car sheega wax dowladasi dhistay umada uga tagtay wax lagu caawiyay oo aduunki dantiisa watay bixiyay mooye faqash wax yeelo mooye wax tar ma keenin waxay bartay umaa waa qabiil kala qaybin iyo qadhmuun isku dir kala dil iyo danteeda wadtay manta dahabshiilka cabmuud dhisay hospitalka dhimirka ee xamar dhisay meel walaaba wax ka qabnaya dhama iyaga cashuurtay qatan wayna liqi jireen weliba somaliland wax ay ka qabten ma jiro dowladii holand wershada sibidhka dhitayan watay sii dumiyeen sii biliqaysteen wax nooga dhaca mooye wax kama qaban somaliland dekada berbera 40 million bay ka qadanyen iyagana liqayay waxay mantaa jeelasha uga buxu wa xarantii ay cuneen ku dhinta o sun ka qaada
Maashaa Allah professor saleban ahmed guled.
Masha Allah Adeero waxad samaysey taariikh aad iyo aad u qaalia inta samaysaana way yar tahay
Prophusor saleban ahmed allaha cimriga udheereyo
alle cimriga haudheereyo prof macalin salebaan Ahmed guleid
Masha allah , waa taariikh mudnayd in la ururiyo. Mahad badan !
Mashaa alaah pro suleeman ahmed guleid Dalka Somaliland waxbarashadiisa waa lagu xasuusta dhalinyarta waxbarashadooda
Masha allah waaa Prof indhaha ufuray dhalinta somaliyeed
Masha alaah dadkiisa iyo dalkiisa waa uu ushaqeeyay
Waa halyey cimrigiisa Alle ha daayee da’ yarta maanta indhaha u furay
Aqonyahan pro saleban iyo wariyaha caanka ah ee mahmed ducale halkaa kasii wada taarikhdaa waa dhaxale
Mudane wareysi kaduub qolada reer koo furo waayo wareysiyadaada waa nu ku qanac sanahay hore usoco ilaa iyo diabadaha kadayday i xamar
Maashallaah adeerkay prof SALEEBAAN AXMED GUULEED adeer illaahay cimrigaaga hadheereeyo
Dalka dadka iyo gobolkaba wax ayaad uqabatay.
Illaahay hakaajasaa isiiyo
mashaa allaah
Prof Saleebaan tiirarka Somaliland ku taagantahay ayuu ka midyahay
waaaan suugagaayprofosoorka
Mudane wareysiga ku soo dar qalada koofur
Meshi uu kuso koray .ayu madax ka yahay
Qof kudayasho mudan proff
ssomaliland kuma jkirto dhulka la gumaystay waad khaladn tihiin marnaba may noqon meel ay leeyihin sidii dowalad baa loola heshiiyay waana Protectorate mana noqon gumaysi ama dhul ay leeyihiin siday u yeeshen aduunyada kale sida hada jabuuti ula joogan dowlada ha bay ahayd xaata prof baa odhanaya gumaysi maba dhicin gumaysi somaliland walahay
Abtiyo noolaw durayadii hooyaday maryan cali warsame .reer jaare reer oday reer geele oday .jaare ilaa kalarog ilaa xabaal tiiri noolaw abtiyo cimrigaaga ale haraajiyo