Daa'uud Burcaw iyo Sahra Tugo maxay Ka kulmen social media| Podcast Waraysi Qosol naxdin
Вставка
- Опубліковано 11 лют 2025
- Daa'uud Burcaw waxyaabaha ugu walida casaa ee u reaction Ka Bixiyay | Podcast Waraysi Qosol naxdin
Ku soo dhawoow Abdikarim Gorse podcast, waxaan bogeygan an ku leeyahay UA-cam Ku Soo Bandhiga Waraysiyada Xaqiiqdada Ku Salayan ee wacyiga iyo waayaha nolosha Dhabta ee shaqsiyaadka an ku waraysto Gobtaydan Podcast, isha kalsoonida waraysiyada bulshada kala duwan ee canka ah, Sida Abwaanada Fanaaniinta iyo dadka hal - Abuurka leh ee Dhamaan bulshada Soomaaliyeed sido kale waxanu idinla wadaagi doona Waraysiyada gaarka ah, Ee ka socda adduunka inagu xeeran. Waxana diyaar u ahay si aan u soo jiidano markaan soo bandhigno ajandayaasha qarsoon, iyo sheekooyinka caadiga ah, oo aan ka bixiyo fikrado ujeedo leh arrimaha ugu culus ee waqtigeenna. Iyadoo tobanaan sano oo waayo-aragnimo iyo khibrad ah u leeyahay waraysiyadda Podcast, sido kale waxaan ku dadaaleyaa inaan kuu soo bandhigo sheekooyinka ugu muhiimsan.
Welcome to the Abdikarim Gorse podcast, on this UA-cam page I present interviews based on the facts of the awareness and real life experiences of the individuals I interview in this podcast, a reliable source of interviews from different social groups, such as poets, artists and people. - The creator of all the Somali community, we will also share with you special interviews, from the world around us. And I'm ready to impress when we expose hidden agendas, and common stories, and offer objective opinions on the most pressing issues of our time. With decades of experience and expertise in podcast interviews, I also strive to bring you the most important stories.
Visit my our social:
/ abdikarimgorse
/ abdikarimgorse
/ gorse1313
/ gorse1313
Gorse waxn.rajeyna Ina ficnteh.wan u bahaneh.abdinasir iken noh gorse abti ❤
C/kariin gorse iwrn zhp
Mashallah
Ninkan meesha lehow habarjeclo mooyee cid kale miyaanad waraysan😊
Podcast waa habarjeclo uun😂
Sadex lagend oo asal reer Burco ah, Abdirahman Yousuf, Daauud Wadaadyare iyo Gorse. aad ban idin salamayaa saxiibayaal sida daauud sheegay qabyaalada iska rawa dhiiqadeeda.
Muxuu u waraysanaya cid kale.. waliba kuwani way ka sii hooseryaan hayda.. adeer meesha reer buu wax ugu walaqa la qabso
@mustafella waaxay waxan aad ila soo gashay iyo is maqiiqani saaxiib?
Ragaasi way nagu socdeen.. raali galin ha noo soo diraan.. anaga mid iyo lababa guursananyne
Madaxa ma guursatada waa dhibane waa lagu cayaa ray qalbigisa