shaqsi xukunka xoog kuheystay
    Ma ahan umada in dartiisa lagu been abuurto oo danbi aysan laheyn lasaaro iyadoo dano gaar ah laleeyahay sida ictiraaf qarniguu imanayo aan la ogeyn.

    • @siraad8026
      @siraad8026 4 роки тому +3

      47 nin oo isku reer ah la delay maxaa somalida kale loogu dari waayey?

    • @sacdamaxamed5937
      @sacdamaxamed5937 4 роки тому +2

      miskin ba tahay ma in dhahad is qabanaysa war siyad shakhsibu aha y agarab siyay war runta ha laysu shego dabargoynta isaqa ayay ahayd

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      @@siraad8026 saraakiisha hawlgalka samaynaysay isaaq waa ku jiray kuwa basaasayeyna isaaq bay ahaayeen ka waran tan kale shaashada waxaan ka daawaday rag leh xasuuqa jasiira ayaa magacyadayada lagu daraa waana noolahay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      @@sacdamaxamed5937 saraakiisha hawlgalka ku jirtay isaaq waa ku jiray laakion isaaq qudhiisu dad ma xansuuqay hadaad runta sheegto

    • @abdirahmanmath7151
      @abdirahmanmath7151 2 роки тому

      @@gedefletv6049 hoyadaa u sheeg wàxaa