HUSSEIN JAMA OO CADAYMO KA KENAY SABABTA AY U DHIMATAY XAASKA DAYAX DALNURSHE FARIINA U DIRAY DAYAX

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 93

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Годину тому +1

    Subxanallah walahi warunti dadkena waxas wacayo galin ayey Ubahanyihin Allah haunaxaristo Amiin

  • @Caliya7
    @Caliya7 9 годин тому +4

    Innaalillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun, wallee aduunkan lawadajogimayo waa lakala hormaraa ee Illaahow kutubkeda midigta kasii,qabriga uwasici,su,aashana usaqir intey katagtayna samir wasica kasii.Yaa Allaah.

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 5 годин тому +4

    Allaha unaxariisto gabadha soomaaliya qofka wey iska duugaan qofka waa in labaaro sax waaye

  • @nimcomacalinmuxumed
    @nimcomacalinmuxumed 9 годин тому +3

    Allah ha unaxaristo sabab kasto ey u dhimatayba wakhtigeda aya dhamaday qadarta rabina lagama badbado ilahy ha no dambi dhafo🤲🤲🤲😭😭

  • @MiskiAbdirahman-z4v
    @MiskiAbdirahman-z4v 6 годин тому +3

    Farxiyo waqtigeda inta ku ekaa Allah ha u naxaristo qabriga ha unuuriyo amen adigana meel aan jirin wax ka raadisa ee iskada xumanta iyo qalinka aad ka sheekaynaysid dayax uma baahna in u bulshada u cadeyo sababta ku dhimatay

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 9 годин тому +1

    illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo samir iyo iiman

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 години тому +1

    mahadsanid Hussein,waa talo wanaagsan

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 10 годин тому +2

    إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله
    ربنا يرحمها ويغفر لها ويسكنها
    فسيح جناته ويلهم أهلها
    وذويها الصبر والسلوان
    اللهم آمين يارب العالمين 🤲

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 11 годин тому +3

    Aniga xataa waa galay qaliinka is caateyna ta waa dhiman gaarey como ayaan galey ihey baa i badbaashey labo bil ayaan isbitaal ku jirey alxamdulilaahi ha waa ladanahey ilaahey u mahad ciyaa💯🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @ZaynabLiki
      @ZaynabLiki 10 годин тому

      Bisinka wllo maxaad isku caateysey

    • @NasNasra-vo4ye
      @NasNasra-vo4ye 9 годин тому +2

      Bisinka adoo cunta sida bariiska iyo baasta iska yareeya cuntooyinka sida sareenka galka leh ,heada iyo waliba ukunta , khudaarta cagaaran .Socon iyo exercise samayso maxaa national khatarta u galinaysaan

    • @Abdullah-mc4qk
      @Abdullah-mc4qk 9 годин тому +2

      Cuntada la iska yareya. Maalinti oo dhan 1 mar kaliya hada cuntid markastad gaajo darentid biyo cabaysa si gaas usan kuugu kicin. Cuntada ad cunaysidna ay noqoto cunto fats ku yar. Adaa iska caatoobayo.

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 8 годин тому

      Wlaashey qaliinka ma dalkeena Soomaaliyeed ayaad ku gashay Ilaahey ayaa mahadleh oo ku badbaadiyey.

    • @Buurta1
      @Buurta1 6 годин тому

      Is cataynta gym iyo cuntada ood badasho exercises intaas ayaa lasameyaa naftaada Halis hadaad galiso lacag ayaa lagasamayn oo shirkado ayaa waxaas kushaqaysta alxamdu hadii alle kubadbaadiyay

  • @jamanuurdini6170
    @jamanuurdini6170 8 годин тому +3

    Xusssein wuxu sheegaayo was runtii, was la dhiman Kara waqti kasta oo mowtku waqti maleh, balse xaqiiqda in la ogaado waa muhiim waayo ispitaal ayey kudhinatay gabadhu

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 6 годин тому

    Thats true isbital ada xamar lama aamini karo 😢😢😢😢 ilahey ha u naxariisto😢😢😢

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Годину тому +1

    ﴿ أَفَلَا يَتُوبُونَ إِلَى اللَّهِ وَيَسْتَغْفِرُونَهُ ۚ وَاللَّهُ غَفُورٌ رَّحِيمٌ﴾
    [ المائدة: 74]
    ( MAY ILAAHAY U TOWBAD KEENAAN
    OO DANBI DHAAF WAY DIISTAAN, ILAAHAY
    WUU CAFIYAA OO NAXARIISTAA) Suurat Al-Maa ida74
    Sheekooyin Beena ah iyo Istus Tus
    UA-camr -Tiktoker ILAAHAY KA CABSADA
    ADEER XUSEEN

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 9 годин тому +1

    Mahadsanid xuseen jama

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 11 годин тому +1

    Aamiin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲

  • @naw9648
    @naw9648 Годину тому

    Aamiin Allah yarxam

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 9 годин тому +2

    Somalia Autopsy wax yaqaanaa waa ku yaryahiin. Cisbitaalkuna Somaliya qof maba qalaan ilaa ay Ka saxiixdaan "consent" warqad oo qofka iyo qaraabadeeda laga saxiixo in waxii Ka yimaada aan loo raacaneyn.

  • @MohamedFarah-nu7eb
    @MohamedFarah-nu7eb 43 хвилини тому +1

    Sxb, her time has come game over

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 8 годин тому

    Ma illowdey inuu waqtigii soo dhamadey Subxanallaah
    Alle ha u naxariisto

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 9 годин тому +3

    Allow u naxriis.

  • @nuurkhalif7164
    @nuurkhalif7164 9 годин тому +1

    Amiin amiin amiin yaa rabbi

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 4 години тому

    Very good advice

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 8 годин тому +1

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @MaxamoudMaxamed
    @MaxamoudMaxamed 3 години тому

    Aamiin 🤲🏻

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 4 години тому +1

    Absolutely

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 4 години тому +1

    Allha u naxristo

  • @laylasaeed4392
    @laylasaeed4392 5 годин тому +3

    She has been buried already

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 10 годин тому +2

    😮

  • @kassimmusa6993
    @kassimmusa6993 6 годин тому +2

    Nevertheless, what's the importance of autopsy, remember in Islam marxumada lagama hayo fasax inlaqalo o jirkeda lajarjaro ama ladilaciyo

  • @HiboGass-m4w
    @HiboGass-m4w 10 годин тому

    Amiin yaarabi

  • @Maxameddufle
    @Maxameddufle 9 годин тому +2

    Mowtul fajar baa jira

  • @MustafeAhmed-v8h
    @MustafeAhmed-v8h 15 хвилин тому

    Dad 20 sano xanunsan o xarbiyaya aya nool kii isaga dhakhtarka ku haya isago cafimad qaba dhacay nafna dhulka ula dhicin

  • @Asajoog-d6z
    @Asajoog-d6z 31 хвилина тому

    Macan bay udhimatay labada kalyoodna way fadhiisteeen sidaa baa sabb u ahyd baa la yidhi

  • @CaashoabdulaahiCaashoabdulaahi
    @CaashoabdulaahiCaashoabdulaahi 5 годин тому +2

    Oo hda hdii la baaro xataa dhimashada miya wax la celi karo ah waqtiga ayaa mesha ku ekaa ee doco klya ayay idinka rabtaa Ee Allh ha unxriisto

    • @Baraarug-11584
      @Baraarug-11584 5 годин тому

      In labaaro Waa sax

    • @Afkar12380
      @Afkar12380 Годину тому

      Waa sax in loo duceeyo... in la baadho macnaheedu maaha in dib loo soo celinayo iyo inkale... ee waa in ay inta nooli wax ka barato TUSAALE....hadi ay daawo la ISKU cadeeyo wax ku noqotay oo maanta ay ku tagtay hadaba ogaanshaha arrintani imisa dumar oo wali NOOL oo iscadeeya ayey tusaale u tahy oo feejignaanaya. Dhinaaca ka fikir.

  • @ali09ify
    @ali09ify 32 хвилини тому

    Kan Maxaa ka qaldan,,,dad muslim ah nahney, waryaaa,,istaqfrilah dheh,,ado cafimaad qabo dhimankartaaa,,,candhuuftaada malaga sabab looga dhigi Kara,,,qofkaan garka leh wuxuu dhahaay dhageesta

  • @HiboGass-m4w
    @HiboGass-m4w 10 годин тому +2

    Waaran ilahay ayaa malintaadi kaanay wixii ay udhimatay taadii ayay naqotay hadabaabi xaq waayi garidu

  • @MaryanDiriye-i9o
    @MaryanDiriye-i9o 4 години тому +4

    Horta waxaa xaqiiqa dadkaan hospitalda somalya ka shaqeeya oo taleefanka dhagta ku wada haya in daawo qof kale loo waday kugu qaldi karaan hadaan shaqalaha taleefanada laga rookeeyn inta eey shaqada ku jiraan intaa ka arkay wacyi galintaa ku yar dhaqaatiirtu waa ineey dhahaan mamnuuc xiliga shaqada telephonka waa iga talo toloooow.

  • @NajmaSayid-z8m
    @NajmaSayid-z8m 5 годин тому

    Gabadhan macan bay qabtay kalyihibana fadhistay e allah kabaq😢

  • @abdiazizmohamud8309
    @abdiazizmohamud8309 43 хвилини тому

    Mowtul qafla ayaa jira inkastoo adiga aad tahay af maal afkiisa beeso ka sameeyo

  • @abdikarimhuseinamin-ev3rr
    @abdikarimhuseinamin-ev3rr 9 годин тому +2

    Allah ma taqaanid adigoo hada hadlaayo oo barnaamijkaan duubaayo ayaad dhiman kartaa mise waa been qadarta alle

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 9 годин тому +1

      Qof islaam ahba leedahay allaah ma taqaanid yaaaaaab
      Oma aduu ku yaqaana?

    • @bushradagane9105
      @bushradagane9105 9 годин тому +2

      Dadkani waxay ilaaween qadartii alle wax kasta waxay rabaan inay sabab uyeelaan nafta xilligii ilaahay ugu talagalay bay tagaysaa😢

    • @Cubeyd_official-w7j
      @Cubeyd_official-w7j 8 годин тому

      Qadarta muusan diidin ee wuxuu dhahay wax sababay geerida ayaa jira

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 4 години тому

    Facts

  • @SiratMohamed108
    @SiratMohamed108 9 годин тому +2

    Been waye 2013 tiktok mabajirin sxp

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 6 годин тому +1

    isadaya sbbta aad ku meeresnesaan , ajal lagaama baxsan karo

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 5 годин тому

      Dadka dagaalada ku dhimanaya ma ilaah ayaa u qorayee ha isdilaan miyaa

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp 3 години тому

    Mxy thy cadeemaha ma maxkamadba meesha wllhi Yaab wye😮😮😮

  • @guledfrankguledfrank
    @guledfrankguledfrank 2 години тому +1

    Mawtul qafle kawaran

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 9 годин тому +1

    Xuseenoow waa is caateeyaa waxaa cabaa unimate iyo balance wax ladhaho runtii ma aqaano dhibta danbe eey ledahay adiga weligaa margtay

  • @abdiazizmaalim4470
    @abdiazizmaalim4470 4 години тому +1

    War maxa kaqaldan adu dhimashada miyad aminsanen
    Waqti uqorna inay adunka jogtay aya intas kueka maxa oguhorimadsantahay

    • @Afkar12380
      @Afkar12380 Годину тому

      In la ogaado sababnta saw dadka nooli ku badbaadi mayaan ...iyadana alle haw u naxariisto😢

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 6 годин тому +1

    maxay u dhimatay maxay tahay ma ilaahay ayaa sabab u baahan in uu ku dilo ? war iimaankina ilaashada

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 4 години тому +1

    Halaag we have to pay attention.

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 4 години тому

    Rabbiyow unaxaeiisto

  • @Luulmaxamed-h3k
    @Luulmaxamed-h3k 9 годин тому +1

    War ilaah ka cab sada geeridu waa xaq wax lasto sababa wati gaaga dhaagi maysid wax uu alle qore mooyee wax kale ma jiraane allihii idin abuuray ka xishooda

  • @hibaali4666
    @hibaali4666 8 годин тому +1

    Ninka been guurayso waaya

  • @husseinmohamed123
    @husseinmohamed123 9 годин тому

    Wariye marxuumada cideyda ayaa leh baaritaanka

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan Годину тому

    Aan kusaxo sxb waxaan Illaaheey ugabaryayaa inuu unaxariisto ayaa sax ah ee maaha waxaan Illaah uweydiin waa qalad!😎😎😎

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch Годину тому

      Ilaaheey waa la baryaa waxna waa la weydiistaa.

    • @1Alifarhan
      @1Alifarhan Годину тому

      @OMARAhmed-cd6ch waxaa wax laweeydiista waa dadka ee Illaaheey waxbaa lagabaryaa sxb

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 9 годин тому +1

    Subxaanallaah bal qof dhimatay maxaalaga baaraa wah

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 4 години тому

    Musiiba

  • @xasanyuusuf6094
    @xasanyuusuf6094 2 години тому

    Howl la'aan maxay kaa badatay😅😅😅

  • @Ahmed-c6z7b
    @Ahmed-c6z7b 5 годин тому

    Veiws ki maagaa galy war aduun waadhamaadey

  • @IfrahAli-d5s
    @IfrahAli-d5s 9 годин тому +1

    Qalad la aan lama dhinto miyaa ?

    • @Luulmaxamed-h3k
      @Luulmaxamed-h3k 9 годин тому +1

      Dadkaan hada joogo ma duqoban madhintaan bidar majirto calol ma jirto kkkk dadka jira waxa modaa in uusan alle aburin ayaga is abureen hadalkooda dhan la laba ka qabanaysa

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 6 годин тому +1

      ​@@Luulmaxamed-h3kWaa runtaa, imaanka ayaa ka daciifay. Qofwalba waqtigiisa ma dhaafaayo.

    • @Luulmaxamed-h3k
      @Luulmaxamed-h3k 6 годин тому +1

      @IfrahAli-d5s wax aan taacadaada ahayn looma dhinto geeridu waa xaq waxna malaga dhimayo waxna malaguugu daraayo

    • @jaadyare128
      @jaadyare128 2 години тому

      Sabab la aan looma dhinto, shay walbo sabab buu udhacaa

  • @CabdulahimaxamuudXasan
    @CabdulahimaxamuudXasan 2 години тому

    😅😅😅😅😅

  • @libanmahamud8963
    @libanmahamud8963 2 години тому +2

    kan waa Riyoonayaa war somalia dad nool baa la dugaa waxad ka hadlaysaa hala baro kan diinta ayuu ka fog yahay xanuun ku soo booday ay u timid kulahaa sorry doqon waqti uu mirayad ku soo hor fariistay helay wiilkan isagaa u bahan waano fiiri Before iyo Aftar dalnuurshe????

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb Годину тому +1

    isla Xiisho ninyahow Meyd baa kasi hadlaysa, u duucee khalas.

  • @Qaleerow92
    @Qaleerow92 3 години тому

    Adicekaga waa AI lol

  • @MohamedHassan-q9h
    @MohamedHassan-q9h Годину тому +1

    Qof meyd inaa wad wado maa daruufta ku geese hada ceeb ee kugu tahay

  • @anoor7560
    @anoor7560 3 години тому

    Ninkan isagaa xaaskiisa dilay
    Wuxuu ku push gareeyay inay jirkeeda sidaa ugasho sababtoo mu jecleen sidii hore uu ilaahay u abuuray
    2- wuxuu soo badhigay xaaskiisii oo markuu jirkeedii badelay ugu faano
    Oo ay dadku ileeyaan
    Jacaylku maaha I arkaay
    Waa inaad naagtaada ku kalsoonaatid si kastoo ay u egtahay

    • @hoodolucky6144
      @hoodolucky6144 3 години тому

      Qof yahow ilahay kacabdo ma garaneysid inlaguu soo jiro

  • @hamsefarah925
    @hamsefarah925 Годину тому

    Waxas awalba ma laga hadli jirine gabdhas dhimatay iska dhafa

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Годину тому +1

    ﴿ أَفَلَا يَتُوبُونَ إِلَى اللَّهِ وَيَسْتَغْفِرُونَهُ ۚ وَاللَّهُ غَفُورٌ رَّحِيمٌ﴾
    [ المائدة: 74]
    ( MAY ILAAHAY U TOWBAD KEENAAN
    OO DANBI DHAAF WAY DIISTAAN, ILAAHAY
    WUU CAFIYAA OO NAXARIISTAA) Suurat Al-Maa ida74
    Sheekooyin Beena ah iyo Istus Tus
    UA-camr -Tiktoker ILAAHAY KA CABSADA
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Годину тому +1

    ﴿ أَفَلَا يَتُوبُونَ إِلَى اللَّهِ وَيَسْتَغْفِرُونَهُ ۚ وَاللَّهُ غَفُورٌ رَّحِيمٌ﴾
    [ المائدة: 74]
    ( MAY ILAAHAY U TOWBAD KEENAAN
    OO DANBI DHAAF WAY DIISTAAN, ILAAHAY
    WUU CAFIYAA OO NAXARIISTAA) Suurat Al-Maa ida74
    Sheekooyin Beena ah iyo Istus Tus
    UA-camr -Tiktoker ILAAHAY KA CABSADA
    ADEER XUSEEN