Simple routine / Sababta an u guuri rabo 🤔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @SalmoMohamed-el7rx
    @SalmoMohamed-el7rx 9 місяців тому +7

    Alx malinkasto ana ugu soo hormaro ❤

  • @ayaanhassan947
    @ayaanhassan947 9 місяців тому +4

    Masha walashay allah haku fudaydiyo guurida allabtana si fcn u kala xirxiro walalo u yeereero insha allah si khayr

  • @caaishocumar4829
    @caaishocumar4829 9 місяців тому +4

    Malinkasto so gali xili lagugu barto oo aad so gali sameyso apyo marks views wo fcnanaya I.a❤🥰

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 9 місяців тому +2

    Abaayo alaabta si fiican u ratimo kartoomo soguro alaabtaada yaanay filqanaanin nidaami xbti ilaahay hakuu fudaydsho

  • @fartunmaxmed1137
    @fartunmaxmed1137 9 місяців тому +2

    Masha'Allah Tabarakallah ❤❤

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 9 місяців тому +2

    Guuryaha dabaqa ama filada qiimahoda waa meqo dagmade ugu ficn oo raqiis iyo ficaan ah iso sheega asxbey

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 9 місяців тому +2

    Maansha allaah❤❤❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 9 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @naimaah78
    @naimaah78 9 місяців тому +1

    ilahy haku dhib yareeyo abaayo waku haysana routine ka noso gali malin walba intii karaankaga ah much love

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 9 місяців тому

    Mesha Allah abaayo Allaha ku fududeyo meel qeer qabto Allaha ku dajiyo
    Noo soo duub guriga dagesid insha Allah
    Allaha ku xafido adiga iyo sowjkada
    ❤❤❤

  • @user-gu1iq8sx8k
    @user-gu1iq8sx8k 9 місяців тому

    M.a❤❤❤❤🎉🎉

  • @hamdimohamudahmed
    @hamdimohamudahmed 9 місяців тому +3

    Mshallh abayo allaha kuu fududeeyo guuritaanka gurigaa dagi doontidna mid barakeysan oo kheyr ah allaha kaaga dhigo aamiin🤲 ❤

  • @Ayan--Abdih
    @Ayan--Abdih 9 місяців тому +1

    Ilhey ha ku dhib yareyo abyo😊❤

  • @xamdishafeec2607
    @xamdishafeec2607 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 9 місяців тому

    Intii dhib haysto allaha u fududeeyo

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 9 місяців тому

    Masha alah

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 9 місяців тому +1

    Guroow dhib waye alle haku sahlo 😂 ma jecli

  • @emannaabdi
    @emannaabdi 9 місяців тому

    Allha hakuu fududeeyo abaayo quruxy

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 9 місяців тому

    M.a aba allah ku fududeyo

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 9 місяців тому +2

    Maalin walba so gali ani waa jeclahay routine kaaga

  • @Khadro-nn6rm
    @Khadro-nn6rm 9 місяців тому +2

    Abyo nasteexo meel ayuu culays iga haystaa iisoo duceeya please 😢

  • @ayaanahmed3472
    @ayaanahmed3472 9 місяців тому

    Mnsh alh❤

  • @salwaarab6435
    @salwaarab6435 9 місяців тому

    اعشق الاندومي و اكسترا فلفل بودره يا سلام 🤤🤤 الله يسهلك نقل ي قلبي ❤❤

  • @user-cx4lt9vn9s
    @user-cx4lt9vn9s 9 місяців тому +1

    Aniga saan cml ihysata mardhaw gursady guri afar biyano wish la an ah dagay walid ka marki umanayo rafad anaga xita dhib kuqabna waa guri rabaa ilaahey hano fududeyo guritanka cules waye wlhi 😢😮

  • @Nayranuura
    @Nayranuura 9 місяців тому

    M.a horay usoco xbbti 🎉

  • @najmonashaad1419
    @najmonashaad1419 9 місяців тому +1

    Abyo xafade waye xafadaada ana nacay dhagax lee xafad wada leh

  • @caaishocumar4829
    @caaishocumar4829 9 місяців тому

    Ana ugu horeyo

  • @nastehoali6695
    @nastehoali6695 9 місяців тому

    Samideyda wku salme xppti ❤❤

  • @MaryamCuud-hi9ku
    @MaryamCuud-hi9ku 9 місяців тому +1

    Muqaladada aad Baan u jeclahay abyo taagero Lanbar 1 ahay hadan awodo 1 million ku garsiin lahaa lkn ma awodo

  • @binthassanhaji8369
    @binthassanhaji8369 9 місяців тому

    Dugsiga taxfiida ma iska dhaaftay❤ abyo

  • @user-mc3pf6og9t
    @user-mc3pf6og9t 9 місяців тому

    Noo soo badi

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 9 місяців тому

    Allah ku fududeyo abyo geedi dhib wye

    • @Naroora
      @Naroora  9 місяців тому

      Amiin abyo

  • @RaxooAxmed-tz3um
    @RaxooAxmed-tz3um 9 місяців тому +1

    Wlhi diyaar ban u nahay inan dawano routine kaaga

  • @Faizabashka83
    @Faizabashka83 9 місяців тому +1

    Abayo plz daily video nogu so dhig wnku frxaa videogaga

    • @FaisaCadeey25
      @FaisaCadeey25 9 місяців тому

      Abayo mcn ani iso booqo

    • @ruun565y
      @ruun565y 9 місяців тому

      ​@@FaisaCadeey25 ani wn kusoboqday abyo horay uslco

    • @FaisaCadeey25
      @FaisaCadeey25 9 місяців тому

      @@ruun565y thank you so much quruxey ❤️❤️

  • @FaisaCadeey25
    @FaisaCadeey25 9 місяців тому +1

    Asc xxabti ani iso booqo

  • @marianor4588
    @marianor4588 9 місяців тому

    Nasteexo camera so gado mid yar baa jirtee so gado ka dip sii bar baro

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle 9 місяців тому

    Habo xamar baan rabay inaan u soo guuro guriga aad u guureysid ee wiishka leh wax maka banaan yihiin ?😊

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 9 місяців тому

    Madex xanuun marka flim ku dafro wlhi 😢

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 9 місяців тому

    Sory wlh wa dhib gur gurow

  • @shshss1192
    @shshss1192 9 місяців тому

    Abyo fadhiga inshallah "cling wrap" ku wareeji hadi kale wu ka wasakhoobaa.

    • @user-zs6hk8ch8y
      @user-zs6hk8ch8y 9 місяців тому

      Abaayo fadhigaa maro la aan iga ah intee lagahelaa marada laguwareejiyo