Yurub Geenyo | Wayrax | Xusuustii Sahra Axmed AHU

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 тра 2021
  • Yurub Geenyo Wayrax Xusuustii Sahra Axmed Jaamac AHU
    1. Yurub Geenyo Cudurka kaa gala Fardaha Xusuusta Khadra Daahir Cige
    • Yurub Geenyo || Cudurk...
    2. Yurub Geenyo iyo Cabdiwahaab Booska
    • Yurub Geenyo Iyo Cabdi...

КОМЕНТАРІ • 179

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 роки тому +24

    Boqoradii Codka hablaha soomaliyeed ee xiligaan jooga
    💞Yurub maxamed cabdi💞
    ❤🧡💛💚💙💜🤎
    GEENYO ❤🧡💛💚💙🤎💜

  • @ayala1627
    @ayala1627 Рік тому +11

    Heestan dabar aanan haddeer sifayn karahayn baa isu kaaya haya. Muddo marka aanan maqal ba, way i qabataa oo aan waliba soo doontaa. MashaAllaah.

  • @traveltime2820
    @traveltime2820 Рік тому +11

    Yurub thanks for your legendary voice 🙏big respect ✊🏿

  • @thequeenofsomaliland4831
    @thequeenofsomaliland4831 3 роки тому +12

    Axasan yaa cuud xasuusti edadey AUN sahra ahmed jamac. Viva yurub geenyo 💖💖💝💝💝💖💖

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 роки тому +6

    Sowtu Raxma yurub Geenyo Wey dhigtay Halkeedi Xasuusti Allah swt ha u naxariisto zahra Ahmed Jama

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 10 місяців тому +2

    Ereyadii AUN abwaan
    Cabdi Cali Weyd
    Laxankii AUN abwaan Gujis.

  • @giraantaSooyaalka
    @giraantaSooyaalka 2 роки тому +5

    Fannaanadda Qarniga Yurub maxamed cabdi geenyo
    ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @MohamedHassan-gr8zs
    @MohamedHassan-gr8zs Рік тому +2

    Markii loo wan qalayee wawaawii la yidhibaa ana la ii waxyoodoo ii wareen jacaylkuye ❤❤❤

  • @deeqdaahri-yx2bz
    @deeqdaahri-yx2bz Рік тому +3

    Yurup mohameTt apdi Boqorada codka Heeztan Xanuuz Gara Bay ii leedahay 👑

  • @hibaaqmaxamed9625
    @hibaaqmaxamed9625 3 роки тому +8

    Sowtu raxma waan ku jeclahay gopeey

  • @hassankayd1maxamed809
    @hassankayd1maxamed809 2 роки тому +7

    Weey yurubtayda wad ka baxsatay huno gold vioce weldone sis🙏🙏🥰🥰🖐

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 2 роки тому +5

    ayeeyo sweat Waxaad i xasuusisey beertii xoriyada roobyar oo qayooda iyo anigoo (D)da xidan always khaliik

  • @mukhtaaraxmed8497
    @mukhtaaraxmed8497 3 роки тому +8

    Codka dahabiga yurub geenyo habeenkii wacna.ayaan xasuusta

  • @Janno190
    @Janno190 Рік тому +2

    Yurubeey midhaha heesta iska sax saxiib waad kusataye

  • @MohamedHassan-gr8zs
    @MohamedHassan-gr8zs Рік тому +2

    Wadnahayga dhiigaan waydaaranaynoo wayaha jidhkayga ii waraabinaaye❤

  • @axmedcabdidheremaxamud8735
    @axmedcabdidheremaxamud8735 3 роки тому +4

    Runtii anigu waan tageera gabadhaan cod macaan bay leedhy runtii

  • @laylaismaciil774
    @laylaismaciil774 2 роки тому +8

    Erayo ku fiican dadka qalbiga laga dilaye 😇😪😪😪

  • @mohamudsaidomar9852
    @mohamudsaidomar9852 3 роки тому +3

    Waa simaacan sanaya yurub xusuusti sahara na xasuusiyay nolow sarana ala yaraxma

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 3 роки тому +5

    Codkaagu wuu fiican yahay yurub lkn erayada ayaad khaladay soo xafido dib usoo qaad fadlan

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere 2 роки тому +10

    OMG.. What a voice 😲😳🤩wow😍

  • @uzaydbinuxudayr6277
    @uzaydbinuxudayr6277 2 роки тому +4

    Hada oon dhagaysanyo heestan waqal codka yourb genyo saacadu waa 2:17 pm 09/ 08/021 joga hamrgaysa. Malintii iigu horaysay een heestan maqlo waxay ahayd 1994. da'aday waxayd 7gu xafada alaab laigu dhiibay gagaarka jeelkawayn ee hargaysa iyo wadada idacada waxan ka imi xafada shacabka

    • @UbaxYousuf
      @UbaxYousuf 2 місяці тому

      Xusus ayay kugu ledahay

  • @akramaabdi2377
    @akramaabdi2377 3 роки тому +7

    Allaha u naxariisto sahra axmed

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 роки тому +14

    La wisiisi goohaa way oo way heestii midhaheedii waad baabiisay yurub geenyo Allah naxariistii janno sahra oo Muslim oo dhan ha ugu deeqo miyaad cid kuu saxda aad wayday hees la garan waayo maahee ka saar waxan mediaha yurubeey

    • @daudjibril3154
      @daudjibril3154 Рік тому

      Heesta magaceeda xataa wala khalday heesta originally waxaladhahaa wehel

  • @munirabdiaziz4072
    @munirabdiaziz4072 3 роки тому +2

    Codku waa wax kale cod cidi kuguma gaadho yurubeey lakinse heesta upside down baad ka dhigtayba walahi iyadoo duuban oo Alle haw naxaristo Sahra qaadaysona waa ku jiraa youtubeka ee ereyada inaga soo sax

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 2 роки тому +4

    Yurub geenyo Best R&B Hargesa Somaliland 2021

  • @abdimohamed8851
    @abdimohamed8851 3 роки тому +8

    Ax. Ax. Hayaay. Waar ka qabtaaaay. Yurub waad cod fiicantay laakiinse hees aanad xafidin maahayn inaad. Is kala leedo fuusho

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 3 роки тому +7

    Yurub geenyo waa Fanaanada ugu Top ah hoyga Fanka ee iminka jooga

  • @alijama9470
    @alijama9470 Рік тому +1

    La wisiisi goohaa weeye yurubey

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 3 роки тому +7

    Yurub Great momentary about your profile songs we miss your voice for awhile gifted girl be believe (Huuno)let's hear your voice more love you. 🦄👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 2 роки тому +2

    Waaxyaha jirkaygana ma waraabinaayee.!!! I took half of life in America and I can still understand and fix Somali lyrics.. come on GERNYO. You beautiful voice.. what you doing??

    • @ilwaad11
      @ilwaad11 Рік тому

      U r right diidmo waye iyada positive bey kadhigtay

  • @khadargeeljire6246
    @khadargeeljire6246 3 роки тому +15

    Hees muujinaysa jacyl❤

    • @omardanyerow8449
      @omardanyerow8449 2 роки тому

      Wehelka caashaqa aabahaybuu ahaa ay sahra Ahmed uyeerayso hada anigaa ii yeeraysaa cizak jidkaan kusoo jiraa wiilka loo walqay Somali lander

  • @seexiyeahmed6575
    @seexiyeahmed6575 3 роки тому +3

    ma ka dhabaa yurub geenyo mise way ugu tala gashay inay min guuriso heestan ka qabtaay

  • @farhiasaid1974
    @farhiasaid1974 2 роки тому +15

    My favorite song, beautiful voice😍❤️❤️

  • @abdiabi9352
    @abdiabi9352 3 роки тому +6

    love u geenyo

  • @fozahmed6600
    @fozahmed6600 2 роки тому +8

    Wow one of my fav old time song from sahara Ahmed Jama it reminds me when I was just a kid in hargeisa , yurub geenyo boqorada codka keep going my sis 🥰 one love ❤️❤️❤️

  • @ahmedsaidahmed5438
    @ahmedsaidahmed5438 2 роки тому +9

    Yurub adaan kuugu jeclahay fanaaniintii danbe oo dhan lakin heesta midhaheeda wad qaladey wll

  • @hibaaqmaxamed9625
    @hibaaqmaxamed9625 3 роки тому +4

    Habeenkii wacnaayee I waydaartay baan wali xasuustaaa

  • @maxamed378
    @maxamed378 2 роки тому +3

    Sawtu raxma saw maaha

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 2 роки тому +2

    ereyadi Cabdi Cali Wayd Abwaankii jacaylka
    Sida Wegen Gamaan oon la mirin Waga Tiigsadayeeey Wayraxa Kal Gacal kaan la Wisiisi gooha

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 2 роки тому +2

    Wow hoyga fanga Somaliland

  • @rooblecabdi7214
    @rooblecabdi7214 2 роки тому +1

    Yurub maxamed geenyo codnool ayaaad leeday

  • @khaaliddave7585
    @khaaliddave7585 2 роки тому +1

    M.a codkaaga alaha Ku barakeeyo mamo yurub geenyo 🥺🥺

  • @mubarikcisman9525
    @mubarikcisman9525 3 роки тому +5

    Very..attractive.....song

  • @farhiasheik5107
    @farhiasheik5107 2 роки тому +1

    Www wahesqalbigaa tabaneysoo nolow yuruub genya 😍😍😍😍🥰👌

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 2 роки тому +2

    Yurub geenyo 2021

  • @ubahbiihi8910
    @ubahbiihi8910 8 місяців тому +1

    Sowtu raxma ❤🎉🎉🎉

  • @arrafaadhassanmayay4967
    @arrafaadhassanmayay4967 2 роки тому +2

    Yurub maxamed cabdi
    Yurub geenyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 годин тому

    Wa RUNEEY SaxEY offcourseee offcourseee soo dhawoow badanbadan QatraaayqaranEEy Qasatan Noocyadey facyaashay Familyyyyyy Systems

  • @moismail2675
    @moismail2675 3 роки тому +5

    Muusigu macanaa, codkuna kaba daran oo waa malab 🤎👏🏾👍🏾

  • @hibonura9761
    @hibonura9761 3 роки тому +2

    Mu caashiqiintii hore ayaaa xasuus hore galay wof

  • @ugaaskachannel1497
    @ugaaskachannel1497 Рік тому +1

    Yurub geenyo sowtu raxma ❤

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 роки тому +4

    Wasiisi iyo raximullah Sahra Ahmed Jaamac

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

    QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey cadceeddumaroo lagufarxeeeey RiYaQEEy RasmiriyaaqEEy mashaaaaalah tabaarakalah soooooooooo dhawoow inbadan

  • @khadramaxamad174
    @khadramaxamad174 3 роки тому +3

    Heesta mira heeda yurub geenyo horta bal saani u dhagayso say u qaadayso fanaanadii lahayd heesta AUN sahra Axmed Jaamac

  • @ayaanmaxed-if6bs
    @ayaanmaxed-if6bs Рік тому +1

    Mncha aalllh lkn yurub geenyooy xppt heesta midheheeda wad badashay

  • @AliMohamedAbdilahi-fg3ww
    @AliMohamedAbdilahi-fg3ww 4 місяці тому

    l loveyurub geenyo voice she hasrespect

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 3 роки тому +4

    Hees Aad u macaan xasuusti ilahai ha unaxaristo Sahra ahmed jama inkasto eey yurube eey aad u cod ficaantahay lakin halki sahro magaraini karto waysa so dhaweysay

  • @nelsonaden7314
    @nelsonaden7314 2 роки тому +1

    100/100 sidhaba Ayaad heesta u keentay ,afkaaga malab lagu qabay

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Рік тому +2

    Waaw sawtu raxama OMG😱😱😱😱😱

  • @sammyuploding5981
    @sammyuploding5981 2 роки тому +3

    Yurubta ❣🥰

  • @najmaali9721
    @najmaali9721 Рік тому +1

    Curb abaayo waan kujeclahy wll qaali 👍👍👍😭😭😭😭😭💋💋👍👍

  • @yussufabdirashid6548
    @yussufabdirashid6548 10 місяців тому +1

    Esha😂cala hees means asxan calag waa hesahan ku dhayo qalbigayga markan😂xamili wayo xanunka an qalbigayga ka daremayo aaaax aaaaax umayma abdi wacays qof an si dhaba u jeclahay habenkasi hesta ku jiraaa aniga😂ahmeda hadan dib u xasusto waa habenkan sida dhabta😂ku wada siiyay qalbigayga anan si dhaba ku jecladay wana😂habenkiiii aad isiisay farxadiii qimaha badnayd wana habenkad😂igula kulantay xafada hoyo ama an daganaaa habenkad igu timid wallahi ma hilmami dono ❤❤❤umuuuuuuc waxad tahay shekhsi an si dhaba u jeclahay waxad u qalantaaa inad noqoto😂carurtayda hoyadod keep going macanto qali

  • @faizaadam1393
    @faizaadam1393 3 роки тому +4

    Wow my lovely sister 🥰

  • @axmedcabdikariimrayad-kd4gt
    @axmedcabdikariimrayad-kd4gt 11 місяців тому

    Thanks fenny music yurub geenyo

  • @zakifathia8137
    @zakifathia8137 Рік тому +2

    Yuurubay wanado way ka weecanaysa maxad u dhi

  • @alihanash9829
    @alihanash9829 3 роки тому +1

    Pls Heesta midhaheeda Barta inta aydin Qaadin.
    S.A.jaamac AUN hanaanada ugu taageerayaasha Badan,

  • @hawaaden9293
    @hawaaden9293 2 роки тому +2

    Congratulations

  • @aarcade8634
    @aarcade8634 Рік тому +1

    Midhihii way u dhamaysay

  • @kowtharismail4739
    @kowtharismail4739 9 місяців тому

    What a beautiful song.

  • @roblehronniee86
    @roblehronniee86 3 місяці тому

    Walahi wa hes misan ku fadhida

  • @hibomahamoud8989
    @hibomahamoud8989 3 роки тому +3

    Yurub sharaf dagaan quruxley amanta ma kobikaro walashay

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 3 роки тому +1

    erayadii cabdi cali wayd
    laxankii a.h.n.gujis
    rabii ha unaxaristo sahra ahmed dhaxal ayay inoga tagtay

    • @mahamudyusuf7938
      @mahamudyusuf7938 2 роки тому

      Eryadu waa xaaji gujis

    • @maxamedsaleban9843
      @maxamedsaleban9843 2 роки тому

      @@mahamudyusuf7938 erayada waa abwaan cabdi Ali wayd

    • @mahamudyusuf7938
      @mahamudyusuf7938 2 роки тому

      @@maxamedsaleban9843 walaal riwaada (nin qasbaaya jacayl ma loo quudhi karaa 1976) waxaa sameeyey c.cali wayd laakiin heestan oo qudha ayuu x.gujis ku darsaday.

  • @shugriyamahamed2887
    @shugriyamahamed2887 3 роки тому +12

    Masha Allah !! What a voice. That's why I always been ur fan.. wish u long healthy life big sis...

  • @aden309
    @aden309 2 роки тому +3

    Great voice. Lakin erayo badan bay khaladey heesta

  • @cabdiqanisiiko39
    @cabdiqanisiiko39 Рік тому

    Aash caala murti

  • @hasanabdi7819
    @hasanabdi7819 2 роки тому +2

    Woow

  • @user-mn4un4iv2j
    @user-mn4un4iv2j 10 місяців тому

    Wali uyeedhaaa😢😢

  • @abumansuur603
    @abumansuur603 3 роки тому +11

    Yurub wll heesaha iska sax markad qadayso heestan imika ereyada wad wada qaladay

  • @barkhadosman5081
    @barkhadosman5081 2 роки тому +2

    Waaaaaawo codka lasku raacey

  • @jarrohusen2331
    @jarrohusen2331 3 роки тому +2

    Markad yurub codkeeda mexid badanba lagala daalay naturalku wuu ku yaryar

  • @mustafefarah9434
    @mustafefarah9434 Рік тому +3

    ereyo badan ayay khaladay amaba lumisay, waxaa wacnayd inay soo saxato marka hore ereyada

    • @user-eg7nx2pv4u
      @user-eg7nx2pv4u 5 місяців тому

      Maxey saxaaata iyadoo sakhraansan bay qaadaheesahii

  • @ahmedabdikarim8220
    @ahmedabdikarim8220 3 роки тому +4

    ereyadii cabdi cali weyd AHU
    xasuustii sahra ahmed jaamac
    laxankii xaaji gujis
    dhamaantood rabbi hau naxariisto
    "lawasiisi goohaa" weeye
    "wadahayga dhiigaa weydaaranyoo"
    weeye
    "dhegahayga waanadu uma weecanyse" weeye
    heesta magaceedu waa wasiisi

    • @alihanash9829
      @alihanash9829 3 роки тому

      Iyagoon waxba garanayn bay heesaha qaadayaan .
      Yaa ku dhaha matagiina heesaha ah qaaada oo fanaaniintii hore heesahooda u daaya..
      Mahaddamid

    • @mahamudyusuf7938
      @mahamudyusuf7938 2 роки тому

      Erayada xaaji gujis baa leh heestan,riwaadana c.c.wayd

  • @fadumomaxamedcabdulahi6683
    @fadumomaxamedcabdulahi6683 3 роки тому +1

    Waaw sowtul raxma

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 Рік тому

    miraha yaa igu cawin kara inta hore

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri 3 роки тому +4

    Geenyo ma u kas bey heeska u daba_geddineysaa mise waaba ka dhab???🤔🤔🤔

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

    Familyyy Systems cabuditan waxbarasho shaqoiyin hagajin maried iyoiyo tusalooyin nololba wa san ila Qiyama soo jirEEn.

  • @daudjibril3154
    @daudjibril3154 Рік тому

    Yurubeey heesta marxumada hawga ciyarin mideda kale yurub hesta madan dhagaysan oo madan fahmin miyaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

    FamilyyyyyyYYYYY

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 2 роки тому +1

    Inaba caadi maaha

  • @user-pi8kz9lz8f
    @user-pi8kz9lz8f 3 роки тому +2

    Wow

  • @mustafemaxamed6877
    @mustafemaxamed6877 3 роки тому +1

    Erayda waa qalad
    Yurub geenyo adi qalade
    Waxa kaa daran kan youtube kan soo galiyay

  • @habibadenhabib3042
    @habibadenhabib3042 4 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Inaboordaan571
      @Inaboordaan571 4 місяці тому

      cimamada ku tuur tay sxb mia hesta❤

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri 3 роки тому +7

    Intii kaleba haddey soo daba_geddisey maxay u odhan weydey
    Wehelkey- Wehelkeygaan caashaqa
    La wadaagi jiray baan weli ka cararaayee hhhhh

  • @AjeyqalbiQalbi-ry8km
    @AjeyqalbiQalbi-ry8km 11 місяців тому

    Sawtul raxma ❤❤

  • @ubaheeyy9411
    @ubaheeyy9411 Рік тому +1

    Cod top weyan machallah lkn Yurubeey Erayada u fiirso wad wada badiishay🙄

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 Рік тому +1

    Kufsaty😂😂😂

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fuaadhassan9342
    @fuaadhassan9342 Рік тому

    Yurub halkeeday dhigtay ,marka laga reebo.laba meelkood ooy qaladay

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 3 роки тому +2

    Waxaasa Cod ah sawtu raxma yurub geenyo