farmaajo aamuskisu ma qurux badna yacni way tusi hawiye inu ulaabtay oo udhaqmayo sidi hogaamiye kooxedki soomali waxba u ogoleyn waxa masar uu uso kaxaystay ee shir wain soomaalidu iskugu timaado wadanka lagu badbaadinayo inta aduunku kudhawaaqin in soomaaliya dad kale ladejiyo soomaalina laga eryo yacni dagaal looga eryimaayo laakin dhuunta lagaban si ay wadanka ufaariqiyan ee erga saxda wa masaafurin oo gumeysi ba isticmaali jiray gaartadas
puntland way tagtay ssc khaatumo hadalkeedi way bedeshay kadib marki sanad kuhayen xasan ba madaxweyne noo ah halka xasan snm kuso hubeynayay ssc way tashatay
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please like ❤️
Scw Scw scw ❤❤❤
ILAHAY soomaaliya leedahay 😢😢 Ilaahow Somalia sii dad jecel
Scw
Villa Somalia Wey Fashilantay lafta Gareen Ahmad Madoobe iyo Qoor Qoor Cali Guudlawe Waa Iney Doorasho Deg Deg Qabsadaan
Madaxda maamul goballeedada koonfur ❤ that's ✅ terminology
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉😂❤❤❤
Hi Guys this is second comment like saar hadaan kaa soo horeeyay thank you 😅
Xassan sheikh naqshadi macalinkisi guelleh bu hesta aniqa bees
Kuwan oo dhan Waa munaafiqiin saalim ah , Ilaahey Hanaga Qabto, insha Allahu Tacala
Asc faarax cabdi
Xasan shiiq waqti giisi waa dhamaaday,maamul goboleedyada iyo xasan gurguurte waa isku mid waqtigana waa ka dhamaday
Asc waqtiga lajogo matahaye waqti somali isku qabsato siyasad iyado Ethiopia dalkii qabsaneso.
Hhhhh
Geylan waxaan rabaa inaad iga qaado wareysi xagee kaala soo xiriiraa
Ma dalab cunto maqaayad miyaa wareysiga naga xishoo 😂😂😂
@@mohamudulusow3668Qac😂
Dalka ilaah hanoo hagaajiyo
Mahadsanid
axmed madoobe ilaahay kursiga kuma soo celiyo
Haaa amininaa villa Somalia 🇸🇴 😅😅😅
Taasuu Xasan Baldhaq Niiqda ka daba hayaa Qaran jaqaafiyey fifa MOU
Mxa cidamada amison ma mamul goboladha miya lagaxukuma war ileen 😢
Ha abuurto
in soomaaliya ay dowlad dambe arki doonin oo lagala guuray waxad kugaran ssc khaatumo siday uga qanacday dowlada muqdisho ee ssc khaatuko guul ba urajeyneyna idinkuma dowlad noqda
WARIYE waxii dhici doono sii Faalinaayo? Ma faaliye baa mise waa Wariye. Shaqadiisa inuu garaneyn baa ii cad aniga
Sual somali dangudo ka dhexesa majirta haa ama maaya
Farmaajo iyo Fahad kawaran
War Wallace diiday
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
dasturki wadanka lagu hagayay xasan sheekh ba tuuray ee xaqiiqada dowlad majirto hadi dasturka lagu soo laaban oo hadi labedelayo wada jir loo bedelo
Waxaan filayaa in aysan ka lalabaynaynin oy qabsan donaan dorasho
Waxa madaxda lagu shego democracy waye ku leyihin nin walbana wuxu rabo iska sameyna abiy o adis ababa kaliya isaga boteynayo
Dowlad dhexe iyadaa ka Masuul ah Qabyaalada iyo Dagaalada ku dhisan Qabiilka ee ka tagan Gobolo badan! Waxan Dowlad maaha!
Dameeraha abgaal naftooda masuul kma aha😂
xasan sheekh waxa kadabo ordayay oo iskudeyay inay dowlada xasan dowlad qaran u eekaysiiyan wa ssc laakin xasan kama faaiideysan haderna puntland bay kusiyaasad noqden
😂😂😂😂
farmaajo aamuskisu ma qurux badna yacni way tusi hawiye inu ulaabtay oo udhaqmayo sidi hogaamiye kooxedki soomali waxba u ogoleyn waxa masar uu uso kaxaystay ee shir wain soomaalidu iskugu timaado wadanka lagu badbaadinayo inta aduunku kudhawaaqin in soomaaliya dad kale ladejiyo soomaalina laga eryo yacni dagaal looga eryimaayo laakin dhuunta lagaban si ay wadanka ufaariqiyan ee erga saxda wa masaafurin oo gumeysi ba isticmaali jiray gaartadas
puntland way tagtay ssc khaatumo hadalkeedi way bedeshay kadib marki sanad kuhayen xasan ba madaxweyne noo ah halka xasan snm kuso hubeynayay ssc way tashatay
xasan dowladi muxu kadhigay qoys hawiye ee dowlad soomaaliyed qofka kusheega been bu sheegay
adeerka marku jogo wa dowlad marka klena wa dowlad qoys
sis shekadas mar hore la isku fahmy ee taatikada badala team qabyaaladedow😂
@@ahmedqasim460horta xasan sheekh dhaqan madaxweyne maleeyahay wa maya waayo gooni goosatada snm ee shacanka laysay oo wadanka kala goon rabto muxu utaageeray oo dhaqaale ugu bixiyay meesha larabay inu ssc garab siiyo bal taas sidaacada uga jawaab
@@firdowsmusay-ze9gsAnaga idin jecel SSC khaatumo Waxa jira Ama socda Duufaano Dhanka siyaasada ah gudaha iyo banaankuba blse jawi marku kala dago waad arki dontaan shacabka khaatumo wax ay kufarxaan insha Allah sababtoo Ah waxa tihiin dad soomalinimada kuwayntahay wlhi xitaa waxaad uqalantaa in xilka ugu saraayo dalka m/w nimo la idin siiyo saa Cadawga Waad ka Ilaashan lahayden ❤❤❤❤
Galyan midia sidii nabad nolol khadka uga baxday wxan wayay asago bar waqo iyo dowlad wnag shegaya xalad abur iyo walakala dhintay wawarey wax kale mashego bal ila dhagesta Galyan midia kkkkk
soomaaliya dawaadedu wa in waalida 100 lagaadhsiiyo si hoos loguso dego oo mirku uso laabto oo ah 2 madaxweyn oo siman 2 reysalwasaare oo siman oo wuxu muqdisho wada jooga horta wadanka sifiican halo wareeriyo si soomali uqirato inay daawao ubaahantahay oo canuunka qirato
Habaar qabe war waxaad ka hadle ma jiraaan ee ka hadaal daafaca dalka axmaaar af soomali bartaay ayaad aheed markaadii hore
Oooy dee
Dhibkaan shimee laga baxaa
Insha Allaah soon 😢
😂 sorry sxb Dowlada Dalka dowlada ayaa xukunta ee uqdada udhimo Inshallah daba dhilif bye bye😢
Dalku wa fédéral xassan loo joojin mayo warmaha hawieyzim qu dowladnimo maha
Meeshan Ethiopian mahaa 😃😃😃 somali matihid ogoow
Halagu kala guuro Meesha waxpa ma yaalane 😮😮
Meeshan Ethiopian mahaa
Somali matihid
@@superfun1819 lgu kla tag meesha
Scw
😂😂😂😂😂
Somali matihid 😭