gabadhan baramijkeeda waa mid aad ula dhacay runtii wax walba oo ay sheeggtay waa xaqiiq dhibaatadaas dumarka somaliyeed waa haysataa ilaahay ha u sahlo gabadhan alle ha b arkeeyo Video share iyo dhax gal weeye waana i n aan arinta dagaal lala galo ...
Masha Allah, we need more sisters like you who can give awareness to our girls who are bleaching their skin.
Masha Allah this interview was needed, quruxdu maha cadan, quruxdu waa kalsooni inaad colourkaaga kufaraxaanato,
MashaAllah, well said sister 🙌🏾 nothing better than healthy and beautiful skin
She’s so beautiful MashAllah 😍
Mashallah, ❤❤❤❤
Qof maalin walba shan jeer waysaysanaya oo shan salaadood tukanaya ilama aha inuu u baahanyahay dawooyin iyo wax jidhka la mariyo.
MashaAllah ❤ marwa good job
Waa barnaamij qiimo badan ❤
Wll waalahelayaaa haplo madaw lkn inta badan majecla ayaa laga yaabaa in ay kasoo muuqdaan shaashadaha
M.a mindset kasookale dadkaleh way yaryihiin
❤
Marweta thanks inaad koor uu qadiid oo qimaysiid midabka madow ❤
Allahuma barik🎉.
gabadhan baramijkeeda waa mid aad ula dhacay runtii wax walba oo ay sheeggtay waa xaqiiq dhibaatadaas dumarka somaliyeed waa haysataa ilaahay ha u sahlo gabadhan alle ha b arkeeyo Video share iyo dhax gal weeye waana i n aan arinta dagaal lala galo ...
Chocolate color waa the best
you are a beautiful girl and your color is the real one
First🎉❤
Confidence is best wlhi we can life with out using any chemicals just believe your self ❤
Marweeta❤
Mariin dhalaalkan ugu jeclahay❤
❤❤
Asc wll xagee kaala soo xiriiraa
Second 😂
Hablow ma runbaa? Warkaan bal into sheega
Wll company gabadhan anba meherda gabadhan qofkii garanyow isoo sheeg
Hargeisa siba jigjiga yar siiba cosob mall
jow kow now somalida aqligooga wan la yabay gabartu maxay skin keega daryeesha waxay ku nolaato iyo nabad iyo cafimad baa ma xaysaato horta somalida waxan oron lahaa nabad iyo nolol iyo cafimad heela marka qurux iyo skin raadiya jow kow now hadana bow
IZdz
❤❤❤
❤❤
❤❤