Duulaanka Ruushka ee Ukraine : Maxaa ka guuxaayo Maskaxda Buutin .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 353

  • @Justqamdac
    @Justqamdac 2 роки тому +18

    3 legend aan dawado
    ogansho= siyaasad
    Sahanka xogaha= taariikh
    Buulo xuubeey= diinta
    Wax kle

  • @yuusufjowhar5472
    @yuusufjowhar5472 2 роки тому +71

    اللهم صل على محمد وعلى اله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد ❤💜💜💜🧡💛💚💙💙💗💖

  • @hamzemohumedahmed6028
    @hamzemohumedahmed6028 2 роки тому +27

    Masha'allah wll cumar hormar wacan runtii waxn dhihi kara mlinta ku bartay ayaa cilmi badan oo iga daahsonaa bartay waxan ku rijena cibaado suuban iyo cimri barakesan noloshu kuma ciisho wll

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +58

    Niyahw aad ayaa ugu wacanthy barnimada noocan oo kale, siiba waxa caalmka kasocda markeey noqoto,
    Halkaa kasii wad garaad,
    waxaanu ilaahy weydisaneyna inuu ugargaaro muslimiinta Crimea lagu dulmiyey iyo dadka kaleyba,
    In sha Allah Ruuskhu uu kujabi doona dulaankan garadarada ahi,
    Waanu kaasugeyna qeybtiisa labaa in sha Allah,
    Shukran wlle💚🌿

    • @somalia9670
      @somalia9670 2 роки тому

      Guul rush

    • @Peaceloverschannel3716
      @Peaceloverschannel3716 2 роки тому

      @@somalia9670 Mxaa kaqaldan cabtoy 😂😂

    • @somalia9670
      @somalia9670 2 роки тому

      @@Peaceloverschannel3716 guul rush guul Israel guul America gull Europe Khasaaraha Carabta iyo Islaamnimadooda siyaasadeed waxay u tahay balaadhinta, gacan ku haynta, saamaynta iyo talada ay ku maamulaan oo ay sii wadaan inay muslimiinta diinta kaga faa’iidaystaan ​​shuyuukh ay ku xidhan yihiin madaxdii dambiilayaasha ahayd ee xaqdarada ahayd iyo xarakadoodii argagixiso ee loogu yeedho jihaadka iyo u doodista iyo goobaha diinta.

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 роки тому +13

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @guuleeddhereeye7607
    @guuleeddhereeye7607 2 роки тому +14

    Wlahi zxp waa ka helaa muuqlada aad sagaliso
    Waad mahadsantahay zxp 100/.

  • @yoman7762
    @yoman7762 2 роки тому +17

    Hal erey ku cabir qiimaha Hooyo leedahay❤.

  • @akramak8649
    @akramak8649 2 роки тому +17

    Inta muuqaal qiisa ila sugeese is muujiya 💚🙏

  • @hawdreservedarea5613
    @hawdreservedarea5613 2 роки тому +30

    Ilaahay ha noo sahlo, waxaan nahay arday soomaliyeed oo joogta gobolka ugu xiga dhinaca ruush, magaaladda "kharkiv" wallow uuna ahayn gobolka la isku haysto hadana wax walba waa iska dhici karaan.
    Hadii uu duulaan soo qaado ruushku, waa meelaha ugu horeeya ee uu gacanta ku dhigi karro, ilahay ha noo sahlo.

    • @amaalmakhtal8588
      @amaalmakhtal8588 2 роки тому +7

      allh ha idin badbadiyo musliminta oo dhan

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 2 роки тому +3

      Wax barashada Ukrain ka gashay mexey eheed sxbow,
      Maweysay meel kale oo aad kabarato oo kaaga dhow Ukrain.

    • @abdimajidfarah7387
      @abdimajidfarah7387 2 роки тому +4

      Aniguba arday baan ahay dhanka ruushka jooga dhinaca ukrain Ayaan xigna wax yarbaa inoo dhaxeeya allah ha ina amaansado

    • @zhazhamoha7608
      @zhazhamoha7608 2 роки тому +2

      @@abdimajidfarah7387 saxib waxa la shegayo ma runba mesha ad jogtid ma dhaqdhaqa ciidan ba jira mise iska afka

    • @zhazhamoha7608
      @zhazhamoha7608 2 роки тому +2

      Saxib wuxu ma runba mise wa iska afka ma dhaqdhaq ciidan ba jira mise wa warbahinta colada ka cinasa umalyn mayo in waqtigan la joogo dawlado wawayn khiyali isku dagalyan

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 2 роки тому +24

    First! Alle ha ku sharfo wll omer,hoyana rabi ha u naxriisto adiga & dhamaan inta ay hoyooyinkod Dhinteenba!🤲
    MAY Allah come true in my goals!
    Amen ta iircayi wll! Aniga oo ka faa'dysanaya fursadan qliga ah ee first view...🥰🤲

  • @salmanahmed4261
    @salmanahmed4261 2 роки тому +2

    عمر انشار جزاك الله خيرا في حقيقات البرنامج

  • @wwesomalia566
    @wwesomalia566 2 роки тому +4

    Keep goin
    Wllhi malintii aan kubartey cilmi bdn aan fahmey
    Taas oo igadhiktey nin calamka lasocda
    Thanks wll cimri dheer io cibado allah kusiiyo
    Omar inshaar 🥰🥰🥰

  • @Abwaankamadaye
    @Abwaankamadaye 2 роки тому +6

    Dulmiga Ruushku ma guulaysano

  • @nuradinsiciid9696
    @nuradinsiciid9696 2 роки тому +1

    Mahadsanid zhp man ogayn inay muslim tataara joogan ukrain

  • @saciidxuseen2901
    @saciidxuseen2901 2 роки тому +1

    Continue your informational news ___thank to Detective journalist

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 2 роки тому +1

    Mahadsanid wll

    • @norbilmusic3549
      @norbilmusic3549 2 роки тому

      Subiscrabe isii zhp wanad iga fa idi donta

  • @umusumaya759
    @umusumaya759 2 роки тому

    Cumar inshaar aad baan kutagera wax ku ool iyo war sugan waa laguugu imaan barakow idam alle

  • @abdullahihasan2639
    @abdullahihasan2639 2 роки тому

    Ruushka illahi Swt Haa jaabiyo

  • @FADSO
    @FADSO 2 роки тому +3

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ..

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 роки тому

    Roushka Illahay haka qabto

  • @caaishocabdiqaadircumar3068
    @caaishocabdiqaadircumar3068 2 роки тому +1

    Walaal cumar kasoohadal arinka sodohda iyo gabadha wiilkoodu qabo fadlan waa codsi🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maxamedbashir6506
    @maxamedbashir6506 2 роки тому +1

    M.a♥️

  • @mohamudxarbi3717
    @mohamudxarbi3717 2 роки тому

    Wariye diyaarsan guulayso sxb

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112 Рік тому

    Guul.ruushka

  • @maanka305
    @maanka305 2 роки тому +11

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @shedo7275
    @shedo7275 2 роки тому +3

    Awood iyo aqli xumo baa xalkaa garsisay inay dhulwalbaba iskashegtan iyagoo dhulka adunka ugubalan hesta

  • @smart-pn8ts
    @smart-pn8ts 2 роки тому +1

    Waa xamuun wLe qarnigaan ALLOOW dadkena muslimka ah no badbaadi

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 2 роки тому +2

    Wcs m.a

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 2 роки тому

    Wall cumar inshar qof in dheer garad ah ayaad tahay

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 2 роки тому +2

    Cumar inshar waxad ilawday dayuradaha turkiga ee tb2 iney kusuganyihin kiyef amaba yuk rain

  • @ismaaciil8088
    @ismaaciil8088 2 роки тому

    Mahadsanid Cumar inshaar sifiican ayaa ufaa faahisey waaw butin mareykan wey baqeen

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 2 роки тому +26

    Legend keep going 💪🙌

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 2 роки тому +1

    Samiyow khayr allaha ku siiyo waad nakafisaye

  • @omarw5124
    @omarw5124 2 роки тому +7

    😂😂😂 waa inay soo saaraan tallaal ay ruushka ka qataan iyo kaniini madax xanuunka u khaas ah xanuunka ruushka… wlh

  • @khalidabdi2286
    @khalidabdi2286 2 роки тому +12

    Mnsha Allah Manta Alle Mahadii waxan noqdey qofkii Ugu horeyey Azxapey like igu salama

  • @awalehirsi526
    @awalehirsi526 2 роки тому +7

    Ukraine illahay hala kaashato, insha allah wey jabinayaan ruushka🤲illaahay ha jabiyo ruushka.

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 роки тому +1

      Hahahahah

    • @mahadljama4578
      @mahadljama4578 2 роки тому +1

      Ukraine 🇺🇦 iyaguba soo ma xasuuqin tartarki

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s 2 роки тому

      @@mahadljama4578 ma ayga islaam ah wa shuuci sida rusiya

  • @abdifatahomar685
    @abdifatahomar685 2 роки тому

    Isha Allh waay iska calinayaan

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 2 роки тому +1

    Subxana allh hda unbey ardey somaliyed kusii qulqulayan illaahow no badbaadi ubadkaa

  • @souljaman1866
    @souljaman1866 2 роки тому +1

    Aad iyo Aad baan uga helay sidaa warka ukala dhig-dhigto Ogaansho Media Rag Rug-cadaaya ayaa isugu yimi Kanaalkan Ogaansho horay usoco ama usocda

  • @dalmarsalah1332
    @dalmarsalah1332 2 роки тому +1

    ku saliya navigation scw ✋🙏

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 2 роки тому +3

    Keep going legend

  • @sommedia8122
    @sommedia8122 2 роки тому +6

    Dhamaan muuqaalada ku jira Ogaansho waan dawaday 2/3 ka mida oo dhiirigalin iyo qiso iskugu jiraba
    Mahadsanid

  • @mohammedabdibarood1115
    @mohammedabdibarood1115 2 роки тому +9

    Aabaad umahadsantahay omar inshaar
    Waxaan jeclaan lahayn
    Inaad ka hadasho
    Dhaqan badalka kudhacay
    Dhalinyarada somaliyeed
    Sida xiirida timaha dhinacyada
    Iyo wax yaabo lamaid ah
    Waxan rajaynayaa inaad
    Ka hadasho
    Hadii allah ogolaado
    Alla mahad leh

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 роки тому +1

      Dhaqan maxaa la dhahaa? Dhaqamada aadamaha wuu is badbadalaa, ka waran haddii aan ku iraahdo fardo, Geel iyo dameer aan gaadiid ahaan u isticmaalno kuwaasaan dhaqan u leenahayee! Dumarka soomaaliyeedna guntiino ama marada ay xiran jireen ha xirtaan! Walaal dhaqanka waa wax is badala! Hanooga dhigin wax aan laga tagi karin dadkiinii hore casrigooda iyo duruufahooda ayey la noolaayeen annaguna casrigeena iyo duruufaheena ayaan la noolnahay qasab ma ahan wax kasta oo ay isticmaali jireen inaan isticmaalno. Qasab ma ahan wax kasta ay aaminsanaayeen inaan aamino! Lkn waan qadarinayaa xusuus iyo taariikh ayey noo tahay waxyaabaha qaarna ilaa iyo hadda waan kasoo qaataa. Lkn qasab ma ahan in sidooda oo kale aan u noolaado waa aragtidayda

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 2 роки тому

      mar waxaa jirtay shiiq usuli shu ashaas laweydiyay timaha wuxuu yiri in sas loo xiirto waa iska dhaqan in jeego la xiiirto wa dhib mlhn axadiith io qur aanna toda kuma sok aroorin marka waxee ka dhigan thy inee iska banan thy qofkaan muqaalkisa lama firinayee ee waxaa la firinaaa qalbigiisa

  • @sadiiqcali1195
    @sadiiqcali1195 2 роки тому

    Salan sare quwada hub ma ahan wa caqiido allh guleyo thanks bro

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 роки тому +4

    Cumarow duulaanka ruushku waa gardarro aan geedna loogu soo gaban🙈

  • @user-gu8hy9ec9t
    @user-gu8hy9ec9t 2 роки тому +1

    Frist person

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 2 роки тому

    Shukran

  • @deeqmohamed3811
    @deeqmohamed3811 2 роки тому

    xasan iinshaar mahadsanid

  • @A.Simba17
    @A.Simba17 2 роки тому +1

    Keep going

  • @cabdirixmaanxamze8258
    @cabdirixmaanxamze8258 2 роки тому

    Cajiib

  • @saidshaahid1947
    @saidshaahid1947 2 роки тому +3

    Omer sodohda ka sôô hdl please 👋

  • @SR-gx1bk
    @SR-gx1bk 2 роки тому

    Kii uu ku jabi doono cudud kasta oo ay ahaataba ALLE haka yeelo

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 2 роки тому +5

    Ukraine has Celeiso ruushka Haba baaba Aane Intii Laqabsanlahaa Kolay hadii Laqabsado Baaba uma Hadhin sharaf iyo Qadiyad Hakudagaalamaaan Sida Lawada ogyahy maillion askari Oo Hubaysan oo Aan Isku Mabda ahayn Aysan iska Celin Karen dhawr Kun Oo Askari Oo Hal hadaf Leh

  • @daadir3042
    @daadir3042 2 роки тому

    Waa markii labaad aan uxiisay in aan dawado hor udhaca dagaalka ruushka waxad tahay qof aragti dheer Leh Allah ha'ku ziyaadiyo walalkay

  • @engbarkaan1238
    @engbarkaan1238 2 роки тому +1

    jazakala cumar, waxa laga jooga 45 maalmod ama bil iyo 14 cisho waqtiga videogan ad so dhigtay, afarti cisho ee laso dhaafay ruushka wuxuu saaid ugu ooman yahy ama ugu dhow yahy inu ku qaado dulaanka halka france iyo germany ay la safteen, waxaan u rajeyneynaa musliiminta ku nool iyo inta an muslimka ahen ba in ay jabin donaan kibirka dhiig cabayasha ruushka. bismillah ( كَمْ مِّنْ فِئَةٍ قَلِيْلَةٍ غَلَبَتْ فِئَةً كَثِيْرَةً ۢبِاِذْنِ اللّٰهِ ۗ )

  • @Isbedel2023
    @Isbedel2023 2 роки тому

    Muqaal xasuus mudan legend

  • @dhimbiilchannel5295
    @dhimbiilchannel5295 2 роки тому +1

    Cumar inshaar waxaad ka soo hadashaa sobobta Emirat ku uga guurayo end week Sabti iyo Axad oo uga tageen khamis iyo jumce

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 Рік тому +1

    Nato ayaa rabto ine daciifiso ama uu daawto Rushka iyodo isticmaaleso Dalka Ukraine.

  • @housseinali4373
    @housseinali4373 2 роки тому

    Wll omar hormar wacan ruunti waxan donaya historique of notre pays Djibouti

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 2 роки тому

    Xog rasmiyah iyo barnaamijyo muhiima ogaansho laga hellaa keep goin zhp omer

  • @taaa820
    @taaa820 2 роки тому

    Thanks Omar inshaar 🍓🕣📗

  • @sulubfilms4374
    @sulubfilms4374 2 роки тому +1

    Omar Kobciye cooperative Ka soo hadal

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim7003 2 роки тому +2

    Fladameer butting

  • @jameeomar9700
    @jameeomar9700 2 роки тому +3

    HADUU RUUSHKU YUKRAIN QABSADO WAXA HALIS ISTARAAJIYADED KU JIRA TURKIGA WAANA SABABAHA AY YURUB IYO MARAYKANKU UCAAWIN WAAYEN YUKRAIN LKN TURKIGA KAMA AAMUSI DOONO ARINTAAN

  • @nadiirolaad9134
    @nadiirolaad9134 2 роки тому

    Ilaahayoow umuuraha sahal

  • @cimraan166
    @cimraan166 2 роки тому +2

    ما شاء الله

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 роки тому +9

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و

    Ukraine waa gobol dhul weynaha Ruushka horey oga tirsanaa, Putin xaq ayuu u leeyahay inuu amniga shacbigiisa iyo dalkiisa difaaco madaama Ukraine ay daneyneyso ku biirida NATO arin taaso amniga Ruushka qatar weyn ku ah.

    • @wejdanaabdurahman5973
      @wejdanaabdurahman5973 2 роки тому +8

      Wuu ka tarisanaa jirtay haday shaqeyneyso Ukraine ilaa Austria waxay ka tirsaneyd dhulka turkiga (Cusmaaniyiinta) iyaga ayaana u xaq leh inay so ceshtaan

    • @bluecrescent1200
      @bluecrescent1200 2 роки тому +1

      Try using that analogy with Ethiopia dictating their Ogaden future. You wouldn't think twice about that. Putin is a thug, who wants to threaten Europe. He used this threat of war to justify staying longer in power.

    • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
      @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 2 роки тому +2

      @@wejdanaabdurahman5973 marka hore waxaa haboon inaad fahamtid farqiyada u dhaxeeyo empire iyo Jamhuuriyadd. Cusmaniyiinta waxeey ahaayeen empire ku duulay dalal bdn oo xukunkooda ka hirgeliyay xukumayaana muddo dheer, sida taariikhda dunida oo ay usoo mareen empire tiro bdn oo kale kuwaasoo xukunkooda ku baahiyay iin alaale inta uu ciidankoodu socon karay sida empire-kii tataarka Janghiis Khan iyo midii Ingiriiska kuwaasoo maanta aysan waxbo ka nooleen Cusmaaniyiintana empire mar caalamka soo maray oo awoodooda ay usaamixi waaysay ineey sii jiraan ka gadaal dagaalo bdn oo gobonimo u dirir ah oo lala galay kadib ayeey ahayeen. Halka Ruushka iyo Ukraine ay yihiin umad dhaqaan ahaan, qowmiyad ahaan iyo taariq ahaan mideeysan oo uusan farqi weyn u dhaxeynin inta la ogyahay taariqdana hal dal isku ahaa intii u dhaxeysay 1728 ilaa iyo 1917 mudo 5sano kadib ahna iskusoo laabtay oo yegleelay midoowgii soofiyeeti ilaa iyo 1991dii Haatanna ismoog mudo 30sano oo kaliya waliba 30kaas sanno inta bdn Ukraine ay katalin jireen xukumado Ruushka aad iyo aad ogu dhaw ilaa lagasoo gaaro 2014tii

    • @wejdanaabdurahman5973
      @wejdanaabdurahman5973 2 роки тому

      @@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و si fican ba u kala aqanaa dawlad iyo imbiraadoroyad masaaxada ruushka oo hada ka badan 17 milyan km ka hor aasaaskii boqortoyadii rushka 1460 bedka ruushka wuxu ahaa wax aad u yar ilaa uu gaaray 22 milyan km waxay qabsaden bariga yurub oo dhan ilaa Finland o wuqooyiga yurub Aasiyada dhexe iyo Alaska ( USA ka tirsan hada) markii boqortoyadii burburtay waxaa dhulkaas ay xakumi jireen dib uso celiyey midowga Soviet burburkii Soviet union k dib Putin wuxu rabaa inu soceliyo wadamadii ay xukumi jireen qaar ka mid ah xoog buu kuso celiyey sida Shiishaan ama Chechnya
      Putin wuxu rabaa Ukraine kadib inuu qabsado Belarus iyo Armenia

    • @bushra1672
      @bushra1672 2 роки тому

      @@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و cusmaaniyiinta empire iyo khilaafo ayay ahaayeen ruushkana impire ayuu yhy asalkiisi hore marka hadii ay noqoto dhulki mar'aan ka talin jiray aan soo ceshto turkia ayaa uga xaqbadan inay soo ceshato dhulki ay mar ka talin jireen maadaama ay hadaf u furan jireen dhulalka oo ay nabad iyo amaan ay gaarsiin jireen halka ay ruushka ay gardaro u duulayaaan

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 2 роки тому

    ASC WARAHMATUL ALLAH WABARAKATU OMAR

  • @axmeddaakir6191
    @axmeddaakir6191 2 роки тому

    Huuno cumar allahaku barakeeyo

  • @abdiqaniak5957
    @abdiqaniak5957 2 роки тому

    Masha allah macalin

  • @sadaka.idiris7752
    @sadaka.idiris7752 2 роки тому

    Cumarow Ka soo hadal fa'idoyinka iskashiga

  • @shaahidabdull4071
    @shaahidabdull4071 2 роки тому +1

    Gormaan gareynaa inan saas wax udandansano"

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 2 роки тому +1

    hadee isku dhacaan kaligood ayaa daalibaan oo kale ku noqo doonaan bi'idnillah allaha kaguuleeyo daalimka

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 роки тому +3

    Soomaliya hdee israacdo itoobiya wan ku duuuli karnaa wana qabsan karnaa✊

  • @cumarcaaqil9
    @cumarcaaqil9 2 роки тому +1

    I'm the first

  • @CabdullaahiXasan
    @CabdullaahiXasan 2 роки тому

    Music sounds adeegsataa

  • @BLACKFOLKS5
    @BLACKFOLKS5 2 роки тому +9

    Ukrain iyo russia iyagaa iska keen xiga oo isla slavic family ah!
    Dhamaan metro yada iyo bunkers ay dadku galayaan xiligii sovietka la dhisay (transpor stations ka ukrain oo dhan iyo hubka iyo gaadiidka military waakuwii ussr)!

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 2 роки тому +2

      Waar putin af somaliga ma taqanaa😆😆

    • @BLACKFOLKS5
      @BLACKFOLKS5 2 роки тому +1

      @@madaromar9660 via google translation

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 2 роки тому +1

      @@madaromar9660 kkkkkkk

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 2 роки тому +1

      @HALiMA🇸🇴 wuxu difaacaya casimadisa reer galbeedka russia dunkum dakun aye kaa dhigi raben sideey calamka ugu amar kuu taag leeyan

    • @liilbaliil_official1113
      @liilbaliil_official1113 2 роки тому

      Vladimir oo somaali ah miyaana kan hello Vladimir 👋 🤣🤣🤣🤣

  • @abdirizakjama8514
    @abdirizakjama8514 2 роки тому +4

    Omar wll barnaamijkii mimbar shaw noo soo celi insha Allah

  • @mahamedwalihaibe465
    @mahamedwalihaibe465 2 роки тому

    Masha llaah wll

  • @barnidahir4991
    @barnidahir4991 2 роки тому

    Ma Sha allh news kaan

  • @meymunismail8870
    @meymunismail8870 2 роки тому

    Qofkii gardaro wado Allah ha jabiyo

  • @abdirahman4809
    @abdirahman4809 2 роки тому +4

    Ukraine waxaa la odhan karaa iyada khaladweyn samaysay markii ay ku dhowaatay reer galbeed oy ruushka dab & baasiin isku yihiin waxay ahayd inay isku miisaanto xidhiidhka labada dhan

  • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985
    @kingkhalidxidigaaddisapapa8985 2 роки тому

    Ilahaya ayaa meshas somali keenin

  • @nuurmohamed2499
    @nuurmohamed2499 2 роки тому

    Omer inshar nin waxbadan darsa

  • @wacdiiyowaano3583
    @wacdiiyowaano3583 2 роки тому +2

    Fiicnan lahaydaa haduu wadankaygu uxiisi lahaa inuu dal kuduulo😅😅

  • @mohamudibrahimali5028
    @mohamudibrahimali5028 2 роки тому

    Thanks

  • @hanadyare4735
    @hanadyare4735 2 роки тому

    Mardhow kenya ayaa kashalin doonto dirisnimada somalia insha ALLAH

  • @strongwomen.7771
    @strongwomen.7771 2 роки тому

    Walal turki inu bayrqadar ugu gurmado malaga yaaba

  • @adenman5334
    @adenman5334 2 роки тому

    تلك ايام نداولها بين الناس ilaahaw muslimiinta quwee

  • @ahmedtiyota6932
    @ahmedtiyota6932 2 роки тому

    Masha alah cumar inshaar

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 2 роки тому

    Subxanallaah Allow Amuraha sahal

  • @cabdilaahimahad255
    @cabdilaahimahad255 2 роки тому

    masha allah

  • @AliHassan-zg8it
    @AliHassan-zg8it 2 роки тому

    Sir badan iyo faro iyo faylal badan ayaa lagahayaa Ruushka waana sababta Ruushku ugam’i la’yahay

  • @facarab2762
    @facarab2762 2 роки тому

    Sharaf iyo karamo waan raafinayay waxay ku haysato ruushka yukreen lkn hadaan daawanayoo fidoyowgaga abowe sharaf waligaa

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 2 роки тому +3

    Ruusha waa wadanka labaad ee aduunka ugu xooga badan in uu Ukraine qabsado hal maalin ku qaadan mayso lkn in reer galbeedku ka bar bar dagaalamaan Ukraine baa loo badinayaa oo hiil iyo hoo la garab istaagaan si ay ruush ka ooga difaacaan

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 2 роки тому +2

    Creamier maahan jasiirad u eke
    Ee waa jasiirad xiran

  • @al-tadaamunwa-takaafulchar1390
    @al-tadaamunwa-takaafulchar1390 2 роки тому

    Brk llaah omar inshaar suxufi aqoon yahan

  • @yaxyecali9250
    @yaxyecali9250 2 роки тому

    Legend An taageero

  • @heersare8314
    @heersare8314 2 роки тому

    14/12/21 10:45am