fiqi waa wadaniga keliya ee kujira golaha wasiirada ama dawlada xasan sheekh. guuleyso wasiir fiqi. halagaa qaado jagada haidii larabo laakii shacabka somaliya waa ku ogyihiin raganimadaada weligii somalinimo hoos ha uga soo degin.
4. Mudaaharaad dadweyne oo wadajir ah iyo u doodid Shacabku waxa ay abaabuli karaan mudaaharaad nabadeed, isu soo baxyo iyo ololeyaal u ololayn ah oo ay ku dalbanayaan in la casilo ama xilka laga qaado hogaamiye musuqmaasuqa.
25 kun ugu yaraan dhanka Masar halaga keeno ama wonton kun wallahi billlaahi waa hadii la doonayo in Soomaaliya bedbaado. Hadii kale nagu kala wadda. I believe wasiir fiqi will do all his power so the president Hassan sh. Lkn horgallo ayaa batey. Dalka hala badbaadiyo.mahadsanidin
6. Cadaadiska Caalamiga ah. Haddii musuqmaasuqu saameyn ku yeesho xiriirka caalamiga ah, waddamo kale ama ururo kale ayaa laga yaabaa inay ku soo rogaan cunaqabatayn ama waxay dalban karaan isla xisaabtan.
Maxaat dadal ku jirdaan badihii somali Yaad amxaan gacanta u gelin aysan idinkoo waliba u sujuudaya Nin gaal ah yaahuu aqliku ha idin shaqeeya not hunkuriga😎😎🤔🤔🤔
5. Afti ama dib u yeedhis. Nidaamyada qaar ayaa ogolanaya in afti ama dib u yeeris, halkaas oo muwaadiniintu ay si toos ah ugu codeeyaan in madaxweynaha xilka laga qaadayo.
Codka Kalsooni La'aanta Nidaamyada baarlamaanka, sharci-dajiyayaashu waxay u gudbin karaan codka kalsoonida, taas oo ku qasbi karta madaxweynaha ama ra'iisul wasaaraha inay is casilaan.
Waxaa layaab leh in wafdi loo diro Addis oo baddeena qaata ku soo baryootama... ethiopia iyada ayey aheyd iney muqdisho timaado oo ay naga codsato waxay doonayaan.. ethiopia waxaa u cad in madaxda somalia ay yihiin wax aad u liita oo aan in muhiimad la siiyo mudneyn
Haday run sheegayan ethopia airline ha joojiyeen mise qaad ay keen to bay leeyihin Dalkii waa ceebobay Nin aan talin jirin haduu taliyo nin aan tagi jirin baa taga War u dhina maamulka dalka daarood Ismail wadan kii sharaftii baa ka dhacday labadan beri sharfi kama damvayn madaxwayne farmaajo halsano iyo afar bilood kadib somalua way soo noqon Adunkii yaab oo hada somalia waa laga jeesta Ethopia manaxayso wax xasan iyo kooxdisu u dhami karan majirto wayna og yihiin inta ay haystan xasan iyo kooxdisu ethopia dan kama laha
Fiqi iyo Cali Balcad ma labo dowladood bay kala metelaan?! Reer Unnukaa leh Soomaaliya god aaysan cidi ka soo saari karin bay ku rideen! From Baardheere /Jubaland
Adet amxaar amin ma leh diina ma haystaan.wa cadowga somaliya.dhulka ay haysato miya bad logu daraya.macquul ma ahan .waxa ka dhalanaya haddi.badda.la siiyo.cawaqib xumo.cidamadda badda ay samaysatay.ayey u rabta.wa waxuush amxaradu.yan lo saxiixin badda wa iga talo.
Baryootama ma ahmed madoobe ani in aad dhunkatan buu idin gaarsii ani ahmed waa uu yaqan nin sharaf iyo mowqif leh Udp xagee la adinku hagaags la habowde dalkii waa in la afinka badbaadsho si dhaqso ah
Xoolayahow adiga maa bad rabo mase Abii, Adigaa baddaadi la boobaa misena farta laguugu yeeraa, Waa resultiga dad aan munaasib aheen markay xukun qabtaan.
Bal wuxuu. Ku. Hadlayo ninkaasi. Eega. Ma. Dad waalanbuu. Uhaystaa. Waar been. Ha noo sheegin. Itopia. Wa alla. Wax. Kugu qaderinaysaa. Waar. Adigiyo. Xasan dubmaasayadna garanmaysaan
fiqi waa wadaniga keliya ee kujira golaha wasiirada ama dawlada xasan sheekh. guuleyso
wasiir fiqi. halagaa qaado jagada haidii larabo laakii shacabka somaliya waa ku ogyihiin raganimadaada
weligii somalinimo hoos ha uga soo degin.
Wa . idin . Barya . So . Dhawaeya . Doowlada . Masar
Waidin . Barya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@@Islaashboy NO MASAR NO ETHIOPIA IYO KENYA )
Yes Masar No Ethiopia. Long Live Egypt 🇪🇬 ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
Fiqi wa nin wadani ah.nolow fiqi abid.wadanka ha u ogalaan amxaar .
Waseer fiqiba waa hawiye nool kor ahow waa somali
Ilaahay waxaan kabaryay in wabiga niil dartii ilaahay nagubadbaadiyo
😅😅😅😅
Soomaali waa Cawaan
Meel ay wax Ka jiraan ma oga
Masar waan soo dhawyneynaa waa walaalahen itobiya waa cadawkena
Shalayna waxaad lahayd Turkey 🇹🇷 waa walaaleheen , Turkey markuu arkay inaa dmioryaan tihiin baddiinii ayuu Ethiopia u saxiixay. Masarna haddii ay cud wax u tarayso refer Gaza ayeey wax u tari lahayd😊
Mansha Alaah soomalia ha noolaato gumeysataha ha dhaco
Amiin
Geesi Axmed Fiqi
Xasan dhiiqo meesha ka qaad
Mr Fiqi waaa Geesi.
Madaxwaynaha mustaqbalka.
SAX.WAA FARIID WASIIRKU.
4. Mudaaharaad dadweyne oo wadajir ah iyo u doodid Shacabku waxa ay abaabuli karaan mudaaharaad nabadeed, isu soo baxyo iyo ololeyaal u ololayn ah oo ay ku dalbanayaan in la casilo ama xilka laga qaado hogaamiye musuqmaasuqa.
Guul Guul soo maaliya gulbaaleyahay
Masar wano sodawenena🇸🇴🙌❤️
25 kun ugu yaraan dhanka Masar halaga keeno ama wonton kun wallahi billlaahi waa hadii la doonayo in Soomaaliya bedbaado. Hadii kale nagu kala wadda. I believe wasiir fiqi will do all his power so the president Hassan sh. Lkn horgallo ayaa batey. Dalka hala badbaadiyo.mahadsanidin
Soo ma ogid Itoobiya inay Masar Kaga adkaatay
Wabiga Niilka oo
Ka dhaqaajisay
Maxay soomaaliya u qaban karta 😅
Xassan ayaa Dalka gatay
Ethiopia may odhan waan ka xunahay marna
Mamul xumada xasan sheekh dalkii badda rabay ee larabay inay iyagu yimadan ayaa itoobiya logu tagayaa laguna baryayaa baddii soomaliya ,wadaka soomaliya badbaado ayuu u baahan yahay
Dan jireen fiqi guul fai curcho
6. Cadaadiska Caalamiga ah.
Haddii musuqmaasuqu saameyn ku yeesho xiriirka caalamiga ah, waddamo kale ama ururo kale ayaa laga yaabaa inay ku soo rogaan cunaqabatayn ama waxay dalban karaan isla xisaabtan.
Allaha inaga qabto sirta itoobiya
Xassan ayaa dhunkanayey oo isu dhiibay
Maxaa idinkakatashanaa itobiyaan waacadawga somalida
وين الاحرار السومال متل الفقي. المرحوم محمد زياد باري الاسد
Ethobia dal dalolada iyo kala qeybsananta na dhextaala ayey aragtay
❤❤❤❤❤❤
asc wariye runta ka hadla oo hubiya warkiisa noqo hadaad horumar rabtid ilaaheyna uga baq dadka ogoow garbahaaga iyo xisaabta kaa danbeys dowlad waa dad ka dadkiina balagu tuntay iyaga iyo guryaheena ilaah baa xaq soora ah
Maxaat dadal ku jirdaan badihii somali Yaad amxaan gacanta u gelin aysan idinkoo waliba u sujuudaya Nin gaal ah yaahuu aqliku ha idin shaqeeya not hunkuriga😎😎🤔🤔🤔
Masaru.waa.soo.dhaweeyneeynaa
War. Moryanta. Xabishida. Ukala. Ordaya. Firi. Balcad. Sanbalolshe. Wa. Xabashi. Tbr. Df. Ayu. Jajus. Uaha.
5. Afti ama dib u yeedhis.
Nidaamyada qaar ayaa ogolanaya in afti ama dib u yeeris, halkaas oo muwaadiniintu ay si toos ah ugu codeeyaan in madaxweynaha xilka laga qaadayo.
Tixsi malagii galay baa fuudkulul dabaasha markuu dalaq yiraaba nolol ugudambeysa
Etobiya waxbey ismoodey iyadoo uu horkacayo doqon somali ah balse shalaay baa u dambeeya
Xasuuqii dawlad deegaanka dayuus boolis war malaga soo saray
Hadal waxmataro soomaaliyey ficil ayaa diin iyo dal iyo dad iyo dhaqaale lagu difaacaa Soomaali madax mahaysato 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Guul soomaaliya itoobiya gurigeeda ba ay haka baxan somaaliya intaan dagaal lalagilin
WASIIR FIQI WAA NIN AQOON BADAN DOWLADNIMADDA U LEH GEESI SOOMAALIYEEDNA AH MARWALBANA GARANAYO SIYAASADDA CADAWGA LAGULA DHAQMO GUULEEYSO AYAAN LEEYAHAY WAADNA KU MHADSANTAHAY IN ADIS AAD KADAGTO AAD DIIDAY TAA OO U SAHASHAY IN UU KUDHASHAY KUNA SOO WAXBARTAY MAGAALO XADAARAD FOG LEH EE KA TIRSAN GOBOLKA HIIRAAN EE DEGMADDA BBURTI INTA AAN KA AQAAN OO SOOMAALIDA AYSAN KAGARANEYNIN 10 BUUG WAAN KAQORI KARAA HORAY USOCO AYAAN LEEYAHAY HANA KAHARIN CADAWGA HALKA UU KAAJIRO IN AAD KA DABAGASHO MAADAAMA ARIMAHA DIBADDA AAD HAAYSO CADAWGA SOJIREENKA AH KALIGII MA,AHA OO AAD OGAATAA IN GADAAL LAGA TAGAN YAHAY SIDA SOMALI DABADHILIFYO U,AH 2 JABUUTI 3 IMAARAAD 4 FARANSA 5MREYKAN 6 ESRAEL INTAA WAA TAAGEERADII AAD IGU OGEEYD
aqoonay xaal qaado 😂😂😂
jaamacada mooryaanta iyo bililiqada dad badan baa ka soo qalin jabibiya maalin walba😂😂🤣
Fiqi iyo aqoon Kala dheer markii uu Xassan madaxweyne noqday fiqi iyo kuwa la mid ah uu Ka dhigtay gacan yarayaal Soomaaliya Dawladnimadi u dhamaatay
FARTAAG SHANBALOOSHE FAARAX ABDULQAADIR FAHAD YAASIIN MAHAD SALAAD IYO QAAR KALOO BADAN WAA JAAJUUSIIN U SHAQEEYA ETHIOPIA 🇪🇹
War. Somaliyey. Dalka. Moryanta. X. Culusow. Iyo. Halaga. Badbadiyo. War. Dalki. Walaxarashay. X. Culusow. Damuljadid. Halaga. Difaco
Asww❤❤
Codka Kalsooni La'aanta
Nidaamyada baarlamaanka, sharci-dajiyayaashu waxay u gudbin karaan codka kalsoonida, taas oo ku qasbi karta madaxweynaha ama ra'iisul wasaaraha inay is casilaan.
Waxaa layaab leh in wafdi loo diro Addis oo baddeena qaata ku soo baryootama... ethiopia iyada ayey aheyd iney muqdisho timaado oo ay naga codsato waxay doonayaan.. ethiopia waxaa u cad in madaxda somalia ay yihiin wax aad u liita oo aan in muhiimad la siiyo mudneyn
Massr ma aaminayso labo wajilaysha xasan sheekh iyo fiqi oo meel logu hagago lahayn iyo maamul xumada ka jirta soomaliya
Wisir kusheegan boqashadisa ayaa ugqalisan dalkisa lasoweraray somaliya madaxmaleh
Somalia waxay isu dhiibtay Caddowgeedii ugu weynaa ee ay ifka ku lahayd,ayaan daro.
Milatari ama Afgembi (lama talin)
1- Wadamada qaar ayaa la kulma faragelin ciidan si meesha looga saaro hogaamiyayaasha musuqmaasuqa, laakiin tani inta badan waxay wiiqdaa dimuqraadiyadda waxayna horseedaa xasillooni darro.
Ethiopia ayaan taageersanahay soomaaliya waa hore ayeey burburtay waxaana burbriyye mooryaanta USC. Mooryaantaasi iyagaa soomaaliya halkaa dhigay.
ETHIOPIA 🇪🇹 ayaan taageersanahay.
Xasan.dhiiqo.kuwaleh.waa.kaba.qaadyada
Walee. Waa. Nin. Adag. Fiqi. Naga block. Wasiir. Mw naha dawakhsan ee. Meel. Wax uwado umada soomaaliyeed. Garanweydey
Dadoow.fiqi waa Madani geesi.ah.waa.ceeydiid kiilabaad.waa.nalooga.cabsoon.lahaa
Qaaqlayaal badan oo Daarood ah baa Halkan ka Niic niic leh.
Fiqi.halaga.dhigo.madaxweeyne.asaa.abii.meel.saaraaye
Fiqi waa brentiis jaajuus u adeega cadawga
Itoobiya ayadoo ciidamadeeda si sharci darro ah ay ku joogaan gudaha somaaliya sidee u suura gali kartaa in heshiiski Ankara la sii amba qaado?
Waaruntaa Aniga wexeey iilamuuqataa sababteey kudhacday Arintaas in madaxda somalia lacag lasiiyay oo la laaluushay kadibne uduliyeen Arimeheeda 😢😢
Walaaleheen😢😂😂😂😂😂😂
Yaahuu
Runma aha waabeenta ma'ilaalinasanqaranimada dalka
Umada soomaaliyeedeey. Mw. Xasan. Miyaanu marwaluu. Khadamoba. Bini aadmigu. Wuu khaldamaaye lkn umadan la hadlaysa. Miyaanu. Arkin mise waa. Dhamaan. Haw joojin. Arinkiisu
Haday run sheegayan ethopia airline ha joojiyeen mise qaad ay keen to bay leeyihin
Dalkii waa ceebobay
Nin aan talin jirin haduu taliyo nin aan tagi jirin baa taga
War u dhina maamulka dalka daarood Ismail wadan kii sharaftii baa ka dhacday labadan beri sharfi kama damvayn madaxwayne farmaajo halsano iyo afar bilood kadib somalua way soo noqon
Adunkii yaab oo hada somalia waa laga jeesta
Ethopia manaxayso wax xasan iyo kooxdisu u dhami karan majirto wayna og yihiin inta ay haystan xasan iyo kooxdisu ethopia dan kama laha
Si kastaba shalay ma.aheyn etopiya in wafti loo diro ayada oo ethopia dalkeena aay ku laaysay shacab iyo ciidan somaaliyeed
Aadbaan uga xumahay talabadas liciifnimada ah ooy dowladeena Qaaday
Fiqi iyo Cali Balcad ma labo dowladood bay kala metelaan?! Reer Unnukaa leh Soomaaliya god aaysan cidi ka soo saari karin bay ku rideen! From Baardheere /Jubaland
😂 waa waasheen😂😂
Wareye baenalo dawo dhilif hawiye bathy
Joogitaanka itoobiya hadiimasar timaado way cararaysaa waa hubaal
Xasan baa dabad u dhaqayee muxuu hadakiisu badalaya? Asagu waa shaqalaha xasan. Shaqale qimo malahan
No it must be cation no just word ;
Wansalamaya.wasir.fiqi.iyo.dowadaba.lakin.angu.waxan.dowaladu.inAya.waxka.qabato.arimaha.dibada.dadvanced.nu.weny.anuku.oGen.dAlka.uGaddafi.dadkasi.iNY.dhinten.iyo.inay.nOlyphant.mAmaranth.
Adet amxaar amin ma leh diina ma haystaan.wa cadowga somaliya.dhulka ay haysato miya bad logu daraya.macquul ma ahan .waxa ka dhalanaya haddi.badda.la siiyo.cawaqib xumo.cidamadda badda ay samaysatay.ayey u rabta.wa waxuush amxaradu.yan lo saxiixin badda wa iga talo.
Abii tuuga cqligiina waa sidaase
Xasan xabaalo qote waa tuug
War waziirkan jilicsana aqas amxarada ha idiin wasto war nima ghanta kareebin sharci kama reebo adoon xun oo kafira wadankada inow sofaragaliyo wa wax folxun xasan garguute cadawgow no jibiye ooromo xun mow kabaqa dalinyaradeena so afjari karto xabashida xun fasaxa ha nala siiyo dalkeena anaka kasareeno 2011 tii muqdisho ku diknay wey oogeed hada taeey rabta 🩸🇸🇴🦁🥷
Xassan iyo kooxdiisa Doqomoadooda inay heerkaan gaarsiisantahay
Ma moodeyn 😅😅
Bal masar xagay cagaha Soo dhigi karta
Jeesjees ayey sameeyeen weyna inkireen ( kkk Horta qof fartu ku godan tahay ma loo diraa masiirka ummaddiisa?), waa sida ay hadalka u dhigeene, Itoobiya iyadaa loo daneeyey heshiiskii ( turkigu isku keenay Somalia iyo Ethiopia wax sidii hore iska badalay ma jiraan kaliya Itoobiya ayaa sharci u heshay inay gumaadkii sii wado
Fiqi wa shabaab
Dadkaan waa jaahiliin waxaa u dheer doqonimo
Madax iyo.minjo isma dhaamaan
Sidii bahashii carsaayada ayey hadba dhinac u socdaan 😅😂
X. Culusow. Dalka. Wu. Babiyay. Dawlad. Balo. Dhibay. Manta. Somali. Meel. Haku. Shego. X. Culusow
Wasiir balcad adiga iyo sanbalolshe farbaa iku godan.hadad San ku siiso cotana waa laynka tashan.magaranaayo waxad etopia UGA baqaaysan.oo kalsonidii iyo qabkii somaliya lagu yaqanay xagee kabaxday
Baryootama ma ahmed madoobe ani in aad dhunkatan buu idin gaarsii ani ahmed waa uu yaqan nin sharaf iyo mowqif leh Udp xagee la adinku hagaags la habowde dalkii waa in la afinka badbaadsho si dhaqso ah
Xoolayahow adiga maa bad rabo mase Abii,
Adigaa baddaadi la boobaa misena farta laguugu yeeraa,
Waa resultiga dad aan munaasib aheen markay xukun qabtaan.
Somaliya wa dal an jirin dadkiisuna noqdeen doofaro bilaa damiira iygu isu xiniinyo wyn 👈
Kani. Waa. Duli nalaa. Ku dhalay goobe weeye maskaxdana waa. Ka. Goobbe
Bal wuxuu. Ku. Hadlayo ninkaasi. Eega. Ma. Dad waalanbuu. Uhaystaa. Waar been. Ha noo sheegin. Itopia. Wa alla. Wax. Kugu qaderinaysaa. Waar. Adigiyo. Xasan dubmaasayadna garanmaysaan
Xoolayahow iska aamus,damiir laabe ayaa tahay,ciidan itoobiya ayaa amar la,aan soo galay dalka ciidan somalina laay,
Gaaroow hooyaddaa iyo hooyadiis u sheega,
Canjeerada soo cun oo soo noqo.
Beenlow balcad madhin wa ka xun nahay
Fiqi. Wadacif. Anlahayn. Wax. Aqon. Debada. Malaha. Wa. X. Culusow. Okale. Balcad.