SUSU - YES OR NO - CUMEER LKN MAXAY KU DOORATAY KING QANI 😂

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 179

  • @sanyareilkacase4752
    @sanyareilkacase4752 Рік тому +28

    Mansha alaah gabadh afgaban xishod badan diin iyo asturnan kamuqadato weeye alle hakudhawro queen susu ❤❤

  • @ruuneyrelaxingmusic
    @ruuneyrelaxingmusic Рік тому +30

    Asad iyo ceyda waa aqanaa cumerna ma aqano waa kibir wlee😂😂

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid Рік тому +60

    Allah is one☝️🧡❤️

  • @saynababdoo4895
    @saynababdoo4895 Рік тому +66

    cudurka community akhris yaa ila qabo love isar

    • @whoareyou3591
      @whoareyou3591 Рік тому

      Community 😂😂akhris ka waa kula qabnaa 😂😂😂😂

  • @ugaaas
    @ugaaas Рік тому +24

    Waxa kastoH waxa ka wngsan Digrigah Alleh❤❤

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Рік тому +30

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 Рік тому +10

    Masha Allah susu iyo faadma adna amiira walaalo qiimo Badan oo Ehelu sharaf ah ❤️

  • @hassanfantastic4889
    @hassanfantastic4889 Рік тому +8

    Walahi sumayo waa maskiin xafidullah sister

  • @Ikerq
    @Ikerq Рік тому +10

    She’s so cute 😊❤

  • @Martinmahthi7
    @Martinmahthi7 Рік тому +9

    Nimcaan makasaayi aaaa guleed sinba wan kasaaaa makaa yeelin😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 Рік тому +6

    Waxan ufahmay somalida ma dawato wa wax jira dadka qaar wax barty somalida mala yacniga ma dawadan dadka wax laga faidayay dawadan 😂😂

  • @amaalmaxamed6988
    @amaalmaxamed6988 Рік тому +11

    1:51 omr ayaa wanagsan walhi ilhow ii xfdi😢❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Рік тому +2

    Daahir calasow mar hdaa dooratay waa ku wataasumayo❤🎉

  • @sahrakonfurgalbeed1406
    @sahrakonfurgalbeed1406 Рік тому

    Masha allah sis

  • @user-uy7wc3yx5s
    @user-uy7wc3yx5s Рік тому +9

    Kuwaan cuqdad baaaa biyo dhigtey yahuu dheh😮😅😅😅

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI1 Рік тому +5

    #Masha_allah,
    #zumaya reaction kada Okey waye 👌 lkn iska yaal yaalka iska daa #Cumer ayaa lagu weydiiyey #UA-cam ma fiirsado dhahday #KING_CK IYO #IDIRISLE_ABDI na waa kasee miyaa 😂😂😂😂,
    Video qurux bdn waaye Thankz #marwo👑,
    #Zumaya 👑💎.

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 Рік тому +15

    😂😂😂Adno gabadha ilmo ilmo cml ayaa ula dhaqmosaa see camal makasee maxabaay ridwan iyo ilyees masha mafadhiyaan susu aa mesha fadhido
    maskiin waye gabadha ee dadka haku dirin

  • @Dawaalmedia
    @Dawaalmedia Рік тому +6

    Adnow qoftan daalan naga hor wadee fatma noo keen wllsha wye kuma si fogaaan kree wajigaga ku dhafaay

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 Рік тому +1

    Masha alaah ❤❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Рік тому +15

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya 🙏

  • @user-ep8cy6fc3o
    @user-ep8cy6fc3o Рік тому +13

    Adna Qoftaan igu darso 😂😂😂😂😂

  • @ayaandhol3738
    @ayaandhol3738 Рік тому +7

    Next faadma Adna 😂

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +39

    Islaween hesrka ka gaartay Cumer yawaye kulahaa😂😂😂

    • @amalali9273
      @amalali9273 Рік тому +5

      Cumar meeqo wiil la dhahaa waa runteed

    • @alrahmanducaysane2534
      @alrahmanducaysane2534 Рік тому +2

      Nimcaan hilaac ayba inkirtau cumeer xagee joogaa😂

    • @adigoxorahadal8536
      @adigoxorahadal8536 Рік тому +2

      ​@@alrahmanducaysane2534macquul ineysan aqoon wayo kow idhahday fanaanin ma isku ficnin

    • @caashamaxamed6490
      @caashamaxamed6490 Рік тому

      @@amalali9273Bbcb ncb 🎉😮😊😊😊😊😊 xfcgc

  • @Aana_artz
    @Aana_artz Рік тому

    Honest reaction ❤

  • @axlam
    @axlam Рік тому +5

    Naagtan weyn mxaa ilmo ilmo dhadhaan iska dhigtaa shuwada uuf dheh🤣🤟🤟🤟

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому

    Keep going adna😊

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Рік тому +1

    Nagtan ayawa iska xanaqsan bee 😂😂😂 mesha kuekaw abayoo 😂😂😂 bisinkow

  • @NAIMA-co6hk
    @NAIMA-co6hk Рік тому +7

    😂😂naagtaas weyn ilmo iska dhigaaa kwrm

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +9

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤

  • @Imraan53
    @Imraan53 Рік тому

    She’s not for social media ❤

  • @cxakiinclahiquule8113
    @cxakiinclahiquule8113 Рік тому +5

    Niyaw dumarku qurux ku dhiigle jecelaa manshallah

  • @nimcomahamud8337
    @nimcomahamud8337 Рік тому +5

    Fadumo❤

  • @fooziyafawaza4526
    @fooziyafawaza4526 Рік тому +8

    Adno nahida soo qabo😅😂😂😂😂

  • @ahmedmahamed5134
    @ahmedmahamed5134 Рік тому +4

    Barashada af-soomaaliga😂

  • @khadiirashow
    @khadiirashow Рік тому +4

    6:15 "wa ku dhageystay mana maku taageeri" 😂😅😆 👏
    wan ka helay hadalkaas "respect" from jabuuti ayan adinka soo salaamaya

  • @XamdiCabdullahi-bi6tc
    @XamdiCabdullahi-bi6tc Рік тому

    Sumayo aqlaq wacan 😍

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Рік тому +6

    Adno tuunay keen😂😂

  • @khasibabrawa3446
    @khasibabrawa3446 Рік тому

    Manshalah

  • @YaxyeKaize
    @YaxyeKaize Рік тому

    Adna wawaalantaahay waree si caadi

  • @hudaabshir8561
    @hudaabshir8561 Рік тому +2

    Fadma soo qawo

  • @salmamohamuud8871
    @salmamohamuud8871 Рік тому +2

    Makaasaayi lkn waa dhageesta iga gadan

  • @maryamabdirashiid1824
    @maryamabdirashiid1824 Рік тому

    Adna dhib bdna yaaa miyaaa ku laha😂😂😂😂😂

  • @nadwahazum8594
    @nadwahazum8594 Рік тому +5

    Dhoocishaan balaayo iska dhigo saa bee carab carab liiska dhigooyaa uf makasaayi badanaa waji yaan yuur waaxid cumeer makasaayi kulahaa daraad lee isla hdlaayeen yaah

    • @sumayasharmaarke5504
      @sumayasharmaarke5504 Рік тому

      luqada kii filimata le lagu hadlaa mho carb crb liska dhiga jab maka taqano😂😂 wlhi

  • @mohaabdi9310
    @mohaabdi9310 Рік тому +3

    Walee shaanshi idinka caqli badan ma arag gabadha markay tiri king qani ma'aqan video ga waa jarteen kadib baad tiraahden ogolow yes bayna utabatay qabyaaladu macaaana😅😅😅

  • @habonmohamoudabdilahi3370
    @habonmohamoudabdilahi3370 Рік тому

    Sharmouto awaleh isba kuguma jaystoo😂😂

  • @user-fq1bd8nj1s
    @user-fq1bd8nj1s Рік тому

    Arimaheena

  • @BilkhayrKhadar-jh7xx
    @BilkhayrKhadar-jh7xx Рік тому

    M..a abayo ❤❤❤

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 Рік тому +2

    ciyaal casiir waji maleh😂

  • @fadumoabdisalan-uz2wb
    @fadumoabdisalan-uz2wb Рік тому +6

    Susu maskiin wye wlhi😢😢

  • @Larvis33
    @Larvis33 Рік тому +2

    GabadhaN wey qrux badanthy lkn xoogaha maleysia see utagty somalida dhaqankooda iney col ka goosatay ayaa modaa😅

  • @user-hu8bn2hw1j
    @user-hu8bn2hw1j Рік тому

    Abayo qadaroo😂 soqabo pls

  • @shukrishacni829
    @shukrishacni829 Рік тому

    Yaladhaha io haa xee kawalax thyy😂

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Рік тому +5

    🥺🥺🥺....ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia7439 Рік тому

    Sumayo seembari waa xanaaqsantahay se camal hee hhhhhhh

  • @ShukriBarreXasan-px5if
    @ShukriBarreXasan-px5if Рік тому

    Naya edeb yeelo kalexo ck😂😂😂😂

  • @user-zx7mn5tg3j
    @user-zx7mn5tg3j Рік тому +8

    adna gawadha dhiiqada kadaa 😂😂

  • @warda4257
    @warda4257 Рік тому +6

    Gabdha caajis se camal 😂😂

  • @bbddbbfbdfbfbdvdv
    @bbddbbfbdfbfbdvdv Рік тому +2

    5:09 5:10 😊

  • @nasriinapea9609
    @nasriinapea9609 Рік тому +1

    Nashiidoyinka maxa udiwese kuwaqwqaday kasee 😂😂😂😂😂

  • @samiira08
    @samiira08 Рік тому +6

    Naagta Weyn tan iyo Maanta makasee Maxaa loo leeyahay Sidii ilma yar 😂

  • @user-kn7bc8sm6z
    @user-kn7bc8sm6z Рік тому +2

    Jah😂

  • @nastexonalka2722
    @nastexonalka2722 Рік тому

    Tan Robod waye wllhi😂😂

  • @shakitomc
    @shakitomc Рік тому +1

    😂😂qofta maxa kaqaldan lkn cabtooy miya usi

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Рік тому +1

    Masha allha 😂😂keep going ❤❤❤

  • @fartuunmohamuud8516
    @fartuunmohamuud8516 Рік тому +2

    Gabadha see wax udooraneso wn kahely markle noogu sooceli ad naay

  • @biifowtailor1663
    @biifowtailor1663 Рік тому +6

    Sumayow cadi matihid 🙌🙌💯🤣

  • @monabeautychannel2931
    @monabeautychannel2931 Рік тому +2

    Adna waxay sidaad ula hadlaysa gabadha wayn sida naadiya yiriisay cml

  • @sihamhussein4442
    @sihamhussein4442 Рік тому +4

    pls faadma soqabo

  • @bilanhaaji4194
    @bilanhaaji4194 Рік тому +7

    Nimcaan hilaac maka saayi kulaha ma qosli karo😂😂😂

    • @aamino8118
      @aamino8118 Рік тому

      😂😂😂wlhi solagamayaabo inesan heesohooda dhageysan inanta

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 Рік тому

      Muhiim miya ine fanan kasto barato

  • @FaisalNorFmahrez-mo1ol
    @FaisalNorFmahrez-mo1ol Рік тому

    Nimcaan Hilac Hadaadan kaseynin

  • @imaqlaa
    @imaqlaa Рік тому

    Qoftaan taleefan ma isticmaasho miyaa oo xataa haddaadan daawanin meel un waa lisku arkaa

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Рік тому +2

    Qofka xoriyadiisa udaa hasagu hadoortee si uu barnaamajku kuugu fiicnaado

  • @funny.637
    @funny.637 Рік тому

    Qoftaan ilmo miyaa see isleedahay😅

  • @ilhaanxasan3277
    @ilhaanxasan3277 Рік тому +1

    😂😂😂😂

  • @sahroadam5570
    @sahroadam5570 Рік тому +2

    Faaduma soqobo adna abyo

  • @habonmohamoudabdilahi3370
    @habonmohamoudabdilahi3370 Рік тому

    Nimcan hilac inad kastii lomaba bahnoi isna marabo inu Ku kaso folxumayahy bila suradaz😂😅

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 Рік тому +2

    Tartiib u hadal marwo adna

  • @mogadishomovementsmedia4781

    Qoftaan. Mxa qaldan. Mxanunsanthy alalh cfio 😢😅

  • @bintuabubakar7980
    @bintuabubakar7980 Рік тому

    Adna gabadhan caadi maba ahane see wax uwada yeena danbajinin we iga yabise magow ani

  • @AmiishaPpe-jo5rp
    @AmiishaPpe-jo5rp Рік тому

    Asc

  • @sabiriinahmedali5631
    @sabiriinahmedali5631 Рік тому +2

    Fatma Soo qabo mcny

  • @sagalmaxamednur210
    @sagalmaxamednur210 Рік тому

    Adno tuuney keen plz

  • @maaizaabdirahman3666
    @maaizaabdirahman3666 Рік тому

    Na meesha ma ilyaas iyo ridwan ba fadhiya wxy nagtan weyn ee laleeyhy ma kase isciyaalayn badanaa

  • @ikrandahir-uq4in
    @ikrandahir-uq4in Рік тому

    Marba haday guleed simba doraty waa bas

  • @MaxamadAbshir-bq1jo
    @MaxamadAbshir-bq1jo Рік тому

    Asd ku soo xijihago

  • @user-mn1qn1cr9z
    @user-mn1qn1cr9z Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @salmopharhan-zs3jd
    @salmopharhan-zs3jd Рік тому

    War tanii iyad samali ma taqano😅

  • @ruuneyrelaxingmusic
    @ruuneyrelaxingmusic Рік тому +1

    Dahir calsow muxu garab istay isheeg wxii og yqe

  • @raxmocabdi4477
    @raxmocabdi4477 11 місяців тому

    Adna please habar yar NAHIDA mcnney Noo keen please please please please please 😢😢😢😢😢

  • @xamdimaxamedcali4214
    @xamdimaxamedcali4214 Рік тому +4

    Wlhi zuuzuu Maxaa daaray ayada aduuyada ma ka warseeso Bo dabsi mey Ku jirtaa

  • @FaisalNorFmahrez-mo1ol
    @FaisalNorFmahrez-mo1ol Рік тому +2

    Dhaa dhaan miyaa mise wey jiran tahay

  • @sihaamaxmed1968
    @sihaamaxmed1968 Рік тому +2

    Cumeera ku so xigsii

  • @Barka0706
    @Barka0706 Рік тому

    Cumeer makasaayi asad hji iyo arimaheyna sedeey ku kastay Cumeer isku group ayay yihiin

  • @abdirahmanmanka1914
    @abdirahmanmanka1914 Рік тому

    Tan yari ma dhawr saned ifka ka maqneed

  • @haabhaab1674
    @haabhaab1674 Рік тому

    Qoftaan in aa ku dibaawo marawo wlhi,

  • @ayanalii-sv3ug
    @ayanalii-sv3ug Рік тому

    Maaanta lee na cey barnalijkaan uuf

  • @cabduqadirakashacabdow2969
    @cabduqadirakashacabdow2969 Рік тому

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Eng-AliYuusuf-bo5fq
    @Eng-AliYuusuf-bo5fq Рік тому

    Nimcaan hilaac makasaayi waali waaa "cunugtaaan bilaaa xushmad waaa really"

    • @salmaali8162
      @salmaali8162 Рік тому

      Oo xoog miya macnaha qofke rabte diide qofke rabtada wey doranee

    • @salmaali8162
      @salmaali8162 Рік тому

      Oo xoog miya macnaha qofke rabte diide qofke rabtada wey doranee

    • @salmaali8162
      @salmaali8162 Рік тому

      Oo xoog miya macnaha qofke rabte diide qofke rabtada wey doranee

    • @salmaali8162
      @salmaali8162 Рік тому

      Oo xoog miya macnaha qofke rabte diide qofke rabtada wey doranee

    • @salmaali8162
      @salmaali8162 Рік тому

      Oo xoog miya macnaha qofke rabte diide qofke rabtada wey doranee

  • @sabiriinhassanmohamedsabir7881

    GAbadha hala yaabina cuqdad qabiil caloosha uku jirto😂😂😂😂😂😂 kin qaalid haday tooray😂😂

  • @fadumoxasan4385
    @fadumoxasan4385 Рік тому

    Mss offline 😂😂