Muniir Muxuu Iga Dhibsadey ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

КОМЕНТАРІ • 198

  • @fayrouzmacalin1407
    @fayrouzmacalin1407 3 роки тому +26

    Osman hosow wll aan taageero plz ha u ekaan youtuberada kale coz waadka duwantahay kuligooda qaab duubista iyo hadalka like isaar taagero number one 😍

  • @cadaanigamer8899
    @cadaanigamer8899 3 роки тому +40

    Nabi muhamed scw wuxuu yiri ilaahay adoonkiisu wuxuu caawiyaa markuu adoonka😭 caawiyo wll ifkaa lagu yahay wll

  • @automationvideos
    @automationvideos 3 роки тому +14

    Amarka ilahay caqligu dadka waa ku wada jira lkn adeegsigiisa lagu kala duwan yahy qof gaara ulama jeedi ani yan la i qalad fahmin
    Lkn sida hasow pro u hadlyo ka helay mashalh allah ku xafido wllo 🙏❤️🥰

  • @Umucaisha935
    @Umucaisha935 3 роки тому +9

    Walalayalo hosow yan laiga taban waa lagend walahi walalkey nolow

  • @dekomohamed8499
    @dekomohamed8499 3 роки тому +25

    Gabdhaha qaawan kasoo bilow mida kula dhalatay oo abahaa iyo hooyada dhaleen ee jiya soo astur adaaa wllked ka weyn ah✌😂

  • @ibrahimroomiya
    @ibrahimroomiya 3 роки тому +33

    Hadal Nin Weyn Wlhy Sxb Runtaa Muhiim ah Hantida Dadaalka Kamuhiimsan Hosow keep goin Bro ❤

  • @samaanbadan8213
    @samaanbadan8213 3 роки тому +16

    Ku mashquulka qeerkaa qorsho dhaama baa jira 🥰🥰Hosow pro youtuberka an ku xiranahy aa thy kep goin❣❣

  • @mohaamiin__24
    @mohaamiin__24 3 роки тому +5

    Team hosow runtii one love 🇸🇴😍😍😍

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 роки тому +30

    TEAM HOSOW ISMUUJIYA KOLEY TEAM XAN FRESH MA AANAN IDINKU OGEYNE

  • @amalbirimo5344
    @amalbirimo5344 3 роки тому +4

    😍💙💙💙💙💙💙💙 hosow aboowe see kula soxiiriya aniga rabo in aan kuso biiro

  • @halimaheyla6657
    @halimaheyla6657 3 роки тому +2

    Gul legend Ba tahay qofna ha ujoojin❤❤

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 3 роки тому +8

    Hosow pro mazuul somaliyeed
    Qof positive ah qalbigiisa nadiifkana halkaas laga dareemo weeye
    Horey usoco wllkygaw

  • @hersielmi8998
    @hersielmi8998 3 роки тому +14

    Been wa xaraan wlh blh qof ka muqal qurxoon ma arkin iyo daganaan keep going bro

  • @anizahidig3645
    @anizahidig3645 3 роки тому +3

    Hosow waaxa umaluyna waxayabahas dhan lasoshegy midnama maquseeso sbbto ah ani 2 years compelete lasocda dabcan wuka duwanyhy other utubers aniga content waan jeclhy wlhi waxyaba bdn ka faiday thanks pro ❤🙏🙏🙏

  • @farduuselmi5828
    @farduuselmi5828 3 роки тому +2

    Hosow waan gartay meeshuu kaaga wado adiga warkaga kkkkk studio iyo qalbakaga iyo cameroyin kaga aadka u fcn sidaasuu ula jeeda ...inaad ka fcn thy waa iska cadahay m.a qof dagan..yaqaano dantiisa ..dhaadhac badneyn m.a keep going wll hossow...ani ahaan wllhi wax badan kaa faa'iide ...guul wacan wllky .

  • @atikagullet9813
    @atikagullet9813 2 роки тому

    Keep going 🇸🇴

  • @adnanfilmsvlogs31
    @adnanfilmsvlogs31 3 роки тому +1

    Hosow brother ha u joojin ciyaalka iska hadlaa big legend baa tahay 👍👍

  • @samarmaxamad6739
    @samarmaxamad6739 3 роки тому +1

    Hosow allaha ku xifdiyo adiga iyo rerka🤲🏻

  • @u.m.r869
    @u.m.r869 3 роки тому +4

    We always muniir army❤🔥🔥🔥
    One love

  • @Asiaherse
    @Asiaherse 3 роки тому +2

    Masha allah Walal Si Fiican Baad U Falanqaysay🤩🍁

  • @caliqaasim2504
    @caliqaasim2504 3 роки тому +2

    team osman hossow waa team dagan aniga waa kugu taageersanahay dagnaashaha u hadleeso iyo hadalada is burinaayan saa u soo qabato waa ku salaamay sxb sare

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 роки тому +38

    Saxiib #HOOSOW Runtii Waxaa aad Ii Cajabisay Sida Dagan Eed Ufalanqaysay Dhaliisha Saxiibkeen Muniir Kolay waynu kuwada Jirnaa #SSM Balse Waxaan Filayaa Kuma Quseeyaan Qodobadaas dhamaantood Qalad bay ahayd Inuu Thumbnailka kugusoo daro #Muniir

    • @Mabule33
      @Mabule33 3 роки тому +1

      Sasey thy falcelintiisa weey qurux badanthy mr.hosow

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 роки тому

    wcs wlc Brother 👍

  • @yaaskachannel6425
    @yaaskachannel6425 3 роки тому +6

    The One And The Only Keep Going sxb 🙏👊

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 роки тому

      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html .

  • @abdisamadali2020
    @abdisamadali2020 3 роки тому +2

    Sxb sare Osman Hossow my legend keep going

  • @qalpiholcay4650
    @qalpiholcay4650 3 роки тому +5

    Hosow sxb waxaan kugu taagersanahy thinbilka sida aad usoo sameyso iyo mowduuc walba aad so jedineyso aad so qorto waan ka helaa anyway keep goin

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 роки тому

      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html .

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 3 роки тому

    I like your studio bro you are designer 👨‍🎨 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdiking4902
    @abdiking4902 3 роки тому

    Jwb sax aya siise muniir

  • @akhayaar5223
    @akhayaar5223 3 роки тому +3

    Gacan nijaaseesan wax ma daahiriso asiga jeeko u jarantahay gabadha qaawan ayuu waaninaya pro adiga marka hore is wani ka dib dadka waani

  • @bishaaromustaf8141
    @bishaaromustaf8141 3 роки тому +3

    1k wlhi UA-cam ciladii wey istaagtey a.l team cusmaan hoosow farxad ayey inay noo tahey👍🙏🤗

  • @adnaanmohe1290
    @adnaanmohe1290 3 роки тому +3

    muniir stresses baa haya sida muuqata war cibaadada badi sxb alle dhaho ninka dhalin yarada 💯

  • @beygadaalo7670
    @beygadaalo7670 3 роки тому +6

    *muniir afkisa & dhaga hiisa isma maqlaan asigaa dhahayo lacag baan hestaa hadana isla asagii baa dhahayo shiid aan ahay yacni lacag ma heesto waxaan dhihi karaa wax meshaan lasoo dhigo baa lawaye sas buu usoo sameeye vidow aan macno leheen*

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 роки тому

    Namber 1 anaa ah 💯🙏 taageero namber 1 na waa ahay👍🙏💯

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 3 роки тому +2

    Hore usoco wllo

  • @munaibrahim4595
    @munaibrahim4595 2 роки тому

    Hoor usoco

  • @munosheekhdona2328
    @munosheekhdona2328 3 роки тому

    Hosow wll qali malihida wax lagugu dhibsado sida aminsnhy ani ahan 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @awilabdulahiadan4973
    @awilabdulahiadan4973 3 роки тому +19

    Depression ayaa ku Dhacay wiilka waana bad influence u leyahay media
    Haddii aad tahay qof emotionalism ah fadlan ka dheero inaad noqoto qof caan ah
    Talo ahaan

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk44 3 роки тому +7

    Waxan somali social media ku nacay tayada muuqalada 😢!

  • @cabdulahimursal9177
    @cabdulahimursal9177 2 роки тому

    Waraa zxp hoosow bro ninka ka dhac kuma nicba zxp waa iska nin dhalin yaro ah

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 роки тому

    Masha Allah

  • @aluushofficial8907
    @aluushofficial8907 3 роки тому

    Walkey mcn hore usoc farxdad jeclhy ❤❤❤

  • @iamamiin4862
    @iamamiin4862 3 роки тому +9

    HADEY HOOYADAA KUU NOSHAHAY SUBSCRIBED

  • @Mabule33
    @Mabule33 3 роки тому +1

    Been maficno walhida lkin ani weey iso jidataa saad wax uka falceliso sidokale runta waaba sheeyga ku qurxinaayo i.a guulo badan inan kula gaarno jclnhy❤❤❤

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 роки тому +20

    Muniir yaa waaye ?
    Kan yaroo nacaacleeya soo maaha kkkkkkkkk subxaanalaah
    Maxaa kaas uga soo hadashay
    Talent maleh kaas wlhi

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 роки тому

      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html .

    • @kingasadlove3411
      @kingasadlove3411 3 роки тому +1

      Hhhhhhhhhh
      War Nio wax hubso Ninkas talanti wuu leyahy
      Hadusan taalanti lahan laheyn 363k ma heli laheyn husiimo xala lasiista pro 😁💯

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 роки тому

      Ma ila AragTaa🤣🤣🤣

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 роки тому

      Nabi M0HAMETT SCW wuxuu yiri ilaaHy wuxuu adoonkiisa caawiYa markuu Adoonku cawiyo wllkiis please wll i caawi subscriber ii zaar ua-cam.com/video/HPPJ3OwaJbY/v-deo.html

    • @naajuuu165
      @naajuuu165 3 роки тому

      Iskiiifooo😅😅😅😅😅😅😅👊👊👊👊🤛🤛🤛🤛🤜🤜🤜🤜😒

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio 3 роки тому +7

    Ninkan xoga maser aya ka muqqda sidi licaato ey u kala tgaen stres aya hayo malHa

    • @asuumart3938
      @asuumart3938 3 роки тому

      Hhhh beenta maaha

    • @dekomohamed8499
      @dekomohamed8499 3 роки тому

      Hhhhh hadalkiisa xitaa waxaa ka daremoyaa qof inuu bartilmaamsado afkisana wuu ka cel celiya 😂😂😂

  • @xassanbaashe344
    @xassanbaashe344 2 роки тому

    HOSOW WE LOVE YOU

  • @abdramensomali342
    @abdramensomali342 3 роки тому

    hosow Pro keep going Bro

  • @abdi1985
    @abdi1985 3 роки тому +8

    Sxb munir reactionka ad kabixisay wlhi dhulkaD kujiiday maskinka kkkk hadaladiisa iyo waxu shegaayo wabe nin waxa ushegayo iyo waxi udamacsan yhy maoga waxu kuhadlAyo xaTA Maoga runti kkkkkkkkkkkkk wakaxumahy hada kadib erey walbo afkis kaso baxayo dib ayu sifican u eegi doonA

  • @saydmaxamed1067
    @saydmaxamed1067 3 роки тому

    Horta intan ka bartay dushaas mr hasow wa nin yar oo an ahayn you tuber waxan filayaa inuu yahay producer,director, film maker ba an nidhaahno iyo culuumaha hoos taga intaasi wa intan ka bartay markaa qofku marku wax barto haduu dadkiisa madadaalo iyo faa'iido uu la jeclaado ceeb maha hasowna intasu inola joga
    Fadlan nabad gasha dadkeena fakaraya si aynu u wada guulaysano

  • @amiinhussein1235
    @amiinhussein1235 3 роки тому

    Keap going sxb

  • @maan5276
    @maan5276 3 роки тому +1

    Brother Point #muniir sida aniga u fahmay wxa waaye. Studio aa la quruxsanaa in la kala kaca dadka la tusinaaa hadane ( Dadka kalena in ee u kala kacdo ma rabaan. ) mrka Wana si guud sidu u hadlay wxa qaladaadkiisa ama kala hadalkiisa dadka u tusiso wa wax la ikala qurux bdnyahay.

  • @kariimamohamed4373
    @kariimamohamed4373 3 роки тому +1

    Yaqeey anigu adaan kugu hyztaa hosow 😙😄😄

  • @dr.maanka4889
    @dr.maanka4889 3 роки тому

    Maansha allaah

  • @abdirahmanwazir5809
    @abdirahmanwazir5809 3 роки тому +7

    Hoosow hada muniir waxba kama sheegin lkn waxan u jeedaa comment ku dhiigliyaal😅🤣

  • @amranokiyale1803
    @amranokiyale1803 3 роки тому

    Hosow pro horya usoco 🔗💖

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 3 роки тому +1

    ozman wll aniga caawa ayad ibartay ninkan muniir iyo UA-cam kiiba
    plz anaga hadan nahay dadka kugu xidhan waxan kaaga dayana geesinimada iyo la jaanqadka dunida hal-abuurka iyo muuqalsamaynta marka inaad kolba kuyaroo maan-gaab ah soo qaadato ma jeclaysanano plz ha inagu mashquulin hawsheena ino wad 🥰
    aadna wan ku salamay

  • @maxamedibrosschannel7544
    @maxamedibrosschannel7544 3 роки тому

    Fast coment bro keeb goin

  • @user-rm6bt7mn7y
    @user-rm6bt7mn7y 3 роки тому

    Horay usoco wll

  • @sumayaahmed6445
    @sumayaahmed6445 3 роки тому +2

    Cusman hosow wll qaliya🥰🥰🥰
    Lkn muniir coskisa si fcn loma maqlaayo

  • @taamirbinxaaji1050
    @taamirbinxaaji1050 3 роки тому +6

    muniir stress aya ku dhacay kkkk iska daa waxa niicda ah uu lasoo fariistay mesha😂😂😂😁👈🏾

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.

    • @mrhanad8148
      @mrhanad8148 3 роки тому +1

      Ma ila aragtey

  • @dahirmuseosmandrdhegacade3799
    @dahirmuseosmandrdhegacade3799 3 роки тому

    Keep going bro❤❤❤❤❤❤

  • @saadiqonlinemedia7511
    @saadiqonlinemedia7511 3 роки тому

    Video gan inaad ka soo hadlyoh waan garanyey sifoo kale markaan dawady vudeoga muniir waxaan dareemay in video gaagii aad kaga hadlsay qabiilka maldahan ayaan daremy waa aniga fikirkyga

  • @hormarkaNolasha
    @hormarkaNolasha 3 роки тому

    dhaman gulaysta wllaha somaliyed

  • @glambydeqa
    @glambydeqa 3 роки тому +1

    Team hossow👊

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 3 роки тому +3

    Wuxuu kala Jeedaa Dhallinyarada is qaawisa waxaa u sabb ah
    Iyagoo xur ah
    Dal amni ah jooga
    Lacagna heesta
    Ee asi iskama wada🙏
    Onelove macalimuu Hosow❣

  • @ahmedgelle5409
    @ahmedgelle5409 3 роки тому

    Osman hosow ✅✅✅

  • @osmansheikhalijama7110
    @osmansheikhalijama7110 3 роки тому +2

    Wlhi marka bilabaye aa is barbardhigay laba cod oo labada channel lkn farqi weyn aa udhexeyo

  • @mucjizo195
    @mucjizo195 3 роки тому +1

    kkkkkk nio waat suubisay markaas ookale carabta waxy dhahdaa ابلغت واوجزت keepgoing

  • @S4NCH0
    @S4NCH0 3 роки тому

    Great🔥👌

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 2 роки тому

    Wcc

  • @fahadibraahim1251
    @fahadibraahim1251 3 роки тому +6

    Hosow nin culus thy bro
    Keep going bro

  • @mcxaamid1055
    @mcxaamid1055 3 роки тому

    Well done 👍👍

  • @zamzamadan2369
    @zamzamadan2369 3 роки тому

    Big respect bro

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 роки тому

      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html .

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 3 роки тому

    Keep going

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 роки тому

      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html .

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 3 роки тому

    FALANQEYNTAADA WAA LA` DHACAY SXB SARE

  • @mohamedarahmanhussein254
    @mohamedarahmanhussein254 3 роки тому

    First comment hosow pro🙏

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 роки тому

      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html
      Haye raaca Reer Ayax -Qaybta 22 🦗 ua-cam.com/video/RXvYgMU3sXc/v-deo.html .

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 3 роки тому +2

    Hosow Sxb Frist cmmnet BN ahy Pin igu qabo🤔

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkayga inshaa allaah.

  • @munaxaaji8324
    @munaxaaji8324 3 роки тому

    Know going pro

  • @abdinajibshibeelow2303
    @abdinajibshibeelow2303 3 роки тому

    Keep koing

  • @yacquubclaahi6746
    @yacquubclaahi6746 3 роки тому

    oo one of video views

  • @hanadabdi777
    @hanadabdi777 3 роки тому +2

    Yarkaan malaha stress nafsiyan baa haaya uu ka cabursan yahay ama wax uuso gudbiyo iyo hal abuurki buusan heyn.!! Allahu aclam.
    Osman time hanagu siin cid hal abuur ka dhex raadineysa ku mashqulka qof kale.

  • @ziyoofficial
    @ziyoofficial 3 роки тому

    Ani ahaan ziyo waxan aminsanahay inaatahay qof wax laga faido

  • @yaztutorials720
    @yaztutorials720 3 роки тому +3

    Sxb 40 min 1.3k heysata hor marwacan
    Lkn views ma hadhow buu ka istaga waayo horay ma gaaro

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +2

    Caruur iska hadashay iyo Kasoo Qaad meel cidla ah Hore uga soco
    Barnaamij Xiiso badan ayaan kaaga fadhina

  • @dr.maanka4889
    @dr.maanka4889 3 роки тому +1

    Anigakamid eh dadkaas xitaa hadamobelkii ayaa laigaxaday pro

  • @amafrahafrah9178
    @amafrahafrah9178 3 роки тому +1

    Kkkk wax kale muniir xogaa maseer aya hayaa marka wuu is celin layahay dadka ayuu isku mashqulinayaa wa qof sabab radinaya uu ku mar marsiyodo qasatan markuu kali noqday waxad ka daremi kartiin marku youtub kaligis kaso muqday cuqdadlow ayu noqday kibir an mel lehena waku jiryaa🔨halkasana uga baxay🔥🔥🔥🔥🔥

  • @triplec5396
    @triplec5396 3 роки тому

    Hossow zhp ninkan interes baa kudhacy ayaantan wa kayaaby

  • @salahabdiaden6509
    @salahabdiaden6509 3 роки тому

    Hosow pro wankuwata sxb waxatahay midka anogudawasha badanahay iskada ninkan asiga isxirayo masul wakuwata guleyso waxan kuhesta daganantada iyo akhayarnimadada

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 3 роки тому

    Si qurux badan ayaad ugu jawb celisay

  • @zulthanmohamed4133
    @zulthanmohamed4133 3 роки тому +4

    9 gabdhood buu mindheen ku soo dhex koray sidii dhoocil buu u hadlin

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka 3 роки тому +7

    wll waxan wadnaa fafinta diinta islaamka ee kaqaybqaado oo nagu taageer subscribe fdln

    • @naciimoabshir1611
      @naciimoabshir1611 3 роки тому

      لعنت الله على الكذابين waxa fafinesa heeso iyo xuman markas ad ledahay diinta Islamka aya fafinaya, Subxanalah

  • @Garaaado
    @Garaaado 3 роки тому +8

    Muniir ayaantan waa nacay nacas nimo uu lahan jirin la soo baxay Iska tanancaya🙄🙄

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 3 роки тому +1

    Muniir waxbadanaa ka qaldan hadaladiisa way iska hor imanaayaan

  • @oumal3765
    @oumal3765 3 роки тому +8

    Bal miyuuu codka vedioga iska hagaajiyo guriga dhanbaa kadabaqaylinaya

  • @iishaamo3280
    @iishaamo3280 3 роки тому +1

    muniir anigaa video madawan karo anigaa rabi ina dawod cudka video fasiix ma haan

  • @sadunsabir9288
    @sadunsabir9288 3 роки тому

    Heer sare sxb

  • @asuumart3938
    @asuumart3938 3 роки тому +7

    Kayari wuu isku buuqsanyahy wlhi isagii ayaan wax faaido ah ku haynin mediaha oo malaayacni dadka la soo hor fadhiista

  • @cudoonnor5708
    @cudoonnor5708 3 роки тому

    ❤️

  • @Aliarts77
    @Aliarts77 3 роки тому

    Hosow❤

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 роки тому

    10:14
    QOFKA waxa fican Inu BULSHADA u Dhola Uu la wadaga
    Arimahisa Garka oo SI ka ah in UU isaga ey KU ekato ✓
    Aad iyo Aad ✔️👍🎤 sxb Runta Aya Sida ah