Daawo:Yasiin Farey Oo Kashifay Qaabkii Loo dilay Ikran Tahliil iyo Sirta Cidamada Nisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 193

  • @mahadmursal9770
    @mahadmursal9770 2 роки тому +2

    Before 1990 somalia hay,ada nabad sugida waxaa ka shaqeyn jiray rag iyo dumar caqli iyo dadnimo u saaxiiba. Waa ayaan daro inagu dhacdey. Tuugo iyo dhiigyo cab inee dalka hogaamiyaan. Allah ha u naxariisto somalia amin

  • @rashidaliafrica8228
    @rashidaliafrica8228 2 роки тому +2

    Thank you yasin faray guul somali ya

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 роки тому +11

    yasin farey waa nin macquul ah waana nin degan oo fariid ah geesi ah dalkuna u baahan yahey wuu mahadsan yahey mudane xildhibaan guuleyso

    • @omarabdi4415
      @omarabdi4415 2 роки тому

      0

    • @hafiqi8081
      @hafiqi8081 2 роки тому +1

      Kkkkkkkkk caruurtii farmaajaad koleey ka.mid tahay sidaad tuug mooryaan eh ood amaantaa waa inaad ka mid tahay amaba ku taageersan tahay insha'allaah sharciga woow sareeyn doonaa mujrimiinta ummadda dhibayne meel cad aa lagusoo maxkamadeeyn doonaa ee taas maskaxdaada ku haay.

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 2 роки тому +1

    Guuuuuleysta sirdoonkeena wiilasheena qurxaha badan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yasminabdirahman6683
    @yasminabdirahman6683 2 роки тому +4

    xagee lagu arkay hayed sirdoon oo la wareesanaayo yaab war sidaan dawladnimo ma aha ee wax iska bedela oo wax ka barta caalamka waana la ogyahay hayada nisa waxaa burburiyey waa shisheeye iyo jaajuusin somali ah

  • @keepchat
    @keepchat 2 роки тому +4

    ninku deganaa masha allah allow isha kaa hay

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 роки тому +6

    Maasha allaah waa wareysi fiican

  • @kismaayochannel4296
    @kismaayochannel4296 2 роки тому +1

    Maansha allaaah sifiican ayuu uhadlay yasin wallee guuleyso

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 роки тому +5

    Duulaankii cabdiraxmaan cabdishakuur waxaa fuliyey boliiska waxaana watay Saadiq John.

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed8321 2 роки тому +1

    Masha alaaa yaasiin madax sare wadani horey usco walaalkay

  • @abdullahielmi8548
    @abdullahielmi8548 2 роки тому +12

    Xasan cadow shaqada weriyanimada inaad iska deyso baan talo ahaan kuu sheegi lahaa waayo habka su,aalahaagu maaha professional haddii aad taa yeeli weydo aqoontaada saxaafada kordhi

    • @maxamedshariifisaaq9236
      @maxamedshariifisaaq9236 2 роки тому

      Yacni waxbu fagfaga miyad kawada layskahari dono dabada layshaya

    • @farhanjay2637
      @farhanjay2637 2 роки тому

      Saxiix sxb waan kula arkay wlh isaga dhan wuu tar tarayaa su,aalihiisane xiiso ma lahan ama su,aalihi loo haabnay musan weydiin kuna habonay

    • @abdullahielmi8548
      @abdullahielmi8548 2 роки тому +1

      @@farhanjay2637
      Mqhadsanid farhan soo dhowow waa isku egnahay xaga fikirka

    • @shekeyecade8797
      @shekeyecade8797 2 роки тому

      Wiil hoog ✅

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 роки тому +11

    WAAW WAR NINKANI WALAAHI WAA GADAC GEESI, THANKS FOR YOUR SERVICE BROTHER

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 роки тому +4

    YAASIIN WAABA AFTAHAN WALAAHI GEESI

  • @axmedkhayrshaikhcabdisahal9386
    @axmedkhayrshaikhcabdisahal9386 2 роки тому +5

    Yaasiin faray farriid baarakallaahu fiika

  • @xilkascade
    @xilkascade 2 роки тому +2

    Warku wo iska cadyahay cida sirdoonka weerarka Ku hayay wuxuu ahaa shisheye iyo shisheye kalkaal boroboganda Ka fidinayay markay Ku hungoobeen inay helaan sirta dalka cunaha laqabtay guuleyso eebow

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 2 роки тому +5

    MANSHA ALAH GEESIGA DHULKIISA GUUSHA U HORSEDA GERIDA DISHA GEEDKA HABOON ,GUULEYSO YASIN

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 роки тому +5

    Hay'adu waa sirdoon lalama share gareeyo qof walba

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 роки тому +4

    MAASHA ALLAAH NINKAAN WARKA WAA CADEEYEY KUWII KU HAAYEY DAWLADAA DISHEY WARKA HALKAASUU
    KU DHAMAADAY. IT IS ALL CLEAR.

  • @abdiqadirmohamed374
    @abdiqadirmohamed374 2 роки тому +4

    waa mahadsantahey ayuu ku soogabagabeeyey lakin wariyuhu in uu sarakiisha sidaah u wareysto waa khalad wyo qofka kasta meeshuu rabuu aadikarah

  • @nassir4425
    @nassir4425 2 роки тому

    Masha Allah yaasin fareey ilaahey haku xafido

  • @aliabdalla1623
    @aliabdalla1623 2 роки тому +2

    WAXBA YAANAN LEYSKU DAALIN. SIRDOON QOFGASHAAA OO LAGA SHAKIYO. INEY KABIXI RABTO MABA LASIIDAAYO. CIRKAABA LAGUCUNAAA. ANIGOO ILMAAA AAN MAQLIJIRAY.::: WAXAANSE DHIHI LAHAA WAARIDKA GABADHA DHALAH NINKA U HANJABAY GABADHA MEY KUDHEGAAAN. INSHALLAH. 🙏

  • @fadumomuse4342
    @fadumomuse4342 2 роки тому +1

    MashaAllah Yaasiin nice talk. Weriyaha ma garanayo sida su’aalaha loo waydiiyo waayo magaranayo qofka uu waraysanayo levelka uu Utaaganyahay umada somaliyed. Yaasiin aad buu u mahad sanyahay howsha uu wadanka usoo gabtay ilaa iyo hadana uu sii wado. Ilaahay hakuu badbadiyo meelkasta oo aad joogto. Xafidullah

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 2 роки тому

      Exactly wuxuu u’wareeysanaa sida nin alshabaab oo la’soo qabtey 😏🤷🏻‍♀️ he should respect 🫡 ninka nin caadi’ah ma’aha wax’barasho ha’lugu celiyò 🙄

  • @kaderabdi7392
    @kaderabdi7392 2 роки тому +1

    dhiig islaaam isma qariyo Insha Allah waxaaan filyaa in maalin uun xaqu soo pixi doono

  • @mahadmursal9770
    @mahadmursal9770 2 роки тому

    Sirdoonka somalia iyo trafikada kenya aa isku caqli ah. Sababtoo ah somalia hay ,ada nabad sugida waxaa ka shaqeeyo mooryaan iyo tuugo dhiigyo cab ah. Bal fiiriya midka hada loo magaaabey.
    Somalia allah ha u naxariisto

  • @axmedkhayrshaikhcabdisahal9386
    @axmedkhayrshaikhcabdisahal9386 2 роки тому +2

    Shaydaanimada kalabax yuusufaw dawlada iyo shacabkooda

  • @irirsomaale.ahmed.oromo.5649
    @irirsomaale.ahmed.oromo.5649 2 роки тому +2

    Ilka yarka xaarmaajo Dictator
    Fahad yaasiin cabdiraxmaan dheere
    Jiis maroorxaan cabdishakuur mire
    Yaasiin fareey hala Dilo
    Dad badan beey laayeen
    Dadkeey laayeen loogama haraayo
    They are terrorists weeyaan👇

    • @dekajama8188
      @dekajama8188 2 роки тому

      Daanyeer baadtahay dayuus yaa kuu baneeyey dhiiga dadka islaamka mise xaraan iyo xalaal mabakala taqaanid muuryaan daanyeer baadtahay

    • @sadamabdirahmanxasan9208
      @sadamabdirahmanxasan9208 2 роки тому

      Dambiga aad adiga galeyso baa kaweyn kan ay iyagu ku tilmaameyso marka wax soo maray yariisow

  • @abdiqadirmohamed374
    @abdiqadirmohamed374 2 роки тому +1

    waiyuhu nin sargaal ah ayuu afkiisa qoryoqoryeyn

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 2 роки тому

    Mashallaah mashallaah mashallaah

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 роки тому +2

    Kusoco yaasina farey geesi somaliyed laandher laandher dhalay ee banaka daga keep going 👍👍👍👍👍👍walale tariiqada ayaa kuxusidonta adiga iyo timakagi sowada shaqysen 👍👍👍

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 роки тому

    Maasha aalaah

  • @nimcattudunya5308
    @nimcattudunya5308 2 роки тому

    Mashaa Allah Mashaa Allah mahad sanid halyeey qaran Yaasiin Fareey

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 2 роки тому +1

    noo nooonooonooonooonoooo لا لا لا لا لا ل لا لا stop stop stop stop maya maya maya maya jooji wareysiga nindambe oo sirdoonka kashaqeeya waa mamnuuc inuu soo fariisto oo lawaresto amaba wajigiisa la yaqaan waa qald lagagalay dawlada soomaaliya maxey somaaliya beec u tahay ayaan lahaa wax u qarsoon majiro

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed8321 2 роки тому +1

    Yaasiin waa wadani soomaaliyeed oo taarikhdu xuseyso walaahi oon qabiil aheyn oo wadaniya

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 2 роки тому

    Sorry sir could you just say I don’t know if you don’t know?

  • @tareetaree1858
    @tareetaree1858 2 роки тому +1

    Fahad baa runta sheegay

  • @mustafehassan7878
    @mustafehassan7878 2 роки тому +7

    Yaasiin faray xaqiiqada ayuu sheegay . Cidii dood qabtaa mahad salaad iyo maxkamada ciidanka ha la xidhiidho in adoo cadayn hayn aad Qof eedayso sharaftiisa dhaawacdo wax sharciyan banaan maaha . Lkn waxa jira dad xumaanta ka baayacmashtara

  • @lilla2118
    @lilla2118 2 роки тому

    Waa nin aad u degan

  • @gobalkabanadir4095
    @gobalkabanadir4095 2 роки тому +1

    Ila hada jawab saxa laga mahayo wa meer meeroya wax walbo wa og yhy wu cabsana

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 роки тому +1

    Argagixisada guriga habar khadiija dhaxdeeda dadka ku disho waa la yaqaan kkkkkkkkkkkk

  • @ahmedosman4023
    @ahmedosman4023 2 роки тому

    Yaasiin fareey gentleman

  • @AhmedHassan-ui5ty
    @AhmedHassan-ui5ty 2 роки тому +2

    Halaweydiiyo hoyada dhashay meshey geysay gabadheyda ayada og billah calek hooyo cunugedi cuntay lama raadi karee

    • @muhyadinsheikhabdi4126
      @muhyadinsheikhabdi4126 2 роки тому

      Walaashaa, ama hoodayaa, ama Gabadhaada markii ay taas oo kale ku dhacdo markaa baa wareysi lagaa qaadaa,?

  • @ayanmoh6078
    @ayanmoh6078 2 роки тому

    Guul iyo gobanimo yasiin farey waa geesi si degen buu wariye ku sheegu ugu jawaabey

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 роки тому

    Mr fareey iyo Fahad Yasin wa la sharafa somaliye

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 2 роки тому +1

    Maasha Allaah Yaasiin farey Allaha ku xafido Aamiin

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 роки тому +1

    If even when government they want work for secret service and you no and you are in trouble too

  • @maryancali6576
    @maryancali6576 2 роки тому +3

    Maasha allah Yassin aad baad I Mahadsan tahay sida aqoonta leh ee aad u hadashay Xasan cade masidaas baad wariye waliba debada ka yimi ku ahayd waxaa kuu roon in aad wariya nimada iska dhaafto

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 2 роки тому +2

    YAASIIN FAREEY WAA NIN FARIIDA WAAAAAAAAAAAAW

  • @fataha1
    @fataha1 2 роки тому +1

    Yaasiin faray aad ayaan kugu mahadcelineynaa shaqadii aad noo Qabatay

  • @fartuunsacid9475
    @fartuunsacid9475 2 роки тому

    Yaasin farey waa
    Maqli jiree ma noocanaa yaasiinka walee.wareysigaga ma daawado intaa ku daawaday dambi dhaaf allaha iga dhigo

  • @abdulrizaksabrie8770
    @abdulrizaksabrie8770 2 роки тому +5

    Xassn c weriye kuma fiicnid,waayo ?
    Waxaad wadaa afkaaga kala qaad ilkahaada aan tiriyee.
    Mase wsxaad rabtaa in sirtii hayda lagu
    Siiyo,oo miiska laguu skoo saaro.

    • @amalnoor4760
      @amalnoor4760 2 роки тому +1

      😂😂😂😂😂 haaa saas uu rabaa isla hadalkii ayuu ku celcelinaa meeqa mar ayuu weydiiyey isla hadalkii subxaanallaah walhi yasiin maasha allaah cajiib

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 роки тому

    SUAL MAXA CADEEN U AH IN AY SHABAAB DILEEN MSS IKRAAN ?????????????????

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 роки тому +3

    Ninkii caqli leh wuu arkaa in uu wax qarinayo. Eedu kama foga.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 роки тому +1

    Yaasiin dadka wadanka burburinaya hadhegeysan beentooda Halka kawado waxa tahay wadani

  • @hariyefagase4620
    @hariyefagase4620 2 роки тому +1

    kanina wa a uu leeyay hayadda ayay ka tirsanayd.fahad yaasina waxa uu yidhi shaqo nooma haynin.waxaana dilay Rooble iyo ninka maanata loo magacasbay Nissa.kolkaa haday qoladdii hore dishay kuwan ayaa is barixi oo xoggtx dhabta ah soo saari.haddii uu run shergayo fahad yassina way iska aamusi.
    waxaan ku dhaafay xukuumad dadkeeda laynaysa dawo ma laha

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 роки тому +3

    First place when the government they are hire secret service they're explaining the rules and If you
    Out of rules or you continue another foreigner Countries secret service then you are in trouble so that gril she missing and the girl family First place they know the girl jobs and very Dangerous jobs so that's her luck

  • @MHaashi
    @MHaashi 2 роки тому +3

    Wariyaha ikraan xaqeedii ayuu baadi goob ugu jiraa! kaligiisna ma ahan kacdoonka baadi goobka. Alaase og xaqiiqda

  • @Fiidwerergirl
    @Fiidwerergirl 2 роки тому

    War nimankan halaqabto wariyaha iyo kankaleba sirtii wadanka ayay sheegenba

  • @saynabxusenabdi2717
    @saynabxusenabdi2717 2 роки тому +1

    War caga ha miiqmiiqn nagajorkici matagbaaba igahaya aragiisa

  • @abdiali3749
    @abdiali3749 2 роки тому +1

    Ikraan cadaalad ha hesho

  • @gaashaamotv
    @gaashaamotv 2 роки тому +3

    Waar ninkani waa dambiile qaran hana la soo xiro
    Cid xasaanad lihi ma jirtoo sharciga cidna kama wayna

  • @mohamedharred9992
    @mohamedharred9992 2 роки тому

    Geesi yaasiin fareey

  • @fadumakeynan8890
    @fadumakeynan8890 2 роки тому

    Waxbadan abayo waad oyday anaguna waa kula oyeyney base maalin maalmaha kamid ah illah ayaa
    Soo iftimin xaqa .

  • @abdirahmanfarahosman4296
    @abdirahmanfarahosman4296 2 роки тому

    Wariyaha wuxusan garan gunaanada baaritaanka madaxda shaqada ku leh ayaa loo gudbiya ee ma aha laga sheego sheego toos looga sheego shaahada ama afka qalaad ku yiraahdo televised live ah one on one. Arrintaas Yassin waa ku saxan yahay. Walaloiw uu wariyaha uu jecla in wax ka ogaado arrintaas.

  • @abdulahihersi2460
    @abdulahihersi2460 2 роки тому +1

    Waa mooryaan xaqiiqada qarinaya Abdulahi

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 роки тому

    Yaasin faray markan hadalkiisa dhuuxay waxa ii cadaatay in uu wax lug ah uusan ku leheen ikran tahlil dilkedi wax uu ka ogyahay haba yaratee majirto, ninka dilka ikran tahlil wax ka og wa fahad yasin.

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 2 роки тому +1

    26:22 "shaqo gaara oo caïman oo la leeyahay shaqadaas maahine shaqo kale ma qaban karaan majirto" sirdoon aan hadaf (objectifs) iyo xuduud lahay meelkasta loo diran 😂😂

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 2 роки тому

    Kkk

  • @kalunyassin658
    @kalunyassin658 2 роки тому

    Adiga hadayna muhim ku ahayn. Dadka Somaliyed ayey muhim u thy inay ogadan dhalin yarada Ethiopia lageyey tiradood, inta nool, inta dhimatay iyo sababta looga been shegey halka lagaynayo.

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 2 роки тому

    Weriyahsn waa mucasd nabad iyo nolol

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 2 роки тому

    Wariye waxa layiri war maaha

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 2 роки тому +4

    Ninkaan waddani waxaa nacab mooryaanta tuuga ah. Waa geesi cid wax ka qaadi karto ma jirto runtii.mahad salad waa mooryaan qabiilesta ah shartiisa illegal ha dhaafiyo.

  • @ALLin-one1
    @ALLin-one1 2 роки тому +1

    Wax uu kaashifaay maa jirtoo...shiikoo iyo affsomali

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 роки тому

    Wariye Case eey Guleystay waa Guushii Jabhadda Ahmed Madoobe uu Gedo ka'abuuray in u ku xasuqo shacabki Gedo.

  • @khadarfuaad9181
    @khadarfuaad9181 2 роки тому

    Yaasiin faray ayaa inantaa soo kaxeeyay nisa keenay

  • @carabaceeyni5350
    @carabaceeyni5350 2 роки тому

    IDINKAA DILAY, IDINKA AL SHABAAB AH. NÌNKA WAA FARMAAJEESAN YAHAY.

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 2 роки тому

    Asc adiga Fahd yaasi n, Xarmaajo. Runtaa sheega idin ayaa ,xasan, ca

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 2 роки тому

    Khayer alaha kusiiyo

  • @a.qanialigadhle4206
    @a.qanialigadhle4206 2 роки тому

    Basaas

  • @cabdibassmaxamed7934
    @cabdibassmaxamed7934 2 роки тому

    Ala wariyaha doqon sidii ciyaalka ayuu uwaraysanaya uskag uskag dhaley

  • @sadikisse4495
    @sadikisse4495 2 роки тому

    Ikran kiiskeeda yasin farey iyo fahad wey kala hadlayaan waxa ugu yar ay ku kala hadleen waxa ka mida yasin farey wuxu xusey iney shaqo wadaag ahaayeen fahadna kama tirsaneyn bu yiri

  • @maxameddeeqdeerow3935
    @maxameddeeqdeerow3935 2 роки тому

    Xasan cade wariye iska dhik ee iskadaa afka qawiilka ok

  • @cabdiqaali143
    @cabdiqaali143 2 роки тому

    Yasiin fareey waa is fashilye

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 2 роки тому +1

    Wajigiisa ayaa lagaa gartaa inuu dillaa yahay

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 2 роки тому

      😂😂😂😂 adiguna bal kaaga soo dhig aanu qiyaasnee

  • @fowsiyaliiban7266
    @fowsiyaliiban7266 2 роки тому

    Bal wariyaha eega madoonayean inaunu dawlad ahaamo

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 2 роки тому

    Waad dadaashay

  • @DS-fb2vr
    @DS-fb2vr 2 роки тому +1

    beenloow waaye ninkaan allah haka soo saaro

  • @farhiyaibrahim552
    @farhiyaibrahim552 2 роки тому

    Iyageey sheekadu ku cadahay oo wareysi xogta iney ka hadlaan wey diidan yihiin

  • @moxmedhasan4303
    @moxmedhasan4303 2 роки тому

    Wariyihii.alshabaabta.ahaa

  • @abdulahihersi2460
    @abdulahihersi2460 2 роки тому

    طموح

  • @saliim8734
    @saliim8734 2 роки тому

    Wariyaha sualaha wu kusaxanyahay
    Wayo wu laxisabtamay...

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 2 роки тому

    Maahan inlAyaqaano markasta weyqarsooneyd is bay waa qardoonyahsy

  • @abdinuursaahid743
    @abdinuursaahid743 2 роки тому

    Hala waayee xagee aaday War niyow run ma isu sheeg naa

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 роки тому +1

    Wareeysi maba yaqaano

  • @farhanjay2637
    @farhanjay2637 2 роки тому +2

    Xasan cade su,aalihi muhiimka noo ahay oo ku habonaay inaad weydiiso ninkaas maadan weydiin saxaafadnimadane wali wax bdn ayad moda ine kaaga dhiman yhn waadna tar tareysaa ma aqan sbbta ee siyaasi dambo dadka ubahan yhn ine wax bdn ka ogadan plz wareysi hanoga qaadine qof kalo aftahana hanoo waresto si xog bdn aan uga ogano🙏

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 роки тому

    Yasin adiga iyo inti usoo shaqeysay hay'ada Nisa Guuleysta waxi maanta si xun loo mamulana Cadeeya,sharciga iyo barlamaanka kasoo jeediya.

  • @AhmedMohamed-rq6hr
    @AhmedMohamed-rq6hr 2 роки тому

    Saadiqjoon ayaa weerarey ccshakuur nisa maaheeyn beenta iyo naceebka jooji

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 2 роки тому

    Faray

  • @masuusow1093
    @masuusow1093 2 роки тому

    Hayada Nissan hayad munaafiqiin u shaqeeysa waaye. Kuwa ka shaqeeya dowlada mujrimeen beey u shaqeeysaa. Ma ahan hayad soomaali leh.

  • @fadumakeynan8890
    @fadumakeynan8890 2 роки тому

    Dadka latuhunsanyahay ha qanciyan
    Umada dhibanayaaha ah ileen Falari
    Gilgilasho kaagama godo?????

  • @maryanibrahim633
    @maryanibrahim633 2 роки тому +1

    Bentis waye