@ mcny wn ku daremya lkn mar walpo hdan dintena ku daqano oo marki nala daho nabiga sda dahy scw wa inan sameyna sida meherka oo kle meherka ma ahn wx inan hanti ahan ka digano keliya wa inan farjiga ku xalaleysna Allah agtisa aynan ajir oga radsaneyna 🥺
Wlhi bilahi talahi wax laysku guursadaa xagan xariirad 400$ malinta lakal tagan waa lay isa siiyah ama marka hore ayaa ka qadataa kuwan Waxaa so qoraya ayakaba luguma guursado inta ay ka hadlayaan ee ay ya sayaan Wlhi ee runta aqbala guys keep going guys
Dumar badan xaqiiqda guurka waxba kama fahansana e in meesha ay shaqo tag u joogto ayaay moodayan oo lacag iyo xisaab ayaay lasoo ordayan maxaan cuna maxaan cabna maxaanu dhuunta marina😂😂😂😂dumarow hadalku waa runta kama rays e hanbalyo dhaha gabadh kasta oo guursata iyo wiilkasta illahay ha barakeeyo qoyska cusub
Dameer hada maqasho waa kan qarash badan ku bixiya nag lola leyahy sida naag public ka ah social media carapkeda dheeryahy jirkeda qawanyahy timaheda bananyahy runti wax badan ayee ilowen dumarkena Allah hanuuniyo
Gabdhaha social media ayay kusoo qoran lakin markay real imada labo boqol dollar xita way ogalyihin anagay qatar iskaga kana dhigayan kuwa comments Soo qoraya.
Dirisle nin dhaqan wanaagsan masha Allah brother keep going forward ❤🎉❤
Labadan qof iyagaa kuheshiiyay meherkoodu meherkuna waa waxa labada qof kuheshiiyaan alle haysku barakeeyo walalaheen
Hadeey ogaan lahaayeen guurka quruxda uu leeyahay lacag meey ka fikireen tankale Ani maherkeyga iyo arooskeeygaba 400 madhamo wax iga haleeysan Mahan alx owladne wan heystaa zowj 8jecel oon ku kalsoonahayne waaan heystaa marka guurka waa sunee guursada
ما شاء الله اللهم بارك حبيبي 🎉❤
@Binthlm ءامين اختي
Masha Allah allahuma barik hbbty ❤
mansha allah
Mn sha allah alayacizak
Meherka badan wa faan iyo istustus mana la bixiyo maherka yar ana barakada ku jirta gurkoduna raga
waa kallif mar dhawna ma cafinyaan dhaxalka iyagaa u xaadiraya
@ kalif ma ficno ninka raga inta wada noshihin wixi so galo waka hele
Masha Allah Allah kubarakeeyo
Dhaqan xumada ha layska daayo oo ilaahay ha laga yaabo. WAA IN LAGA HADLAA MAR WALBA DHAQANKA XUN EE INAGU SOO BADANAYA
Ninki ugu horeyey 2youtope 1m Garsiin rapa Mnsha allh
Guurku ganacsi maha 😊
Hamyo Hamyo huno 🎉🎉🎉500k
Kkkkkkk aniga meherkagu wa afar. Boqol o dolaar walahii kkkkkkk
Sharftaaada Alle ayaa Kor uqaday Sister ❤
War waxan baa gabadh ah
Hasbunallahu Wanimall Wakiiil Alaw Dintena Nagu Xoiji❤
masha allah alle ha barakeeyo
Walal 30 grm dahab xita ma
Dhamo gabdhaha meherkoda ha qaaliyeeyaan, si aan loogu dagdagin furiinkooda.
Wixiiba waad khalad fahansantay, furriinka iyo guurka ilaahaybaa banneeyay. Sida kaatoomiga haddii furriinka la adkeeyo amma la mammuuco, gogol dhaaf ayaa imanaya, waayo labada qof isma rabaan. Meherkuna maaha wax la bixiyo xilliga furriinka, ee waa wax qof ka dumara xaq u leeday oo inay hesho ah, markiiba.
Runta ku noolow xata raga soomaalida meher ma bixiyan meher qaali ahna faaiido badan uu leeyahay ma jirto
30 ku laha aniga ba 80gram ku dhow heysta ninka waxayga wax ka badan limado waye the fuck
MashaAllah ilaahay haku xafido idiga iyo anagaba naga boofi dadka xumanta caadi nooga dhigaya ilaahay shar kooda hanaga qabto
Gabdhaheena inta wanagsan maherbadan marabaan kaliya nin wanagsan sidan jeclahy
Aad iyo aad ❤
@Haffyy wanagbadan
Dumar iyo lacag maxaa kala haystaa
Dee walaalyaal hadddii ad bahasha sidan u dhan u jecelhiin shaqaystaaa😮
😂😂😂
Gabdhow meesha haku gaboobina intaad sugeysaan qarash waalli ah.
Umalayn maayo inay gabdhuhu xadidaan meherka siday ila tahay aabaha ama qofka masulka ka ah baa raba inuu lacag Ka sameeyo gabadha
❤@@Abdirahman99999
500 dolar ayaan ku mehersadey sadexdayda xaas mansha allah ilahey ayaa iibarakeeyey
Apowe ma sadax xasla tahay 😮😅
@@Haffyy haa abaayo ee tii afaraad maad noqon
😂😂😂😂@@Haffyy
Dirisle nin adag waad kasoo baxday balantii😮
Dirislow wad idaweysy niyadad idhisty😢❤
A caint wait 500k inchallah ❤🎉
I can't wait dheh 😂😢❤
@ masheege muuse 😂
😅😅😅@HAZAAM2008
Meherka yar barakada ku jiraa
Dirisle masha Allah
500k soon ❤❤❤❤
Abowe shiqan ayan raba ina la hadlo ee ma heli kra 🤧✋✨
Djibouti kaaley ina Adeer
Dad sharfan oo ehlul karaamo ah reer Djibouti
😅😅
Welcome to Djibouti idiris ❤
Gabadha meherkeda iyada Xaq u leh waxay doonto ayay qabsan kartaa lkn qarashayada kale aya muhiim ahayn
Sidi hoyo yinkena 4 qalmod aya laigu meheriyay swbto ah nabiga scw wxu dahy meherka mid ba midku ka yarye ayu ka fadhli bdnye 🥺
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
Number one Wxa loo qaliyeynaa gebedha waqtigaas qofka ugu saryso ay ehyd hadane hdane diinti isma bedelin lkn dadki ayaa isbedelay teda kle inta hooyo korisay iyo inta aabe koriye yaa bdn xitaa ayaga oo wada joogo ay hoyada ka fcnthy 💯 aabaha teda kle gebedha dinta maogilo in halmar 3 lagu wada furo hadane halmar aalafura dinta wxy firisaa hady walac tahay hady period qabto xalada ay kujirto aalagu qimeya Hdi lafuro guriga İnay kucida baxdo Wxa ay xaq uledahay lasiyo wa aragtay nimankyna mabixiyan ilaa ilhy midka kabaqa mahine gebedha ilmaha ay dhasho hdy noolyihin hady dhintaan iyada kushaqa leh bari marky wx helaan dad aatirsanaa marky ubahanyihin nolal iyo mistaqbal iyo niyad dhis qofne marabto so Wxa qabaa madamo ayna dowlad jirin dinta wx ku maamukayso geber ksto oo gursanyso lcg fcn haka qadato sababtoo ah adoo guriga ujogtod ilmihisa hysid wa kufire maxno daro lagu dhahaa mna didi kartid meqo 16 or 25 jir one child or two children nolashada oodhan siyen bolalsha kaqustayn
@ mcny wn ku daremya lkn mar walpo hdan dintena ku daqano oo marki nala daho nabiga sda dahy scw wa inan sameyna sida meherka oo kle meherka ma ahn wx inan hanti ahan ka digano keliya wa inan farjiga ku xalaleysna Allah agtisa aynan ajir oga radsaneyna 🥺
Dirisle Top G 🙏
First ❤
500k ✊️
Naagaha guurkooda dahab ka ugu mahiimsanyahay ayaa iimaan la aanta ay ku dhacday naagaha iimaan malahan iimaanka ayey la'yihiin ilaahey imaanka ha galiyo lacag iyo dahab ley raadinaayiin mustaqbal kama fikiraan dahab ley ka fikiraan imaaka malahan
Maschllah 🎉🎉🎉🎉
ii Amin aniga Jacelkeyga 2$ Ayan ku gursana sxb ❤❤
DIRISLE ABDI IS THE LAGEND
Meeherka yar baa khay badan wllhi
😂😂 dirisle afkuu furtay dadka comment ga ayaa kayaabiyey 😂 meherka yar yauu barakada ku jirtaa reerkaa nolosha kumidoobay allaha isku barakeeyo 🤲🏻🤲🏻
Bro that is true
Reer Xamarka waxay dhahaan gadaal ka gaar baa goobtii gubay Nairobi baa wax kale la noqotay anagoo 30 sano yurub joogno waxay suubinayaan waligay kuma riyoon xataa yaab iyo amakaag
Subxanallah
First 😂🤷♂️
I'm first❤️
Wlhi waa arin yaab leh hadii ay 2500 dollar bahdil noqotay o meher ah
Anabo kun bis aha maher kaygi hadana masha allah allaha ibarakeyo marka why 25000 lodida
Dirisle Türkiye imaaw Sxp
Dirislow xaliimo hanoo baryin pro $500 haday diido ayadaa gaboobiye cida guursanaysa ayadaa taqaana anaga gacantayadaa naga badan pro haday qaadan waayan mida kale makaligay unbaa danleh iyaduba saw dan maleh xagee ayay nooga dhigayaan qof isaga uuni baahan wlhi waa dameer dayuus ah ninka $500 dollar ka badan ku. Meheriya xaliimo
Wlhi bilahi talahi wax laysku guursadaa xagan xariirad 400$ malinta lakal tagan waa lay isa siiyah ama marka hore ayaa ka qadataa kuwan
Waxaa so qoraya ayakaba luguma guursado inta ay ka hadlayaan ee ay ya sayaan Wlhi ee runta aqbala guys keep going guys
Salaam Alaikum Masha Allaha xariirad boram saw mah🎉🎉🎉
Dumar badan xaqiiqda guurka waxba kama fahansana e in meesha ay shaqo tag u joogto ayaay moodayan oo lacag iyo xisaab ayaay lasoo ordayan maxaan cuna maxaan cabna maxaanu dhuunta marina😂😂😂😂dumarow hadalku waa runta kama rays e hanbalyo dhaha gabadh kasta oo guursata iyo wiilkasta illahay ha barakeeyo qoyska cusub
Dirislow sxp waakugudayanaa ee adiley SaaS hanaqunogonin 😂
🎉🎉🎉
Wlhi waxa u Cabsan haya carurta😢
Ma rabo gabar soomaaliyeed
Bax heeee
Yaakurabo dee😂
Maya wa afka un😢😢
Leader
Dirislow sxb gabdhahaan 2500 yasaayo SI free ayaad kuhelysaa bilaa guur la,aan😎
She was on a discount 😂
Fact😭
Like your mother
😂😂😂😂😂
Walal maxad la qeylineysaan meher ma bixisaaan
Naaa habla meherkiina hormarsada weliba
Ashraf next intuu noqon xabsigiiisa halagu celiyo Hadii kale dhalinta yar yar ku Dayan kara ,dofaaar ma ilayn daahiro buu noqdey l
Dameer hada maqasho waa kan qarash badan ku bixiya nag lola leyahy sida naag public ka ah social media carapkeda dheeryahy jirkeda qawanyahy timaheda bananyahy runti wax badan ayee ilowen dumarkena Allah hanuuniyo
❤❤❤
Qofta dumarka ahi iyada xor uha maherkeeda ta labaad labada qof haday isku fahman iyagay utaala lkn ragga qaar hayska daayan gacan adeega iyagoo haysta hadana la bakhaylaya
2500 waa meher fcn lkn dumarka ee layarthy ma waxee u maleyaan in la iibsaday dadka is mahersanaayo ee nolol wadagaan wayeee iibsi maha
Kuwa waxaas soo qoray lacag la.aan ayaa lagu wada qabaa
The legend
👍👍👍
2500 wa igu badantahay aniga sxbow
Oo dirislow sow adiguba ma dawatid ee iska dhaaf waxa xun aad dawanayso
Kuwa sidaa dhahaya waxaa kujira kuwo leysku gacmeysto iyagoo shilin lasiin
100$ xataa waa caadi
Meher ba kamaan qaateen hadan nin fiican oo masuuliyadiisa ka baxaya aan helo
Hadaa gabar fiican tahay anigaa meher kuu ogol ee ila soo xiriir ❤
Xaqiiqdi
Gabadhu xaq beey uleedahay meherkeeda intee doonto inee kadhigato business maaha lkn waa heshiis kii awoodo wuu aqbali waxaa waa caadi
Naag lacag jecel kumaa jeclo ogaada
Dirisle taasi waaba xaqiiq waayo marka aad adigu dadka dhaqanxumada wada aad ka hadashid waxaan arki jiray qaar badan oo adiga kula yaaban oo dadkaa aad ka hadlayso difaacaya
No 😮
Asc Darisle $2500 lacagmaha lakiin waa laga yeelayaa haduu jacayl 4 ever yahay naag kale laga daba keenayn waa caadi lacag qiimo malaha
Waa dad la ayaab lah
Maxaa nin somali la qaylin meher haduu yaryahay iyo haduu badan yahayba ma baxshaane qabriga la aadaane.
ahnabiga free ku guursado oo somalida ku dhaho abdhihiina free waaye 2500 waa shaaf
Waar dee waa run 2500 ma lacag baa illaahay baa arsaaqda baxshee hdu intaas ila imaado anaa u dayee ha iska haysto
Hadaan rag nahay single ahaanaynaa idinkuna single ahaada bal cida ay ku xumaato.
Gabdhaha social media ayay kusoo qoran lakin markay real imada labo boqol dollar xita way ogalyihin anagay qatar iskaga kana dhigayan kuwa comments Soo qoraya.
Sax☝️
Dirislow anbo 40 Kun Kenya qima dhanaa ligu mehri guri buuxa ayaan ahay hadana alxmdulilha wilina liima siiinbo marka culeys maaha guurka waa raxmad
Dadka la yaaban waaa kuwa ganacsiga u hyasta guurkba
Darisle libaaax
2500 iyo gabdhaa garoob xataa intaa mehrkaaga kadhigo ma dheheen walaal dumarkaa kaqaalisan xoolaha hal ilmo aykuu dhasho ayaa jidhkeeda dhan isku badalayaa adana labakun ayaa kula wayn kii aan haysan waa halkiisa haloo naxariisato lkn kii haysta halaga qaado
Aniga waxa leyguguur saa wuxuu awoodo qofka
waa lacag aad ubadannn
Oo imika miya layla yabay talow aniga maherkaga 2k ayu aha
Wilasha somaliyed Jabuuti 🇩🇯haa yimadan wayo lacgta meherku sharciga wuxu ka dhigay baa 350$ kaliya 😂😂
Hooyadeed iyo iyada yaa fiican waxan hooyaded laga dhiibin ayay rabtaa hodhodhooy 😂
Wllken Dirisle wax xun maha inad qof waniso,wayo dintenu wa naseexo❤,marka ashraf miya wninaysa🤔run miyay kaa tahay oo ma ogid miya ashraf inu qandaras uu so qaatay dadkena somalida iyo dintena suban,indhaha ha iska qaadin ninkana warkisa iska dhaf,in la hadal hayo isagay muhimadisa dan uu tahay,wana uu fududaysy,
Tiktokagu aad bu dhalin yarada u biiiyay😢
Xasbunallahi wanicmal wakiil.iyana habar qaniisad ah oo gowley deynile ku ahan jirtem miyaa waaba yaa be gadal kagar gobdumus waaye hadii gof leydii cawusa xamar keli jirtay oo habar weliba ah al lebiyan noqoto kuwii magalada ku dhashay ku koray maxaa laga sugaa wiilal iyo gabdho maqabto miyaa ma waxay ugogol xaraysaa inay sidaan dulinimada ah ku danbeya soomaaliyeey fananiintiinu waa wada qolo iyo qomulud kuli waa in lasafeya yay caruurta soomaaliyeed sii babi ine. RABBİYOOW umadada kaqabo kuwan dulobey yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.
Dirislow sababta magaraneysa gabdhaha Canadkan inlafurey diyar uyihin marki lafuro lacag badan eyrabta
Usheeg huwantaa xaarmajo uf
500 dollar macguul lkn no 2500 no way
2500 aa bahdilan😂😂
Wr imika ma qaarba leh 30k ilaa 40k bnu sugyna ragg wxba kma goaane iyaga gumobaya uga dhaqaaq liidka 😂😂