YURUB GEENYO HADMAAN KADAWOOBAYAA HAPPY NEW YEAR 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 січ 2019
  • Copyright to Waqal & Afro Media Production
    EREYADA:CUMARJAAMAC CAYNAB
    LAXANKA:ABDI NAASIR MACALIN CAYDII
    PRODUCTION AFROMEDIA & WAQAL

КОМЕНТАРІ • 542

  • @hargaysalive7539
    @hargaysalive7539 5 років тому +303

    Yurub geenyo dib ayay u soo labatay inta ku faraxsan like i saar

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 років тому +327

    nabiga ku saliya csw scw like isaara

  • @ilamaaltrading7409
    @ilamaaltrading7409 5 років тому +49

    Yurub la"aanted xidigaha geeska waxapa ma aha ya aminsan✔💯

  • @zs4652
    @zs4652 5 років тому +38

    يروب فنانة جميلة وكل الاغاني الصومالية روعة واحلي ما فيها الموسيقي تحياتي من السودان👍

    • @shamai6435
      @shamai6435 2 роки тому +2

      The rubber heart is the song of my life love you yurub

    • @shamai6435
      @shamai6435 2 роки тому

      You never win when it comes to love yurub

  • @aarkacadeofficial8227
    @aarkacadeofficial8227 5 років тому +189

    InTa YuruB GeenYo Ila Jecel FarTa TaaG

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman2587 5 років тому +23

    Yurub maxammed cabdi "Yurub Geenyo"!.
    waa Fannanadda kaliyaa ee hees keeddu I dareen galiyo!.
    Boqoradda Codka Ee Dumarka Somalidda.
    ⚘❤

  • @mohaaniofficial2007
    @mohaaniofficial2007 4 роки тому +13

    Fanka Ay Yurub Geenyo iyo Fartuun Balbalaarka Kuwada Jiraan Wllhi wa Dambi Caadiya yurubey Xaal qaado❤👆😭

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 років тому +13

    Fan bilaa yurubi fan mahee ader naga daya ciyaarta xidigahow qasab bay idinku noqotay inad Geenyo soo ceshatane
    sawtu Raxma yurub geenyo udub dhexadka fanka ee qarnigan 🖐

  • @exhargeisawi9707
    @exhargeisawi9707 5 років тому +19

    Xiddigaha geeska oo bilaa yurub geenyo ah waa cunto bilaa milixa yaa igu raacsan

  • @asmaadan3538
    @asmaadan3538 5 років тому +131

    yurub geenyo iyo khadra silimo waa magool iyo sahra axmed wakhtigaan lajoogo intii igu raacsan like

    • @sihaamcilmi926
      @sihaamcilmi926 5 років тому +6

      Magool waad u gaftay billaahi

    • @asmaadan3538
      @asmaadan3538 5 років тому +9

      walaal khalad hay fahmin kuma lihi khadra silimo iyo yurub geenyo waa la cod magool iyo sahra axmed balse habla waqtigaan heesa iyagaa ugu cod macaan oo waxay ugu jiraan meshii magool iyo sahra axmed wakhtigoodi fanka somalida kaga jireen

    • @shamsutdore5169
      @shamsutdore5169 5 років тому +3

      Been magool iyo sahra ahmed miidkodna magaran

    • @cismaancabdi2818
      @cismaancabdi2818 5 років тому +4

      Saxb Sowtu Raxma waa abaha jacaylka waana badelki khadra daahir cige

    • @abdisalammahdi3576
      @abdisalammahdi3576 5 років тому +1

      Kaba Cod Macaan Sidaan Qabo Xanuun Buu Igi Hayaa Gabadhu Markay Turaahdo Maaydaan Dareemayn Axyaa Dareen Hibadho Ku Dheehan Tahay

  • @hibaqdeeqa8598
    @hibaqdeeqa8598 5 років тому +8

    Yurub maxamed cabdi waa gabadha kalia een aadka u jeclahay mrka la eego hablaha somaliyed oo dhan wlhi adbn u tagera hesahedana u jeclay karaman ku hayaa queen❤️❤️❤️💫💫💫🙏🙏🙏🙏🙌🙌🙌🙌

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +8

    Yurub geenyo her voice is a wonderful instrument of all emotions 🤣😍💖🤣 love her

  • @deeqjama7026
    @deeqjama7026 5 років тому +7

    Bk iyo Yurub waaa muuqa x.geeska axla swt yurub

  • @kipirley5478
    @kipirley5478 3 роки тому +13

    heestan Sidan uso radinayay cawan helay ugu danbayn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abuurtiiwacnaydmoha7420
    @abuurtiiwacnaydmoha7420 5 років тому +12

    Jacaylkan igu xasilay xiskiiyo maankayga dagay xanuunbu igu haaya hadmaan ka xoorobayaa jacayl xididaystayo awood iyo xoog leh ban sidi uu xanbarsano cinsiyo waxaan ku qaaba xaad dhaf kalgacayl ah popopop my favorite song.2019 ❤

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072 5 років тому +60

    Yurub goormay xidigaha ka mid noqotay
    Yurub cida aaminsan inay boqoradada calacalka thy liketa ha ila dhaafin

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 5 років тому +53

    Yurub geenyo waa tiir kamida tiirarka xidigaha ❤️❤️❤️
    Fanaanad qaali ah

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 років тому +200

    *xidagaha geeska oo bilaa yurub ah waa cunto bilaa MILIX ah*
    *waynakaa hadaba XIDIGAHA GEESKA* 👍

  • @raaliyojacayl5452
    @raaliyojacayl5452 5 років тому +9

    Heestan hees ad qalbigayga tabatay waaye anigayba iga hadlaysaa 😭😭

  • @mahadmahamed9272
    @mahadmahamed9272 5 років тому +4

    saw tu raxma aad ayaan Ku tageera alle haku daaye hadii laga wayo xidiga geeska yurub waxa kale

  • @qaaliquman3924
    @qaaliquman3924 5 років тому +45

    Yurub geenyo sawtu raxma markasta iyo meelkaste boqorada fankay tahay

  • @abdirazakibrahim623
    @abdirazakibrahim623 5 років тому +74

    Yurub geeenyo wlahy WA bqorada fanka nolow hno

  • @rahmacabdirahmaan5634
    @rahmacabdirahmaan5634 5 років тому +6

    Wwwww yurub kuso noqoty xidiga inta ila jecel like igu qabta
    xidiguhu kma marmarn yurub genyo

  • @abdifatahhassan1741
    @abdifatahhassan1741 5 років тому +7

    Xilli iyo maalmo
    Woow asal
    Yurub
    Axyaa hees
    Halkeedad dhigtay

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 років тому +35

    Fan bilaa yurub geenyo ah waa nafle bilaa oxygen ah
    Boqortooyo

  • @keeyowyare5329
    @keeyowyare5329 5 років тому +12

    Xiligiyo malmaan xusaaa...wllee aneey iga hadleysaa ......yurub tageero buuxa kuuu ahy.❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @doualehosman1390
    @doualehosman1390 5 років тому +56

    yurub soo noqotay khadra iyo bk soo celiyaa iyagana i love xidigaha oo dhan

    • @somliajamama8184
      @somliajamama8184 5 років тому +1

      Doualeh Osman bk waa so noqona kara anytime iyo nimcan Hilaaca but khadro Ma lo bahna.hana la so baaro QABiLA kada?xaqiqdo waa taalo!

    • @maariyaismaildhashisomalil5417
      @maariyaismaildhashisomalil5417 5 років тому +1

      @@somliajamama8184 maxad khadra ku diidey ma timi hodon baad tahy 😂😂

    • @somliajamama8184
      @somliajamama8184 5 років тому +1

      Maariya Ismail dhashi k
      Walala khadro malinta Buraha latagta tana yare warasanasa magacada magaranayo aaya Labsalaxa iyo Forinla iyo Hablaha caayasa Malinta iyo Malintaya So dhagta Mursala M C iyo ayada aaya AFKA ka jaqaysa iyo yurub gaanyo Caayrsanaysa marka aniga khadro marabo Asmo love nagta Forinla ila xona sida ugu eegta Tayarka gaariga Mara.Asmo Sabana adigo gabadha wanagsana baa tahaya Raga xasaska laha ka Fagowa aada indhaha laracaso jooja oo xisho inta waa igatalo yurub gaanyo waxaa jacashahaya ilaahay ha ku siyo Hodan Cabdiraxman waa jacalahaya iyo nin kada ku wii is ko waara ifkana nolola farxada laha baana ilaahay uga barya iyo adinko dhaana. Inshallah Amiina

  • @ibrahimnuurosman1878
    @ibrahimnuurosman1878 5 років тому +7

    Alowdhor yurub geeyo long live

  • @hoododahabob2917
    @hoododahabob2917 5 років тому +16

    Yurub geenyo marwalba dareenkayga ayey ka hadashaa😘

  • @hibaqdeeqa8598
    @hibaqdeeqa8598 5 років тому +5

    Mamo yurub Mohamed abdi alle cimriga haku dheereyo mom mcn ku tageera wlhi love you more❤️❤️❤️❤️💘💘💘💘

  • @ugbadyusuf5754
    @ugbadyusuf5754 5 років тому +12

    Boqorada fanka yurub geenyo xidigaha geeska Oo dib usoo noladay woooowow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kalidman1110
    @kalidman1110 5 років тому +5

    Jacayl xididaystoo
    Awood iyo xoog lehbaan
    Sidii u xambarsano

  • @kaynaaniitaqurux7009
    @kaynaaniitaqurux7009 5 років тому +7

    Yurub wallahi Queenta codka💋 xidigaha ayadaa nalka udaartaa marlabaad hanaga tagin taageera kuu hayaaa👌👌👍❤❤💕💓

  • @munaabdi7360
    @munaabdi7360 5 років тому +12

    Walee yurub hoygada har geysa wax ku dha mo malahan wakasa dadkagi gesa ha ka ag tagan fankagi quruxdisa iyo adiga qurux dada soo lawa tay wanku farax sanahay inaad midow daan adiga iyo xidi gaha geska im from xamar ❤💋❤💋❤💋🙏

  • @Hassanmohamed-dd1wz
    @Hassanmohamed-dd1wz 5 років тому +5

    xidiga halaka saro asma saban iyo asma lore waa calosha ay kajiran yihin sanka ayeba dagayan yurub keenyo 💘💘✋👍💋

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 років тому +15

    Yurub geenyo boqoradiii codka👏💖

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 5 років тому +6

    Without yurub xidigaha geesku xog melah💚☁️❤️

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 років тому +13

    inta yurub geenyo dib uuso jeclanaysay like isiya

  • @nicimahassan7543
    @nicimahassan7543 5 років тому +8

    Yurub geeyno qadaad weyntii baga kazoo cararty😎😎😎

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +1

    There's no freedom from last be it's stronger than steel you have to find an escape route always loveable yurub

  • @maryanhasan7269
    @maryanhasan7269 5 років тому +10

    Hanblyo yurub genyo waku faraxsanahy ina dib ulamidowdo wlh qof wanaagsn runtii

  • @hannaqueenmohamed1461
    @hannaqueenmohamed1461 5 років тому +7

    Yurub geenyo fanka la aantaah dhadhan maleh😍😍😍

  • @cabdiqaasim2109
    @cabdiqaasim2109 5 років тому +19

    Inta yurup geenyo utaagan Kor isku soo qaada❤😍❤😍❤

  • @abdikarimjama892
    @abdikarimjama892 5 років тому +11

    eshqiyasik sowtu raxma ilahay amarkii heesaheda iska jeclahay❤❤❤🌷🌷🌷

  • @cabdifataax5246
    @cabdifataax5246 5 років тому +6

    XidigaHa Geska Wan IdinTaGer sane Yurub Genyo Masha alh

  • @sukhrahassan5914
    @sukhrahassan5914 5 років тому +19

    Qofaan tabay wxa Jiita boqoradii xidigah Hamda queen ❤❤❤❤❤❤

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 5 років тому +7

    Waan soo dhawaynaya soo noqoshada xidigaha geeska ku soo laabtay waayo Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo waa shama shida fankan casriga ah waxayna noo bedeshay khadra daahir cige khadra dhool ii noolow geenyo fanuuska fanka cusub

  • @kingliirbij4729
    @kingliirbij4729 5 років тому +29

    Yurub geenyo 🏃❤

  • @Mattaanpro
    @Mattaanpro 5 років тому +6

    Cidi sacada dhulka taal sida yurub Hada tahay like isaar 😭🌹❤️

  • @hanal6435
    @hanal6435 5 років тому +3

    Yurub geenyo Lanta Avatar Waeyan Xidigah geska Hadana ku Jiriin kama marmana Walal Al Fanaan Love u
    albi💋💕❤

  • @nasuraay8351
    @nasuraay8351 Рік тому +2

    Yurubeeey❤️❤️❤️❤️❤️

  • @badriyamohamed7303
    @badriyamohamed7303 5 років тому +8

    Wlecome yurub geenyo fananada Qaranka somaliland BK so celiya fadlan guul jamahuriyada barakaysan

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 5 років тому +26

    Yaa dhahay yurub waa gabowday. Woooow
    Inta xidigaha taageerta o hesahooda wada xiisysa love isara ana🤣🤣

  • @hodancabdi2586
    @hodancabdi2586 5 років тому +44

    Yurubeey wllo kula mid baan ahay Alla jaceylku xanuun badanaa 😥😥😥

    • @xamdaxiismyname4520
      @xamdaxiismyname4520 5 років тому +1

      hodan cabdi 😥😥😥Mila artgty wllo

    • @drdalxiizmaxamed693
      @drdalxiizmaxamed693 5 років тому +1

      Jacayl kasta oo jira dhakhatar kaliyuu ba daweya lakiin dadkoo dhani madaweyaan

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 років тому +2

      jaceylku waa guurka ka dib marka iska guursada jaceylku wuxu yimada marka lays arooso

    • @hodancabdi2586
      @hodancabdi2586 5 років тому +1

      @@xamdaxiismyname4520 aad iyo aad walashay

    • @axmedjaamac2995
      @axmedjaamac2995 5 років тому +1

      Aniiini iyo hodan baa igsgumidnhy

  • @yasinmohamedqumbeofficial8083
    @yasinmohamedqumbeofficial8083 5 років тому +3

    Yurub geenyo waa khadra dahirta wakhtigan la joogoh

  • @ahmedadem7349
    @ahmedadem7349 5 років тому +11

    Yurub maxamed cabdi actoarada qarnigan ee jacaylka booski khadra dahir bay no buuxisay 💝💝

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 5 років тому +5

    Daylaha aad raadisiyo
    Dhibaatada kugu dhacdiyo
    Dhibcaha noloshaada lumay
    Dheehaadii kaalumiyo adaa
    Dhabtii raad sadoo adaa
    Dhalinyaro ugalay
    Dhibkana soo jiitayee
    Dheeman yurubeey ogoow

  • @xafsamaxamed7183
    @xafsamaxamed7183 5 років тому +3

    Jecelkaan igu xasilay xasilay xiskiyo mankeyga dagay xanuun buu igu hayaa hadmaa ka xoroobayaa😭😭😭😭

  • @asmaadan3538
    @asmaadan3538 5 років тому +32

    walahi markaan yurub arko waan qiirodaa waxaan xasuusta waayo waayo ilahoow kudaa yurubeey eedo

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 3 роки тому +4

    Ilaahay amarkii gabadhan markaan codkeeda maqlo waan xanxantoodaa waxaa iqabtaa hilow iyo jacayl waxaan jeclahay ma aqaaan waraaq baan qoraa hadana tir tiraaa yurubayeey gormaad sidaan naga dhaafi 😭😭😭

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 років тому +13

    yurub wey tebeysa saaxibaded xamda queen

  • @mubarakhassanmohamed5395
    @mubarakhassanmohamed5395 5 років тому +114

    Duriyadii meedey liketa hayla dhaafina 🙏🙏🙏🙏

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 роки тому +8

    She represents the unbreakable bond of Somali girl beauty. I can't off my ears listening to her song.

  • @mujahidsomalilander5979
    @mujahidsomalilander5979 5 років тому +11

    Yurub maxamed Abdi waa khadra daahir two. Axyaa cod. Hoyga fanka Somaliland

  • @adenabdikarin4131
    @adenabdikarin4131 5 років тому +24

    yurub Geenyo
    Boqoradda fanka
    codka 100%
    syleka 100%
    masrixiyadda 100%
    Quruxda 90%

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 років тому

      10 ka dhiman waa halke

    • @JohnJohn-im3zy
      @JohnJohn-im3zy 2 роки тому +2

      @@aragsan6552 waa hilibka. Yurub markay dhuubnayd xuural cayn ayay ahayd

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 10 місяців тому

      ​@@JohnJohn-im3zylakin hada way catawday xoga way so noqotay hilibka kadhac

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 10 місяців тому +1

      ​@@JohnJohn-im3zylakin hada way catawday xoga way so noqotay hilibka kadhac

  • @carafaddeeqzishow8180
    @carafaddeeqzishow8180 5 років тому +4

    Wooow yurup welcome meeqa koox ayey kujirta yurup kaaha fanka xidigaha geeska wale iney tahy haben dhalad caadnagama saarna

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 5 років тому +9

    Msha allah waa hees qaaliya intii yurub taageerta salan sare

  • @samobabayaro3939
    @samobabayaro3939 5 років тому +7

    Waw walal yartu cod macaanaa
    Yurub geenyo aad iyo aad boqorada codka

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 5 років тому +8

    Anigu waxaan ka tageera xidigaha geeska xaga hablaha Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo xaga ragana lobaaxa boqorka codka Abdi Hani Xaashi Abdilaahi Alow idin dhowr cod baa haybadle bu Alle idinsiiye

  • @eitrashit7042
    @eitrashit7042 5 років тому +33

    Cidii ku Farxa sa inay Yurup Geenyo ku soo no qoto xidigaha Geska like isaar..

  • @nimcoadan3112
    @nimcoadan3112 5 років тому +28

    Fanki iyo Murtidi Somaaliyeed Hargeisa Ayay Yaalan O Duriyada Haybad U Leh

  • @bujaaachelseabujaaachelsea1210
    @bujaaachelseabujaaachelsea1210 5 років тому +12

    Yurub genyo💙💯

  • @mahamedzadiik1948
    @mahamedzadiik1948 5 років тому +6

    yurub maxamed asal yaa salaam
    legend super star

  • @abdirisakmuhani5341
    @abdirisakmuhani5341 5 років тому +6

    labda asma xasidnimo miyey isku raceen qof kasta oo ka cood fican waa laga daremya inay ka xun yihin.... dumarka sanka jifa leh plz stage ka dega markay yurub heesayso

  • @motv4118
    @motv4118 5 років тому +11

    Sawtul rahma yurub geenyo
    Xidigaha geeska. Cumaamada ku tuuur Gab waxba ha haysan cumaamada😂😂😂

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 років тому +5

    Yurub maxamed Cabdi
    YURUB GEENYO
    Sowtu Raxma
    Taagero buuuxda u hayaa walE

  • @soomaaliasal9357
    @soomaaliasal9357 5 років тому +4

    AAX AAX MUSIGA FURUNLE IYO CODKII YURUB OO IS HELAY WAAN KU JIDHIDHICOODEY ACUUDU BILAAH

  • @amiinsaleban7389
    @amiinsaleban7389 5 років тому +8

    Yurub yurub yurub
    Alle hakudaayo fanaanad gaar utageero

  • @shanisharif3406
    @shanisharif3406 5 років тому +5

    Zawtu Rahmo Boqoroda codka💕💕💕💕Hadman kaxuropiyaaaa ax

  • @tusmodeka5202
    @tusmodeka5202 5 років тому +5

    Fananad qaaliya la, aantaa fanku waa abaar cod ayaan allah ku siiyay

  • @mubarikhargeisawi7994
    @mubarikhargeisawi7994 5 років тому +6

    Yurub Mohamed Abdi Geenyo

  • @daahirqorane806
    @daahirqorane806 5 років тому +4

    Yurub waa fannand aan taageero alle ha daayeee.

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 років тому +7

    Yurub geenyo machallah x x

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd 5 років тому +3

    Yurub iyo furinle oo is helay maxaad ka sugaysaaa waynakaaaaaaaa

  • @sihamaxmed7204
    @sihamaxmed7204 5 років тому +80

    Asma love iyo asma saban show baa ka buuxa labadaa inta Kle waa wada qalbi Nadiif alle ha idin dhowro

    • @hoodoadan6127
      @hoodoadan6127 5 років тому +4

      Beentaa maaha

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 років тому +5

      waa runta asma sanyar weliba wey dhereynaysa

    • @ahmednour8254
      @ahmednour8254 5 років тому +2

      2labo asma leeba ku dhagan tahy bee camal yeelo

    • @sihamaxmed7204
      @sihamaxmed7204 5 років тому +3

      Maxamed iyo dahabo mahadsanidiin wllo waad ila aragteen alaylehe

    • @sihamaxmed7204
      @sihamaxmed7204 5 років тому +4

      @@ahmednour8254 hhhh adiga ii soo jawabaya ee comment gayga akhrinaya iga bilaa camalsan camal raadso adi laftigaagu soo jawaab kaagamanu baahniye afsomaligaaga lama fahmayee

  • @kaafimedia2445
    @kaafimedia2445 5 років тому +9

    Xidigihiiba way baaba een yurub geeyo markii ay tagtay lkn soo noqotee hala soo dhaweeyo asxabey

  • @runlawinahaji7398
    @runlawinahaji7398 5 років тому +4

    Al yurub la tabay tabay tabay tabay love you from mgalada ragga burco

  • @shacaybshaaca3494
    @shacaybshaaca3494 5 років тому +6

    Boqorada codkeeda lala dhacay qarnigan waa yurub geenyo

  • @axmedciise7548
    @axmedciise7548 5 років тому +2

    waxan leeyahay yurub walaal illaahay ka baq kuwa jecelna heeskeedana wx leeyahay illaahay ha idinsoo hadeeyo aamiin aamin

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 5 років тому +6

    Yes ! Yurub Gubataaa 🔥🔥🔥Esh calaa Hees! Iyo Cod ! Hore u asoco ✅

  • @ayaandayib5919
    @ayaandayib5919 5 років тому +5

    Wooow yuruup samir marunbada ka xorobi jcylk nolow boqoradi nafka

  • @zhaafinhojr2950
    @zhaafinhojr2950 5 років тому +7

    🙏Yurub Mohamed Apdi (sawtul rahma)👑❤

  • @mohabulshaawi5794
    @mohabulshaawi5794 5 років тому +4

    mnsha allah yurub max'ed Abdih qof aan taageero Go forwad

  • @tufaxdaganinacabdi458
    @tufaxdaganinacabdi458 5 років тому +8

    yurub hasahaga waxan modaa inay ani igu tela gashay walahi ku jacliyaa boqorada jacaylka 😍😍😍

  • @xubicayn8394
    @xubicayn8394 5 років тому +7

    msha allha yuurub geenyo boqorda jacaylka

  • @engibrahim8979
    @engibrahim8979 5 років тому +7

    Yurub mohamed cabdi genyo ❤❤

  • @mahamedcabdala5695
    @mahamedcabdala5695 5 років тому +10

    Naagahaan meesha wada buuxo waa wada goof yurub la aanteed

  • @moztapheabdulahi999
    @moztapheabdulahi999 5 років тому +6

    markaan ku HeLo aYaD ka XoropyZa De YurupEY😉

  • @FAAD21
    @FAAD21 5 років тому +6

    Sowtu raxma yurub marna kama danto waa fananad buuxda

  • @Awale.british
    @Awale.british 5 років тому +6

    Europe Moh'ed Abdi Geenyo Alla Mashrax iyo Cod kugu manaystay ❤❤❤