Walaahi somali waxaa nahanay dad aan xishoonin xaasid isku ah reerahooda iyo afaarahooda waxay la soo aaday social media waa ceeb ma yaqaanan hada ragaan is haysta waa isku reer bal arka kaaga daranta rufiyaanimo lacag ayaa lagu qaataa ayaga free ayay ku baxashan illah ha u gargaaro
Ceyr ha so fara. Gashan
Don’t do it walaalo it is a serious issue
Reerbaadiyo marka uu Amerika yimaado waasidaanoo kale garyaqaan maahane waa qalad yaqaan
Walaahi somali waxaa nahanay dad aan xishoonin xaasid isku ah reerahooda iyo afaarahooda waxay la soo aaday social media waa ceeb ma yaqaanan hada ragaan is haysta waa isku reer bal arka kaaga daranta rufiyaanimo lacag ayaa lagu qaataa ayaga free ayay ku baxashan illah ha u gargaaro
Garyaqaan maxaa kugu dhacay ma waalatay iska aamus ,kabaxa waxaad ku jirtaan oo shaqaysta hays sheeg sheegina umada soomaaliyeed badankood baaa siqaldan kuwada jooga
Absolutely is a fraud