ISRA'IIL MAA CEEB WAX KA DHIBTAA AYADAABA CEEBTII QARNIGA AHBA, DAALO ALLE HA JABIYO MUSLIMIINTANA ALLE HA GUULEEYO HANA CISEEYO ADUUN IYO AQIRABA AMIIN AMIIN AMIIN
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro. ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
Asc. Ustaad. Mowliid. Wasiga Ka hadlaayo dowlad Falastiin. Leedahay. Kaliya. Muu yiraahdo. Duqeynta. Xasuuqa eh. Laga wado. Ne. Hala joojiyo. Maxaa. Qaldan???
Kan inta badan ma dhageeysto maxa yeelay xayeesiinta faraha badan ku nacay beryahan maso gelin maanta news kan dhageeyso is dhahay waaba ka si daray naf iyo xayeesiin meesha ku haya war Inaga news uso galney hadaadan waxa sheegto heynin break ka qaado
illaaheena weyn yuhuud wakhtigooda iyo awoodooda jabi aamiin yaa allaah 🤲🤲🤲🤲🤲
Allow ugargar musliminta falastin 😢
Yaaa allah
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤❤❤
Ax
Allw ugargaar musliminta
Reer falastiin
hbn tvga loogu jecelyahay geyiga soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
jECLIYa Jaabka Galaada
Scwscw scw scw scw scw scw❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw
Asante sana Asante sana shukran sana putin
scw scw scw
Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
Waa aqbalnay codsigaa nadaaro tv Runtii hbn tv waa horyaalka wararka marka warakaga ka dhargo igu halee Nadaaro tv 😅 mahdsanid ❤❤❤❤
Wa guul wayn haday sacuudiga ka dhabayso go’aankn Allow u gargaar reer falastin
Mahadsanid. “iil-maal” Waa erey bixin cajiib ah kuna habboon waxa uu sifeynayo.
Rikaato ayaa kaga haboon
HBN masha allah si hufan aya noogu so gudbisa news wa mahad san tahay. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ well done 👍🏾
Guullaso wallal hbn ❤❤❤
Maashaaallaha xuutiyiinta
Allaahu Akbar
Yuhuudu kuwa taageera ayay ka daba-shaqaysaa sirdoonkooda iwm
Mahadsanid Saaxiibow
Allah akbar guul falastlin Xmas
Allahoow Raboow Jebi Israel Iyo Munaafiqiinta Taageeraysaba
ISRA'IIL MAA CEEB WAX KA DHIBTAA AYADAABA CEEBTII QARNIGA AHBA, DAALO ALLE HA JABIYO MUSLIMIINTANA ALLE HA GUULEEYO HANA CISEEYO ADUUN IYO AQIRABA AMIIN AMIIN AMIIN
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Aamiin aamiin
Guul iyo gobonimo Falastiin 🇵🇸 guul
🥺🥺 Hal sano ka badan waxan la daalaa dhacayaa xaalad nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, waan iska xishooday balse xaaladaa meel liidata igasoo gaartay, xitaa ma awoodo nolol maalmeed, dawo iyo xitaa hooy aan dego. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda xog ogaal u noqda oo wax uun iga tara. Lambarkayga waa (Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex)
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Italy & Somali Waa isku Mid Xaga Siyaasada Xildhibaanada & Wasiirada Weey Fududtahay Sida Looga iibsado Sirta & Dalka Maha Markii Ugu Horeysay Italy 1978 82 Waa Dad kala Daadsan
Allahou akbar
asc❤ dhaman daka ku xiran hbn ku saliya rasuulka dhamaantiin scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ALLAHAAKIBAR
Well done 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Israa’iil
Waad ku mahadsantahay eray bixinta ah(iinmaal)
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.
@@maxamedcalicusmaan8141
آمين آمين آمين
Asc magacceygu xasan cabdi jaamac ilaahay umadda reer Gasa guusha hasiiyo idinkuna waaď kumahadsantihii soo gudbinta waratka
Kaaka maxaad xidgaysaa wll mawliid
Kaakaban yaaluhu kudawaan kukale mahaleelayno
Nadaara tv
Asc #HBN salaan sare
mawliid xaji khabiir sare
waxa caawa lagayaabaa in ay iiraan jawaabto isira, ilna weerarto
markaa caawa xaga wararka hakaseexan
Muslinka allaahhalajiro gaalana meedaran allaahhakatuuro
Asc. Ustaad. Mowliid. Wasiga Ka hadlaayo dowlad Falastiin. Leedahay. Kaliya. Muu yiraahdo. Duqeynta. Xasuuqa eh. Laga wado. Ne. Hala joojiyo. Maxaa. Qaldan???
Srael xulafa deeda xitaa wee jaajuse waxan arkayay ingriska ka shekeyay inoo musqusha walxah dhagesiga ugu xiray resal wasarihi hore ingriska 😂
Aniwaxayilatahay iin maal inaykusaxantahay adoo igaraaliya
Sxb wan lascoona❤❤❤
Waa iin maal ee iil maal ma aha
Aduunka cudurka ka jiro waa yuhuud
Anaga kugukalsoon HBN wararkaga had walba
Xuutiga ma sahlana shaqada ay hayaan😂😂😂😂😂😂😂
Ilaha gargaro muslimita
Mweynaha Ukraine wiilka 11 jirka ah ee ladilay markuu sheegayo ma oga miyaa qasa waxey ka sameynayaan yahuudiisa, caradaada u dhimo
Bismillaahi.arraxmaani.arraxiimi.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.allaah.roob.iyo.nabad
HADAANAN LAKALA BAQIN OO AANAN DANTIDI KA BEYRIN AMA KAGABAAQSAN BAH DUULAAMO DARTED MA ITADA BARASHO JIRTAY
Kan inta badan ma dhageeysto maxa yeelay xayeesiinta faraha badan ku nacay beryahan maso gelin maanta news kan dhageeyso is dhahay waaba ka si daray naf iyo xayeesiin meesha ku haya war Inaga news uso galney hadaadan waxa sheegto heynin break ka qaado
Warye adigo mudan please ha dhihin wadanka isra,I'll ee dhah Israel kaliya
Madaxfurasho
Baqo maalna waa ladhahaz
Rikaato
Yahuudu iney dhaawacantto mooyee ma dhintaan miyaa?
Wax kasto loo geesto waa uun dhaawac ? Warjiaaba asgaa cadaan doona, dhabta ayaa caddaan doontta inasha'alaah.
S.C
S.A.WS.A.WS.A.WS.A.WS.A.WS.A.WS.A.WS.A.WS.A.WS.A.WS.A.W😂
Sucudi wu Hurdadii maka kacay mise wali wuu ku jira oo wu Qarwaya