Masha allah ilaahay ba mahad leh guul SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from Geri Koombe DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adiigaa ilaaheey haa kuu soo haadeeyoo cuusuurii aayad taheey rear aayad Heidi kuu taheey ilaahayoow reerkaa daarood laayiidhaa daawlaadnimaadaa ber merci beaucoup djibouti
Masha Allah tabaraka Allah guuuuul iyo gobanimo reer SSC Khaatumo isku tashi iyo horumar ✅💯✅💯🦁🦁💪🏼🇸🇴👋🏇🏽
Wow mashallah guul ssc khatumo state of Somalia
Waa Dad Hurda oo. Duleysan. Dadka Weli Aaminsan Wax Dowlad federaal La Yidhaahdo.
Guulaysta shacab weynaha reer ssc khaatumo state of soommaaliya. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MAASHALLAH GUUUUUL SSC VIVA KHAATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dawladii federalkii soomaaliya waxay isu bedeshay mooryaan ku caanbaxday,qabuuro fagasho,dhulkii danta guud oo laboobayo,dastuurkii qarankii oo sidii la doonay laga yeelay,badeene oo eithopia la siiyey, aaway wax garadkii reer muqdisho, iyo baarlamaan ku sheegii.
Masha allah ilaahay ba mahad leh guul SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from Geri Koombe DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dawalada fadaraal ku lahaa iyadii baa qabariyada qodaneyesa oo shacabkii baro kicinayasa👁️
Mashallah 😂😂😂😂
GUUL GUUL GUUL SSC ❤❤❤
GUUl❤❤❤
Masha allah
Waa baarnaamiishkii TAALAAY YAA DAAROOD AAH WAXAASII WAA WAXAAD SIYAAD BARE TAALAADIISII UUGAA TUURTEEN EE UU EERSAADAAY MERCI BEAUCOUP DJIBOUTI
ASC Masha Allah 🙏🏽
Reer SSC Khatumo Guul iyo gobonimo 🇸🇴💙🙏🏽🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💙❤
❤❤🎉🎂🎊🎉🏇🏿🏇🏿🏇🏿
Guul Guul SSC I
Wow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ninkaan kuwad dawlada ku sheegaysaan oo xasan sheekh kujiro ayaa gabadha dilkeeda udirsaday waxaana gabadha loo dilay inay sumayso raga siyaasiyiinta iyo madaxda ee xasan sheekh kasoo hor jeeda ficilada guracan uu samaynayo siiba markay dhoofayaan iyo markay soo degayaan marka siday udilaan hawshay udireen buuba fuliyee
Masha allah guul iyo gobanimo ssc khaatumo insha allah Aamiin Aamiin yaa allah wadadii cadayd cagata sartay khaatumo ka naxow naftawa insha allah guul ssc khaatumo
Iskadaa caadifada
Wax dowlad federal ladhaho oo maamul goboled ama shacab wax siinaysa majirto dowada hada jirta ma xasan dhiiqo xasan baahane oo qabuurihii maydkii marku gatay dhul boob sameyey oo gatay dhulkii danta guud gabdho somaliyed gatay hadana baddeni somaliyed ku wareejiyey una saxeexay Ethiopia makaasad dowlad ka sugaysiin marka dowada federal la dhaho majirto dowlad somaliya kama jirto maamul walba ilaa laga helayo dowlad cadaali ah dowlad dhab ah laga helayo
DAWLAD SOMALI XAGAY JOOGTAA XUKUMADII XAMAR EE FADHIIDKA AHAYDNA OROMKII ABII AXMED BUU DHIIQO CARUUSAD UYAHAY GURIGIISU AFKA KALAHAYAA RIYO HADAY DIB LEE YIHIIN FUTADOODAY KU QARSAN LAHAAYEEN
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guuulssc khaatumo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaaallaah guuuuul ssc.khatumo idankaallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa Allaah guul iyo gobanimo ❤️❤️❤️❤️🏇🏿🏇🏿🎉
ssc khaatumo guul iyo cerigaabo gacanta kudhigtan ilaahay idanki
Waa uga mahadcelineynaa federaalka kaalmada ay siiyeen ssc qaatumo
17 toba ka. Xado.
War waxan dowlad ma aha wa mooryan an xishoon brother
🎉🎉🎉🎉guulayso
Maxkamadda gobolka weeye guddoomiyaheedii
Aamiin
Wallaahay dhulbahante wuxuu. Si toosa. Ushisteen maamul awood ay kula soo bexeen maansha allaah jaaliyada dhulbahante ee isku tashiga kutaagtay maamulka iyaga jamaahiirta dhiigooda qubay
Adiigaa ilaaheey haa kuu soo haadeeyoo cuusuurii aayad taheey rear aayad Heidi kuu taheey ilaahayoow reerkaa daarood laayiidhaa daawlaadnimaadaa ber merci beaucoup djibouti
Baabuurta adeer rer ssc ayaa iibsaday ee cidi ma siin
Cadowogu deribiyada hajiidho horumarka iyo isku tashiga dhibaya ay gaadheye SSC khaatumo lkn maxa kabedeli karan miye cawaryan dhinta xaasidika😉
20 kkkkkkkkkkk been badaanaha
Masha alash dhulbahante iskudashey ilahow warsangeli furtaami
Mid xun ayaadtahay
Tuug xun oo snm u shaqeeya ayaad tahay
Weji looxow ka daa dadka beenta gawaadhida haday jirtoba waxaa bixiyey dawalada federaalka ee soomaaliya .