Walaal hordhaca wararkaaga si sax ah oo run ah noogu soo gudbi,khalkhal intaad hordhac ka dhigto unbaad war caadi ah sheegi.sumcada ha iska dilin,intaad isleedahay hala dhamaysto muuqaalka waxaa kugu dhici doonta in aan lagu daawanba,
Wixii xabsiyada ku jiray iyo isbaarooleyda ahaa iyo qashin oo dhan ayaa isugu yimid kenya ilaa eastleigh wadankanagii ayaan gubnay kuwa aan nimidna gubid ayaan ka daba joognaa waxaas oo dhana waxaa keenaya dulmiga lagu taageerayo kii galay marka somali allaha soo aruursho
Soomaalida banaanka taagan ayey dhihi karaan naga bixiya maanta waa noo gambisaye intaa iyo in ka badan ayaa laga bixin lahaa, ceeb bay noo soo jiideen
Tuug kasto hadii gacanta la jari lahaa dhibaatadaan ma dhacdeen😂😂😂 Qofkii qof dilo hala dilo 😂😂😂😂 marka beenta iyo qabiilka iyo adoyaasha is dhax ordaayo baa soomaali hoojiyay. Diinta Islaamka ha lagu xukumo dambiilayaashaa😂😂😂 Waxaa la wayn lahaa danbiyada waa ween. Kufaar korkiisa buu ka naxaa😂😂😂
AYSKSS URAYS QASHIN XASHIISH CUNAYA DAD SOO DHAWEEYAY BAY S ULA DHAQMAYA ITOOBIYAY SHICIBKII NAGU DIREEN. QOF MADOW.AH ADOON AJ DAD KALE KU CAAYAY. CADAANKA WAY U SAJUUDAAN
Soomali dhaxdooda waay is naceen😂😂😂😂 hada aduunka ayaa na nacay😂😂😂😂 edebdaradiina iyo tuuganamadiina ma waxaad ugula tagteen dadka wadamadooda aad ku nooshihiin. Waxaa dhici doonto in soomaali la Iska buriyo meeshii nagula arko 😂😂😂 maxaa yeelay waxaa ka buuxo tuugo ama si xirfadeesan wax ha u dhaco ama isbaaro ha dhigto😂 tuug waa tuug.
Views lee raadineysaa bro. Gabadhan yaa huba in eey maqantahay?? Gabdhaha wey cadhoodaan asxaab bey aadaan. Marka niyoow umada maran habaabinta iyo khalkhalka ka daaya.
Talabo halaga qado daska magava somali ku cayarayo hala raco camwrada guriga ay galen si lo tuso in laso qaban karo ayado an hada la cebeyneynin ae ha lo digo o ha ogadan in laga daba tagi karo
Ninka kenyan ka maxaa cadeynaya in lacagta taxi ga lagala dhuuntey .? Teedi kale dad badan oo Somali u ek baajiraan anaga waan garan Karnaa lkn dadka kale nama kala yaqaanaan.
Subxaanallaah ilaahy Hanna Amaansado Yaa rabbi waqti baa lagujiraa 😢😢😢😢😢
Subhanallah Subhanallah Subhanallah Subhanallah
SubhanalallAh wa cebwaxoso kale ilahayna rali kama aha Alle halaga baqo
Subxaanallaah ilaahy Hanna Amaansado
Yaa rabbi waqti baa lagujiraa
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود الظالمين واعوانهم
Ilaahoow umadaada badbaadi
War habeen ha socana guryahiina jooga dalaa dalkaaga eheen waa dareen kujoog soomaalay aqligiina ha shaqeeyo
Waa xaraam inay dhacaan maanta waa aduun barina waa aakhiro gaalka inla dhaca waa xaraam xoolihiisa naftiisa iya sharafkiisaba in lagu xadgudba ALLAH HORTIISA AYEY KEENAYAAN IYADOO BUURAHA KACULUS
Walaal hordhaca wararkaaga si sax ah oo run ah noogu soo gudbi,khalkhal intaad hordhac ka dhigto unbaad war caadi ah sheegi.sumcada ha iska dilin,intaad isleedahay hala dhamaysto muuqaalka waxaa kugu dhici doonta in aan lagu daawanba,
Subhanallah Ya Allah
Asc umada somaliyed
Marka kobaad 2 wil iyo gabadha wa dad bila edeeb ah tuug ah weyi xishoda oo dadka wadankooda joogtin respect siiya oo sharciga wadanka ilaliya meel walba ciiyal suqniimo tuugnimo ayad la joogtin somali oo dhan dad xun maha lakin 4 qof oo uskaag ah aya dadka sharafta ka qadaya
Walalaha lacaagta bixiyey wad mahadsan tihin
570 shilling ayad iska bixiin karii weydeen lacaag ad uu jaban hala so qabto sharciiga hala marsiiyo ishaallah tuugta
Wixii xabsiyada ku jiray iyo isbaarooleyda ahaa iyo qashin oo dhan ayaa isugu yimid kenya ilaa eastleigh wadankanagii ayaan gubnay kuwa aan nimidna gubid ayaan ka daba joognaa waxaas oo dhana waxaa keenaya dulmiga lagu taageerayo kii galay marka somali allaha soo aruursho
😮😮😮😮😮 Allah so sahlo gabadha walee dadka wa xumaaden dalkodi dowlad somali ma xumo dadkena xun
Nin yahoow adoo raali ah sheekada ama warkaada waa ku cel celisaa
Ayaan hore ayaa nin arintaa kudhacday arkay subxaanalaah dad muslim sheeganaayo waxaas sameynaayo waanrumeysan waayey walaahi weliba wiil ayuu ahaabuu iguyiri xasbunalaah ilaahay halagabaqo😭😭😭
Soomaaliyeed taxadara oo habeenkii ha soconina inta kenya khalkhalku ka dhamaanayo
Wxaa aad muhiim uah inducada xirsi xirka ah la aqristo
Nairobi waxa imaaday caruurti mooriyaanti somaliya
Horta somalidu maxay afrikaanka kale madoow ugu sheegan iyago madoow oo afrikana waa yaab
Dulmiga somalida ayay ka midtahay walhi aduunkii waa nala yabanyahay
Subxaanallaah war soomaalida maxaa kaqaldan
Soomaalida banaanka taagan ayey dhihi karaan naga bixiya maanta waa noo gambisaye intaa iyo in ka badan ayaa laga bixin lahaa, ceeb bay noo soo jiideen
Somalidii wadankii kenya wey Wales ay wareriyen waar waadanka edeeb kujoga
XasbunalLaahi wa’nicmal wakiil.
😢😔😢
Tuug kasto hadii gacanta la jari lahaa dhibaatadaan ma dhacdeen😂😂😂
Qofkii qof dilo hala dilo 😂😂😂😂 marka beenta iyo qabiilka iyo adoyaasha is dhax ordaayo baa soomaali hoojiyay. Diinta Islaamka ha lagu xukumo dambiilayaashaa😂😂😂
Waxaa la wayn lahaa danbiyada waa ween.
Kufaar korkiisa buu ka naxaa😂😂😂
Meshii Nairobi eheed soow taan lagaa washay
Waa samiday haashim halawaydiyo
Warkaga waan fahmi wayay waxad isku dhex dhartay nin madow ah Iyo dhalin taro somalia
europe ayey ku sameeyaan xitaa, tuug nacas ayaa soomalida ka buuxa
headlines cabsi candida ah wax ku mushakali sxb
Subxana allah Subxana allah Subxana allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Tanazania ninn somaliyed ayaa kala baxadey taski lacagtisi.welibah ninn maalgabena aayuu ahaa.
Waxaan u socday magaalada marrkaan arkay gabadha lala,a yahay oo,aa iskumagac nahay isku wado aan dagannahay waan iskajoogay allaha soo sahlo
Xagee abyo lugu waayey gabdhaas
Ma runba wll adiga ma ka warhaysa in ay maqantahy
WAR Kenya dadka ku nool waxayba noqdeen Xayawaanka wax cuna waa maxay Dadkan Dadka uun jar jaraya
Somalida waxaa la rabaa in Laga saaro Kenya guud ahaan.
AYSKSS URAYS QASHIN XASHIISH CUNAYA DAD SOO DHAWEEYAY BAY S ULA DHAQMAYA ITOOBIYAY SHICIBKII NAGU DIREEN. QOF MADOW.AH ADOON AJ DAD KALE KU CAAYAY. CADAANKA WAY U SAJUUDAAN
Waa kuwa aan rabi ka cabsaney waa tuugo was mooryaantii xamar
Soomaalida markay waxaas sameeyaan hadhow waa laga aarsan doonaa
Keniya ariin khatara ayaa ka jiirta. Dumarka somaliyed waa in habeenki ayna bixin .is ilaliya
Gilgil ma ahan Nakuru ee
Magaca ka sokow nacayb ka Soomaaliday sii kor dhinayaan Xumaanta badan
War maxay u soo baxayaan waxaan habeenkii yaab.
Somaliyey idiinka aya dadka wadankas iskudiraya halaidinjarjaro sas aya rabtan
islii qafki dhowsan wuu ku badbadaya
😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
Soomali dhaxdooda waay is naceen😂😂😂😂 hada aduunka ayaa na nacay😂😂😂😂 edebdaradiina iyo tuuganamadiina ma waxaad ugula tagteen dadka wadamadooda aad ku nooshihiin. Waxaa dhici doonto in soomaali la Iska buriyo meeshii nagula arko 😂😂😂 maxaa yeelay waxaa ka buuxo tuugo ama si xirfadeesan wax ha u dhaco ama isbaaro ha dhigto😂 tuug waa tuug.
Views lee raadineysaa bro. Gabadhan yaa huba in eey maqantahay?? Gabdhaha wey cadhoodaan asxaab bey aadaan. Marka niyoow umada maran habaabinta iyo khalkhalka ka daaya.
Naagaha guriga uga shaqeya a kagonaya xadaya
Gabdhuhu habeenkii maxay raadinayaan waa yaabe
Amay gashay qudbasaro
Talabo halaga qado daska magava somali ku cayarayo hala raco camwrada guriga ay galen si lo tuso in laso qaban karo ayado an hada la cebeyneynin ae ha lo digo o ha ogadan in laga daba tagi karo
waxaas ciyaal shiishad waaye waxaaba laga yaabaa iney club ka yimaadeen' marka kuwaasu nama matalaan' wiilkan wuu ku mhdsnyhy' maadama aad xallisay' midda kale gabdhaha somaliyeed malaa'ig ma'aha' ayaantii dhoweyd oo islii fowdadu ka dhaceysay markii laga mudaharayey dilkii' dumarka somaliyeed' mooriyaantii sariiraha dhacaayeen' naag somaliyeed ayaa hogaamineysay' oo la' soo duubay ayadoo sariir la' carareeysa 😏😏😏
Arma la cunay ta yarna🤔
Wale wa lo yaba war ka so carara
adigu belaayo ayaad sheegaysa bisinka
Ninka kenyan ka maxaa cadeynaya in lacagta taxi ga lagala dhuuntey .? Teedi kale dad badan oo Somali u ek baajiraan anaga waan garan Karnaa lkn dadka kale nama kala yaqaanaan.