Qoyska Qurbaha Iyo Lacagta loo diraayo Africa NIN gaadhi dhex seexda wakan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid  8 місяців тому +3

    WhatsApp ONLY: +1 669-300-1567

  • @ceebla1617
    @ceebla1617 8 місяців тому +3

    Wan layaabi jirey Culumada somalida rag iyo dumarba cidna waxba masiiyan ilmahoda iyo noloshoda kaliya ku kobanyihin hadan fahmey iney saxanyihin

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 8 місяців тому +7

    waxaa hubaal ah inaan soomaaliya ehelkaaga danbeeyn waalidkaana ku dhahoo waayo waalidku waxay kuu gumeeyn oo waxay ku leeyahiin soo biil caruurta walaalahaa dhaleen marka Afrika dad kaama xigo mahadal baa lawadee

    • @nuraabdirahman421
      @nuraabdirahman421 7 місяців тому +2

      Haa wllo waa arkay walid ilmaha isku gumeynaya lkn waa qalad

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 місяців тому +4

    Sahraay 2 jeer ayuu wadankii tegay markaasay wixii uu watey laga furtey kabacdi ayey ku yiraahdaan isagoo maqlaaya oo muxuu layimi oo intaasuu sano ayuu maqnaayee muhuu tabcaday anagaa yaabnay

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 8 місяців тому +2

    Run cay un b faiidna lkn maxaa xal ah

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 місяців тому +4

    Sahraay Aniga odaygagu 65 years ayuu dad biilinyaa dad 2023 ayuu retier noqday tax buuna 21 years ku shaqaynaayey intaana wuu xanuunsanaa

    • @leylaahmed8967
      @leylaahmed8967 8 місяців тому +3

      Walaalo naso ku dheh baryahaan nimanki dhiig kuwada furmo madaxa dadkas ma dhargaan anaga unba ka dhimaneyno

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 місяців тому +3

    Asc Sahraay dadka Africa madaxooda warku ma galo

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq 8 місяців тому +1

    War waxaad awoodaan udira waalidkiin iyo qaraabadiina iskana daaya manashee gashada iyo waxaad labaxdeen sheeg sheegidooda😳

  • @Qoraga
    @Qoraga 8 місяців тому +1

    Run badana dhibtu qof walba meeshedey ku heysta war dad mahan waa dugaag jizarnimada kaga daran

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 місяців тому +3

    Markuu yiri aniga waan duqoobay mana shaqeeyo ayaa habaar Hal kaa looga soo dirayaa

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 8 місяців тому +1

    Waa sax laakiin nin biilayo nin sanad walbo aroosayo ilmihiisa ku wiisiina ilaawey waa caqli foorara

  • @abdifatahabdullahi1863
    @abdifatahabdullahi1863 8 місяців тому +4

    Wallahi waa runted Abaayo. Kher Allah ha kusiyo sifican ayad noo wanisey. Kuwi qaato Allah ha naga dhigo.

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 8 місяців тому +1

    Kkkkkk ilmihi Indhah isku hayay ba hada laga fadhin la, yahay

  • @maxamedcumar3739
    @maxamedcumar3739 8 місяців тому +1

    Waa shaqeysana dadkena wax waa siinaa waana ladnaahy alxm xiriirka alle badiya slaaada xifdiya barakads wey imanaysaaye

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 8 місяців тому +2

    Hhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂 wallaahi waarun😊

  • @nasraabdullahi8588
    @nasraabdullahi8588 8 місяців тому +2

    Wallalaahi dadkanagii ayaan adoonmo unoqanay mana ogin rafaad iyo silac yaa Allah noogargar 😢😢😢

  • @cabdifatah2117
    @cabdifatah2117 8 місяців тому +3

    Masha Allah sx walhi runta ka hadashay kkkkkkkk indhuhu kula racaya alle run badanidaa mam sahro kiin waa gabadhada qof rag ha modin ❤❤

  • @amuunfarah8550
    @amuunfarah8550 8 місяців тому +4

    Thanks abaayo qurbaha waanku cusbahay taladaada waan qaatay .

    • @leylaahmed8967
      @leylaahmed8967 8 місяців тому +1

      Adaa ugu nasiib badan madama cusuban tajay taladaas yey ku seegin

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 8 місяців тому +2

    Kiney everything you said is the truth walahi nolow❤❤❤❤

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 8 місяців тому +2

    DADKA GURYII AY WADANKII KA DHISTEEN LAGALA WAREEGAYNA KU DAR
    KKKKKKKK KKKKKKK 👏 👏 👏 👏 👏 👏

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 8 місяців тому +1

      Wa kuwe abyo ina guri ka dhisto ba ka fakaraya lkn waxa is dhaha maxa ka faide lkn oo ma layskala wareega 😢

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 8 місяців тому +1

      @@gabarwcn1267 kkkkkkkk

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 8 місяців тому

      @@gabarwcn1267 markay guriga qaataan dadkii lahaa waxay ugu yeedhaan NOLOSHA LAGU DHAXAL

  • @Dubbe44
    @Dubbe44 8 місяців тому

    Thank you for your advice,walaalo❤

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 8 місяців тому

    Kkkkkk beeni raad ma leh hiid la aan qurbaha malagu noolaan karaa barafkii iyo qabowgii da ayey aawey kuleylkii qabowga u baahnaa aawey

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 8 місяців тому +2

    Your so right sister ❤❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 8 місяців тому +1

    Ax sorry wll maskiin walaahi aad iyo aad ayan oga xumahay.😭😭 wll plz Ila soxariri

  • @husseinalimohamed1432
    @husseinalimohamed1432 8 місяців тому +2

    Maashaa allaah waad mahadsan tahay

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 місяців тому +1

    Dadkaasna qof shaqaysa malaha bal dad saa u soo taaagan daya

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 8 місяців тому +1

    Walaalken Ila sohadal

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 8 місяців тому +1

    The most ungrateful people 😂😂😂

  • @Fadkanuura
    @Fadkanuura 8 місяців тому +1

    wacyigalinta halka noga wad Sahray Jizak Allah Kheir

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 8 місяців тому +1

    Masha allah

  • @fathiadjama
    @fathiadjama 8 місяців тому +1

    Macha Allah walee waa runtaa.

  • @Fadkanuura
    @Fadkanuura 8 місяців тому +1

    Mahadsanid sahray

  • @zainab4280
    @zainab4280 8 місяців тому +1

    Maashaalaah
    Waa Run
    Warkaad ku hadlayso

  • @ikhyarali4189
    @ikhyarali4189 8 місяців тому +1

    ❤💯

  • @yonis32
    @yonis32 8 місяців тому +1

    waa xaqiiq jirta

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 8 місяців тому +1

    ❤🎉 waa run

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 8 місяців тому

    MAXKAMED MIYAA KUU FURAN OO DOWLADU OGTAHAY FAAN BADANODAA

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 8 місяців тому

    Kkkkkkkk Kkkkkkkk Kkkkkkkk
    😂😂😂😂
    😅😅😅😅

  • @QuuleJamaal
    @QuuleJamaal 8 місяців тому

    Waa maamo wax garad ah illaahay cimriga ha kuu dheereyo

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 8 місяців тому

    WAA YEEL BAAD TAHAY HADII LAGAA BOODEY MAXAA LAGUUGU XILANAAYEY MARKII HOREBA HADUU NINKU KAA TEGEY QARAAR SOO CESHO HADII AAD KU SOO CESHAN KARDID WAAYEEL XANAAQSAN WAALIDKEYN HA NAGU DIRIN HADUU ADIGA NINKII KAA TEGEY ADIGOO WAAYEEL AH

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 8 місяців тому +2

    ❤✅😀💚⭐️👍ilasooxidhidhi walalo waan kugu nafisilaha please help me