Snm waa jabhada kaliyee aan sameyn aar goosi dalka markay qaybtoodi qabsadeen sameeyay dib u heshiisiin si loo helo nabad iyo horimar. Waana ta ilaa hadeer ka jirta gobolada waqooyi ee la baxay Somaliland
Adeer ilaahay ka baq Markaan ku heshiino wanaag oo aad balanka ka baxdo deetana aniga I qiyaanto oo aad hubkii gacanta ku dhigto deetana I xasuuqdo maxaad ii nabtey iyadoo ilaahay ogaa waxaad sameysey salaamaad
Jabhadihii lagu qasaaray oo waxaan burbur ahayn lagama faaiidin wayo marka horeba ma lahayn system nidamsan oo hab dawladnimo ku dhisan ee wa qabiilo isuruursaday bas oo aan rida mooye wax kle u qorsheysneyn
dhuuso hawiye ayeey ku danbeysey waynana na hor taagantahay 2022, foolxumadaas in dawlado Muslim iyo iyo gaalo ahba ciidankooda wadankeena xoog ku soogalaan.
Waan ku faraxsanahay in cabdi nuure siyaad oo aan waligeey maqli jiray aan maanta si toos ah u daawado. Laakin Shabeelle wareysiga aad ninkaan ka qaadeen xaqiiqadi waad ku xad gudubteen su’aale badan oo xaqiraad ah ayaad weydiiseen isaguna waa libaax duqoobay oo wuu iska dulqaadanayaa.
Dad baa yiraahda jamhaduhu hadaf qabiil kama duulayn waaka ninkani cadeeyey in ujeedadoodu qabiil ku salaysnayd markaa isbedel doon baanu ahayn ayay jamhaduhu ku hadana qabiil.baanu nahay wuxuu kaloo in dad shacaba jamhaduhu aargoosi qabiil u layna jireen sida afartankaa uu sheegayo way jireen oo dad reer miyiya ah
Ilaahoow munaafaq qof muslim ah ama binu aadam ah wax ha ugu dhiibin intuu ku cuno ayuu Cabaadaa wallee aakhiro waraa yaala maxaa hubkii dowlada lagu xasuuqey dad masaakiin alla maxaan murugo taagnaa
Somaliya ha noolaato guul iyo gobanimo horaa loo soconayaa no more gadaal no more qabiil 💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴
👍Cabdi nuur waa WAAYO ARAG intii aanan arag waxaan moodi jiray wax nolosha ka dhacay oo Mooryaan ah inuu yahay LAAKIIN hadda nin Jabhad ah oo macquul ah oo la fahmi karo waxna lala jeexjeexi karo inuu yahay, waar Ninkan iyo kuwo la midka ah ee waayo araga ah soo celinta NABADA & AMINGA wadanka halaga qayb geliyo si dalka burbur iyo belaayadii la soo maray aan loogu noqon. CABDI WAALOOW waayo aragnimadaada UMMADA uga faa'iidee waadna ku MAHADSAN tahay waraysiga adiga iyo tvga ku waraystayba😀👍👍
Ppp0pppp000ppppp0pp00pppp0ppp0p000pppp0p0ppp0ppp0pp0p0ppppppppppppppppppppp0000p0ppppp00ppppppp0pp0pp0ppp0p0
Snm waa jabhada kaliyee aan sameyn aar goosi dalka markay qaybtoodi qabsadeen sameeyay dib u heshiisiin si loo helo nabad iyo horimar. Waana ta ilaa hadeer ka jirta gobolada waqooyi ee la baxay Somaliland
Hhh miyaad ilawday dagaladii ay lagashay dadka dariskooda ah iyo xasuuqii ay ka gaysatay dila 750 qof ma xalaal bay ahaayeen yahuu
Jabhadihii waxey ahaayeen dad raba kaliya iney ridaan dowladii. Lakiin aan wax ajendo iyo siyasad eey dalka ku mamulaan aan laheyn. Dalkana halkaas waxaa dhigay jabhadahaas. 💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙
Adeer ilaahay ka baq Markaan ku heshiino wanaag oo aad balanka ka baxdo deetana aniga I qiyaanto oo aad hubkii gacanta ku dhigto deetana I xasuuqdo maxaad ii nabtey iyadoo ilaahay ogaa waxaad sameysey salaamaad
Fadlan SUBSCRIBE Nusaar Yuutubka SUBSCRIBE hooyad janad Allah kayo Asxaabta cudsey waay e
Alla waan Ogaa waxay sameeyeen wixii xamar xasuuqa ka geystey wey kala saareen oo na qaxiyeen oo qabiil nagu xasuuqeen
29:00 Wariyahu waa double standard abdulahi yusuf (Ahu) madhahayo lkn raga kle wuu dhahayaa yaaab!!
C.yuusuf naaru jahanama baa laga aslaayaa.
Xasan sheikh maxamuud dhul badanoo boobay
Jabhadihii lagu qasaaray oo waxaan burbur ahayn lagama faaiidin wayo marka horeba ma lahayn system nidamsan oo hab dawladnimo ku dhisan ee wa qabiilo isuruursaday bas oo aan rida mooye wax kle u qorsheysneyn
Abdi waal waa nin wax badan og
Asc wll qaali SUBSCRIBE isaar adi raali ah Sxb sare cudsey waaye gg
Wan ku saaray wll
dhuuso hawiye ayeey ku danbeysey waynana na hor taagantahay 2022, foolxumadaas in dawlado Muslim iyo iyo gaalo ahba ciidankooda wadankeena xoog ku soogalaan.
TAARIIKHDA BURBURKA SOOMAALIYA WAXAY KA BILAABANTEY 1990...
SOMALILAND XOOGAGII GUMEYSIGU WAXAY BILAABEEN CADAADISKA 1961...
Mooryaan Mooryaan dhaley😂 oo waliba waji loox ah leh!
Cabdulaahi Yusuf, AHN ayaa Miciyaha kasiibey😂
nimanka isku magacaabay musharaxiinta ey aa cunay filinkooda‼
Waan ku faraxsanahay in cabdi nuure siyaad oo aan waligeey maqli jiray aan maanta si toos ah u daawado. Laakin Shabeelle wareysiga aad ninkaan ka qaadeen xaqiiqadi waad ku xad gudubteen su’aale badan oo xaqiraad ah ayaad weydiiseen isaguna waa libaax duqoobay oo wuu iska dulqaadanayaa.
Waar ninkani waa nin rageed ninku haduu guulo uun sheegto waa fulle lakin ninku haduu jabkiisa iyo guulndaradiisa qirto waa nin rageed
Soomaaliya shacab ma leh waayo wey badbaadin kareen marka masiibadu waxay ahayd shacabka
Walee runta mar unbee soobixi. Siyaad bare haqal danaado . Wuusheegay in aykudiriri doonaan xukunka. Dhibka haas to soomaali waa fudeed, Iyo jaahilnimo. Waxkafakaro birito majiraan . Wadaad, aqoonyahan Iyo siyaasiba .
Lagatas
kawaran cunug yar oo musaqbalkiisi isla ninkii dumiyay uu oga waramayo cunugii oo weymaaday dhibaatana soo maray, hada ninkaan aniga hadaan arki lahaa xabad ayaan madaxa oga dhufan lahaa
wariyahan ma diyaarsano halayga badalo waxba uma diyaarsano
Dad baa yiraahda jamhaduhu hadaf qabiil kama duulayn waaka ninkani cadeeyey in ujeedadoodu qabiil ku salaysnayd markaa isbedel doon baanu ahayn ayay jamhaduhu ku hadana qabiil.baanu nahay wuxuu kaloo in dad shacaba jamhaduhu aargoosi qabiil u layna jireen sida afartankaa uu sheegayo way jireen oo dad reer miyiya ah
Odaygan weriye maha dad qabrid leh bu hela uu qofkaba qasayaa aso warki wada sualo bila macno ah waydinay odaygu waa daalaye nasiye
Lifetimes
Wax buu qarinayaa laakiin ilaahay wuu ogaa waxaad sameyseen
Lagata
Ilaahoow munaafaq qof muslim ah ama binu aadam ah wax ha ugu dhiibin intuu ku cuno ayuu Cabaadaa wallee aakhiro waraa yaala maxaa hubkii dowlada lagu xasuuqey dad masaakiin alla maxaan murugo taagnaa
ninkaan siduu oga sheekeyn karaa inuu ummad dowlad ka dumiyay hadana xor ah maa laxiro maxay tahay dowladaan hada jirto oo qof noocaan ah aanan xiri karin?
Walaahi runbushegay
Ama hal hadlo ama aamusa waa inoo jidka qiyaame
Share
Livetimes
Wr kan wariye maaaha maba yaqaaan sida wax lo waraysto
yusuf xasan hadii u wariye noqon waaye cidkale wariye noqonysa ma jirto
Lives
Sheera
Asc wll qaali SUBSCRIBE isaar adi raali ah Sxb sare cudsey waay inay
FACEBOOKS
Livv
ninkaan waa nin daacad ah , lkn waxaan qabaa in la xero maadaamo u dagaal oge yahay
Zaxibul aqli mahad sanid
Fadlan SUBSCRIBE Nusaar Yuutubka SUBSCRIBE hooyad janad Allah kayo Asxaabta cudsey waay e
Lifetimes
Asc wll qaali SUBSCRIBE isaar adi raali ah Sxb sare cudsey waay inay
Lives
FACEBOOKS