Gabar dhalinyaro ah oo dhashay 20 caruur ah oo isuma qado ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 373

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 роки тому +2

    caruurtu waa nicmo Alle bixiyo qadar bayna ku yimadaan,lakiin saas ay tahay wali waxay u bahaan tahay qof wax u sharaxa oo dhaha ubad danbe ha isku dhalin madaama ayna noloshoda kafeen karin hada,nin dhimirka laga haayana uu marba uuraaynayo,hooyada kaftirkeda ayaaba dhimirkeda u maleymaya in wax ka si yihiin waayo way fakari lahayd xataa,Allaah swt hala koriyo ubadkaas aabahoodna ha u caafiyo amiin

  • @claahiyousuf6321
    @claahiyousuf6321 2 місяці тому +3

    Maansha Allaah
    Jazaakumu Allaah

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 років тому +3

    Maansha allaah ilaahay ha xafido walaalaha qoyskan u gargaaray. Hooyadana ilaahay ha u fuduydiyo jihaadka awlaada ee ay ku jirto.

  • @ahdnursiin1197
    @ahdnursiin1197 5 років тому +2

    Masha Allah, Drs Asha H Elmi viva Noolow walaasheen weligeed halgame ayey aheyd Alle ayaa ka abaal marinaya insha allaah

  • @riyanumuriyan-rh6lz
    @riyanumuriyan-rh6lz Рік тому +1

    Maasha allah owlaaduba waa arsaaq ilahi abuuray waxba uma weyn Allah faraj ufuro awlaadana baati oga dhigo

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 5 років тому +1

    Asc mansha Allah kheyr Allaha siiyo Dr.Aisha Haji Cilmi iyo Dr.Aisha Osman Ugaas kheyr badan Allaha siiyo Aamin Allaha Aqbalo Thanks

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 5 років тому +1

    AAD BAAD WAX GARAT U TAHAY. MASHAALAAH, UMADA SOMALIYEED ADIGA OO KALE HADAAN AHAANO WADAKA HORMAR BAAN GAARI LAHAYN. MASHAALAAH MASHAALAAH MASHAALAAH

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 2 місяці тому +1

    AMIIN YA RABBI ❤❤️🤲🤲

  • @caishaali2304
    @caishaali2304 7 років тому +53

    I wish hada lacag badan hesan laha somalia wancawinlaha

    • @NM-lo3jv
      @NM-lo3jv 7 років тому +6

      Caisha Ali wax walbo waa niyad Illaahey haku rumeyo abaayo

    • @lovelife8406
      @lovelife8406 7 років тому +5

      Caisha Ali abaayo caawinaada kumaxerna lcg badan abaayo ee waxaad heesati hada qof siisii waa soodoqo maogthy taasi

    • @diimookhan9461
      @diimookhan9461 7 років тому +1

      Caisha Ali
      sadaqada kuma xerno lacag badan ama inaad bixiso lacag badan

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 6 років тому +1

      Nasro Arbac
      Hadaadan waxba haysan, uducee (Ducada waa sadaqo)
      Jasaak Allah kheyran

    • @mustaqbalchannel7589
      @mustaqbalchannel7589 6 років тому +1

      Caisha Ali ilaahey haki siiyo niyada aad niyeysatay ajirkeeda waad leedahay insha allaah

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 років тому +1

    Dr. Caisha ilaahay Ajar ha kaasiiyo Adiga iyo dumarkii kale ee kula waday ilaahay Ajar ha idinka siiyo.

  • @khadraali7062
    @khadraali7062 5 років тому +1

    Talefoon aaway wadba inoo soo doobta illahay ilmahan kuwa diinta barta kuna dhaqma allah ka dhigi umad badan muslim waan rabnaye ya rabi ku barbari diinta

  • @claahiyousuf6321
    @claahiyousuf6321 2 місяці тому +1

    ALLAAAHUMA AAMIN AAMIIN AAMIIN

  • @SalaadKaniini
    @SalaadKaniini 2 місяці тому +1

    ajir iyo xasanaad jano allah idinsiyo

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 7 років тому +7

    Allah subxaanu watacaala shimriha iyo quraanyada irsaaqa iyo makhuuqa dhan irsaaqa nooleynaye ishiina ka xijaaba,maasha Allahna ugu deeqa inta hadaad u sameysan asxaan weyn baynu falney.

  • @CM-xs7xt
    @CM-xs7xt 7 років тому +3

    maashaa alaah aduunyada duco iyo sharaf aaqiro jano ilaaheey haku siiyo caasho xaaji cilmi waa liibaantay intii ka qeeyb qaadatay qeeyladhaantii iyo war bixinti ka dabeeysayi qooyskan iyo qoxootiyada kale ee ku xeeran oo eey maamo caasho shaacuur soo jeedisay iyo walaalaha kale ee ka muuqda meesha adigana ajir iyo xasanaad ilaaheey ha idinka siiyo wanaagiina isxaankiina aamiin aamiin yaa alaah yaa rabi

  • @AmiraQurux-bp4hn
    @AmiraQurux-bp4hn 8 місяців тому +1

    Masha alaah amiiiim amiinm

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 6 років тому +1

    Sadaqada qaarna waa in la tusaa dadka si loogu baraarujiyo umada inteeda kale, oo waqtigii rasuulka scw wuu ka aruurin jirey iyagoo saxaabadii is arka oona sheegi jirey qofqalba inta ay bixisey...waa nooc baraarujin ah, Allaah ka aqbalo dadkaasna Illaahey haka saaro dhibta aamiin

  • @xamdibilan7200
    @xamdibilan7200 2 роки тому +1

    Amin Amin amin

  • @binyaminahmed689
    @binyaminahmed689 7 років тому +4

    Masha Allah tabaarakalaah

  • @zaammusse2900
    @zaammusse2900 7 років тому +11

    Aabaha xanuunsan caafimaad da´imma iyo cimri dheer Alloow sii hooyadaana sidoo kale raboow. Caruurtaana barwaaqo iyo farxad kuwii kusoo barbaara Alloow kadhig. Cida caawisayna Raboow adaa wanaag kumanaysan karra.

  • @deeqmaxamedcaliqorey5778
    @deeqmaxamedcaliqorey5778 2 роки тому +1

    masha allaah

  • @MacalinAbwaan-lp6yf
    @MacalinAbwaan-lp6yf Рік тому

    Masha Allah , maamo aad u naxariis badan Allah kheyr ha kugu bedelo sadaqada aad u keentay hooyadan iyo caruurteeda.

  • @sahraahmed7390
    @sahraahmed7390 5 місяців тому +1

    Maasha allaha

  • @saabriinabdilahi6782
    @saabriinabdilahi6782 7 років тому +1

    Maamo alle meesha ka soo saartay wax Khayr qaba hakugu badalo alle danbigaaga iyo ka waalidkaaba ha dhaafo aamiin

    • @kinabdullahi1886
      @kinabdullahi1886 7 років тому +1

      caruurta kuwii dad kooda iyo dalkooda anfaca Alle haka dhigo Amiin

  • @Angla113
    @Angla113 7 років тому +1

    Mashallah Illahay ajar iyo xasanad ha ka siyo carurtenana kuwii soo barbar ee waalidkooda anfaca ALLAH inoga dhigo oo awlad salaax ah AMEEN. .

  • @muquteste8443
    @muquteste8443 5 років тому +1

    الله اكبر ولله الحمد dadne kumanaan ay iskudaaaynayaan iyagoo caruur raadis ah dadne waxay dhaleen wax ay siistaan ay layihiin ilaahoow ugargaar

  • @rahimamohamed5488
    @rahimamohamed5488 7 років тому +1

    MashaAllah abaayo asha k heiir Allah kusiiyo in sha Allah siidaa ugu gaargarto gabadah muslimka ah

  • @mahdysamatar9968
    @mahdysamatar9968 4 роки тому +1

    Maasha allah ما شا الله تبارك

  • @pogpapogpa1497
    @pogpapogpa1497 7 років тому +2

    mansha allaah waa awlaad somaliyeed waa inaynu u gargaaro si ilaahay inoogu naxariisto dhamaanteen

  • @ahdnursiin1197
    @ahdnursiin1197 5 років тому +1

    Masha Allah, 2ba caasho INA Hagi Elmi & INA Shaacuur waxna waa soo barteen wayna u shaqeeyeen dadkooda.
    Wa ina Hagi's classmate Ahdnur

  • @khadarlove9761
    @khadarlove9761 7 років тому +1

    Dr caisho ilaahi hakuu gargaaro aakhiro iyo aduunbo Aamiin

  • @AsmaAhmed-qj9wp
    @AsmaAhmed-qj9wp 6 років тому +1

    mansha allah ilaahow ubarkee wlhi waa arin aad aan uladhacye ilaahye aabhood ha ucaafiyo ilaahye waxa khyerqab ha siiyo waxab tarimeyso waxa la soo ururiyee illahye waxa ha siiyo👐

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 роки тому

    illaahow aamiin ajar iyo xasanad Alle haka siiyo intii caawisay amiin

  • @ismahandaud7447
    @ismahandaud7447 4 роки тому +1

    Mashallah Allah kusharfa aqara iyo adunba

  • @Shukri127
    @Shukri127 5 років тому +1

    Casho Haji Cilmi iyo walalaha gurmadka u fidiyey kher Alah siiyo

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 роки тому +1

    Allow caawi yaa rabbi

  • @maxamuudmaxameddiiriye9324
    @maxamuudmaxameddiiriye9324 3 роки тому +1

    Caashi way mahadsantahay ilaahay waxaanu uga baryaynaa inu janadi ugu badalo

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 5 років тому +1

    Amiin amiin amiin yarabi

  • @Shukri127
    @Shukri127 5 років тому +1

    masha alah nuur calaa nuur

  • @abdishirdon5243
    @abdishirdon5243 5 років тому +1

    Masha Allah allaha ajar kasiiyo Mama casho xaaji

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 7 років тому +2

    Maasha Allah tabaarakallah illah ajar iyo xasanaad haidinka siiiyo Amin yaa Rabbi

  • @sabirinali8746
    @sabirinali8746 7 років тому +1

    mansha allah illah bari ha uga dhigo umada somaliyedne illah ha uso cabidiyo

  • @abdirahmanali4598
    @abdirahmanali4598 7 років тому +4

    Naxariistaa Ilaaheey u naxariistaa, bixiyaa Ilaaheey u laban laabaa. Ilaaheeyow Cid walboo miskiin gargaarto u naxariiso.

  • @sacdiyomacalimaden6806
    @sacdiyomacalimaden6806 2 роки тому

    Mash allh allow ku daa ciyalkeda irsaqad kherqabtana see yaa rabe🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @iskumaqanlagumaqansomaliya6233
    @iskumaqanlagumaqansomaliya6233 7 років тому +10

    masha allaha sadaqada waa laga qariyaa gacnata bidix iska dhaf dadka marka waa in dinta u labtay ee wax ka weydiya wabilahi tofqi

    • @hibaqahmed5132
      @hibaqahmed5132 7 років тому

      suheyb farey haa wll waa runta ben ma ahan

    • @iskumaqanlagumaqansomaliya6233
      @iskumaqanlagumaqansomaliya6233 7 років тому

      Hibaq Ahmed masha allaha walashey wad Mahad santahay

    • @hibaqahmed5132
      @hibaqahmed5132 7 років тому

      suheyb farey ada mudan wllky

    • @daganey8163
      @daganey8163 7 років тому

      suheyb farey walaal sadaqada in lamuujin karo iyo in laqarin karabo quraanka ayaa sheegay

    • @xoogsadegaas4016
      @xoogsadegaas4016 7 років тому

      Masha alah waduceysataay garashada daadka mawadalaha alle inyar ayu garaadsiiyaay daadka

  • @safiyororaye1641
    @safiyororaye1641 4 роки тому

    Masha allah tabarakallah ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyo

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 6 років тому +1

    wlh maamo casho waa qof aad u naxariis badan wixii ilaahey siiyay wax wey ka bixisay meshii eey kasoo bixisay maaml aan cadad laheyd allaha u galsho janno akhirona allaha siiyo

  • @aishaabdirahmansheikh4840
    @aishaabdirahmansheikh4840 5 років тому +1

    Allaha u caafiyo aabaha xanunsan awlaadana Allaha u barakeeyo

  • @nimcofaraxifiiye9226
    @nimcofaraxifiiye9226 4 роки тому +1

    Masha alha allha u xafido abo nahe allha u cafiiyo wlh

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 роки тому

    Ya Allah dowlada Somalia waa inay dadka taagta yar oo sidan oo kale hala kaalmeeyo oo system oo taxii lagawada gooyo dadka ganacsatada iyo shaqaalaha dowlada oo kale oo halagu caawiyo masaakiinta Somalia oo dhan Allaha hadii isiin laha arzaaqo badan waxaan caawin laha masaakiinta Somalia iyo muslimiinta kaloo dhan Ya Allah Ya Rabiyow gargaar umadiisa ☝👏Allhuma amin

  • @indhouronjama5080
    @indhouronjama5080 7 років тому +1

    masha Allah ajir iyo xasanad allh kasiyo mama caisho ilahey haku xafido masha allah

  • @nashuuqalbii629
    @nashuuqalbii629 5 років тому

    m.a mamo casho illh qer haku siyo wad ka ducesaty insha allh sida do kle ina noqdo rajeyna qof ku dayasho mudan tahy

  • @hananmohamed5436
    @hananmohamed5436 6 років тому +1

    Masha Allah Allah ubarkeyo o bariyal ugu yello

  • @fadumashariif2174
    @fadumashariif2174 7 років тому +1

    alaahu akbar walillaahil xamd ilaahow rabiyow qof walba oo dhibaateysan oo mu'min ah u gargaar

  • @zahraabdi4399
    @zahraabdi4399 5 років тому +1

    Ilahooow casho kheyr aan dhaman aduun iyo akhiro siiin ilahoow gabdha somaliyeed kheer aan dhamaad siin

  • @farhiyamohamed5780
    @farhiyamohamed5780 6 років тому +1

    masha allah allaha kubarakeyo hoyo

  • @nimoabdi1872
    @nimoabdi1872 5 років тому +1

    Maamo mcn kheyr Alaha ku siiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin

  • @wadaanidaacad1867
    @wadaanidaacad1867 7 років тому +2

    masha allah walaashay caasha xaaji ilmi sidaan ku jeecelahay ilahay haku jeeclaado walaashay qaaali

  • @qaaliahmed9297
    @qaaliahmed9297 7 років тому +2

    Masha allah somali waa walalo in jecel is na caweyo

  • @hudakhadar3185
    @hudakhadar3185 3 роки тому

    Aaaamiin

  • @xayatiibintkoshin1437
    @xayatiibintkoshin1437 7 років тому +1

    MashaALLAH MashaALLAH MashaALLAH ALLOW baariyaal ugadhig

  • @safiaahmedofficial4506
    @safiaahmedofficial4506 5 років тому

    Asc mashaa Allaah Allow ajar badan kasii Caasho iyo dadkii soo shegey Allahayow qabriga idin nuuri aduunkana jano

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 6 років тому +1

    yaa rabbi u gargaar adigaa gargaar baxsho oo umadaada wax heysato usoo adeeji

  • @xagaafechannel2409
    @xagaafechannel2409 4 роки тому +2

    Wlhi waa wax kudayasha mudan

  • @abdullahiaweys3197
    @abdullahiaweys3197 7 років тому

    masha allah asha xaaji allah hakuu aqbalo walaal midda kale ninka wata magaca ayuub farey walaal waa sax sadaqada in ku fiicantahay in laqariyo laakiin sidaanna waa laynoo ogolyahay si umadda kalena loogu baraarujiyo.
    wabillaahi towfiiq.

  • @fatmanuur4725
    @fatmanuur4725 7 років тому

    asc Mama casha andunyo iyo aqiro nuur ankugu ogahay insha allah masha allah wiliga guul ankugu ogahay Mama asha I love u so much I swear wa wiilkaga wankuso ducena

  • @sahramahamed746
    @sahramahamed746 7 років тому +2

    Masha alah qeer alah ku siiyo aduun iyo aqiiro daanbi dhaaf

  • @nimcoabdi7235
    @nimcoabdi7235 7 років тому +1

    aamiin yaa rabi ilaah hakaa farxiyo mamo adun iyo aaqiro illah hagu bad baadsho sadaqadaada

  • @aragsancadeyhassan9228
    @aragsancadeyhassan9228 5 років тому

    Manshaa allah alle haw garagaaaro masaakiinta balse maamada caawisay waxay ay uqabatay adadkas dhibataysan inay dadaka usharaxdo maaha waayo sadaqada waa laqarsadaa alle wuu ku arkaa inay sadaqo baxsatay balse maaha inay kufaanto diinteena waxaytidhi waxaad qof masaakiin ah ku caawiso hashewgshewgin alle ayaa ku arka iasaga yaana maalin aad uga baahibadantahy wax khayr qaba kuugu badalidoona

  • @safiyashukri1439
    @safiyashukri1439 7 років тому +1

    masha alah Dumarka wnagsan wa zidan oo kalw maskinta ka warqaba oo u gargara masha alalh horey u socda

  • @arjiin9780
    @arjiin9780 5 років тому +1

    Qofka walalkisa diban ugargaro asagana alah aya ugargara walalnimad dabta eh wataas waqtiga add kubihineyso waqti dambe ayad ogani faidatha adunyo iyo aqiro kher Alah hakusiyo👏👏👏👏👏

  • @fartuunabdullahi9131
    @fartuunabdullahi9131 6 років тому +1

    Masaha Allaah

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 Рік тому

    Mashaallaah

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 років тому +3

    Mnshalah waa nimcooyin eebe ku galaydsatay aadamihiisa
    Waana wax mnshalah ah

  • @abdiraxiincalibadhan2942
    @abdiraxiincalibadhan2942 7 років тому +1

    mansha alaaah
    ilaaahay if iyo aakhiraba ha ku naxariiisto
    zidaad ugu naxariisanayso dadka tabaalaysan hooyo

  • @نجمه-ض8ك
    @نجمه-ض8ك 7 років тому +1

    masha Allah ILAhaay qeer ha idinka siiyo

  • @halimosheikh4717
    @halimosheikh4717 4 роки тому +1

    Aamiin yaa rabi alle ha ka abaalmariyo

  • @caishasalax1536
    @caishasalax1536 5 років тому +2

    Masha allah

  • @iqrscali754
    @iqrscali754 7 років тому +2

    mashallah ilaahay hakaa ajar siiyo dadka dhahaya sadawada waa laqariyaa warun inlaqariyo laakiin mid aanlaqarin aajirta oo nagudhiiri galinayso inanaan waxbixino

  • @abdihariirwarsame6432
    @abdihariirwarsame6432 6 років тому +1

    mansh allah ilahay caruurtad alah haku xafido aabohodn alah hakadulqaado xanuunk adm maamo alah hugugu asturo gabadh cawisayn alah miisank xadanaadka hakugu daro

  • @qaliabukar6846
    @qaliabukar6846 5 років тому

    Wa dhibkan marka la leyahay dhalmada ka firsada qasab mahan 20 inad dhasho ee waxa muhim ah inad sifican ukoriso halba Allah ka dhige

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 5 років тому

    Maansha allah jzk ku MUJI khayr mom caasho

  • @abiikarproduction141
    @abiikarproduction141 5 років тому +1

    Hadaad awooda Alle Aaminsantahay like saar.

  • @salmuunisalmuuni5687
    @salmuunisalmuuni5687 7 років тому +1

    masha allh caasho allaha xifdiyo aaamiin

  • @maliisacadeey3550
    @maliisacadeey3550 6 років тому +1

    masha allaah ilaahey haku bara keeyo

  • @suadsalih7423
    @suadsalih7423 6 років тому +2

    amiin yaan ugu dirtaa laga canda jogaa inaa kudarsto an rabaa sadaqda

  • @ifraaxwadani650
    @ifraaxwadani650 7 років тому

    muqaalkaan lasoo duubay dad badan waxa aay u moodayaan in aay sidaqada muujineeyso maya maaha saas hooyadaan weey u gargaartay inteey abooday waa waajib saarnaa waayoo dadkeey meesha u saarantahay waa dadkaan oo kale lkn waxa aay rabtaa in aay dadka kalana wax tartan dadkaan oo kale ayaa meesha buuxo maaha halkaan qoys ee waligeen xumaan lee ha u fikirinee wanaaga hoyadaan ee gashay maga lin madaxda ragla ee qiraa wanaageeda

  • @hodanhappy279
    @hodanhappy279 7 років тому +1

    masha allh alle aya irsaqadoda qoray ee aalle ha u dayo

  • @Nimcoqaali1
    @Nimcoqaali1 7 років тому

    Masha Allah allah ha uu barakeeyo caruurteeda Aamiin Aamiin ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fardusmaxamed7167
    @fardusmaxamed7167 5 років тому +1

    Ameen drs AshA

  • @ikhlaascaddey6299
    @ikhlaascaddey6299 6 років тому +2

    Maamo walhi waan ka gubanayaa sorry OH!!!!!! Oh my good Ajir Allaah ha kaa siiyo Allaah ha ku gubixiyo sadaqadaada

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 років тому

    Mnshalah ilaahay ha ka abaalmariyo wax ay la baxaday sadaqo wanaagsane

  • @najmamohamed3180
    @najmamohamed3180 6 років тому +1

    Allah. Ajir. Iyo. Xasanaad. Hakaasiyo

  • @nasroisse1157
    @nasroisse1157 5 років тому

    Masha allh tabarakallah illahay Haku xafido mamo caishaa

  • @halimoadan886
    @halimoadan886 7 років тому +5

    Amiin yaa rabi Abaayo Caasho ajar iyo xasanaad allaha ka siiyo

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 5 років тому

    Ax ilaahaw adaa noo maqan waxaynan ognahay in la iscaawiyaa inay geed ka goan tahay diinteenaana ina fartay shafeecadaasina nabigaa sheegay inay aakhira kuu noqonayaan xijaab naarta ah

  • @caishaabdiaziz9827
    @caishaabdiaziz9827 5 років тому +1

    Maasha allah maamo qeer allaha kusiiyo

  • @maryan3892
    @maryan3892 5 років тому

    Masha allaha allaha kaaga dhigo gurigaaga janatul firduus

  • @khadracisman1849
    @khadracisman1849 7 років тому +2

    Ilaahayoow ku barakee jazakalaah

  • @chanel143hussein9
    @chanel143hussein9 6 років тому +1

    Mansh Allah ilahay ha idin xafido